Home » Archive Qoraaga

Ra’iisul Wasaare Saacid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo oo Maalintii Seddaxaad Ku Sugnaa Dalka Jabuuti

Sep 9, 2013
isla Markaana Ka Qayb-galey Dhismaha Dhagax Dhiga Laba Dekadood Oo Dalka Jabuuti Ah… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Hotel Kempiniski caasimadda dalka Jabuuti casho sharaf ugu sameeyey madaxweynaha maamul goboleedka Puntland iyo xubno la socdey oo ay hoteelka wada deganaayeen. Ra’iisul Wasaare Saacid iyo wafdigiisa ayaa cashada ka hor kulan al-baabadda... 

Furaha Afka Soomaaliga

Sep 8, 2013
HORDHAC Anigoo ah Maxud Maxed Ciise, kanatirsan Bahda waxkaqodha Afka Soomaaliga waxaan rabaa inaan gogoldhig u sameeyo Buugan loogu magac daray Furaha Afka Soomaaliga, Sababka igubixiyey inaan diyaariyo Qoraalkan waxan arkay Afkii Soomaaliga oo Ciriiri kujira waxana keenay Shacabkii Soomaaliyeed oo kukala firdhay Dunida daafeheeda islamarkaas waxay soo rareen Luqadihii Dalalkii ay kukala noolaayeen,... 

Shirdoon iyo Faroole oo ku kulmay Jabuuti

Sep 8, 2013
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti .. Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” waxaa uu casho ugu sameeyay hotelka Kempinski ee magaaladda Djibouti... 

Idiris Xasan Faarax “ Ciidmada Itoobiya ee ku Sugan Gobolka Gedo iyagaa qaata Canshuurtii Gobolka lagu Hormarin lahaa waxaana u soo jeedinayaa Dowladda Federaalka…”

Sep 8, 2013
Gobolka Gedo oo inta badan ay gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan Dowladda Itoobiya iyo kuwa Kenya ayaa waxaa ay cabasho aad u weyn ka soo yeertey Bulshada halkaa ku dhaqan ka dib markii ay sheegeen in Degmooyinka Gobolka Gedo ay Xadgudubyo ka geystaan Cidamadaas islamarkaana waxay sheegeen Dadka halkaa ku dhaqan in Gobolka laga hor sitaagey wax kasta oo Hormar ha Noqoto Dhinaca Caafimaadka , waxbarashada... 

Halka Milyan Caruurta ah Ma Geedaha Hoostoodaa Wax Lagu Barayaa?

Sep 8, 2013
Tan iyo markii la Magacaabey Wasiirada Adeega Bulshda waxay markiiba ku Dhawaaqdey in Caruur Gaareysa Hal Milyan ay Wasaaradeeda siin doonto Waxbarasho lacag la’aan ah waxaana Mashruucaaan soo Dhaweeyey Bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan waayo Muddo 22 Sano ma jirin Caruur ay Dowlad si lacag la’aan ah ku Bareyso sidoo kale waxay Wasiiradu Balan qadey in halkaa Milyan ay wax Barayaan Kun... 

Shirkii 12-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika oo ka furmay gobolka Minnesota

Sep 8, 2013
Waxaa Jimcadii si rasmi ah uga furmay Masaajidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee magaalada Minneapolis, shirkii 12-aad ee golaha Imaamyada ee waqooyiga Ameerica. Ugu horayntii waxaa lagu soo dhaweeyey Sh. Maxamed Idris oo kalmad kooban oo wacdi ah ka jeediyey, Sheikha oo ah lataliyaha Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka mid ahaa hadaladiisii “Waxaan aad ugu faraxsanahay inuu ilaahay... 

Muqdisho: Qarax ka dhacay Village Market restaurant oo ay ku dhinteen 15 qof

Sep 7, 2013
Weerar isqarxin ah oo maanta (Sabti Sept 7, 2013) ka dhacay Village Market restaurant ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wararka ugu horeeya ee ka soo baxaya ay sheegeen in ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof. Warsaxaafadeedyada laag soo saaray weerarkaas hoos ka akhri. Ergygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Niklos Kay, oo ka hadlay weerarka isqarxinta leh ee ka... 

Somaliya iyo EU da oo iska kaashanaya dhinaca amaanka badda

Sep 7, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha DFS oo ku saabsan iskaashi dhinaca ammmaanka badda oo dhexmaray DFS iyo Midowga Yurub ayaa u qornaa sidan: Warsaxaafadeed: 4 tii bishan September 2013, meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub ( EU NAVFOR) Atlanta, ayaa lagu maritiqaaday madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamud. Martiqaadkani... 

Safarkii Madaxweyne Xasan Shiikh ee Magaalada Marka oo lagu Tilmaamey Safar Daxiis

Sep 7, 2013
“Mar Hadii uu Ilaah iga soo Badbaadiyey waa Safar aan loo Laaban Doonin” Cabdulaahi Shiikh Xasan “Wasiirka Arrimaha Gudaha waxaan leeyahay Dalka Ma Joogo Xiligii Tododbaatameeyadii” Waxaa Dhawaan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose Booqdey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada waxaana intii uu sii Socdey Madaxweynaha uu la kulmey... 

WADAR U-JIR | Dr. Saadiq Enow

Sep 7, 2013
Qeyb kamid ah dugaagga duur-joogta ah (sida shabeelka) marka ay ugaarsanayaan, waxay jilaan dhacdooyin taxan oo soo-jiidasho leh. Duur-gal iyo gabbasho, qo´aan-qaadasho, raacdo iyo booddo, duud ka-fuul, dibir iyo hilib-diirasho. Bahalka jilaya ayaa waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay war-abuure (newsmaker). Waxaa jira qeyb kale oo duur-joog ah (sida maroodiga) oo iyagu aanan ka qeyb-qaadan dhacdooyinka... 

Madaxweynaha oo Casho Sharaf u sameeyey ka qeybgalayaashii Shirka Siyaasadda

Sep 7, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid dalka Djibouti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyey ka soo qeybgalayaashii Shirka Siyaasadda oo shalay lagu soo gabogabeeyey Muqdisho. Xafladan casho sharafta waxaa ka soo qeybgalay Marwada Madaxweynaha Marwo Qamar Ali Omar,... 

Xukuumadda Sweden oo Soomaaliya ugu Yaboohday Afartan Milyan oo Doolarka Maraykanka ah.

Sep 5, 2013
iyo Cabdiraxmaan Faroole oo Sharddi ku Xiray Wada hadal ay la Yeeshaan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wafddi ballaaran oo ay Hoggaaminayso Wasiirka Xiriirka Caalamka iyo Iskaashiga Dalka Sweden ayaa soo gaartay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ,Wafdigan ay Haweeneydaasi Hoggaaminaysey ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho shir kula yeeshay Madaxweynaha Dawladda... 

Dowladda Norway oo Malaayiin Doolar Siineysa Dowlada Federaalka si ay u soo Nooleyso Damaceedii Badda Soomaaliya.

Sep 4, 2013
Axmed Cismaan Inji “Dowladii Hore waxay Bixisey Baddii Dowladaanna waxay isugu Dartay Bad iyo Berri” – Heshiiskii Adis Ababa oo Faaiidooyin ugu jira Dowladda Norway. – Maxamed Xasan Xaad ” Shir Itoobiya lagu qabtey Waligiiba Faaido ma Keenin Kana waxaa uu la mid yahay..” Cidi Daah kama saarna in Dowladda Norway ay Soomaaliya ka leedahay Dano ku Aadan sidii Soomaaliya uga... 

Kolonyo Gawaari oo Galbineysey Madaxweynaha Soomaaliya oo Dagaal Jidgooyo ah ku Qabsadey Meel ku Dhow Magaalada Marka ee Shabeelada Hoose.

Sep 3, 2013
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelada Hoose waxay Sheegayaan in Kolonyo Gaadiid oo Galbineysey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ay wada u galeen Ciidamo ka tirsan Xarakada AlShabaab ma uu ku dhawaan Deegaanka Buufow ee Degamada Marka ,,waxaana la sheegey in dagaal Socdey Muddo 20 daqiiqo uu halkaa ka dhacay Sheikh Cabdilcasiis Abuu Muscab Afhayeenka dhinaca hawlgalada ee... 

Maamulka Puntland iyo Ahlu Sunna oo ku Gacan Seyray ka Qayb Galka Shirweynaha Qaran iyo Tiigsiga Siyaasadda 2016 ee ka Furmey Muqdisho

Sep 3, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Bankiga Islaamka oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Jeddah ee Boqotooyadda Sucuudiga Iyadoo maalintii shalay Magaalada Muqdisho uu ka Furmay Shir loogu magacdaray ka hadalka Aayaha Soomaaliya iyo arrimaha Federaalka ayaa waxaa arrintaa ka hor yimid oo qaadacay Maamul Goboleedka Puntland.Axmed Shiikh Jaamac Wasiirka Warfaafinta iyo Is gaarsiinta Maamulka... 

Banaanbax Lagu Taageerayo Heshiiskii Xukuumadda iyo Maamulka Jubba ee Adis-Ababa lagu Saxiixay oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Sep 2, 2013
Dibadbax Ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Degmooyinka Gobolka Banaadir soona Abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka dhacay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.Fagaarihii ay ku Dibadbaxayeen qaybihii kala duwanaa ee Bulshada ka kala socotay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ugu horeyntii waxaa halkaa ka hadlay guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir... 

Cabdi Cali Fiidow oo ku Gacan Seyray Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyay.

Sep 2, 2013
Iyadoo maalinimadii shalay Kulan ay ku yeesheen Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka gal Gaduud Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay xilkii kaga qaadeen Guddoomiyihii Guddiga Fulinta ka gadaal markii ay ku eedeeyeen Hawl Gudasho la’aan ayaa waxaa arrinttaa si kulul uga hadlay Shiikh Cabdi Cali Fiidoow.  Read More →

Maxaad kataaqaana Sh. Daahir Aways ?

Sep 1, 2013
  Waxaan go, aansaday inaan warbixin kooban kaqoro sh. Xasan daahir aweys , qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah 1 waxaan ogaaday ummadda soomaiyeed inteeda badan inaysan aqoonin shaqsiyada sh. Xasan daahir, waxa, ay ka sheegayaanna ay hiin been iyo boro bogaando marka la gareebo wax yar oo alle u naxariistay, markaad si hoose ubarato sh. Xasan daahir, waxaad ogaaneysaa... 

HADDA IYO DAN | Qore: Axmad Cabbas (Gacma-Gaab)

Aug 31, 2013
Arar Jiritaanka Dawladda Puntland wuxuu kowsaday 1di July 1998, taasoo ku beegan maalinti la ansixiyay Axdigi Ku-Meel-Gaarka ahaa. Sidaas awgeed, maantay oo ah 31ka bisha Agoosto ee sannadka 2013 Puntland waxay jirstay 15 sano iyo laba bilood. Puntland waxay ballaysintay guul la mahadiyay. Hor iyo horraan waxay soo afjartay haggaaminti jabhadahi ka talinayay geyiga Puntland (SSDF, USP iyo SDU). Hannaanka... 

HAY’ADA CEWARN OO UGU DEEQDEY SOMALIA CEWERU QALAB ISUGU JIRA COMPUTERS IYO PRINTERS.

Aug 31, 2013
Hay’ada Conflict Early Warning Mechanism (CEWARN) oo ah Hay’ada ka Digta Colaadaha ka dhaca Xuduudaha Wadamada Xubnaha ka ah IGAD ayaa waxay ugu Deeqdey Hay’ada Somalia CEWERU oo ah iyana Hay’ad ka digta Colaadaha isla Qalab isugu jira 7 Computers iyo 7 Printers. Qalabkaan waxaa kaloo la socda 7 Fax Machine kuwaas oo dib looga keeni doono.  Read More →

35 Arday oo Daraasaadka Sare ee Jaamacada Muqdisho ka Qalin-Jabiyey

Aug 31, 2013
Waxaa Xaflad aad loo soo Agaasimay loo qabtay 35 Arday oo ka Qalin jabisay Jaamacada Muqdisho Qaybteeda Daraasaadka Sare (Postgraduate Program). Waxaana Waxbarashadan Tacliinta Sare oo ay iska Kaashadeen labada Jaamacadood ee kala ah Jaamacada Muqdisho oo Soomaaliya ah iyo Open University oo Malaysiya ah. Waxaana Xafladan oo ay ka soo qaybgaley Madaxda Dawlada, ay ka mid yihiin,Agaasimaha Wasaarada... 

Madaxweyne Xasan Shiikh “Inkastoo Cunaqabateyntii Hubka la qaadey hadana ma jirto Dowlad Ciidamadeena wax siisey waana Midaa in uu Hakad uu ku yimaado…

Aug 31, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayey Warbaahinta Xukuumadda ayaa dhinacyo kala duwan Hadaladiisa ku Taab taabtay gaar ahaana Siyaasadda Xukuumadda ee Gudaha.Madaxweynaha ayaa ugu horeynba ka hadlay sidii Xukuumaddiisa loogu ballaarin lahaa Degmooyinka gaar ahaana Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Xafiisyadii Dawladdu gaarsiisneyn. Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa... 

Dowladda Norway oo si weyn u daneyneysa Shirka Adis-Ababa

Aug 29, 2013
Warar ku saabsan Shirka Dowladda Federaalka Maamulka Raaskambooni uga Socda Aadis Ababa – Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya waxay sheegayaa in halkaasi uu shir uga socdo Dowladda Federaalka iyo Maalmulka Raas Kambooni ee uu Hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaana Wada hadaladaas la doonaya in lagu Dhameeyo Xaalada ka taagaan Gobolada Jubbooyinka ,... 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo ka bilaabtay Bankiga dhexe

Aug 29, 2013
iyo Madaxweynaha oo soo dhoweeyey wafdi ka socday QM & AU. “Shacabku waxey idinka sugayaan inaad badbaadisaan oo aad sharafkooda iyo karaamadooda illaalisaan” Muqdisho, August 29, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaaraadka... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed – Warsaxaafadeed

Aug 27, 2013
Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aanadda Golaha Amniga Qaranka.  Read More →