Home » Archive Qoraaga
Machadka Caafimaadka Al-Abaadir oo ay ka qalinjabiyeen arday dhameysatay Koorsooyin Caafimaad iyo Computer
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Al-Towba Fast Food ee Magaalada Muqdisho, waxaana xafladdaasi soo agaasimay Machadka Al-Abaadir, waxaana ka soo qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan, Waalidiin iyo Ardaydii ka qalin jabineysay machadkaasi.
Halkan ka daawo sawirada machadka
Ugu horeyn waxaa halkaasi warbixin dheer ka soo jeediyey Maamulaha Machadka Al-Abaadir gaar ahaan qaybta...
Warbixin: Xaggee marayaa machadka Iqra Institute for Higher Education.. Kana qayb qaadoo dhameystirkiisa
Gobolka Sanaag waxaa uu ka mid yahay gobolada ugu hooseeya marka loo eego dhinaca waxbarashada Sare iyadoo uusan gobolku lahayn goob lagu barto waxbarashada ka sareysa dugsiga sare taas oo ay dhalisey in dhalin yarada ka qalin jebisa iskuulada ay aadan magaalooyinka kale eek u yaala Puntland sida Bosaaso iyo Somaliland sida Hargeysa oo ay waxbarasho ka dalbadaan.
Sanaag waa gobolka 2aad ee ugu wayn...
Jobs Available at Amal Express Dubai (Jagooyin ka banaan Amal Express Dubia)
RECRUITMENT OF DIVISION MANAGER OF AMAL EXPRESS
OUR PROMISE
You can expect a different experience working at AMAL which has set itself an ambitious plan for the future because we are serious about becoming a leading financial institution in Africa; one that is now changing for future expansion; one where you play an active role in your career; and one where you have the opportunity to make an impact.
Amal...
Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo Booqasho ku tegey Seattle, kuna wajahan Minnesota iyo Ohio
Seattle: Waxaa ka dhacay magaalada seattle ee gobol ka washington soo dhaweyn heer sare ah oo loo sameeyay Amiir Mohamud Yusuf Ciise iyo wafdi uu hagaaminayo oo soo gaaray magaladan seattle,xafladdan oo qayb ka ah socdaal uu amiirku ku kalabixinayo wadankan mareykanka iyo wadamo ka mid ah europe ayaa waxaa xafladdi ka dhacday magaalada seattle kasoo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo noocwalba...
Waa Maxay Valentine’s Day(Maalinta Jacaylka) – 14th February, Dhanka Sharciga iyo Asalkeeda | Maxali
Horudhac:
Waxaa naxdin ah in maanta dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sameeyaan, xataa waxaan la galnay cibaadadoodii iyo xusaskoodii ay ku waynaynayeen dad ama wax ay caabudi jireen.
Haddaba waxaa loo baahan yahay in aan iska fiirino oo...
Muqdisho: Saalax Badbaado Oo Shir Jaraa’id Ku Sheegay Inuu iskaga Tegey Xildhibaanadii Dowlada FKMG
“dawladnimo waan jeclaa, laakiin waxaan nacay markii Ugaandhiis dawlad u noqday, dadkaygana lagu laayey….
“imaatinkayga (in aan ka baxo DFKMG) waxaa dedejiyay: labo ama saddex jeer ayaan waxaan maqlay Khaa’inka been hawaaska ah ee fataalka ah ee dhiigga ummadda Soomaaliyeed qaba ee ummadda Soomaaliyeed laayey ee madaafiicda la dhacay, dhawr jeer ayaan waxaan maqlay isagoo qoslaya...
AL-Shiikh AL-calaamah maxamed saalax cuthaymiin(2)
Waxaan Qeybtii kowaad ku soo gabagabeynay kutubtii Shiikhu qoray qaarkood,waxaa kaloo jira oo aad u fara badan cajalladihii Shiikha laga duubay oo lagu qiyaasay 6000 oo saacadood oo sowt ah,kaas oo dad fara badan oo Caalamka joogga ay ka faa,ideysteen, oon annigu ka mid aha sidaan hore u soo sheegay.
Waxaan tusaale u soo qaadan doonaa Nin Cadaan ah oo Islaamay oo Saleemaan la yiraahdo oo afka carabiga...
Faah-Faahin Dheeraad ah oo ku saabsan Kullan Qarsoodi ah oo Adis-Ababa uga socda Dowladda Federaalka iyo AhluSunna Waljameeca
Waxaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ka socda kullan qarsoodi ah oo ay leeyihiin Dowladda Federaalka iyo Ahlusunna Waljameeca ilaa iyo haddana lama garanayo cidda soo qabanqaabisay kullankaasi oo la sheegay in labada dhinac ay uga qaybgalayaan xubno muhiim ah, dhinaca Dowladda waxaa wafdiga hogaaminaya Ra’isul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/risaaq...
Saleemaan Colaad Rooble oo Geeriyooday
Riyaad, Sacuudiga: Wasiirkii isportiga iyo dhalinyarada DFKMG, Saleemaan Colaad Rooble ayaa ku geeriyooday isbitaalku yaal Sacuudiga, isaga oo ka mid ahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Hotel Shaamow ee ay ku dhinteen 3 wasiir , dhaqaatiir, arday qalin jabineysay, waalidiin , saxafiyiin iyo marti sharaf kale oo lagu casumay kuwaas oo ka qeyb qaadanayey xaflad qalin jabin ah oo loogu sameeyey...
Qaybtii Labaad: Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka?!
Prof, Maxamed Cumar Dhalxa oo aan wax ka weydiiney bal in uu faah faahin ka bixiyo Hindise sharciyeedkan xukuumadu u soo gudbisey baarlamaanka ayaa wuxuu yiri “hindise sharciyeedkan waa sababta loo yimid Jabuuti, in laga hadlo ayaa wuxuu u ahaa gun dhig, xukuumaduna wey ansixisey oo waxay u soo gudbisey Baarlamaanka, Baarlamaanka ayaa laga sugayaa inuu ka hadlo, anaguna waxaan diyaarineyney, gudigii...
Warqad ku socota Xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed (No. 22) – Axmed Walad Cabdalla
As-Salaama Alaikum
Saaxiibayaal,
1. Warbixintani wa tii joogtada ahayd ee aan ugu war bixinayey Jaaliyadaha Soomaaliyeed. Sidaa darteed, waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in aan idin la wadaago arrimmaha soo socda:Usbuucii la soo dhaafay, waxaan u safray Muqdishu, waxaana i wehliyey, Mr. Lamtane lamamra, oo ah Ergaygga u qaabilsan Ururka Midawga Afrika arrimmaha nabada iyo Amniga,...
Sarkaal Sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo Gurigiisa lagu weeraray Bambaanooyin
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooyey ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in Kooxo hubaysan ay bambooyin ku weerareen guri uu deganaa sargaal ka tirsan Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
Abaarihii Xalay saqdii dhexe ayaa kooxo hubaysan oo aan haybtooda la gararaneyn waxay ay bambooyin ku tuureen hoyga degmada Afgooye uu ka deganv yahay madaxa Garsoorka...
Khadiijo waa 11 jir Madfac firirkii uu dhabarka uga jiro una baahan qalliin deg deg ah
Dadka dhibaatadu ku dhacday ee Madaafiicdu cuuryaamiyeen waxaa ka mid ah Khadiijo Cumar Axmed oo ah gabar yar oo 11 jir ah, xili habeen ah ayaa madafc ka dul dhacay Khadiijo, Gabar la dhalatay iyo Hooyadeed oo u sii baxsanayey guri Shub ah oo ay doonayeen inay madaafiicda la isweydaarsanayey uga gabadaan, waxaana halkaasi ku geeriyooday Hooyo Raxmo Axmed Jimcaale (Allaha u naxariisto) oo...
Maxaa Soomali ka Quseeya Maalinta Jaceylka?!! | Asad Cali
Waxaa Laga Maarmaan ah in aan wax ka niraahdo wax walba oo Quseeya Nolosheena , maadaama uu Illaah naga Dhigay Dad Muslimiin ah, waxaa lagama maar ah in aa wax walba oo aan Sameyneynaa u Bandhigaa Shareecada Islaamka, si aan u kala Garano maxaa Khilaafsann, maxaase Waafaqsan Sahreecada, Maxaan Ajar ka heleyaa Maxaanse Dembi nagu ah hadii aa nahay Musliin?.
Waxaan ula jeedaa waxaa Maanta Dunida ka...
SOMALI CRISIS: LET US SOLVE IT THIS WAY
“The trouble with Somalia- the violence-wracked Horn of Africa nation, basically revolves around the raging leadership row.
It is both pathetic and unfortunate that for the last 19 years, leaders in Somalia, in a vicious cycle of events, have continually been imposed on the citizenry by the superpowers, a situation that has not only been counter-productive to the detriment of the people, but...
Aqoon Is-weydaarsi Ku Saabsan Habka Is-waafajinta Shareecada Islaamka iyo Dastuurka cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya oo Uga Furmey Jabuuti Xildhibaanada Gudiga Dastuurka iyo Culumaa’udiin
Aqoon is-weydaarsi ku saabsan Hab raaca loo adeegsanayo diyaarinta qabyo qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay ka faa’iideysanayaan gudiga Dastuurka iyo arrimaha federaalka Baarlamaanka, Gudigi ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Aw-qaafta iyo culumaa’udiin ay soo xushey wasaaradda Arrimaha Diinta iyo aw-qaafta DFKMG oo tiradooda lagu sheegey 25 xubnood, islamarkaana uu maalgeliyey...
Maxkamad la saari lahaa ciidamo Burundi ah oo dib loo dhigay
Ciidamo Burundi ah oo tiradoodu gaareyso ilaa iyo 35 askari oo dhawaan laga qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in maxkamad lagu soo taago dalka Burundi kadib markii ciidamadaani ay sameeyeen gadood iyo shaqo joojin.
Ciidamadaan oo ka hawgalayey Magaalada Muqdisho ayaa gadoodkoodu waxa uu ku saleysnaa markii aan in mudo ah la siin wax mushaaro ah sidoo kale waxay ciidamadaasi sameeyeen amar diido...
Addis Ababa: Sheikh Shariif oo Sannad Guuradiisii Koowaad la Qaatay Zenawi….
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Talaada Febraayo 2, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u faafisa Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA.
Kulanka Sheikh Shariif magaalada Addis Ababa kula yeeshay Zenawi ayaa ku beegan HAL SANO (OO QARARAN) markii ay ka soo wareegtey kulankoodii hore oo ahaa Talaada,...
130 arday oo dhigata Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Garoowe oo u bilaabmay imtixaanka samisterka 1aad.
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacaddaBarigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka JaamacaddaQeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta (Feb 6, 2010) ufariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad,
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiye Kuxieenka JaamacaddaBariga Afrika Qeybteeda Garoowe Mudane Guuleed...
Tacsi Tiiraanyo Leh : Marxuum Cali-Mire Baliile oo ku geeriyooday Mogadisho
Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile ,oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Mogadisho waxayna leeyihiin Samir Iimaan . Inaa Lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.waxayna kala yihiin dadka diraya Tacsida...
Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka??!!
Qoraalkan waxaa la socda 27 bog oo ku saabsan: Habraaca diyaarinta iyo qoraalka Loo Adeegsaanaayo Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay diyaarisay DFKMG wasaaradda u qaabilsan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.. HALKAN ka Akhri (pdf);
……………………..
Fadlan Akh-riste hadii aad qormadan joogto u akh-riso, fikirkaada waa muhiim inaad ku biiriso waxa aad...
Shir looga Hadlayo Burcad badeeda oo aan wax ka weydiinay u qaybsanaha Wasaarada Arrimaha Dibada Jabuuti
22 dal ayaa ka soo qaybgalay shirkaas…. lagama hadli karo burcad badeed haddaan laga hadlin dhibaatooyinka kale ee ka dhaca badda Soomaaliya sida dhibaatada haysata kalluumaysata iyo sunta la aasayo….
Shir looga hadlayo arrimaha burcadb badeeda iyo sidii looga hortegi lahaa oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 20 wadan oo maalmahan uga socdey Hoteel Sharitoon ee caasimada dalka Jabuuti...
XUSUUS QORKAYGA – 1 (CEELKA YAA KA CABAYA?) | Sh. Muxamad Idris
W/Q. Sh. Muxamad Idris Axmed
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato.
Bishii December 24-keedi ilaa 4-tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5-tii January ilaa 28-kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka South Africa oo Jaaliyadda...
War Saxaafadeedka FSNAU – Natiijooyinkii Deyrta 2009/2010 ka dib
Hayadda Falanqaynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada (FSNAU) waxay hadda baahisay ‘War Saxaafadeed’ Ifinaya musiibada baniiaadminimo ee ku raagtay Soomaaliya iyo colaadda sokeeya ee kasii daraysa. War saxaafadeedkani wuxuu xog ka bixinayaa natiijooyinkii ka soo baxay sahankii hay’ado iskaashaday oo laga sameeyay guud ahaan dalka oo dhan, kuna saabsanayd baaritaanka sugnaanta cuntada iyo nafaqada,...
Habeenadii Cabsida | Axmed C/samad
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Qoyska adeer Cali wuxuu yaaley meel bahgooyo ah oo u dhexaysa labada beelood ee colaadda ehliga ahi u dhexaysey. Goor cawaysin ah ayaa qaylodhaan soo yeertay, waxaana laga qaylo keenay qoyskii adeer Cali oo la yiri col baa ku habsaday. Wada tashi ka dib waxaa la guddoonsaday in wixii waa la baryo la sugo, cidina aysan guure ugu kicin halka laga qaylo keenay.
Guddoon...




