Home » Archive Qoraaga

Warbixin dheer oo ku saabsan Booqashiidii Madaxweyne Ismaaciil

Aug 16, 2011
Waxaa Booqasho lama filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan. Ismaaciil... 
Halkudheg:

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Booqasho lama Filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdsiho

Aug 16, 2011
Waa Goor dhow Garoonka Diyaaeadaha ee Magaaladda Muqdisho soo gaarey Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar GeEle waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweyanah Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ismaaciil Cumar Geella ayaa waxaa uu u yimid Soomaaliya si uu ugu eegi lahaa Xaaladda Dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Sideen U Fahamnaa Quraanka? Q: 14aad

Aug 16, 2011
Suurada 43aad Az-Zukhruf: Suuradaan waxaa Loogu Magac daray Az-Zukhruf oo Macnaheedu yahay (Dhaldhalaal) maadama ay Suurada Aduunyada iyo Raaxada Dhax taala ku Shabahday Dhaldhalaal Been ah oo lagu Dagmo. Suurada Makiyah marka laga Reebo Aayada 54aad, Ayadaheeduna waa 88 Ayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Fussilat ka Dib, Juz ahaana waxa ay ku Beegan tahay Bartamaha Juzka 25aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q13aad

Aug 14, 2011
Suurada 37aad As-Saaffaat: Suuradan waxaa loogu Magac daray As-Saaffaat, si Dadka loo xasuusiyo Adoomada Alle Abuurtay ee loo yaqaan Malaa’igta iyo Shaqooyinka wanaagsan ee loo Xilsaaray, Malaaigtu waa Adomo Nuur laga Abuuray u Tasbiixsada Rabigood Habeen iyo Maalin kamana daalaan. Suurada As-Saaffaat waa makiyah, Aayadaheeduna waa 182 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Ancaam ka dib, Musxafka... 
Halkudheg:

Mu’tamarkii 3-aad ee Denmark oo lagu soo af meeray Århus

Aug 14, 2011
Waxaa maanta lagu soo af jaray magaalada Århus oo caasimadda 2-aad dalka Sweden shirwaynihii 3-aad ee Denmark oo ay kasoo qaybgaleen mashaa’ikh iyo culumo waawayn oo maahir ku ah diinta Islaamka. Waxaana muxaadareeyey culumaa’udiin fara badan oo ay ka mid yihiin Sheekh Yaasiin Barqadle (Barkhadle) oo jeediyay muxaadaro uu cinwaankeedu ahaa ”U SAMAFALKA IYO U BAARRI AHAANSHAHA WAALIDKA”. Sheekh... 
Halkudheg:

Dowladda Federaalka oo lagu Tilmaamey in ay tahay Dowlad Haysa Macluul Daran.

Aug 14, 2011
Iyadoo Dalka ay ka jirto Macluul aad u baahsan ayaa hadana waxaa dalalka ka socda Gurmad aad u xoogana oo loogu gargaarayo dadka ay saameeysey abaaraha iyo dagaalada waxaana gurmadkaas wada Dowlado , Hayado Caalami ah iyo Jaaliyadaha dadka soomaaliyeed ee ku leeyhiin Caalamka , wuxuuna Gurmadkaas isugu jiraa raashin kala duwan iyo lacago Kaash ah, hase yeeshee dadkaas weli waxaa ka muuqata diiftii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo uga mahadceliyay Dowladda Kuwait kaalmada ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed

Aug 14, 2011
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay sidan: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdweli Maxamed Cali ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo Shacabka Kuwait kaalmada ay soo gaarsiiyeen dadka abaaruhu halakeeyeen ee Soomaaliyeed.Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu hadalkan ka sheegay munaasabad hay’adda Bisha-cas ee Kuwait ay saaka ku goddoonsiisay... 
Halkudheg:

Kafaalo iyo waxqabadkii abaaraha

Aug 13, 2011
Hay’adda Kafaalo ayaa maalmihii  dambeeysay waxay hawlo gurmad raashin qaybin ah ay ka sameeysay degaano ka tirsan degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo degaanka KM50 ee ku dhow degmada Afgooye gobolka SH/Hoose .Degaamadan ayaa ka mid ahaa meelaha ugu darnaa, ee ay soo foodsaartay abaaraha kadib markii ay Kafaalo qiimaysay warbixinada Qaramada Midoobay iyo macluumaadka ay sida gaarka ah uga helnay... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo qaabilay wefdi sare oo ka socday Q/midoobay (UN) oo ay hogaamineysay Vlaria Amos

Aug 13, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMGH ayaa shegay sidan: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxmaed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ay hogaamineyso Vlarie Amos oo ah ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Q/midoobay ee arrimaha Bani’aadanimada.Kulanka labada mas’uul oo soconayay muddo saacado ah ayaa... 
Halkudheg:

Soomaalida Ku Nool Magaaladda PERTH ee Dalka Australia oo Deeqdii Afaraad gaarsiiyey Dadka ay saameeyeen Abaaraha iyo dagaaladda

Aug 13, 2011
Soomaalida ku nool Dibadaha ayaa waxaa la dhihi karaa waa  Xoogga ugu badan ee Gurmadka Abraara iyo dadka kale ee ku dhibaateysan  Dalka Soomaaliya waxaana Deeq ka timid Soomaalida ku nool Magaaladda PERTH ee dalka Australia la gaarsiiyey dadka ay saameeyeen Abaaraha, waana Deeqdii Afaraad oo ay ka qaybiyaan   Magaaladda Muqdisho waxaana Deeqdaas ka koobaneyd  Raashin kala duwan  iyo Caano,waxaana ... 
Halkudheg:

sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 12aad

Aug 13, 2011
Suurada 30aad Al-Ruum: Suurada Al-Ruum si ay Xasuus ugu Noqoto Mucjazadii Qur’aanka uu Alle (Cw) ku sheegay oo aheyd Guul Mustaqbalka Dhaw ay gaari Room xili Markaas waqti ka hor lagu jabiyay Dagaal ay la Galeen Boqortooyadii Faaris (Beershiya). Labadan Qolo ee Ruum iyo Faaris waxa ay ahaayeen laba Boqortooyo oo Aduunka Xiligaas ugu Awooda Roonaa isla markaana waxaa ka Dhaxeeyay Hardan Xaga Awooda... 
Halkudheg:

Dhaqaatiirta da’da yar oo howlo caafimaad u sameeyay barakacayaal kusugan magaalada Muqdisho

Aug 12, 2011
Dhaqaatiirta da’da yar ee SOYDA ayaa maata howlo caafimaad u fidiyay dad badan oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku jira xero ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.   Howlahaan Caafimaad oo isugu jiray Baaris iyo daweyn lacag la’aan ah ayaa maanta ururka dhaqaatiirta da’da yar waxa ay ka sameeyeen xero barakacayaal ah oo ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada... 
Halkudheg:

Booqashada raysal wasaaraha dalka turkiga uu ku imaanayo magaalada Mogadishu

Aug 12, 2011
War baahinta dalka Turkiga ayaa maalmahan sheegayey in raysal wasaaraha dalkaasi turkiga mr Tayyip Erdogan uu doonayo in uu tago Soomaaliya uuna soo booqdo xeryaha dadka abaaraha kasoo barakacay ay degan yihiin. Mr Tayyip Erdogan oo lahadlayey dadwaynaha dalka turkiga ayaa sheegay in dadka turkigu ay isu diyaariyaan sidii in ay yihiin dadka turkigu dadka kaliya ee caawinaya dadka macluushu ay dhibaataysay... 
Halkudheg:

Weriye Amiin Yuusuf Khasaaro oo Sawiro Naxdin leh ka soo qaadey Caruurta ku jirta Isbitaaladda Muqdisho

Aug 12, 2011
Tan iyo markii ay Bilowdeen Dagaaladii Sokeeye ee Soomaaliya kuwoodii ugu xooganaa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho, waxayna Dagaaladaas Galaafteen Kumaan Soomaali ah oo manta God u jiifa aan garaneyn wax ay u dhinteen ama u dhaawacmeen, qaar kalena lixaadkoodii ayey ku waayeen oo waxaa ku arkeysaa Wadooyinka Muqdisho iyadoo uu ka muuqdo raadkii Dagaaladda iyadoo taasi jirto ayaa Caruurtaas  Dagaaladaas... 
Halkudheg:

Deeq ay soo dhiibeen Falastiini​yiinta ku nool Magaalada Oslo -Nowray oo loo qaybiyay barakacaya​asha Abaaraha

Aug 12, 2011
Deeq ay soo dhiibeen Falastiiniyiinta ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa shalay oo Khamiis ahayd loo qaybiyay barkacayaasha abaaraha ee ku sugan deegaanka Maryan-gubay iyo deegaanno ku dhow oo ka tirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose. Kaalmadan oo ahayd lacag gaaraysa $7,000 (Toddoba kun oo Dollarka) ayaa loogu iibiyay barakacayaasha raashin iyo saliid, waxaana deeqdan ka faa’iideystay... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 11aad

Aug 12, 2011
Suurada 27aad Al-Namal: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Namal, si ay u Waarto Xusuustii Mucjizooyinkii la siiyay Nabi Suleymaan taasoo ay ka mid aheyd inuu afgaran jiray wax kasta oo uu Alle Koonka ku Abuuray sida Shimbiraha, Quraanyada oo ah Magaca Suurada Xambaarsan tahay. Sheekada Quraanshada waxey Suuradaan ka Sheegtaa mar uu Nabi Suleymaan Safar ahaa oo ay la Socdeen Ciidamo fara Badan oo... 
Halkudheg:

Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.

Aug 11, 2011
Denmark:Magaalada layiraahdo Randers ayaa waxay deeq soo gaasiisay walaalohooda ku dhibaataysan nawaaxiga Afgooye waxayna wakiisheen ALNAHREYN oo hayad quudisa agoomo. Waxaa loo qaybiyey dad gaaraya ilaa 100 qof sida aaad arkaysaan dadkaasuna dhamaantood waxaa weeye dadkii abaaruhu halakeeyeen.dadkaasina waxay heleen afur inkastoo dhibaatada dalka taali ay weli cakirantahay hadana dadka soomaaliyeed... 
Halkudheg:

War saxaafadeed kasoo baxay shir golaha wasiiradu ay maanta ku yeesheen Muqdisho

Aug 11, 2011
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimodhowr ah oo ay ka mid yihiin:1. Howlaha amniga iyo xasilinta Muqdisho,2. Shirka Wadatashiga ee Soomaalida iyo3. Hay’ada Nile ee waxbarashada dalka Turkiga.Guddiga heer wasiir ee arrimaha amniga iyo xasilinta Muqdisho ayaa laga dhageysteywarbixin... 
Halkudheg:

Soomaalida Ku Nool Gobolka Perth ee Dalka Australia oo Deeq Lacageed soo Gaasiiyey Bukaanadda ku jira Isbitaalada Madiina

Aug 11, 2011
Iyadoo Xawli ay ku socdaan Gargaarka la gaarsiinayo Dadka ay saameeyeen Abaaraha iyo Dagaalada aan dhamaadka lahayn ee ka jira Soomaaliya ayaa  Soomaalida ku noor Gobolka Perth  ee dalka Australia waxay  Deeq Balaaran soo gaarsiiyeeyn dadka ay  abaaraha iyo Dagaalada waxyeeleeyeen waxayna ugu horeyn Deeq lacageed gaarsiiyeen Isbitaalka  Madiina oo ay ku jiraan dhaawacyada ugu badan Isbitaalada... 
Halkudheg:

Markazka Sunni Center ee Magaalada Gothenbourg ee wadanka Sweden oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Barakacayaasha Soomaaliyeed.

Aug 11, 2011
Deeqdani oo ay soo direen Soomaalida ku nool Magaaladda  Gothenbourg ee Dalka Swden gaar ahaan  Masjidka ugu weyn Wadamada SCANDINEVIAN oo la kaashanaya Jamaacadda  ku Tukata Masjidka iyo Markaska Soomaalida ee Xaafadda Hinsingen,ayaa waxay u soo Wakiisheen Xubin ka mid  ah Gudiga Culimada & Ganacsatada Gurmadka Degdega ee Abaaraha . Walaalaha Soomaaliyeed oo iska soo Aruuriyay lacag Gaareeysa... 
Halkudheg:

MUXAADARO:Bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Abuu haashim

Aug 11, 2011
MUXAADARO:Muxaadaradani waxay kadhacday wadanka Danmark Gaar ahaan Magaalada Sadexaad ee wadankaas Odense. Waxayna ku saabsantahay bisha barakaysan ee Ramadaan ilaahay haynaku anfoco.  Read More →
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:10aad

Aug 11, 2011
Suurada 23aad Al-Mu’minuun: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Muminuun si Muslimiinta loo Xasuusiyo Darajooyinka wanaagsan ay ku leeyihiin Janda Fidowsa Dhexdeeda. Suurada waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 118, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Anbiyaa ka dib, waxeyna ku bilaabataa Aayado Xambaarsan Kalimaad Muujinaya liibaanta Mumniinta Maalinta Qiyaame gaarayaan, Juz ahaana waxey kaga Beegan... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay Amb Mahiga iyo wafdi la socday

Aug 10, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Qaramada Midoobey oo uuhoggaaminayey Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM AmbassadorAugistine Mahiga. Sidoo kale kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Ambassador WafulaWamunyinyi oo... 
Halkudheg:

Shirkadda HORMUUD TELCOM oo 2500 oo Qoys Raashin Gargaar ah ugu qaybisey Gobolada Bay iyo Bakool

Aug 10, 2011
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa deeqdii u horeysay ee gar gaar ah sama fal ah gaarsiisay Gobolada Bay iyo Bakool, halkaasoo 2500-qoys ugu qeybisay Raashin isugu jiray Bur, Bariis, Sonkor iyo Saliid, xilli abaaro ba’an ay ka jiraan deegaanada Goboladaas. Iyadoo shirkada ka jawaabeysa qeyla-dhaanta abaaraha iyo baahida deg deg ah ee xilligan ka jirta Gobolada dalka, ayay mar kale... 
Halkudheg:

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Magaalada Muqdisho

Aug 10, 2011
Iyadoo maalmo ka hor Xoogagii Xarakada Al-Shabaab ay ka baxeen Goobo ku yaal Magaalada Muqdisho ayaa dadka qaar waxay ku tilmaameen ka bixtaankaas mid aan wax ka badaleyn Xaaladdii Cakirneyd ee Magaalada Muqdisho ilaa hadda Ma muuqdaan ifafaalo ay dadka ugu soo laabanayaan Guryahoodii qaarkood waxay sheegeen in xaaladda ay haatan taagan Xiligii ay joogeen Ciidamadii Itoobiya. Dad baa damcay inay ku... 
Halkudheg: