Home » Archive Qoraaga

Kampala: Kulan Madaxda Puntland iyo Jaaliyada Reer Puntland ee Uganda – Warbixin iyo Sawirro

Jun 5, 2011
Kulankaan oo ahaa kii ugu horeeyay oo Madaxweynaha Puntland uu la yeesho Jaaliyada Reer Puntland ee ku nool Dalka Uganada ayaa waxaa lagu Qabtay Hoteelka weyn ee Sarena kulankaan oo ahaa Xaflad aad u balaaran oo uu soo qabanqaabiayay ganacsade Cumar Xaaji Axmed ( Mondela ) oo ah Ganacsade Reer Uganda ah oo Soomaaliyeed markastana aad u soo dhaweeya Madaxda Soomaaliyeed ee timaada Dalka Uganada qaas... 
Halkudheg: ,

Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida in la sameynayo 26 June 2011

Jun 5, 2011
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha(Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway . —————————– Bashir Sheikh Mohamed Waxaan... 
Halkudheg:

Xarun loogu Magacdarey Xarunta Dhex-Dhexaadnimada iyo Wada Hadalka oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho

Jun 5, 2011
  Waxaa Xarunta Muqdisho Media House lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey kuna saabsaneyd Furitaanka Xarun loogu magacdarey Xarunta Wasadiyada iyo Wada- Hadalka ama Xarunta Saxida Fahamka Waxaana ka qayb galey 50 Culimo ah ka kala socdey qaybaha ay ka kooban yihiin Suufiyada , Xarakaadka Islaamka iyo Culimo aan dhinac ka tiraneyn waxayna Xaflada isugu jirtey Furitaanka Xarunta... 
Halkudheg:

Ayeeyo 62-jir ah oo dowlada Malaysia Dil ku xukuntey Daroogo darteed!

Jun 4, 2011
Ayeeyo 62-jir ah oo u dhalatey wadanka Hindiya, kana soo jeeda Chennai ayaa Maxkamaha sare ee wadankan Malaysia waxeey ku xukuntey Dil!, taasoo lagu sababeeyey in eey wadatey Daroogo, kadib markii Qaadigii maxkamadu yiri “Isdifaaceedu ma aheyn mid xoog badan, waxaana ka buuxa arimo badan oo is khilaafsan”, wuxuuna u muuqdaa ayuu yiri qaadiga “Mid la sameeyey oo gacan ku rimis ah”. ———— Warbixin: “Malaysia... 
Halkudheg: , ,

Qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka oo Codkooda ku biiriyey Badbaadinta Suuqa Bakaaraha

Jun 3, 2011
Kulan ay soo abaabuleen Ururrad Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee oo looga hadlayay sidii lagu badbaadin lahaa hantida taalla Suuqa Bakaaraha oo ay dagaallada ka socda Muqdisho ay ku dhawaadeen ayaa ka dhacay xarunta ay hay’adda SOSCENSA ku leedahay Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay 25 xubnood oo ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Culumaa’uddiinka, Ganacsatada, Ururrada... 
Halkudheg: ,

Uganda: Puntland President’s presentation at 19th Meeting of ICG on Somalia

Jun 3, 2011
Presented at the 19th Meeting of the International Contact Group on Somalia Kampala, Uganda June 2 – 3, 2011 His Excellency Gen. Yoweri Museveni, the President of Uganda; His Excellency Pierre Nkurunziza, the President of Burundi; Amb. Augustine Mahiga, Co-Chair of the Meeting; His Excellency Sharif Sheikh Ahmed, President of the TFG of Somalia; Hon. Sharif Hassan, Speaker of Transitional Federal... 
Halkudheg: ,

Magacaabis: Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka, Dhulka, Badda iyo Dekedaha

Jun 3, 2011
Warsaxaafadeed Muqdisho, Khamiis, 02 June 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen arrimaha amniga, Sharciga Hay’adaha Maaliyadda, tariifooyinka canshuuraha, Sharciga Bankiga Dhexe iyo magacaabid Agaasime Guud. Halkan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka [audio:http://somalitalkradio.com/2011/jun/afhayeenka_tfg_2011.mp3] Ra’iisul... 
Halkudheg: ,

JOINT TFG/AMISOM PRESS RELEASE

Jun 3, 2011
For Immediate Release TFG/AMISOM Reassure Bakara Traders, Urge Extremists to Leave Market Mogadishu, 02 June, 2011 The Transitional Federal Government of Somalia, jointly with the African Union Mission in Somalia (AMISOM), have assured the business community in Mogadishu of their commitment to the protection of lives, livelihoods and property within Bakara Market. In recent weeks, Somali government... 
Halkudheg: ,

Marna ma Milez-saa marna ma Musaveni-yaa

Jun 2, 2011
26-ka Janaayo ee fooda nagu soo haysa ee Sannadka 2012 hadduu Alle idmo waxaa buuxsamaya 21 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay Burbur iyo dagaalo aan dhamaad laheyn, waxaana xiligaasi barbardhac noqonaya 21 sano oo Maxamed Siyaad Barre wadankaan xukumayey oo ay dadku haysteen nabad iyo xasilooni iyo 21 sano oo dowlad la’aan ah. Haddii aan dib u fiirino xaaladda burburka iyo dagaalada waxaa xaqiiqo ah... 
Halkudheg: ,

