Home » Archive Qoraaga

Shacabka deggan Beledweyne oo dalbaday in Ciidamada Itoobiya laga saaro magaalada

Feb 7, 2012
Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Beled Weyne oo Dawladda KMG ka Codsaday in Ciidamada Itoobiyaanka laga Saaro Magaalada. Waxaa Muddo Bil ah ah laga joogaa Xilligii Ciidamada itoobiyaanku ay soo galeen gudaha Magaalada beled weeyne ee Goblka Hiiraan ayaa waxa isa soo taraya Cabshada ka soo yeereysa Dadka ku dhaqan magaalada Beled Weeyne. Cabdullaahi Cilmi oo ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Beled... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed R.W. DFKMG oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Italy, Kenya iyo Djibouti

Feb 7, 2012
Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Mario Monti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo la soo qaatay Wasiirada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Gaashandhiga iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa kala hadlay... 
Halkudheg:

Shirkii ICG oo lagu soo gabogabeeyey Djibouti

Feb 6, 2012
Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab, waxaa kaloo si gaar ah looga hadlay Shirka London... 

Baarlamanka Somaaliya oo loogu Hanjabey in Cunaqabatayn la Saari doono Haddii Khilaafaadkiisa Xalin Waayo

Feb 6, 2012
Waxaa Dalka Jabuuti weli ka socda Shirkii ICG oo ah Wadamada Daneeya Arrinta Soomaaliya ayaa arrimihii laga hadlay waxaa ka mid ahaa Road Map-ka. Shirkan oo ay ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ku meel Gaarka Soomaaliya, Guddoomiyaha Barlamanka ee xilka laga qaaday, Madaxweynaha Gal Mudug iyo Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa halkaa khudbad ka jeediyay Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka... 
Halkudheg:

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya!

Feb 5, 2012
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur iyo dagaalo ka dhex aloosnaayeen, magacyo kala duwanba haloo yeelee, guntooduna wada aheyd dano shisheeye oo dad maqaarka sare Soomaali ka ahi u fulinayeen, in hadana dagaal Shidaal... 
Halkudheg:

Toogo iyo tab-kac – Maqaal Caydaruus C. Keenadiid

Feb 5, 2012
Astaynta Puntland ma ahayn ban-ka-ood, caadifad iyo laab-la-kac ku timid, balse waxay ahayd baahi, qaddiyad, rabitaan iyo masiir ay bulshadu toogeysatey. Inkastoo ay 13 sano jirsatey bilana uba dheer yihiin, haddana tabargal waa noqon weydey, inay hanaqaaddana lagala caalwaa. Dhammaan, iyadoo aanba la kala soocin maamuladii daadihinta Puntland lagu aaminey waa ku fashilmeen inay tubtii dimoqraaddiyadda,... 
Halkudheg:

Webiga Dhexmara Magaaladda Beled weyne oo Marti u noqdey Meydadka dadkii ku Noolaa Magaaladaas

Feb 5, 2012
Iyadoo dhawaan Magaaladda Beledweyne ay soo galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u badan nkuwaas oo la sheegey in ay Gacan siinayeen Ciidamo ka tirsan Dooxada Shabeele ka dib markii ay halkaa ka saareen Ciidamaddii Xarakadda Alshabaab ayaa wararka ka imaanaya Mgaaladaas waxay sheegayaan in Magaaladda Dadkii degenaa ay soo wajahdey Cabsi iyo argagax tii ugu weyneyd ka dib markii maalin weliba magaaladaas... 
Halkudheg:

Shacabka Muqdisho oo Aragtiyo kala Duwan ka bixiyey Shirka London kuna Tilmaamey Madaxii oo Majo loo Rogey

Feb 5, 2012
Waxaa la filayaa in 23-ka bishan Febraayo 2012 Magaalada London ee dalka Ingiriiska uu ka furmo shir la sheegay in loo qabanayo bulshada Soomaaliyeed, waxaana shirkaasi ka qaybgalaya dadkii saxiixay heshiisyadii Muqdisho iyo Garoowe ee kala ah Dowladda Federaalka oo ay kala matalayeen Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo C/wali Cali Gaas, sidoo kale waxaa ka qaybgalaya Maamulada Puntland,... 
Halkudheg:

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

Feb 5, 2012
“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Oo Wareysi Dheer Oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Siiyey SomaliTalk

Feb 4, 2012
Cabdullaahi Goodax Barre “Cidna Nooma Fikiri-doonto, Annaguna Taas Ayaa Mowqifkeena Ah…” Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo booqasho ku jooga caasimadda dalka Jabuuti, islamarkaana Somalitalk wareysi dhinacyo kala duwan la yeelatey ayaa waxaa uu ka Hadley shir lagu qabanayo 05/02/2012 caasimadda dalka jabuuti, maamul u sameynta magaalada... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo soo gaaray Djibouti

Feb 4, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si uu uga qeybgalo shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG). Halkan kadaawo masawiro dheeri ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lgu wadaa inuu shir-guddoomin doono shirka IC, khudbadna ka jeedin doono furitaanka shirka oo socon doona labo maalmood 5ta iyo 6da February. Sidoo kale waxaa lagu... 
Halkudheg:

Mudaharaad looga soo horjeedo qaadka oo ka dhici doona London ee dalka Ingariiska

Feb 4, 2012
Ogeysiis: Waxaa si sharaf iyo xurmadi ku dheehan tahay loo ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed eek u nool dalkan ingariiska inuu maalinimada Arabacada ee taariikhdu tahay-15/02/2012 u dhici doono mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo qaadka, Kaasoo ka dhici doona kazoo horjeedka aqalka looga taliyo dalkan ingariiska ee loo yaqaano-Number 10 downs street. Hadaba waa fursad mudo dheer la... 
Halkudheg:

London Conference: Somalia’s expectation for self governance disregarded

Feb 4, 2012
February 3, 2012 So far, the consultations for the preparation of the London Conference on Somalia have been described as mere presentations of seven pre-determined themes while the views and suggestions of the Somali participants have been characterized as ambitious, opposing, and non-operational. Sure, the Somali views are diverse, opposing, not filtered or unharmonized but they share the deep desire... 
Halkudheg:

siyaasada turkiga ee somalia

Feb 4, 2012
dalka turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya yurub iyo asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa syria ciraaq iyo iran halka wadamo kale dhinaca waqooyiga kala wadaago xuduud sida greece iyo armenia iyo wadamo kale turkey waa wadan lagu qiyaaso dadkiisa ilaa 80 milyan. waana wadan muslim sunni ah turkigu waxuu leeyahay dhaqaale xoogan oo waliba hada si xowli... 
Halkudheg:

UUR DOOX Qaybta 5-aad: Mid baa gacanta taagay waxaa la waydiiyay wuxuu rabo, wuxuu yidhi waan soo tukanayaa, waxaa la yidhi ma jirto?

Feb 3, 2012
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn halka uu ka imanayo anigoo filaya in Allaha caadilka ah uu ka imanayo xaggiisa, kaasoo I leh “horray u soco wad qoraalada” Sidaan horay u sheegay ujeeddooyinka qoraalladan waxaa kamid ahaa in la ogaado... 
Halkudheg:

War hits Kenya’s bid to expand waters

Feb 3, 2012
Kenya is currently listed number 35 in the UN Commission on Limits of the Continental Shelf list. The commission has only looked at applications of only 15 applicants. But sources say Kenya could overtake some earlier applicants who still have border disputes with their neighbours. The lack of a boundary agreement between Kenya and Somalia and the continuing instability in the latter country is likely... 
Halkudheg:

WAA-WAREYDA WADNAHA

Feb 3, 2012
  Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidic. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay ahayd mid kooban. Aqoonta... 
Halkudheg:

Dawladda Kiinya oo sheegtey in Hawl Galka Ciidamada AMISOM ku Biirineyso 4600 oo Askari

Feb 2, 2012
Wasiiru Dibadeedka Xukuumadda Nairobi Mosas Watngula ayaa markii u horeeyay ka hadlay Dagaalka Ciidamadoodu ay ku galeen Dalka Soomaaliya.Mr. Watanguula ayaa sheegey in Dagaalka ay ku galeen Ciidamadooda Dalka Soomaaliya uu ahaa mid lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee dalka Kiinya oo sida uu sheegay Caqabado ay kala soo gudboonaadeen Dhaq Dhaqaaqa Shabaab ee ka Dagaalama Gudaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada

Feb 2, 2012
Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise oo looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah, arrimaha gobollada, siyaasadda guud ee isboortiska dalka, sharciyeynta shirkadaha gaarka ah ee amniga iyo xaaladda uu ku sugan yahay suuqii Xamarweyne ee gubtay. Ugu... 
Halkudheg:

Dowladda Soomaaliyeed Waa inay la Heshiisaa Urur-ka Al-shabaab

Feb 2, 2012
Waxaa laga yaabaa marka kalmadaas la yiraahdo inay u muuqanayso arin si kale u dhisan ama falsagaysan amaba dadka qaar ay u tarjuman karaan aragti ku xiran shabaab, ama u dhow inay wax la qabanayso, sida ay u haystaan ama ay aamini karaan Soomaali badan ama Ajaanib fara badan intuba. Inkastoo ay taasi jiri karto, haddana wax dhici karo maaha in wax kastaba sida laga aaminsan yahay uun u ekaadaan, ee... 
Halkudheg: ,

“SSC” is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together

Feb 2, 2012
Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland—one of the most homogeneous regions of Africa—into British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, Ethiopian Somaliland (the Ogaden), and the Northern Frontier District (NFD) of British... 

Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil

Feb 2, 2012
Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama ahan, Puntland kuwa haddeer dhegta ugu sheegayo waxaad gaarteen heer aduunka idinla mucaamilo saaxib lama ahan, Bakool, Bay, Beladweyne ,Bu’aale ,Baardheere iyo Buurdhuubo kuwa dabaabadaha ku soo... 
Halkudheg:

Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Magaaladda Beled weyne oo dad Rayid oo ay ku jiraan Ardey ku laayey Magaaladaas

Feb 1, 2012
Magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaa ku sugan ay Maanta Feb 1, 2012 Siddeed Ruux ku Dileen Xaafadda Nuur Xawaad ee Magaalada Beled Weeyne. Mashaqadan xasuuq ah ayaa timi ka gadaal markii Kolonyo Baabuur ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiyaanka lagu Weeraray Bambooyinka gacanta laga Tuuro iyo Miino Dhulka loogu Aasay.... 
Halkudheg: ,

Dowladaha Talyaaniga iyo Masar oo Dadaal ugu jira sidii ay u Fashilin lahaayeen Shirka Soomaalida ka dhacaya 23-ka bishan Magaalada London.

Feb 1, 2012
waxaa la filayaa 23-ka bishan Magaalada London lagu qabto shir loogu yeeray dib heshiisiin, waxaana la filayaa in loo qabto qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana shirkaani qabanqaabadiisa wada Dowladda Ingiriiska oo horey u sheegtay in ay dooneyso in ay wax ka qabato xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, Burcad Badeeda iyo wax ay ugu yeertay la dagaalanka kooxaha Argagixisada, hase yeeshee... 
Halkudheg:

Dowladda Kenya oo u Codsatey Amisom Diyaarado Dagaal si loogu Duqeeyo Deegaano ka tirsan Soomaaliya

Feb 1, 2012
Yuusuf xaaji oo ah Wasiirka Gaashaan Dhigga ee Dalka Kiinya iminka ka qayb galaya Shirka Midowga Afrika ee Magaalada Addis ababa ayaa ka hadlay arrinta Soomaaliya.Wasiirka ayaa ka war bixiyay Duulaankii Ciidamada Kiinya ay ku galeen Gudaha Dalka Soomaaliya kaasoo uu sheegey inuu ahaa mid loo baahnaa in Kiinya ay ku tallaabsato. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa raaciyay in Ciidamada Kiinya... 
Halkudheg: