Home » Archive Qoraaga
IGAD oo ka mid noqoneysa La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha Tusmeysan
Xukuumadda FKMG ayaa ku dhawaaqday in Ururka IGAD uu ka mid noqonayo La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha tusmeysan.
IGAD waxay ku biireysaa la-guddoomiyeyaashii horay u jiray oo kala ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda FKMG, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga...
Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya oo Lagu Yahay Duullaan
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel.
Admiral Faarax Qare oo ka hadlayey waraaqo ka dhan ahaa badda Soomaaliya ee lagu qaybiyey shirkii saraakiisha ciidamada dalalka Geeska Afrika ee bartamihii September 2011 lagu qabtay magaalada Victoria ee dalka Seychelles iyo...
VIDEO: Wasiirka Kalluumaysiga – Waxaa Waqti go’an loo qabtay in Xadeeyo xuduudaha Badda
Nairobi ayaan kula soo kulanay Hay’ado naga caawinayaa Badda, sidoo kale London waxaan kula soo kulanayo DAAWO
Read More →
Bannaanbixii ugu ballaarnaa oo Soomaali ka cabaneysa sharci la’aan ka dhacay Holland
Boqolaal Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ajaaniibta kale ee ku nool dalka Holland ayaa maanta isugu soo baxay xarunta Dowladda Nederland ee Den Haag, gaar ahaan wadada Malieveld halkaasoo ay ku soo bandhigeen shacuurtooda ku aadan sida ay ugu xun yihiin sharci la’aanta ku heysa dalkani iyo nolosha ay ku nool yihiin oo ah mid cariiri ah.
Dibadbaxani oo ahaa mid si weyn loo soo abaabulay ayaa waxaa...
Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”
Waraysi uu siiyey BBC-da ayuu ku sheegay in shirkii dalka Seychelles lagu soo bandhigay mashruuc meel ka dhac ku ah qaranimada iyo hantida ma guuraanka ee Ummadda Soomaaliyeed ay leedahay.
Sii Akhri
Read More →
Reysal wasaaraha DFKMG Cabdiweli Gaas ayaa yiri: Somaliland waxay noola mid tahay Soomaaliya
Reysal wasaaraha DFKMG oo waraysi siiyey idaacada BBC da isagoo jooga Magaalada New York ayaa waxaa laweydiiyey Rajada uu kaqabo soomaali isukeenideeda wuxuuna kagajawaabey: wax weyn ayaan kaqabanay soomaali isu kenideeda.
Waraysiga waxa uu ku xusay in uu markaan rajo weyn ka qabo isu keenidda Soomaaliya. Isagoo hadalka ku adkeeyey: soomaalidu waxaa moodaa maanta waqti ay isaga dhowdahay oo wax wada...
Prof. Ibbi oo Markii ugu horeysey Difaacay Badda Soomaaliya, Islamarkaasna Dhalliil Kulul u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
200 nautical mile waxaa iska leh dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sharciyeey Dawladdii Maxamed Siyaad Barre (AHN), waxana uu ku sharciyayey in ay tahay Somalia Territorial Waters, ee kuma uu sharciyayn inay tahay Somalia Exclusive Economic Zone (EEZ)…” Prof Ibbi Sii Akhri
Read More →
Ra’isul Wasaaraha DFKMG oo si kulul u beeniyey in Wafdigii Dowladda Federaalka ay ka baxeen khudbaddii Madaxweynaha Iiraan
Iyadoo dhawaan ay qoreen warbaahinta Caalamka in Wafdigii Dowladda Federaalka uga qaybgalayey shirkii Qaramada Midoobey oo uu hogaaminayey Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka C/wali Maxamed Cali Gaas ay ka baxeen khudbaddii Madaxweynaha wadanka Iiraan Maxamud Ahmed Najad ee ku aadaneyd qadiyadda reer Falastiin iyo waliba dhibaatooyinka Mareykanka iyo Yurub ka wadaan qaar ka mid ah Wadamada Adduunka,...
Maxaa ka jira in Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif ay Dowlada Mareykanka Sanadkaan u diiday dal ku galka (Visa) Mareykanka
Labadii sano ee ugu dambeysay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sheekh Shariif Sh eekh Axmed wuxuu ka qaybgalayey shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobey kaas oo lagu qabto xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York, hase yeeshee warar aanu ka helnay Diblomasi ka tirsan Dowladda Federaalka oo magiciisa qariyey ayaa noo sheegay in Madaxweyne Shariif ay Dowladda Marey kanka sanadkaan u diiday...
