Home » Archive Qoraaga
Dhurwaaggii ka giigaan u diri gacan Salaameede !
Kooxda Dhiig yacabka ah ee Al-shabaab oo shalayto Weeraray ismiidaamin ah ka geystay,Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho ayaa ah Dhurwaayo u ooman Dhiigga Muslimiinta meel kasta ay joogaan Dunnida Dacaladeeda.
Kooxdaas oon Maqaalo fara badan aan ka qoray sida :
1) Shabaab yaa Macallin u ah.
Read More →
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ma waxaysan hayn Boggii labaad ee Qoraalkii ay saxiixday March 31, 2013
Fowsiya oo markale arrintii Saxiixa Badda ku eedaysay Websiteyada Soomaaliyeed, ayadoo aan waxba ka dhehin saxiixii ay soo bandhigtay Jariidadda Standard
Jariidadda ka soo baxda Nairobi ee Daily Nation ayaa caddaadkeedii June 18, 2013 qoraal ay cinwaan uga dhigtay “The warring parties” waxay ku qeexday in Go’aankii Golaha Wasiirada Soomaaliya ka soo saareen Badda uu ka dhigan yahay...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyey heshiishkii “Coutonu”, una Gudbinaya Baarlamaanka si loo meelmariyo
Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirada DFS ayaa tibaaxay “golaha ay ansixiyeen heshiishka “Coutonu” oo ay Soomaaliya dhowaan saxiixday, waxaana qorshuhu yahay in xukuumaddu ay dhowaan heshiishkan u gudbiso baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya si uu u meelmariyo.”
Read More →
Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay
“Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay, waxaana mahad gaar ah u soo jeedinayaa Wasaaradda Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo shirweynaha Qaran ee dib u habeynta waxbarashada soo qabanqaabisay.
“Siyaasadda Dowladda ayaa ah in dib-u-habeynta hay’adaha dowliga ah laga qeybgaliyo oo talo ay ku yeeshaan bulshada qeybaheeda kala duwan oo shirkan waxbarashada iyo kii garsoorkaba ay...
Xildhibaan Maxamed Faarah Jimcaale oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Xildhibaan Maxamed Faarax Jimcaale waxa uu kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya. Waxaa uu maanta ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalda Muqdisho saacado kooban kadib markii halkaas loo keenay xanuud kusoo boodo ah oo dhanka caafimaadkiisa la xariira.
Read More →
Hadalladii ay Madaxda DFS ka yiraahdeen Qaraxii iyo Weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho
“Waxaa la caddeeyey inay qaraxan ku dhinteen 8 qofood oo afar ay ahaayeen Soomaali. Anigoo ku hadlaya magaca shacabka iyo kan dowladda Soomaaliyeed waxey tacsi u dirayaa eheladdii iyo saaxiibadii ay ka geeriyoodeen, isla markaana EEBBE uga baryey in inta dhaawaca ah uu EEBBE u fududeeyo dhaawacooda.
“Waxaan la hadlay Ban Ki Moon, Xoghayaha Guud ee QM iyo Nick Kay, Ergeyga Gaarka ah ee...
Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub.
Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka horgeeynayaan hormarradii ugu dambeeyey ee...
Khudbadii Ra’iisal Wasaaraha ee furitaankii Shirkii Waxbarashada: Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta [June 18, 2013) magaalada Muqdisho ka furay shir Qaran oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF.
Hoos ka akhri khudbaddii Ra’iisul wasaaraha DFS iyo warbixin:
Read More →
Shir Sanadeedki Beesha Karanle oo lagu soo Gabagabeebey Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska
Shirweynihi Beesha Karanle oo Sannadlaha ahaa ayaa waxaa Sanadkan Martigelyey Jaaliyadda Beesha ee Magaalada Bristol,shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen Dhamaan Ergooyinka Gobolada Wadanka Uk, Shirkaas Ajendayaasha looga hadlayey ay ka mid ahaayeen
Dib u eegidda waxyaabihii u qabsoomay beesha Snadki la soo dhaafay.
Warbixnno laga Dhageystay Gudigi hore iyo Gudoomiyahooda.
Doorashada Gudoomiyaha Sanadka...
Taknoolojiga Casriga: Isticmaalka Solar iyo faa’iidooyinka laga dhaxlo
SIDA LOOGA FAA’IIDEYSO TEKNOOLOJIGA CASRIGA AH.
Tan iyo intii benu aadamku soo jiray markastaba waxaa soo kordhahayey horumarka benu aadamka, iyo ilbaxanimada rabaaniga ah ee illaahay dad yar siiyey kadibna ummado badan ay ka faa’iideysteen, taasoo qaar ka mid ah ay horumariyeen, sida kuwa wax ku daray ama wax ka badalay si loo fududeeyo adeegsiga shay muhiim u ah, ummaddaha adduunka ku nool.
Muddooyinkaas...
Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “SAWIRRO”
Warsaxaafadeed:
Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen gudiga la socodka,dib u eegista iyo dhaqan gelinta Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayey Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayadoo kulankana ay sidoo ka qeybgaleen intabadan xubnaha gudiga Dastuurka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood.
Read More →
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in ay Dadaal ugu jiraan sidii Sharciga Badda ee Law No. 37 Loogu dari lahaa Dastuurka Qaranka
iyo Norway oo Dawladda Soomaaliya kala shaqaynaysa dib u eegista Lagu samaynayo Dastuurka Qaranka — Ra’iisul Wasarahii hore ee Norway oo booqsho ku tegey Muqdisho, lana kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Norway ay Soomaaliya kala shaqaynayso Dastuurka Qabyada ah (Drafting). Sidoo kale Jawaari oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in Norway kala shaqaynayso dib...
Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana la qaatay David Cameron
Warsaxaafadeed: Madaxweynaha DFS ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga.
Read More →
Xubno ka socda Wargeyska Somali Tribune ee ka soo baxa Wadanka Canada oo soo Booqdey Xarunta Wargeyska Xamar ee Muqdisho
Waxaa Xarunta Wargeyska Xamar ee Magaalada Muqdisho soo Booqdey Xubno ka tirsan wargesyka Somali Tribune ee ka soo baxa Magaalada Toronto ee dalka Kanada waxaana Hogaaminayey Xubnahaasi Cabdiraxiim Cali Raage
Read More →
Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006.
Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay uga warbixiyey xaaladaha dalku marayo, iyo horumarada ay dowladdu ka samaysay dhanka xuquuqul insaanka, dowlad...
Ra’iisal Wasaaraha oo soo dhaweeyay go’aanka Qaramadda Midoobay ay ku taageertay dadaalka dawladdu ugu jirto xasilinta Jubboyinka
Warbixintan ayaa Golaha Amaanku ka soo saareen xaalada Jubboyinka iyo xasilinta dalka guud ahaan, kadib markii uu golaha u warbixiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM mudane Taye-Brooke Zerihoun. Waxayna golaha qoraalkan ku cadeeyay sida ay uga walaacsan yihiin xaalada amniga ee Jubbooyinka. Ayagoo dhanka kalena goluhu muujiyeen inay taageerayaan dadaalka dawladda Soomaaliyeed ay ku doonayso inay gobolada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka hordhaca G8
oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo xafladda loo sameynayo Boqortooyada Ingiriiska ee 15ka Juun oo ku beegan maalintii ay dhalatay iyo shirka hordhaca ee G8 ee Sabtiga 15ka Juun 2013.
Read More →
Boqolka halaagsamay halka ka badbaaday bilaan noqday!
Dad ka dhaadhiciya inay TAHRIIBAAN oo isugu jira qandaraaslayaal iyo dhoohanayaal bilaash ku shaqeeya ayaa jira. Waxaa dabayaal kuwo dalkooda ka xarraasa oo geeya “meel daran iyo reero muskood”. Waa meel aan talo faro ugu jirin oo yeelis mooyee aysan diidmo lahayn. Dhalinyarada markii lagu hubsado gacanta kooxaha qawlaysatada ah waxay markiiba isu badalayaan MAFAACIIL halkay awal faaciliin...
Qiimaha Cadaalada
W/Q Ahmed Mohamed Roble
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. waxaana lagu sheegay quraanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo kusoo arooray in cadaaladu...
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo Lagu Wareejinayo shirkad laga leeyahay Turkiga
War-saxaafadeed: Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Duulista Cirka Iyo Saadaasha Hawada … Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna ka doodeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Hindise Sharciyeed ay soo gudbiysay Wasaaradda Warfaafinta,...
Ra’iisul Wasaare Shirdoon: Baarlamaanka ha la Weydiiyo in Dastuurka Qaranka lagu daro Xeerka Badda Soomaaliyeed ee Law No. 37
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo uu waraysi layeeshay Telefishanka SomaliChannel ayaa xoojiyey go’aankii Golahiisa Wasiiradu ay June 6, 2013 kasoo saareen arrimaha Badda Soomaaliya. Sheegayna in xukuumaddiisu u taagan tahay danta dadka Soomaaliyeed.
Read More →
Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo NFD
Guddoomihii Xornima Doonkii dhulka Soomaaliyeed ee NFD (Northern Frontier District), Suldan Deqow Suldan Macalin Sanbul, oo isagoo ku sugan magaalada Soomaaliyeed ee Gaarisa waraysi siiyey Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay in sababihii ay Kenya u gashay Jubbaland ay yihiin Khayraadka badda ee ku jira iyo Kenya oo ku fikiraysay in Kismaayo muran gasho oo markaas la ilaawo NFD. Waxana uu...
STIRRING THE SOMALI WATERS: TOWARD A MARITIME OIL WAR?
For many armchair analysts, East Africa appears to have enough problems. Plagued by pirates riding the waves of the Indian Ocean, and bullied by al Qaeda-linked al Shabaab militants that threaten the very foundation of Somalia, the region has been a constant focal point for insecurity. To be fair, the pirates are starting to let up. Moreover, the latest reports paint a picture of an al Shabaab on...
Qormadii uu DONALD KIPKORIR Soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay – Qore Aden Colujoog
ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo kuwo ku xiran qoraaladeyda awgood, waxaan halkaan kusoo gudbinayaa qoraal aan turjumay, kaasoo ah mid horay dadka Soomaaliyeed ee akhristay iyo intii maqashayba si weyn uga careysiiyay.
Qoraalkaas...
Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga
Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu madaxweynahu yiri “Maanta Saaxiib ayaan sagootineynaa. Saaxiib nala joogey waqtiyo adag iyo kuwo kaleba. Saaxiib aan ka daalin caawinaada Soomaaliya oo suurtogeliyey in Soomaaliya ay afar sano isbedel muuqda ka sameysey amniga iyo siyaaasadda.
Read More →




