Home » Archive Qoraaga
Madaxweyne Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG
Madaxweyne DFKMG Sheikh Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG
Prof Dalxa: “Madaxwaynaha cusub ee la soo doortay waxa uu xilkiisa bilaaban doona marka uu dhamaado xilligii madaxwaynihii hore ee xilka isaga tagay, iyadoo inta ka dhiman xilka madaxwaynihii hore uu booska sii buuxin doono.”
Dastuurka meel ma looga helayaa Sheikh Shariif Sheikh Axmed in...
Minneapolis iyo Sheikh Shariif…
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah
Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano..
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan.
Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas...
Sheikh Shariif oo la hadlaya Soomaalida Washington iyo Minnesota
Goobta iyo xilliga uu Sheikh Shariif la hadlayo Soomaalida Washington DC hoos ka akhri (English)..
Sidoo kale:
Madaxweynaha DFKMG waxaa la filayaa Axadda October 4, 2009 in uu Jaamacadda Minnesota kula hadlo jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Minnesota.
Goobtu waa jaamacadda Minnesota.
Waqtigu waa 3 pm (AXAD OCTOBER 4, 2009)
flier-ka hoose ka eeg.
Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes...
Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee….
Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee….
Puntland State University in Garoowe First Annual Fund Raising in Minnesota
GOORMA/WHEN iyo Xaggee/WHERE… EEG FLIER-ka (pdf)
Read More →
Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes the Somali delegation led by President Sh. Sharif Sheikh Ahmed
Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes the Somali delegation led by President Sh. Sharif Sheikh Ahmed
FOR IMMEDIATE RELEASE
Contacts:
Jamal Sh. Said (703) 703-870-5853
Hassan Warsame (703) 623-5273
somalipresidentvisitusa@gmail.com
Fairfax, Virginia, USA, 29 September 2009: The Somali community in the Washington D.C Metropolitan Area is delighted to announce a welcoming...
Taliyaha Ciidamadda Booliiska Jabuuti “Ummadda Soomaalidda ah Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa”
Taliyaha Ciidamadda Booliiska Dalka Jabuuti Col/Cabdullaahi Cabdi Faarax “Ummadda Soomaalidda ah ee Balann Baleysa oo Yaaceysa Waan La Kulanaa, Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa”
Taliyeyaasha sare ee ciidamadda Booliiska dalallka Geeska Afrika ayaa shir socon doona laba maalmood uga furmey Hoteel Kampniski ee caasimadda dalka Jabuuti 29/09/2009-ka.
Shirkaan oo...
Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR
Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah…
Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 40 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu...
Cali Xuseen Xirsi: Halgamaagii la’ illaaway
Cali Xuseen Xirsi: Halgamaagii la’ illaaway
Sida bahal raq dhawranaya oo, meel dhabbacanaaya
Hadba dhinac gumeysigu ka yimi, idin dhagraayaaye.
Taariikhda Cali Xuseen waa taariikh dahab ah, waa taariikh ku qotonta waddaniyad iyo halgan dheer oo soomaalinimo. Ayaan darraduse waxa ay tahay Cali Xuseen taariikhdiisii waa luntay, taariikhdiisa suugaaneed waxa ay la faylami lahayd ama u dhigmi lahayd...
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo
Haalkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa aad Isku Soo Taraya Dhibaatooyinka Xoogan E eSoo Wajahaya Barakacayaasha Soomaaliyeed Ee Ku dhaqan Inta U dhaxeeysa Magaalada Muqdisho Iyo Degmada afgooye Iyadoona Dadkaasi ay Guryahoodii Kaga Soo Careen Dagaalada Qaraar Ee aan Hakad lahayn Ee ka Soconaya Gudaha Magaalada Muqdisho.
Xeradani...
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka ku Guulaystay ee Sanaag iyo Mudug.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Shirkada isgaadhsiinta Taleefoonada ee Telecom Puntand oo Dardar wayahanba ka wadey Degaanada PL ayaa waxaa ay qabatay Tartan aqooneed ay bishii Ramadaan ugu talagashay Gobolada somaliya kaasi oo uu ku...
Soomaalida Sweden oo soo dhoweysay waftiga guddiga Olombikada
SOOMAALIDA SWEDEN OO SI WEYN U SOO DHOWEYSAY WEFDIGA GUDDIGA OLOMBIKADA QARANKA EE SOCDAALKA KU MARAYA YURUB….
By Abukar Albadri
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Stockhom – xaflad aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, kana dhacday Tiyaatarka Rinkeby Folketshus ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey wafdiga Guddiga Olombikadda qaranka Soomaaliyeed ee dhowaanahanba socdaalka shaqo...
Su’aalaha Sheikh Sharif Sh. Axmed ? | xuseen
Su’aalaha Sheikh Sharif Sh. Axmed ?
Gendisch Oct 2009
Waxaa qaarada waqooyiga ameerika soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Mudane Sh. Shariif sh. Axmed oo inkasta oo uu magac ku yeeshay nabadii maxaakiimta ee lixdii bilood 2006 , kadibna noqday hogaamiyihii ARS markii la jabiyey maxaakiimtii , waxaa si sahlan loo magaacaby madaxwayne inuu u noqdo somaliya, sidii kuwii ka horeeyey ma jiraan wax la...
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay.
· Wararkii ugu danbeeyay ee Goobaha Dagaalka u dhaxeeya Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya iyo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya
Tacadiga ay ciidamada Itoobiya shacabka Ogadeenya gaadhsiiyeen
Madaxa Arimaha dibada ee JWXO oo Magaalada New York kula kulmey saraakiil sar-sare oo katirsan hay,ada...
Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Qaliinkiisii lagu guulaystay
Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo bil iyo dheeraad u joogay dalka Sucuudiga arrimo caafimaad ayaa maanta lagu qalay isbitaalka takhasusiga ee Malik Faysal ee magaalada Jidda. Qalliinka waxaa Sheekha lagaga sameeyay labo meelood oo madaxa ah oo ay xinjiro kala dhexgaleen xuubka miskaxda iyo lafta madaxa, taas oo ka dhalatay markii dhawr bilood ka hor Sheekha gaari kula qallibmay meel u dhexaysa...
Dagaal mar kale saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho .
Dagaal mar kale saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho…
Isniin: Sept 28, 2009: Dagaalkaan oo aan la ogeyn waxa uuka bilowday ayaa u dhaxeeyo ciidamda AMISOM ee fadhiisinka ku leh kuliyadii abaanduulka ee Jalle Siyad iyo xogaga dowlada ka soo horjedo iyo joogitaanka ciidamada shisheye ee gudaha somaliya wuxuuna hada dagalku xoogiisii ka dhacay isgoyska dayniile Magaalada Muqdisho.
Fadhiisinka...
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI)
Waxaa deegaan ka Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar ku saabsan ka hortaga cudurka Aids-ka waxaana soo qaban qaabiyey Hayadda Osoad oo ah Hay’ad markasta u taagan in ay bulshada ka wacyigeliso Khatarta Cudurka Aids-ka waxayna...
Ethiopia: Somalia looks like a lost cause
By PETER JAMES SPIELMANN (AP)
UNITED NATIONS — Somalia is being hijacked by al-Qaida-linked terrorists who are better organized and more highly motivated than the ineffectual government in Mogadishu, and Sudan could be the next nation to fall under their influence, Ethiopia warned Saturday.
“It is time that we abandon the fiction that this is a war just among Somalis. It is not,” Ethiopian...
Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington
Waxaa si habsami leh u socata xafladdi furitaanka masjidka Abu-bakr ee seattle oo Bilaabatay Maalintii khamista ahayd 24-ka bisha Sep.2009 Socan Doontana ilaa 27-ka bishan ,Masjidkan oo in mudda ah la sugayay ayaa waxaa daah furay Golaha Imamyada ee waqooyiga America waxaana ka mid ahaa Culimada Ka soo qayb gashay
(1).Sh.Abdurrahman Sh.Omar
(2).Sh.Ahmed Noor
(3).Sh.AbdulKhaliq
(4).Mohamed Kariye
(5).Mohamed...
Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?.
Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?.
Nijmegen 27.09.2009. Wararka aanu ka helayno ilo kale duwan oo kale jooga dalka Soomaaliya iyo Qurbaha ayaa sheegaya in seminaarka loogu talagalay in kor loogu qaado tayada macalimiinta kubadda cagta kooxaha ka dhisan dalka Soomaaliya ayaa shaki badan laga qabaa qaabka looga qayb...
C/laahi Soomaali, Tifatiraha Idaacada Codka Nabada Muqdisho, oo Beeniyey war ka baxay VOA oo la sheegay in uu kaga horjeedo xarakatul shabaabul Mujaahidiin
Tifaftiraha Idaacadda codka nabadda ee Muqdisho C/llaahi Yaasiin Jaamac (Somali) ayaa maanta beeniyay inuu idaacadda VOA-da laanteeda Afka Somaliga kasii daayay war uu kaga horjeedo xarrkatul shabaabul Mujaahidiin.
Halkan ka Dhegeyso Shirkii Jaraa’id ee C/laahi Soomaali (Sept 26, 2009)
Halkan ka Dhegeyso Hadalkii laga sii daayey VOA (Sept 24, 2009)
Wariyaha oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho...
Sheikh Shariif Statement at UN General Assembly – Sept 25, 2009
General Debate of the 64th Session (2009)Somalia
H.E. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President
25 September 2009
Statement
Full text: Arabic (Check against delivery)
Video: Arabic / English [RealPlayer, 21 min] (As delivered)
Statement summary
SHEIKH SHARIF SHEIKH AHMED, President of the Transitional Federal Government of Somalia, thanked all those who had promoted peace and stability in his...
2009: Sheikh Sharif UN speech
General Debate of the 64th Session (2009)
Somalia
H.E. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President
UN Photo/Marco Castro
25 September 2009
Statement
Full text: Arabic (Check against delivery)
Video: Arabic / English [RealPlayer, 21 min] (As delivered)
Statement summary
SHEIKH SHARIF SHEIKH AHMED, President of the Transitional Federal Government of Somalia, thanked all those who had promoted peace and...
Kabtan Suuriyaan ah oo Muqdisho lagu dilay iyo AMISOM oo Dhaawacday ganacsade Soomaaliyeed
Howgalada burcad badeeda oo soo gaaray dakada magaalada Muqdisho iyaga oo dilay kabtan markab waday .
Taliska ciidamada AMISOM ee fadhigoodu yahay gudaha dakada weyn oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay xalay ku qaadeen burcad badeed afduub la rabtay markab laga leeyahay dalka Banama oo kusoo xiranayey dekadda Muqdisho.
Afhayeenka Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Bariijiye Bahuuko oo faah...
Odoyasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo si Kulul u Cambaareeyey DFKMG iyo AMISOM, Uganda iyo…..
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah odoyasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo laga soo saray baaq iyo digniino ku aadan dhinacyo kala duwan ayaa qoraan dheer oo saxaafada loo qeybiyey waxaa uu u qoraana sidaan…
Halkan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka (mp3)
Halkan ka eeg warsaxaafadeedka oo saxiixan
Warsaxaafadeed
Ujeedo warsaxaafadeed
Ujeedo cambaareyn faragalinta Beesha caalamka...
Dadka Deegaanka Xaafuun Oo Isku Xilqaamay Sameynta Wado Dhererkeedu Yahay 54km.
Dadka Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa waxa ay si xilkasnimo ku jirto isku xilqaameen sameyn wado dhererkeedu yahay 54km , iyadoo dadka degmada dhibaato aad u xoogan ay ku qabeen wadada oo afar illaa shan maalmood loo soconayay gaaris deegaanka Xaafuun.
Guddoomiyaha Degmada Xaafuun Maxamed Yuusuf Garow (Booliwade) iyo dadka deegaanka oo aan u kala harin isimo iyo nabaddoono ayaa waxaa dadaal...




