Home » Archive Qoraaga

Jaamacadda Badweynta Hindiya oo lagu Qabtey Munaasabada ku Aadaneyd Difaacidda Buugga Qalin Jabinta

Sep 20, 2013
(Thesis Defending Agenda) Hoolka weyn ee Jaamacadda Badweynta Hindiya waxaa maanta lagu qabtey Munaasabad ku Aadan Soo Gudbinta iyo ka Doodida Buuga Qalin jabinta ee la Qoro marka uu Ardeyga uu Dhameysto Jaamacadda waxaana ka soo qabgaley Masuulinyiinta Jaamacadda, Madax ka Socotey Dowladda Federaalka , Macalimiinta Wax ka dhigta Jaamacadda iyo Ardeyga wax ka Barata jaamacadda Badweynta Hindiya iyo... 

Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels

Sep 20, 2013
Warsaxaafadeed Muqdisho, September 19, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba... 

Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Digil iyo Mirifle oo Sheegay in Waxba Iska Bedeleyn Mowqifkoodii ahaa in Kalsoonidii ay kala noqdeen Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Sep 18, 2013
iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jawaari oo u Hogaansamey Hadalkii ka Soo yeerey Odoyaasha Dhaqanka – Iyadoo maalintii shalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ay gaareen in ka badan Konton Siyaasiin oo isugu jirta Xildhibaano Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa waxaa halkaas Kulamo uga... 

Faafaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Fateexad ku Saabsan Ciidamo Amisom oo Musuq Maasuq Lagu Eedeeyay.

Sep 18, 2013
Iyadoo dhawaan ay soo baxeen Fadeexado ku aadan in ay jiraan Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amisom gaar ahaana Dalka Uganda oo Leexsaday Sahay isugu jirtay Raashiin iyo Shidaal ayaa waxaa haatan soo baxaya faah faahin dheeraad ah oo ku aadan Fadeexaddaas. Askar Tiradoodu ay gaarayso illaa labaatan ayaa Dalka Uganda dib loogu celiyay kuwaasoo iminka Baaritaan ay ku socdaan iyadoona la filayo in dhawaan... 

Goormuu Ciidankii Qaranku Dhismayaa, Kuwan Shisheeyana Dalka ka Baxayaan?

Sep 18, 2013
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, aan toos u galee ciidamada shisheeye ee dalka joogaahi waxeey isugu jiraan, kuwa dowlado ka socda, oo si sharci lagu sheegey dalka kusoo galey, kuna jooga.Waxaase sidoo kale jooga kuwo calooshood-ushaqeysteyaal ah (Mercenaries),... 

Sheekh Cabdurashiid sh Cali Suufi oo markii uhoraysay ka muxaadarayn doono Qatar jimcaha .

Sep 17, 2013
Sida ay dad badan oo Soomaaliiyeed lasocdaan, Qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdurashiid Sheekh Cali Suufi oo kamid ah culimada dunida muslimka ugu caansan, gaar ahaan cilmiga Qur’anka, waxaa xarun u aheyd wadanka Qatar ilaa initii laga soo qaxay wadankii hooya. Inkasta oo uu dalka kamaqnaa ilaa iyo xiligaas Sheekhu weligiis kama gaabin inuu baraarujiyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan majaalka Qur’aanka. Dad... 

Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka oo Mooshin ka Geeyay Qaar ka mid ah Wasaraadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sep 17, 2013
iyo R.Wasaare Saacid: “Natiijada Shirkii Brussels waa talaabo horay loogu qaaday dib-u-dhiska dalka Soomaaliya” — Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Mooshin ka dhan ah Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya qaarkood u gudbiyay Barlamaanka Soomaaliya oo dhawaaan uu u furmey kalfadhiyadooda Caadiga ahaa.  Read More →

Warar ku Saabsan Shirkii Arrimaha Soomaalida ee Magaalada Brussels

Sep 17, 2013
Magaala Brussels ee Dalka Belgium isla markaana ah Xarunta Midow Yurub waxaa si rasmi ah uga furmay Shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Furitaankii shirkaas Khudbad dheer ka jeediyay ayaa ka hadlay arrimaha Ammaanka ee Soomaaliya iyo Xaaladaha iminka Dalka ka jira. Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dadaalkii... 

Warsaxaafadeed DFS: Beesha Caalamka oo shirkii Brussels ka muujiyay sida weyn ee ay Soomaaliya ugu garab tagan yihiin

Sep 16, 2013
September 16, 2013 Shirk weynihii qorshaha New Deal ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Brussels magaalada madaxda dalka Belgium isla markaana ah xarunta Midowga Yurub “Europian Union”. Shirkan oo ay wada gudoominayeen Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne ku xigeenka MY, ahna wakiilka guud isla markaana u qaabilsan arrimaha dibadda... 

