Home » Archive Qoraaga

Luuqadda Casriga Ah ee Dhalinta

Jan 2, 2016
Qore: Cabdiraxman Maxammed (Xiddig) Email: Xiddig@gmail.com “Wait, wait Snapchat video aan ka qaadee”, ayuu yiri Salmaan. “Gaarigan naga horeeya parking-ka ayuu la rafaadsanyahay wallaahi. It is really funny how this guy is parking,” ayuuna sii raacshey inta qosley. Salmaan waxa uu ka duubey Video toban ilbiriqsi ah darawal gaarigii gelin la’ booskii loogu talagaley, ka dibna waxa uu galiyey... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ra’isulwasaaraha Oo Kormeeray Kulan Howleed Ku Saabsan Dhameystirka Dib U Eegista Dastuurka

Jan 1, 2016
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga... 

Danjire Daahir Geele oo la kulmey wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga

Jan 1, 2016
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geele iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabia, ayaa lagu qabtey xarunta wasaarada beeraha ee Sacuudiga. Shirka waxaa ka soo qeyb galey saraakiil labada dhinac ka kala socdey oo ka mid ahaayeen Mudane Salim Macow Xaaji oo ah Lataliyaha koowaad iyo ku xigeenka safiirka, iyo Mudane Abdullahi... 

Mr. Hersi’s Kidney Transplant Cost

Dec 24, 2015
Abdullahi Abdisalan Hersi is 21 years old, Kenyan. He lives in Nairobi Kenya. On November 09th, 2015, After a brief illness he has been diagnosed kidneys failure with lab test results indicated creatinine 1267 mmol/L, showing poor corticomedullary differentiations. He was admitted with end-stage real disease. Following up more examinations to further determine his kidneys function, on November 24th,... 

Wasiir Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Muqdisho kula kulmay Abbandulaha Guud ee Ciidamadda Gaashaandhigga Talyaaniga

Dec 24, 2015
December 23, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha Ciidamadda Cirka iyo Badda, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Abbandulaha Guud ee Ciidamadda Gaashaandhigga Talyaaniga Sareeye Guud Claudio Graziano oo booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulamada... 

Siyaasada waxaa nooga horeysay wadaadnimada

Dec 22, 2015
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xilligii maxkamadaha islaamiga booqasho ku tagey magaalada Dhuusamareeb ayaa kutub caqiidada islaamka ka hadlaysa u qaybiyey culimo suufiyo ah, wuxuuna ku yiri soo akhriya oo wixii khalad idiin la muuqda aynu isla aragno. Culimadii kutubtii ayay soo akhriyeen, ka dibna waxay ku dheheen kutubtaan wax qalad ah kuma aanaan arag. Ujeeddadiisu waxay ahayd inuu culimadaan tuso... 
Halkudheg:

Cabdi Warsame: Waxaan ku dedaalay in aan helno miisaaniyad ka tarjumi karto baahida dadka kunool degmada 6’aad iyo guud ahaanba Somaalida Minneapolis

Dec 21, 2015
Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa sharaxay malaayiin doolar uu u qoondeeyey Somaalida Minneapolis, kadib ansixintii miisaaniyada sanadka 2016 ee Magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa ku sifeeyey deeqahaan maalgalin loogu talagalay kobcinta tayada shaqaalaha, horumarinta dhalinyarada Somaalida, caafimaadka, waayeelka Somaaliyeed iyo dhiirigalinta dhismayaal ay awoodi karaan... 

Wasiirka Gaashaandhigga oo Gaadiid Ciidan kala wareegay Dawladda Ingiriiska.

Dec 19, 2015
December 19, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka Dawladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Harriet Mathews. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Ingiriiska taageerada ay u fidiyeen ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliyeed. Wasiir... 

Wasiir Diini oo Talooyin Dhinaca Ammaanka ah Siiyey Kalluumaysatada Muqdisho ka Dib Dhacdadii Ayraboorka.

Dec 19, 2015
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow ayaa galabta ku booqday xeebta Liido dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay rasaas ku fureen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM, kadib markii ay ku soo dhawaadeen xeebta garoonka . Wasiirka ayaa kormeer ku sameeyey saddex doomood oo ay leeyihiin Kaluumeysatada... 

Xarunta SWDC oo Xustey Maalinta Xaquuqul Insaanka Soona Bandhigtey Dhibanayaal lagu Xad-Gudbey

Dec 12, 2015
10-ka December 2015 waxay ku Beegan tahay Maalinta Xaquuqda Aadanaha Adduunka, Munaasabad ku Aadan maalinkaa ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas soo qaban qaabiyey Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) Waxaana ka qayb galey masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Masuuliyyiin ka socdey Garsoorka, Saraakiisha ka tirsan Ciidamada Booliiska ,qaybaha kala duwan ee... 

Soomaaliya: Wasiiro xilkii laga qaaday

Nov 24, 2015
War-Saxaafadeed Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada Muqdisho, November 23, 2016——-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Digreetadan... 

Dhulka iyo Badda Soomaaliya

Nov 15, 2015
Sawir gacmeed uu sameeyey amiinarts oo uu ku muujinayo in dhulka Soomaaliyeed ay kenya gudaha u soo gashay taas oo sawirka ku hoga tusaalaynayo madaxda DFS …. …. ….  Read More →

Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka tacsiyeeyey dilkii Xildhibaan Mohamed Ahmed Gurhan.

Nov 8, 2015
War-saxaafadeed: Mogadishu, 09 November 2015 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Omar Abdirashid Ali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaskii, saaxiibada iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xildhibaan Mohamed Ahmed Gurxan. Xildhibaan Gurxan ayaa u geeriyooday dhaawac ay shalay u geysteen kooxo hubeysan xili uu ku sugnaa degmada Xamar Wayne ee... 

Maxaa loo yiri Shabaab waa la eryey !!

Nov 1, 2015
Magalaada Muqdisho saaka aroortii waxa laga maqlay qarax xoogan kaas oo lala bar-tilmameedsaday Hodheelka Saxafi, qaraxa ka dib waxaa gudaha Hotelka u galay kooxdii weerarka ka danbaysay waxayna faleen wixii ay faleen, marka laga yimaado dadka rayidka ah iyo waardiyaasha hoteelka iyo weliba kooxdii Weerarka soo qaaday waxaa halkaas ku geeriyoodey milkiilihii hoteelka Ganacsade Cabdi Rashiid Shire Ilqayte,... 

Shirweynihii Sugidda Cuntada, U adkaysiga Aafooyinka iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada‏ oo Muqdisho lagu soo Gabgabeeyey

Oct 25, 2015
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabgabeyey Kulan looga hadlayey Fatahaada iyo Roobabka la filayo in ka da’aan dalka , waxaana Kulankaas ka qayb galey Wasaarada ay Khuseyso, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada iyadoo Kulankaas uu furey Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib Mar uu ka hadley Furitaankii Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya,... 

Waa maxay Jawaabta uu Madaxweynaha DFS u hayo Shacabka Soomaaliyeed, mar haddii …..

Oct 19, 2015
ay Kenya ganafka ku dhufatay dacwaddii ay DFS u gudbisey maxkamadda adduunka… Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa durbadii uu xilka qabtay waxa uu xogiisa isugu geeyey sidii uu shacabka Soomaaliyeed uga dhaadhicin lahaa in Soomaaliya aysan lahayn dhul-badeed u xadaysan – ayadoo la ogyahay in ka badan 40 sano in Soomaaliya lahay xeer badeed Law no .37. Waxa uu marar badan u... 

Sababta aay Kenya ku diiday dacwada, waa qorsheeyaal LOOGU talagalay in loo gudbo Plan B

Oct 19, 2015
Sababta aay Kenya u diiday dacwada ICJ, waa qorshe cusub oo aay wadato. Plan B. Sidaan la wada soconno Kenya waxaay rabtaa in  aay ka faa iideysato warbixintii aay soo qortay Qaramada Midoobay oo ah sidatan:- https://somalitalk.com/2011/badda/difaac64.html Quote:- Warbixin ay July 12, 2013 soo saartay kooxda Contact Group ee Qaramada Midoobay ayaa si qayaxan u cadaysay cawaaqibka ka dhalanaya haddii... 

Nasiib badanaa R/Wasaare Cumar C/Rashid: Badda Soomaaliya

Oct 19, 2015
Akhristow inta aanan u guda gelin qoraalkeyga iyo nuxurka uu xambaarsan yahay cinwaankiisuba bal aan wax yar ka hormariyo ujeeddada igu kalliftay inaan idinla wadaago qoraalkan iyo dareenkeyga gaarka ah ee ku aaddan badda Soomaaliyeed ee damaaacigu ka galay dawladda Kenya. Sidaad la socotaanba dooddan ku saaabsan xuduudaha badda Soomaaliyeed waxey soo bilaabatay markii wasiir ka tirsan dawladdii ku... 

Kenya oo Ganafka ku dhufatay Dacwaddii Soomaaliya iyo qoraal kasoo baxay xeer ilaaliyaha Soomaaliya

Oct 19, 2015
Kenya oo Ganafka ku dhufatay Dacwaddii Soomaaliya iyo qoraal kasoo baxay xeer ilaaliyaha Soomaaliya      Read More →

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Xisbiga Dadka – Dr. Saciid Ciise

Oct 19, 2015
Waa Dagaal Ma Huraan Doorashada Lagu Hiigsanayo 2016ka Dalka oo uusan sharcigiisu shaqeeynayn waa tilmaan muujineysa dib u soo noqoshada dagaal sokeeye. Jidadka waaweyn ee magaalomadaxda dalka oo la kala xirto waa saadaalin saansaan coladeed. Burburka hayadaha dowladda ee sharci dejinta iyo dhowrista ku dhaqanka dastuurka waa calaamooyin ifinaya in xoog wax lagu xalinayo. Dib u gurashada ciidamada... 

AMISOM Ha Baxdo Waa Ujeeddo-Badan! W/Q: Axmed-Assad

Oct 19, 2015
Xoolahaa loogu heesaa, “Laaca Aragtaye, Laagta Ma Og tahay!” Taasoo looga jeeddo, neefyohow geedka curubta leh waad aragtaaye, godka ka sokeeya haku dhicine iska illaali. Toloow Ma Baroortaa Orgiga Ka Wayn, Mise Dhibteenaa AMISOM Ka Qoto dheer! AMISOM oon jooggin miyaynaan is-xasuuqin oo macaluul isku dhamayn?. Berigaaba Muslim-Suni ah & Soomaaliba waynu ahayne, xaggee xaajadu iska qaban... 

DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED OO DHAN WAXAA QAMDARAAS SHIIDAAL BAARIS LOO SIIYAY NORWAY.

Oct 17, 2015
2015 Norwey waxaay HANTISAY dhulbadeedkii Soomaaliya oo idil in aay kaligeed SHIIDAAL BAARIS ku sameyso. 1980kii ayaa shirkadihii horay u joogay ka buriyeen Soomaaliya. Linkiska hoose ka arag ama linkiska xiga ka dhageyso. https://somalitalk.com/2009/may/13/badda125.html http://somalitalkradio.com/cod/2011/fariinta_wadaniga_bashiir1.mp3 DHULBADEEDKA HARAY OO AH:- HOBYO ILAA RAS KAMBOONI WAXAA HESHIIS... 

Spectrum signs Seismic Data Agreement to Kick-Start Oil Exploration Offshore Somalia

Oct 17, 2015
September 7, 2015 OSLO, September 7th 2015 – Spectrum ASA entered into a Multi-Client master co-operation agreement with the federal government of Somalia during a signing ceremony on September 5th at the SYL Hotel, Mogadishu. The agreement allows Spectrum to acquire approximately 28,000 km of long offset 2D seismic data offshore south Somalia. The new acquisition has been specifically designed to... 

Wasiirka Maaliyadda XFS oo heshiis lagu bixinayo mushaarka Ciidamada Xooga la saxiixday dowladda Imaaraatka Carabta

Oct 17, 2015
Muqdisho, 17, Oct, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa maanta heshiis ay dowladda Imaaradku ay ku bixinayso mushaarka ciidamada kula saxiixday Safiika Soomaaliya u qaabilsan Dowladda Emiratka Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. heshiiska ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasaaradda Gashaandhga oo dhankeeda u saxiixay Abaanduulaha Ciidamada Jen. Cali... 

W. Maaliyada XFS oo ka soo qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee IMF iyo Bangiga Aduunka ayaa saaka dalka dib ugu soo noqday

Oct 16, 2015
Muqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee wadanka Peru ay uga soo qeyb galeeen shirkii sanadlaha ahaa ee Bangiga Adduunka (World Bank) iyo Hay’adda Lacagta ee Caalamka (IMF). Wasiirka ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyey Guddoomiyaha...