Wasiirka Kalluumaysiga DFKMG oo Sheegay in Badda Soomaaliya loo samaynayo Xad 19-ka December 2011
Waxaan tegey dalka England, waxaana la soo kulmay khubaro ku shaqo leh xadaynta badda oo hore wasaaradda hawlo ula wadey oo hore loo bilaabay sidii aan ka yeeli lahayn, waxyaabo badan ayaan ka soo wada hadalay sidii wax looga qaban lahaa iyo sidii loo dhamaystiri lahaa hawshaas oo waqtigeedu xadidan yahay, waxyaabo badana meel ayaan isla soo dhignay.”
SII AKHRI
Read More →
Xukuumadda oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka
Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku dhawaaqaydhisitaanka Guddiga Khubarada ee caawin doona diyaarinta Dastuurka Qabyada ah.
Magacyadooda waxay kala yihiin:
1. Dr. Cali Saciid Fiqi
2. Maxamed Sheekh Cusman Jawaari
3. Prof. Axmed Cabbaas Axmed
4. Dr. Shukriya Cabdiraxman Diini
5. Prof. Maxamuud Macallin...
Shiikh Shariif oo la Qorsheynayo in Mudo 5 Sano ah loogu daro Xilka Madaxweyninimada Soomaaliya .
Warar aanu ka helneyno qaar ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka islamarkaana Xiriir la la leh Wadamada Daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxay noo sheegeen in Qaramada Midoobey, Dowladaha Daneeya arrimaha Soomaliya, IGAD, Midowga Yurub iyo Mareykanka ay qorsheynayaan in Madaxweyne Sheekh Shariif oo xiligiisu ku eg yahay bisha Agoosto ee sanadka soo socda loogu darayo 5 sano oo hor...
Shirweynihii Sannadlaha ahaa ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo Dhawaan lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Muqdisho
Waxaa dhawan Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirweynhii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubaada Cagta kasoo Sannadkiiba mar la qabto , waxaana ka soo qaybgaley Masuuliyiin ka tirsan Guddiga Olambikada Soomaaliyeed , Madaxda Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Madaxda Naadiyada , Goboladda , Ururada Ciyaartoyda , Tababarayaasha , Garsoorayaasha, Dhaqaatiirta, Saxaafadda Ciyaartoydii...
Aragtida Dadweynaha iyo Hamiga Cusub ee Qawleystayaasha Badda Soomaaliya 19-ka December
…haddii Badda loo sameeyo sharci cusub waxaa suurtagal noqonaya in la baabi’iyo wixii xadgudub ahaa ee Badda Soomaaliya laga galay…” SII AKHRI…
Read More →
TAARIIKHDU WAA CIBAARO | Qore: Cabdalla Xaaji
Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay(SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid ahaa waa si aynnu uga baydhno waddadii ay qaadeen Fircoon iyo raggii la midka ahaa, isla markaana aynnu u marno dariiqa toosan ee ay ambiyadii innoo jeexeen. Qarni kasta...
Kulan aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirradu maanta yeesheen oo looga hadlay Arrimaha gargaarka, warbixina looga dhegeystay Madaxa hay’adda Maareynta Musiibooyinka
Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlay xaaladda abaarta iyo gaarsiinta gargaarka dadka dhamaan gobolada dalka ee ay ka jiraan abuuraha, waxayna kula kulmeen mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, iyagoo su’aalo ka weydiiyay qaabka ay Hay’addu u waddo qeybinta gargaarka ka imaanaya walaalaha caalamka ee soo gaaraya caasimadda.
Shirkan...
Kulan Balaaran oo dhexmarey Ururka Dhalinyarada SYL ee San Diego iyo Urur ay ku Mideysan yihiin Ardeydii ka soo Qalin Jabisey Jaamacadaha iyo Machaahida
Ururka SYL ee ka dhisan Magaaladda San Diego ee Cariga Mareykanka ayaa Gudoomiyahoodu Cabdi Maalik Cali Bucul waxaa kulan la yeesheey Urur ay ku mideysan yihiin Ardeyda Ka soo Qalin jabisey Jaamacadaha iyo Machaahida Dalka oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SUHA Somali Students of University and Highs institute Association kasoo ka dhacay Xafiiska Ururkaas ee Magaaladda Muqdisho
Isbarasho ka dib...
Sheikh Maxamed Idris oo Digniin ku saabsan Badda Soomaaliyeed u jeediyey DFKMG, Baaqna u diray shacabka Soomaaliyeed
Waxaan Leeyahay Shacabka Soomaaliyeed: Xaq qofkii lahaa daba joogaa ma lumo.. Miyaan la gaarin waqtigii dadka Soomaaliyeed intooda damiirka lihi is raaci lahayd oo qabyaaladda iyo qurunkeeda dhinac iska dhigi lahayd..
Sii Akhri….
Read More →
Admiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”
Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed ayaa si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u gudbiyey…. SII AKHRI
Read More →