Hayadda Amin Voluntary And Relief Organization oo 160 Isugu Jira Wiilal iyo Gabdho u Sameysey Xirfado iyo Agab Shaqo

Sep 15, 2013
Waxaa Hotelka Shamow ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadaneyd Xiritaanka Tababar Muddo u soo Socdey 160 Dhalinyaro oo isugu jirey Gabdho iyo Wiilal kaasoo soo Bilowdey Bishii Abriil ee Sannadka waxaa Dhalinyaradaa la soo Barey Shan Xirfadood oo kala ah Harqaanimo , Fuundanimo, Fasamayaqaan Dhinaca Alaabta, sida loo Dacatiro Mobile-da iyo Farsmada Cilaan Saarka iyo Qurxinta Timaha Munaasabadaan... 

Shirka Brussels: Afka Baarkii

Sep 15, 2013
Shrarka In badan lagu Ururriyo Dhqaalaha loogu tala galey Dalalka ay Aafeeyeen Dagaalada Sida Soomaaliya ayaa sidii uu u Dhamaadey Dagaalkii Qaboobaa waxaa uu ku soo Ururey Afka Baarkii waxaana inta badan aad arkeysaa Dalal aad uga Cabanayaa Lacagihii lagu Yaboohey oo aan la soo Gaarsiinin , Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa uu ka qab galey Shir Soomaaliya... 

Hay,adda Hormuud Telecom Foundation oo Gaari Gacanno u Qeybisay 40 Qof oo Xoogsato ah.

Sep 14, 2013
Hey,adda Samafalka Hormuud Telecom Foundation ayaa iyadoo ka Jawaabeysa Codsiga qaar ka mid Xoogsatada ku Xamaalata Gaari Cacanka oo iyagu ahaa kuwo laga ijaaran jiray Gaari Gacannada ay ku shaqeystaan ugu Deeqday 40 gaari gacan. Hormuud Telecom Foundation oo Gargaarka iyo Horumarinta Bulshada u qaabilsan shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia ayaa Xarunteeda Muqdisho waxay ku soo Bandhigatay... 

Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta (CMR) oo Tababar u Furtay 100 Arday.

Sep 14, 2013
Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta ee Center For Media Reseach Training And Development oo marka la so Gaabiya Noqoneysa (CMR) ayaa waxa ay Tababar u furtay ilaa 100 arday oo Baranaysa Xirfadda Saxaafadda iyadda oo Kaashanaysa Jaamacadda Horn of Africa iyo Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ. Munaasabadda oo lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guest House ayaa waxaa... 

Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ee Heshiiska Cusub ee soomaaliya

Sep 13, 2013
Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo saboolnimada, balan-gal ay hogaamiyayaasha Soomaaliyeed ku doonayaa in ay uga jawaabaan hiigsiga dadkooda ee mustabal wanaagsan iyadoo Midowga Yurub iyo shurakada caalamiga ahna ku taagyeerayaan tubtooda dib-u-dhiska... 

Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in lagu been abuurtay warqad la sheegay inuu u qoray kooxda la socodka xayiraada hubka ee Soomaaliya iyo Eretria,

Sep 13, 2013
iyo Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada – Warsaxaafadeed Muqdisho, September 12, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin... 

AMISOM condemns Attack in Kismayo

Sep 13, 2013
PRESS RELEASE (For Immediate release) Mogadishu 12th September-AU Special Representative to Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif condemned today’s attack in the port city of Kismayo which saw civilians killed. Reportedly the incident occurred near the Kismayo’s presidential palace located in Arco Fanoole district of Kismayo city when a car loaded with explosives detonated close to the convoy... 

Xisbi cunsuri ah oo saamayn weyn ku yeelan doona siyaasada dalka Norway.

Sep 13, 2013
Waxaa 9-kii september  2013-ka  dalka Norway lagu soo afjaray doorashadii baarlamaanka qaranka. Doorashadaas waxaa ku guuleystey oo codka ugu badan helay xisbiyada dhinaca midig ee uu hogaaminaayo xisbiga lagu magacaabo (Høyre). Waxaa kaloo guul weyn gaaray xisbiga xagjirka/cunsuriga ah ee Fremskrittspartiet. Warbaahinta dalka Norway iyo wadamada deriska la ah sida Sweden ayaa waxaa ay aad uga... 

Muqdisho: Qodobo Dhowr ah oo ka soo baxay Shirweynihii Culimada loogana Hadlayey Xagjirnimada

Sep 12, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo qado soo dhoweyn ah u sameeyey waxgaradka ka soo jeeda jubooyinka iyo Madaxweynaha DFS oo qudbad ka jeediyey Shirka ka hortaga Burcad badeeda ee ka furmay Dubai. iyo Ra’iisul Wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay muhiimadda heshiisyadii ay soo galeen – Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagebeeyey Shirweyne looga... 

Khilaaf kaTaagan Qaabka loo Qaybsanayo Xubnaha ka Qayb Galeya Shirka Brussels ee Todobaadka Soo Socda la Qabanayo

Sep 12, 2013
Iyadoo 16-ka Bishaan Dalka Belgium Caasimadiisa Brussels lagu qaban Doono Shiir loogu Magacdarey New Deal kaasoo ay isugu Imaan Doonaan Dowladda Federaalka , Maamulada Gobolada Dalka iyo Bulshada Rayidka , waxaana Shirkaa lagu sheegey in Soomaaliya looga Ururinaayo Dhaqaale Dib loogu Dhisayo Soomaaliya oo Muddo 22 Sanno ku soo jirtey Colaado , Abaaro iyo Cuduro  Read More →

Jaamacadda Muqdisho oo soo Gabagabeysay Todobaad loogu Magacdaray Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda

Sep 11, 2013
iyo Dalalka Soomaaliya iyo Yeman oo maanta Heshiis Iskaashi ah kala saxiixday iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Oo Maanta Furay Kalfadhiga Seddexaad Ee Golaha Shacabka — Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah Jaamacadaha ugu Faca-weyn Soomaaliya ayaa shalay kusoo gaba-gabeysay magaalada Muqdisho Tartan ay ugu magacdartay Todobaad dhaqanka kaasoo lagu soo dhaweynayay Ardayda cusub ee ku soo biirtay... 

Shirkii 12-aad ee golaha imaamyada oo soo gabagaboobay iyo bayaan kasoo baxay

Sep 10, 2013
Sadex dii bari ee lasoo dhaafay September 6-8, 2013 ayaa shir uga socday Golaha Imaamayada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika Magaalada Minneapolis, Xarunta way nee Abuubakar As-Saddique Islamic Center. Shirkaas ayaa ahaa shirkii 12-aad ee xubnaha shuurada iyo tanfiidka isugu yimaadaan sanad kasta mar.  Read More →

Guuxa Dadweynaha Mudadii Sannadka ee ay Jirtey Dowladda Xasan Shiikh

Sep 10, 2013
10-ka September 2012 10-ka September 2013 Iyadoo 10-ka Bishaan ee September ay ku Beegan tahay Sannadkii Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtey Markii Hogaanka Dalka loo Doortey Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud hadaba nala Akhriya Guuxa Dadweynaha 1-Waa Dowlad aan Wasiiradeeda aan la arkin oo aan Xafiis Fariisan. 2- Waa Dowlad ku fiican sida wax loo Camabaareeyo marka ay ay Dhacaan Qarax iyo Dilalal 3-... 

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay Magaaladda Sanca ee Dalka Yemen

Sep 9, 2013
WAR-SAXAAFADEED Sanca, September 9, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka socday Dawladda Yemen oo ay kamid yihiin Wasiirka Caafimaadka Dr. Axmed Qaasim Al-Cansi , Madax ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Safiirka Soomaaliya ee Yemen Gen. Ismaaciil... 

Geerida Sheekh gacantiisa kusoo muslimeen in kabadan10 milyan oo qof

Sep 9, 2013
Salaamu alaykum walaalaha kuxiran websitekan qeymaha badan.Waxa sharaf ii ah inaan idinla wadaago taariikh noolaleed (kooban) oon kaga warami doono daacigii caanka (Allaha u naxariistee) Dr. Sheekh Cabduraxman Assumayt  oo loo yaqaanay daaciga Africa! Walaalayaal geeradu waa jid na wada sugaya, hasa ahaatee  dadku waxay ku kala duwanyihiin saameynta ay dunida kaga tagaan. Dadka wax qabad iyo khayr... 

AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED

Sep 9, 2013
AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED Mahad oodhan eebbe weyna kor kiisa bay ahaatay , Naxariis iyo nabageliyona Suubaneheena korkiisa ha’ahaato intaa kadib . Waxaan jecelahay inaan qormadayda ku idleeyo Murtida iyo oraahda ay Maskax-Maalayaasha Soomaliyeed ” Philosophers ” ay ka dheheen dhibaatada ragaadisay bulsha weynta Soomaliyeed iyo halka ay salka ku hayso oo ay fadhido...