Home » Archive Qoraaga
Ururka Haweenka ee Xanaano Degmada Guriceel oo Deeq lacageed gaarsiiyey dad Duruufo kala duwan haystey
Ururka Haweenka ee Xanaano Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Dhawaan waxay deeg lacageed gaarsiiyeen dad ku dhibaateysnaa Deegaankaas kuwaas oo isugu jirey Dad Naafo ah , kuwo Dan yar ah iyo kuwa kale oo heystey Daruufo kala Duwan waxayna arrintaan ku timid markii uu ururka soo Kormeerey Dadkaas ka dib uu u qaybiyey Deeqdaas lacageed
Howshaan lacag qaybinta ayaa qaadatey Muddo hal maalin...
Golaha Qurbajoogta Jubooyinka oo baaq ka soo saarey xaalada abaareed ee dalka ka jirta.
Xaalada abaareed ee ka jirta dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan degaanada Jubooyinka ayaa ah mid mareysa meel aad u khatar ah oo dadkii iyo duunyadiiba galaafatay.
Waxgaradka deegaanka oo aan la xiriirney ayaa inoo sheegey in gobolada jubooyinka gabi ahaanba ay ka taagan xaalad aad u adag, oo hada ay ka socoto qaxitaan baahsan oo aysan cidna ku hari doonin haddii ay xalaadan abaareed aan waxba...
Hay’adaha Samafalka Soomaaliyeed(ee Islaamiga) & Carabta: Qaybta 1aad
Assalaamu Alaykum. Marka hore fariinteyda sanadka cusub 2011, waxaan Ilaahey weydiisanaya inuu sanadkan arimaheena wax kabadalo; inuu quluubteena isu soo dumo, inuu Qaranimadeena noo soo celiyo, inuu kadhigo sanadkan mid loogu magacdaro oo lagu xasuusto ‘Sanadkii ay heshiisey Somalia- 2011’. “Aamiin Allahayow Waa Amaanadaadii”
Maanta iyo maqaalkeena, waxaan ku eegeyna arimaha...
Saracen scandal exposed TFG’s hypocrisy and incompetence | By Uluso
For good governance, politicians accused of forgery, lies, corruption and incompetence should resign or be forced to leave office or thrown in jail if they are caught red-handed. President Sheikh Sharif, Prime Minister (PM) Mohamed Abdullahi Formajo, Minister Abdulkareem Jama of Posts, Telecommunication and Information (PTI) of the Transitional Federal Government (TFG) are accused of forgery and...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku kala qaybsan in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif
Xildhibaanada Baarlamaanka oo maalmahan kulamo kula yeelanayay Magaalooyinka Muqdisho iyo Nayrobi ayaa la sheegay in ay si aad ah ugu kala qaybsan yihiin in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif, qaarkood waxay ku doodayaan in Madaxweynaha xilkiisa uu ku eg yahay 31-ka January ee sanadkaan, kuwo kale ayaa waxay sheegeen in xilka Madaxweynimada uu ku eg yahay bisha August oo ay iyana...
Shirkadaha Diyraadaha oo ka welwelsan Shirkadda ay Dowladda FKMG ku wareejisey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
“Hawl ay dad Soomaaliyeed qaban karaan ma ahan in gacata loo geliyo dad shisheeye ah”
Waxaa maalmahan kulamo u socdey Shirkadaha Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxayna Shirarkaas uga waramayeen Ariimaha ku soo kordhey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka dib markii ay Dowladda Federaalka ku wareejisey Shirkad Ajnabi ah oo lagu magacaabo SKA Air & Logistic.
Shirarkaan ay yeelanayeen Masuuliyiinta...
Muran Xooggan oo ka taagan cidda shaqaalaha ka ah safaarada DFKMG ku leedahay New York
“Ciid Beddel oo Fakad ugu maqnaa Canada oo dib ugu laabtay QM kaddib markii uu dib u soo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFKMG” InnerCityPress –
Warbixin ay Arbacadii Janaayo 5, 2011 qortay shabakadda InnercityPress oo wararka ka soo tebisa xarunta Qarammada Midoobey (QM) ayaa tibaaxday: Kaddib markii uu muddo hal sano kabadan ka maqnaa xarunta QM ee New York, waxaa soo...
Muxadithu Casri : Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-Baani (2)
Shiikhu Kutubtuu Qoray Raximuhulaah :
Shiikh Mohamed Naasir Diin wuxuu ummadda uga tagay kutub fara badan oo Qaali ah oo ku saabsan Cilmiga Axaadiista sida Silsiladda Axaasiista Saxiixa ah Iyo Silsiladda Axaadiista Daciifka ah .
Sida oo kale Kutubta Waaweyn ee Irwaa,u galiil iyo Mishkaat Al-masaabiix . iyo tamaamu minah & kitaabka caamka ah noqday ee Sifatul Salaatu Nabi SCW.
سلسلة الأحاديث...
Xaaladda Abaarta Soomaaliya waa (Cidna uma Maqna Ceelna uma Qodna ) – Balse Allah ayey leeyihiin
Markii la waayey xiligii dayrta oo ay si aad ah u sugayeen dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa hadda soo ifbaxaya in abaar daran ay ka jirto laga soo bilaabo Raas-Caseyr ilaa Raas-Kambooni, sidoo kale abaartu waxay saameysay dadka Soomaaliyeed eek u nool kilalka shanaad ee ismaamulka Soomaalida iyo waqooyi bari Kenya, waxayna saadaasha ka bixiya arrimaha abaaraha waxay sheegayaan in abaarta xiligaan ka taagan...
Dhaqan Dhaqaale Burburis Ah | C/raxmaan Dirham
Dhaqanka Wanaagsan waxa uu qayb weyn ka qaadataa horumarinta dalka, waxa sidoo kale muhiim ah in dhaqanku uu yahay mid aan ka hor imaaneyn Diinta Islaamka mar haddii aynu nahay dad Islaam ah isla markaana si wanaagsan looga faa’iideyso dhaqanka, waxaase isweydiin mudan in markiisii hore dhaqanka wadan uu u muuqday ama uu lahaa saan saan horumarineed oo ku q otonta kor u qaadista horumarka dalka...
Kordhisashada Xilliga Shaqo ee Mas’uuliyiinta Sare ee Dowladda FKMG iyo Xildhibaannada ma Tahay mid hirgeli karta?
Jawaabta Su’aashan waxaan ka sugeynaa Dadweynaha Soomaaliyeed
50 xildhibaan ayaa maalintii khamiista ahayd ee 30kii December shir ku yeesheen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxayna ka wada hadleen xiliga dowladda u harsan wixii laga yeeli lahaa, waxaana sidaasi u sheegay Saxaafadda Mr Xasharo oo ah Madaxa guddiga saxaafadda ee Baarlamaanka, sidaas oo kale fadhigii baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho...
“Cumar C/rashiid hore waa u adeegsadey Tixraaca xarfaha OPM” Hadal ka soo laabtay Warkii Ra’iisul Wasaarahii hore
Warqad uu Cumar C/rashiid hore ugu qoray Qarammada Midoobay oo ku astaysan OPM… Warqaddii October 10, 2009 uu QM ku war geliyey in Baarlamaanku uu diidey Heshiiskii is fahamka badda ee dhexmaray DFKMG iyo Kenya….
SII AKHRI….
Read More →
20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito.
Qore: Maxamed Cabdinuur Mascud –
Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho 26-janaury 1991-kii, waxa bilaabatey dhibaato dheer oo qabsatey dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyaradda oo waayay wadado ay u mari lahayeen dhismaha noloshooda.
Qaar badan oo ku jirey waxbarashada ama shaqeysan jirey ayaa ku dhacday dagaalada aysen filanayn oo dhibaato xoog leh gaarsiinay noloshooda,...
Cumar C/rashiid: “Saxiixayga Waa Lagu Been Abuurtay”, Mana jirto wax Warqad ah oo aan u qoray Shirkadda Saracen
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo si qayaxan u beeniyey in uu saxiixay warqad la sheegay in loo diray shirkadda Saracen Internation ee qaabilsan ammaanka…
Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda...
Cumar C/rashiid: “Saxiixayga Waa Lagu Been Abuurtay”
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo si qayaxan u beeniyey in uu saxiixay warqad la sheegay in loo diray shirkadda Saracen Internation ee qaabilsan ammaanka…
Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda...
Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (No. 28)
Nayroobi, 30 Diisembar 2010
Saaxiibayaasha qiimaha badan,
Waxaan dhammaantiina idiin soo gudbinayaa salaan diiran oo ku wajahan Sannadka Cusub. Ugu horeyntii, waa inaan iraahdo dhibaatooyin adag iyo mixnado badan baa nala soo gudboonaaday bilihii ugu dambeeyay, taasoo, nasiib darro, aan waqti ii siinin inaan xiriirkeygii caadiga ahaa la yeesho saaxiibadayda xubnaha Jaaliyadda qurbaha ku nool....
War ku aadan shirka golaha Wasiirada: oo isku raacay in dabogal lagu sameeyo dhamaan hay’addaha dowladda heshiisyadii ay horay u galeen,
…. ayna u soo gudbiyaan muddo 3 cisho gudaheed ah heshiisyada xafiiska Ra’iisal Wasaare kuxigeenka….
Isniin, 03.01.2011——-Shir golaha Wasiirada xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ay isugu yimaadeen kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa looga dooday dhowr qodob oo uu ugu horeeyo in howlaha muhiimka...
Hayadda CDHR oo qabatey siminaar la xiriira Mabaadii’da Aasaasiga ee Xadgudubyada Dhibanayaasha iyo ku Tagri Falka Awoodaha
Hotelka Ambasadoor ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyey Siminaar socdey muddo saddex maalmood ah waxaana Siminaarkaas ka qaybgaley 30 xubnood oo kala kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana soo qabanqaabiyey Hay’ada Center for Democracy and Human Rights waxaana lagu baranayey casharo la xiriira Mabaadii’ada Aasaasiga ee Cadaalada, Dambiyada iyo Ku Tagri Fal Awoodaha
Halkan...
Cabdiraxmaan Faroole oo sheegey in Qabashada Ciyaaraha Gobolada Soomaaliya ee Pundland ay ka Tarjumeyso in Pundland ay….
martigelin karto Shirar Dib u heshiisiinta Soomaaliya —
Waxaa magaalada Garoowe ee Maamul Gobaleedka Puntland ku soo gebagaboobay tartankii 18-aad ee cayaaraha gobolada oo sanadkaan ka qaybgaleen 15 gobal, waana markii ugu horeysay oo tiri inta la eg tartanka cayaaraha gobolada ee dhinaca K/cagta, waxaana cayaarta kama dambeysta ah isugu soo baxay Gobalada Bari iyo Banaadir, waxayna cayaartaasi...
Ciidamada Itoobiya oo Hub ka dhigis ku sameeyey Ciidamadii Dowlada FKMG iyo Kuwii Ahlu Sunna ee ku Sugnaa Dooolow
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Geddo ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Dowlada FKMG iyo kuwii Ahlu Sunna ee ku sugnaa Deegaanka Doolow ay Hub ka dhigis ku sameeyeen Ciidamadii Itoobiya ee ay wada joogeen Deegaankaas.
Ilaa iyo Hada lama oga sababaha Hub ka dhigista loogu sameeyey Ciidamaadaas hase yeeshee warar ayaa sheegaya in Dowlada Itoobiya ay ka carootey Hub Ciidamada Dowlada FKMG iyo kuwa...
Masaajidka Abuubakar Minneapolis oo Muslimiinta ogaysiiyey rag Inxiraaf ku dhacay oo Culummada iyo Masaajidka dhib ku haya
“Hadafka ugu wayn waa in Culimmada iyo dadka la kala gooyo, maraakista Islaamiga ah la dumiyo, waa hadaf gaalo wadato” Sh. C/raxmaan Sh. Cumar
Minneapolis: Maanta oo Jimca ah 12-31-10 Xarunta Abuubakar waxay Muslimiinta Salaadii Jimcaha ka dib lasocsiisay inay jiraan rag isku magacaabay “Golaha Baraaruga) laakiin loo bixiyey “Goloha Burburinta iyo Baa bi’inta Dacwada”...
Muqdisho: In ka badan Boqol Qof oo ka qayb galay Siminaar Xiriir ah oo ay Bixisey Hayada SOMWA
Seminaar lagu baranayay qaabka loo sameeyo Galaangalka (Advocacy) oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SOMWA ayna ka qeyb qaadanayeen 35 xubnood oo ka kala socday ururada iyo xarumaha warbaahinta iyo ururada bulshada rayidka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho.
Seminaarka oo ay gacan ka geysatay hay’adda IREX waxaa lagu bartay...
Minneapolis: Boqollaal Soomaalida deggan Minnesota oo mudaharaad ka dhigay Xawaaaladahii laxiray
Boqollaal Soomaalida deggan Minneapolis ayaa Jimcadii 30-ka December 2011 waxay mudaharaad ballaaran ka dhigeen magaalada Minneapolis, kaas oo la xiriira xawaaladaha Soomaaliyeed ee Minnesota oo la xiray Jimacadii. Xiritaanka xawaaladaha oo sababay in ay istaagaan dhammaan lacagahii ay dadku ehelkooda uga xawili jireen magaalooyinka mataanaha Minneapolis/St. Paul ee gobolka Minnesota, arrintaas oo...
Afar toddobaad ayaan ku soo bandhigi doonaa dhammaan heshiisyadii lala galay DFKMG kuwa la ogyahay iyo kuwa qarsoonba….
Farmaajo oo Sheegay in Cumar C/rashiis warqad u qoray Saracen Internation ku saabsan Heshiiska lala galay shirkadda
Maxamed C/laahi Farmaajo oo hortegey Baarlamaanka, sharraxaadna ka bixiyey heshiiskii Shirkadda Saracen ee DFKMG la gashay…
15-kii May 2010 ayaa ra’iisulwasaarahii hore waxaa uu warqad u qoray shirkadda Sarecen International, taas oo ku sumadaysnayd: OP/ IT/006490510,
Khamiis...
JAPAN – ONE OF THE TOP PIRATES IN SOMALIA – From Fish-Poacher To Domain-poacher
From the SMCM (Somali Marine and Coastal Monitor): (and with a view on news with an impact on Somalia)
JAPAN – ONE OF THE TOP PIRATES IN SOMALIA
Japanese corporate kleptomania in bed with anarchic state By Venatrix Fulmen (WTN)
Not only does Japan steal precious tuna from Somalia, now they robbed the country’s top-level domain.
That piracy is all about business is known since the days...




