Home » Archive Qoraaga

Madaxweyne Xasan “Booliiska waa inuu dishibiliinka adkeeyaa si shacabka kalsooni looga helo”

Oct 5, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo tacsi u diray ehelada Soomaalidii ku geeriyootay Jaziiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga “Fursado badan ayaa ka jira dalka, dhalinyaradu waa in aysan naftooda ku halligin badaha, qurbajoogtii Soomaaliyeed ayaa dib ugu soo laabanaya dalkooda si ay ug qeyb qaataan dib u dhiska, mana haboonna in xiligan loo haajiro dalal kale” ayuu yiri ugu dambeyntiina Ra’iisul... 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Ethiopia oo Sheegey in ay weli jirto Cabsi Gobolka ah oo ku Aadan Xarakadda Alshabaab.

Oct 5, 2013
Haile Mariam Deselegn oo ah Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka Warbixiyay Ammaanka Gobolkan Geeska Afrika. Ra’iisul Wasaaraha ayaa farta ku fiiqay in Gobolka weli ay ka jirto Cabsi laga qabo Dagaalyahanada Xarakada Shabaab kuwaasoo uu sheegay in dhawaan Duulaan ay ku qaadeen Gudaha Magaalada Nairobi ee Dalka kenya.  Read More →

Golaha Wasiirada oo Ogolaaday Heshiiskii ay Dawladda Federaalku la gashay shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas

Oct 4, 2013
“Golaha Wasiirada ay ogolaadeen heshiis shidaal Sahmin ah oo ay Wasaaradda Kheyraadka dalka la gashay shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration, taasoo sahmin ku sameyn doonta qeybo ka mid ah badda iyo berriga oo baaxadiisu dhan tahay 60’000 oo KM Square.”  Read More →

Daladda Waxbarashada SAFE oo u Qaybisey 25 Kun oo Buugaag Cilmiyo kala Duwan Dugsiyo Gaaraya ilaa 81 Dugsi

Oct 4, 2013
Waxaa Hotelka Ambasadoor ee Magaaladda Muqdisho ka dhacdey Munaaabada si heer Sare ah loo soo Agaasimey taasoo ku saabsaneyn Qaybinta Buug Cilmi ah oo gaaraya ilaa 25 Kun oo Buugaag ah , waxaana Manaasabadaan soo Agaasimey Dalladda Waxbarashada Ahliga ee SAFE oo iyadu ahayd Daladii Buugaagta soo gaarsiiyey Dalka ka dib markii Buugaagtaan ugu Deeqdey Hayad fadhigeedu yahay Cariga Mareykanka oo lagu... 

Bayaanka & fatwada gunaanadka nadwo sanadeedda 6aad ee magaalada Garoowe 2013

Oct 4, 2013
Kulancilmiyeedka oo muddo lix cisho ah ka socday masjidka weyn ee Alhudaa ee magaalada Garoowe waxaa ka qaybqaatay qaar ka mida culimada magaalada iyo culimo ka timid magaalooyinka kale ee dalka. Intii kulan-cilmiyeedku socday culimadu waxay muxaadarooyin kala duwan ka jeediyeen goobaha waxbarashada sida jaamacadaha, macaahidda sharciga ah iyo dugsiyada sare ee magaalada, iyagoo culimadu siiyay muxaadaraat... 

Boliiska Gobolka Hiiraan oo Baaritaan ku Haya Aabbe Afar Caruur oo Wiilal ah oo uu Dhaley ku Gowracay Deegaan ku Dhow Magaalada Beled Weyne.

Oct 3, 2013
Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Hiiraan Col. Isaaq Cali Cabdulle oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Beled Weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ka Warbixiyay Aabbe Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Cumar Shire Xuseen oo Afar Caruur ah oo uu Dhalay Maalintii Shalay ku Bireeyay Degaan Magaalada Beled Weyne u jira illaa Soddon Kiilo Mitir oo lagu Magacaabo Gal Xamur Col Isaaq ayaa ugu horeynba Xaqiijiyay... 

Maamulka ku Meel Gaarka Jubba iyo Dowladda Federaalka oo mar kale uu Khilaaf soo kala Dhex galey.