Weriye Soomaaliyeed oo u Shaqeynayey TV-ga Horn Cable oo lagu diley Wadanka Koonfur Afrika

Jun 2, 2011
Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur afrika waxay sheegayaan in halkaa lagu diley Wariye u shaqeynayey Telefishinka Horn cable oo fadhigiisu yahay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland waxaana Weriyahaas lagu Mgacaabaa Ibraahim Axmed Xasan (Zaki ) , waxaa dilkii geystey kooxo ku hubeysnaa Bistoolado. Kooxda falka Dilka ah geysatey ayaa waxaa na loo sheegey in markii Weriyaha ay dileen ay ka qaateen... 
Halkudheg:

Xaruunta Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Alshahid oo qabtey dood ku saabsan sida loo Caawin karo Dadka Naafada ah

Jun 1, 2011
Waxaa Hotel Paradise ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey dood laba Maalmood socotey oo ku saabsaneyd sida loo taageeri karo ama loo Caawin karo dadka Naafada ah waxaana soo qaban qaabiyey Xarunta Cilmi Baarista iyo Warfaafinta ee Al-Shahid waxaana ka qaybgaley Ururrada Naafada , kuwa Indhoolayaasha , Hayadaha Maxaliga ah iyo Warbaahinta Furitaankii Doodaas ku saabsnayd sida loo Caawin karo... 

President Farole’s speech at UN Security Council Meeting on Somalia

May 31, 2011
H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at the U.N. Security Council Meeting on Somalia Nairobi, Kenya May 25, 2011 Reinforcing Stability and Advancing Reconciliation to End the Evolving Conflict in Somalia READ HERE  Read More →
Halkudheg:

DFKMG oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho si rasmi ah ugu wareejisey Shirkadda SKA

May 30, 2011
Shirkadaha Diyaaradaha  iyo Shacabka Soomaliyeed oo Walaac ka muujiyey Wareejintaas – Garoonka Diyaaradaha  ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey Xaflad Dowladda Federaalka ku wareeginysey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shirkad ajnabi ah oo lagu Magacaabo SKA waxaana Xafladii lagu wareejinayey goob joog ka ahaa Wasiirka Gaddidka Cirka iyo Dhulka Axmed Cabdiraxmaan Cabaade iyo Masuuliyiinka... 
Halkudheg:

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku go’doonsan Xero Qaxooti oo ku Taal xuduudda Liibiya iyo Tuuniisita

May 30, 2011
MSF: WAR-SAXAAFADEED Qaxooti Soomaali ah oo ka mid ah dadka ku go’doonsan xerada Shousha BEN GARDANE/GENEVA, 26 Maajo 2011 – Iyada oo ay ka sii dareyso rabshadda ka taagan xero qaxooti oo ku taalla xuduudda Tuniisiya-Liibiya, ayaa Dhakhaatiirka Aan Xuduudda Lahayn/Médecins Sans Frontières (MSF) waxaa welwel geliyey xaaladda qaxootiga ku lug go’an xerooyinka ku-meelgaarka ah ee ay rabshadduna... 
Halkudheg:

Only a popular Accord can restore Somalia’s self-governance, dignity and prosperity

May 30, 2011
May 30, 2011 As a follow up to meeting on Somalia held in New York on May 11, members of the United Nations Security Council (UNSC) travelled to Nairobi, Kenya on May 24-25 for further consultation with leaders of Somalia, African Union (AU) and Inter-Governmental Authority on Development (IGAD). After listening  the pathetic speeches of top leaders of the Transitional Federal Institutions of Somalia... 
Halkudheg:

“Puntland iyo DFKMG ma isku waafaqsan yihiin Sharciga Badda ee loo gudbinayo QM” – Jawaabtii Wasiirka Maaliyadda Puntland

May 30, 2011
Badda Soomaaliya “Difaac ayey u baahan tahay, ee uma baahna warqad la saxiixo” – Wasiirka  Maaliyada ee Dawlad Goboleedka Puntland Faarax Cali Shire oo dhawaan booqasho ku tegey magaalada London ee dalka Ingriiska, ayaa waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somali Channel waxaa su’aal laga weydiiyey Badda Soomaaliya iyo in sida uu u arko in Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ay... 
Halkudheg: ,

Golaha Wasiirada DFKMG oo soo dhoweeyey go’aanadii ka soo baxay shirkii Nairobi ee QM

May 29, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirada – Muqdisho, Axad, 29 May 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirkii Golaha Ammaanka ee QM ay la yeesheen Madaxda Qaranka, xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyaha Guud... 
Halkudheg: ,

Sidee baad saaxiibo ku kasbataa bulshadana saameyn ugu yeelataa

May 29, 2011
Mohamad Yusuf Muse Copenhagen, Denmark Assallaamu Caleykum wr wbr Walaalayaal marka waad salaaman tihiin, salaan ka bacdi waxaan idiin rajeynayaa kheyr iyo barwaaqo. Walaalayaal waxaan jeclaystay inaad nala wadaagtaan mowduucan soo socda. Culimada ku takhasustay cilmiga bulshadu wexey yiraahdaan, horumarka qofku uu noloshiisa ka gaaro waxaa asal u ahay boqolkiiba 85% qaab la dhaqanka iyo xiriirka... 
Halkudheg:

Rooxaanland – I | Qaybta 1aad

May 29, 2011
Arar & Afeef Qoraalkan aan ugu magacdaray „Rooxaanland“, wuxuu daba socdaa oo dhammaystirayaa  labadii maqaal ee hore ee kala ahaa „War niman yohow Raggii meeye?- 2007 iyo „Soomaala’ayeeey! Ciiloow ba’!!!!!!’ – 2008. Maqaalku wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood: Qaybta 1aad, waxay ku saabsan tahay rooxaanta ina wada haysa, siday innaga wada dhigtay iyo sida xaalkeennu wada noqday! Qaybta... 
Halkudheg: ,

Puntland President Praises U.N. Security Council Meeting on Somalia

May 29, 2011
PRESS RELEASE 28 May 2011 The President of Puntland State of Somalia, H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), has praised the U.N. Security Council Meeting on Somalia, held in Nairobi on 25 May 2011. During a Thursday interview with the BBC Somali Service, the Puntland President was clear in emphasizing the value of the meeting and the discussions. “The meeting was a follow-up to the High-Level... 
Halkudheg:

Yaa Dhalay… Muxuu ku dhintay? | Qore: Cabdulqaadir Cabdi Diiriye

May 29, 2011
Warqad ay ku taxan yihiin magacyo ayaa la soo hordhigay kornayl Hafiye. “waa liiskii dadkii nagaga shahiiday dagaalkii dorraad” ayuu yiri wiilkii warqadda keenay. Hafiye warqaddii ayuu hoos u eegay, magacyadu waa ilaa dhawr iyo labaatan. Dhalinta qoyska u dagaalanta magacyadooda ma wada yaqaan oo intooda badan waxay dhasheen intuu waddanka ka maqnaa. Hal hal ayuu u akhriyey isagoo isku... 
Halkudheg:

Golahii Maxaakiimta Islaamiga oo u Xuubsiibtey Xisbi Siyaasadeed oo ka qaybgala arrimaha Siyaasada Soomaaliya

May 29, 2011
Uurkii Maxaakiimta Islaamigga Soomaaliya oo soo baxay sanadkii 2006 dii ka dib markii uu ka adkaadey Qabqablayaashii Dagaalka ee Dhibaatada ku ahayey shacabka Soomaaliye ed taasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka Soomaaliyeed balse markii dambe waxaa dalka ka saarey Ciidamadii Itoobiya , kadib waa is aruursadeen waxaana u suura gashey in ay qabtaan talada Dalka waxaana haatan muuqada in ay is abaabu... 
Halkudheg: ,

Shaqaalaha Shirkada Golis Telecom Somalia oo tababar uga furmay xarunta shirkada ee Bosaaaso

May 29, 2011
Bosaaso. Shaqaalaha shirkada golis telecom Somalia ayaa tababar socon doonaa 10 maalmood uga furmay xarunta shirkada ee magaalada Bosaaso. Tababarkaas ayaa ku saabsan waxa loo yaqaah “HSSE” oo ah (health, safety, security, environment). tababarkaas ayaa la daah-furey maalintii isniiinta aheed oo aay taarikhdu ku aadaneeyd 14/5/2011. Xaflada furitaanka tababarkaas ayaa waxaa ka soo qeeyb galey qaar... 
Halkudheg:

UK: Two Somali teenagers hunted down and shot dead in Milton Keynes

May 28, 2011
Friday 27 May 2011 – Police seek witnesses to gunman’s alleyway chase after killing of men aged 18 and 19 – Two teenagers were hunted by a gunman and shot dead as they tried to escape down an alleyway, police have said. The incident took place in the Fishermead area of Milton Keynes in Buckinghamshire, shortly after 10pm on Thursday. A 19-year-old, named locally as Mohamed Abdi Farah,... 
Halkudheg:

Xildhibaanada Shacabka ee golaha Deegaanka Gobolka banadir oo sheegay in guriga ra’iisal wasaaraha DFKMG Xoog looga soo saaray xili ay qaabilaad ka sugayeen

May 28, 2011
“markii raiisal dowluhu ay na fadhiisisay salootada raiisal wasaraha qabilaadiisa lagu sugo una sheegtay xoogheynta in inagu aan ku xigsan doono wasiirka gaashaandhiga oo xiligaa xafiiska qaabilaad ugu jirey markii wasiirul dowluhu baxday ka dib ayaa xoogheyntii Raisalawasaaruhu si asluub xumo ah nooga soo saaray xafiiska.” Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska xildhibaanada golaha shacabka... 
Halkudheg: ,