Oct 3, 2013
Afhayeenka Maamulka ku Meel gaarka ee Jubba Cabdinasir Seeraar oo la Hadlayey Warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in uusan Maamulkooda marnaba ka qayb galayn Shirka la sheegey in Shanta Bishaan uu ka Dhacayo Magaalada Muqdisho. Seeraar ayaa Shirkaas ku sheegay mid aan Waafaqsanayn Heshiiskii Bishii hore lagu soo kala saxiixday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya. Afhayeenka oo hadalkiisa sii wata... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho

Oct 2, 2013
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa safarkiisii ugu horeeyey ku gaaray magaalada Genève ee dalka Switzerland halkaasoo uu uga qeybgalay shirka horumarinta... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay gudoomiyaha gobolka Istanbul iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkey

Oct 1, 2013
Cabdi Faarax Shirdoon ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida, gudoomiyaha gobolka Istanbul Mudane Huseyin Avni Mulu iyo ganacsato u dhashay dalka Turkiga.  Read More →

Waxqabadka Saddexda Kooxo Howleed ee Dallada SOSCENSA oo Kulan isugu yimid

Oct 1, 2013
Waxaa maanta Hotelka CITY PALACE ee Magaaladda Muqdisho Kulan isugu yimid Xubnaha Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya (SOSCENSA) , waxaana Goobjoog ka ahaa Doodaas Xubno ka socdey Wasaaradda Arrimaha Dibadda , Xildhibaano iyo Wasaaradda Garsoorka ee Dowladda Federaalka ,waxaana Dood laga yeeshey Qodobadii loo direy Saddexda Kooxo Howleed ee Dallada SOSCENSA. (Three Thematic... 

Kulan ay yeesheen Aqoonyahanada ku xeel dheer Badda Soomaaliya oo sheegey in Badda Soomaaliya lagu soo Duuley.

Sep 30, 2013
Hotelka Kuwait Plaza ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 50-Aqoonyahanada Badda Soomaaliya, kulankaasi oo ujeedadiisu ahayd isbarasho, is Wareysi iyo Aqoon isweydaarsi. Aqoonyahanada Badda Soomaaliya ee kulanka ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa khubarro, Xeel dheerayaal, Madax iyo Badmaaxiin dhinaca Badaha horay uga soo shaqeeyay, waxaana ka... 

FACII IS-BEDDELKA

Sep 29, 2013
Qof walba wuxuu nolosha ku lee-yahay sad u gaar ah. Cimrigu waa midka ugu milgaha culus oo lagu dheefsado nolosha. Calafka cimriga, xumaantiisa iyo samaantiisa waxaa qofka la wadaaga dadka la faca ah ee xilli-dhalashadooda ay isku dhowdahay. Waxaa kaloo ku weheliya faco ka yar-yar iyo faco ka waaweyn. In-kasta oo ay yihiin saddex fac oo isa-soo gaaraya, misana wadar u-jooggoodu si siman uma muddeysna.... 

Khilaaf Xoogan oo ku saabsan Heshiiskii Adis-Ababa iyo Tagistii Baydhabo Jawaari oo u Dhaxeeya Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Sep 29, 2013
27 Bishii Agoosto ee Sannadkaan ayaa Magaaladda Adis-Abab waxaa Heshiis ku kala Saxiixey Maamulkii Axmed Madoobe iyo Dowladda Fedeeraalka taasoo Dowladu Sheegtey in lagu soo Afjareyo Colaad Muddo ka taagneyd Magaaladda Kismaayo , hase yeeshee Heshiiskaa waxaa markiiba ka Hor yimid inta badan Beelaha Degga Gobolada Jubooyinka iyagoo Sheegey in Heshiiskaas uu ahaa mid aan lagala tashan Dadka Deegaanka... 

Muqdisho: Agaasimihii hore ee Telefishanka Somalisat Yaasiin Faytin oo ka Badbaaday isku Day Dil

Sep 29, 2013
Agaasimihii hore ee Telefishanka Somalisat Yaasiin Maxamed Cali (Yaasiin Feytin) ayaa xalay ka Badbaaday isku Day Dil, kaddib markii ay soo Weerareen Kooxo ku hubeysan Qoryaha AK-47 loo yaqaano xilli uu ku sii jeeday hoygiisa, xilligaas oo ahayd abaara 8:00 PM Xilliga Muqdisho. Kooxaha Hubeysan oo ku sugnaa Xaafadda Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa meel Waddo ah uga hor yimid Gaari uu watay Yaasiin... 

Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe

Sep 29, 2013
Warsaxaafadeed Muqdisho, September 28, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan lagu casuumay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho kaasoo sharaxaad ka bixinayay xaaladda amniga gobolka, qorshaha deriseynta,... 

Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray amniga, baaqna u jeediyay Milkiilayaasha Hotelada iyo Guryaha

Sep 27, 2013
iyo Ku simaha Madaxweynaha oo Muqdisho Aqoon isweydaarsi uga furay gudiyada Baarlamaanka — Muqdisho, -Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan looga dooday qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka, gaar ahaana... 

WARSAXAAFADEED: Ra’ısul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Turkiga

Sep 26, 2013
iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo amniga ah la qaatay Madaxweynaha Turkiga, Amiirka Qadar, Iyo Hillary Clinton –Kadib markii uu Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” uu soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaaladda Geneve ee Switzerland oo uu kaga qaybgalay kulankii Golaha Xuquuqul İnsaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi... 

Hawgalkii Westgate Mall oo la soo Gabagabeeyey

Sep 25, 2013
iyo Xarakadda Alshabaab oo Sheegay in Dagaalyahanadooda loo Adeegsadey Sunta Kiimikada. Xarakadda Alshabaab ayaa waxay ku Dhwaaqdey in Shan Maalmood ka dib uu soo Gabagaboobey Howgalkii iyo dagaalkii ka socdey Xarunta Ganacsiga ee Westgate ee Magaaladda Nairobi ka dib markii ay Xarakadda ay Sheegtey in Kooxdii halkaas Weerarka ku qaadey loo Adeegsadey Sunta Kiimikada , sidoo kale waxaa ay Xarakadu... 

War Saxaafadeed: Golaha Wasiirada oo Shir aan caadi ahayn isugu yimid Caawa ayaa Cambaareeyey Weeraradii Argagaxisada ee ka dhacay Magaalda Nairobi

Sep 24, 2013
Waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga dalka iyo weerarkii Argagaxisadu ka gaystay goob laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Nairobi. Ugu horayntii Golaha Wasiirada waxay tacsi tiiraanyo leh u direen Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xuseen Cabdislaam oo ka tirsanaa golaha Baarlamaanka oo shalay kooxo hubaysin ku dileen xaafada Buulo Xubeey.  Read More →

Xildhibaan Xuseen C/salaan oo Muqdisho lagu dilay

Sep 22, 2013
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka tacsiyadeeyey geerida Xildhibaan Xuseen C/salaan oo Muqdisho lagu dilay…WARSAXAAFADEED Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Xuseen C/salaan oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka,waxaana gelinkii dambe ee... 

Wararkii ugu Dambeeyey ee Dagaalka weli ka socda Xarunta Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi

Sep 22, 2013
Iyadoo Maalintii Shaley ahayd ayaa Xarun weyn oo Ganacsi oo ku taala Magaalada Nairobi waxaa la wareegey Koox aad u Hubeysan kuwaa oo markiiba bilaabey in ay Dadka Rasaas la Dhacaan , waxaana ilaa iyo Hadda la Xaqiijiyey in ay ku Geeriyoodeen 59 Qof , waxaa ku Dhaawacmey ilaa 200 oo Qof iyadoo dadka Dhintey ay ku jiraan dad Reer Galbeed oo ilaa iyo hadda aan la Shaacin Wadamada ay ka soo jeedaan  Read More →

Dhisida Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka kooban 6 Gobol

Sep 22, 2013
War Murtiyeedkii ka soo baxay Baydhabo: In la dhiso Dawlad Goboleed ka kooban lixda Gobol kuwaasoo kala ah: Shabeellada Hoose, Baay, Bakool, Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose. sida ugu dhaqsiyaha badana loo dar-dar galiyo dhisida Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed.  Read More →

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Geneva, Switzerland

Sep 22, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Geneva ee dalka Switzerland.  Read More →

Idaacadda Dalsan oo Tababar ku Saabsan Amnigga iyo Badbaada Saxafiga u Qabatey Suxufiyiin ka Socotey Qaybaha ka Duwan ee Warbaahinta Muqdisho

Sep 21, 2013
Tababar Mudo Hal Maalin ah soconayay oo uu soo Qaban qaabiyay Maamulka RADIO DALSAN uuna fududeeyay Ururka Difaacayaasha Saxafiyiinta Aduunka ee CPJ Saldhigiisuna yahay Magaalada NEW YORK ee Wadanka Mareykanka ayaa lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guest House ee Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho Tababarkan ayaa waxaa in ka badan 30 Saxafi oo ka howlgala Magaalada Muqdisho lagu siiyay casharo ku... 

Madaxweynaha oo kulamo muhiim ah la qaatay Madax sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka

Sep 21, 2013
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo safar shaqo ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa uu kulumo laqaatey Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalkan Mareykanka Mudane John .F.Kerry, Wasiirka Gaashaandha Mudane Chuck Hagel , Lataliyaha Amniga Qaranka Marwo Susan Rice , iyo Congaresman Keith Ellison. Kulamadan ayaa waxay ka kala dhaceen xarumo kala duwan oo ay ka mid yihiin Aqalka-Cad ee Pentagonka,...