Home » Archive Qoraaga
Jaaliayadda Soomaaliyeed Ee Wadanka Austria (Vienna-Yurub) Oo Guddi Cusub Doortay
Xaflad xilwareejin ah oo ay ka soo qayb galeen wax garadka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Austria si wanaagsanna loo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday caasimadda wadanka ee Vienna.
Gudigan cusub ee jaaliyadda oo iyagu xilka hayndoona labada sanadood ee socda ayaa waxa ay kala wareegeen xilkan gudigii hore oo iyagu xilka soo hayey muddo shan sanadood ah, waxaana Gudoomiye Loo doortay C/shakuur...
Gabay: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”
Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay u tiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaas oo magaciisu ahaa “Duni”, ayuu abwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaanka ka mid ahaa:
Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye
Mowloow mar noolee dalkaan waan muraal...
Madaxweynaha DFKMG Shariif oo Sheegay in uu soo Xirmey Al-Baabkii Wada hadal lala galo Xarakada Alshabaab ka dib markii ay ku Biireen Al-Qaacida
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dawaan la hadlayay Boqolaal Dad ah oo isugu soo baxay Degmada Wadajir kulan loogu magac daray is dhax galka Bulshada ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay maalinimadii shalay ku sheegey in Xukuumaddiisu ay ka guulaysatay dagaalkii ay kula jirtay Xarakada Shabaab.
Madaxweynaha oo khudbaddiisu dhinacyo badan taabanaysey ayaa ugu horeynba sheegey in muddo...
Xubin ka tirsaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Sheegey in Muddo 24 Saac Gudahooda ay kaga jawaabi doonaan Dil Cidamada Amisom u Geysteen nin Madax looga jirey
Xildhibaan Xasan Isaaq Gees Cadde oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay qaar ka mid ah war baahinta ayaa si caro leh uga jawaabay Dil Gaadiidka Ciidamada AMISOM ay Shalay ugu Gayteen Km 4 Wiil Dhallinyara ah oo la sheegey in madax looga jiray.Dilkan wiilka Dhallinyarada ah ayaa yimid ka gadaal markii Kolanya gaadiidka Ciidamada AMISOM ah oo Galbinayay Madaxweyne...
Soomaalida Holland oo kaalinta koowaad ka gashay dadka ugu liida xagga waxbarashada iyo horumar la’aanta.
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka sameeyeen dadka qaxootiga ah ee u dhashay dalalka Ciraaq, Iiraan, Afghanistaan & Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Amsterdam.
Shirkani oo ay kasoo qeybgaleen ururada Soomaalida ee ka dhisan Holland, waxaana...
Shirka London:One Day Workshop
Nin Gurigiisa jiifay ayaa nin ay saaxiibo ku noqdeen arrimaha siyaasadda Taleefan u soo diray kadibna wuxuu ku yiri “Saaxiib ma ku soo gaartay Warqaddii Caasuumadda ee ka qaybgalka Siminaarka”. ninkii ayaa ugu jawaabey “Maya saaxiib ima soo gaarin, laakin waxaan ku weydiiyey muxuu yahay siminaarka”, wuxuu ugu jawaaby “Ma maqlin miyaa in Dowladda Ingiriiska ay qabaneyso...
Xildhibaanada Taageersan Madoobe Nuunow oo Muddo laba Cisho ah u qabtey in uu Baarlamaanka ku Horyimaado Madaxweyne Shiikh Shariif .
Xildhibaanada Baarlamanka ee ka soo hor jeeda Guddoomiyanimada Shariif xasan ayaa Kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho,kaasoo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha ay doorteen Xildhibaanadan Madoobe Nuunoow ayaa si gaar ah waxa ay xildhibaanadu uga hadlayeen Doorka Madaxweynaha Dawladda Fgederaalka Soomaaliya uu ka taagan yahay Khilaafka ka dhaxeeya Xildhibaanada...
Warsaxaafadeed Mowqifka Dowladda DFKMG ee ku aaddan ku biiritaanka Al-shabaab ee Ururuka Al-qaacida
Dowladda Soomaaliya waxay soo saareysaa war saxaafadeedkan ayadoo ka jawaabeysa wararkii ka soo baxay 9-kii bishaan febaraayo 2012 ee hogaamiyaha Al-Qaacida Ayman Al-Dawahiri iyo Horjoogaha kooxdii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane laguna baahiyay baraha Internet-ka ee ahaa in Al-shabaab si rasmi ah ugu biirtay Ururka argagaxisadda ah ee Al-Qaacida.
Dowladda Soomaaliya marnaba shaki ugama jirin in ururka...
Xildhibaan Cumar Islow oo Xukuumadda ku Eedeeyay in ay Waddo Olole ay ku BurBurinayso Baarlamaanka.
Xildhibaan Cumar Isloow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa Eedeyn kulul u soo jeediyay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xildhibaan Islow ayaa sheegey in ay ka war heleen Cabashooyin dhowr ah oo xukuumaddu ay ka gudbiey Baarlamaanka iyadoona sheegtay in ay Shaqooyinkii ay qaban lahaayeen ay Curiyaamiyeen Baarlamanka isla markaana aysan garanayn qaab ay u shaqeeyaan...
Qaar ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed oo Shirka Ingiriiska ku tilmaamay Barnaamijkii Radio Muqdisho ka bixiyey jiray ee Dhageyso oo ku Dhaqan
Waxaa la filayaa 23-ka bisha Feb 2012 in Magaalada London uu ka furmo shir ay Dowladda Ingiriisku ugu magacadartay shirka dib u heshiisinta Soomaaliyeed, kaas oo ay ka qaybgalayaan maamulada Somaliland, Puntland, Dowladda Federaalka, Ahlusunna, Galmudug iyo xubno kale oo lagu casuumay, sidoo kale waxaa ka qaybgali doona xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, Madaxweynaha Faransiiska, Ra’isul Wasaaraha...
Dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka oo Walaac weyn ka Muujiyey ku Biiritaanka Xarakada Alshabaab ee Al-Qaacida.
Iyadoo Ururka Al-Qaacida gaar ahaan hogaamiyahooda Ayman Adawahiri uu shaaca ka qaadey in Xarakada Alshabaab ay ku soo biireen Urur Weynaha Alqaacida, sidoo kale Ururka Allshabaab hogaamiyahooda Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa isna dhiniciisa ka xaqiijiyey ku biiritaanka xarakada Alshabaab ee ururka Alqaacida iyadoo taasi jirto ayaa wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska waxay walaac weyn ka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow oo Go’aan Adag ka soo saaray Shirka London iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo Qaadacay Shirkaas
Nidaamka Xukuumadeed ee hadda ka jira Soomaaliya waxaa si ula kac aha waxaa ugu xad gudbay Guddoomiyahii xilka laga qaaday iyo Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG), UNPOS: sidaas waxaa qoray Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow Maxamed Sii Akhri
Read More →
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo maanta booqday dhaawacyada Qaraxii Baar Fatxi
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaal Madiino kuwaasoo ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay labo cisho ka hor Baar Fatxi.
Wasiirada ku wehliyay Ra’iisul Wasaaraha booqashadiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Caafimaadka Dr. C/casiis Sheekh Yuusuf, Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdulqaadir...
VIDEO: UK’s Somalia conference: Somalia diaspora discuss issues with UK Minister for Africa and Africa Director
Somalia diaspora discuss issues that concern them, with Henry Bellingham MP, Minister for Africa, and Tim Hitchens, Africa Director, Foreign and Commonwealth Office, in preparation for the UK’s Somalia conference.
Recorded live steam at Chatham House on 8 February 2012
Halkan ka daawo
Read More →
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XX-aad
Weerarkii uu Jarmalku ku qabsaday Poland wuxuu ku magacaabay Ololihii Sebtember (September Campaign). Waxaa ka qeyb-qaatay ciidan tiradiisu dhan yahay 1,500,000 oo ay weheliyaan 2,750 oo taangi iyo 2,315 oo dayuuradood. Markii uu weerarkaas bilowdey, qiyaastii laba toddobaad kadib (17/ 9- 1939-kii), waxaa dhanka bari ka soo weeraray dalka Poland ciidankii casaa (The Red Army) ee Midowga Soofyeeti,...
Far iyo Suul State
Wax walba waxay ku wanaagsan yihiin in ay ahaadaan ama u wada shaqeeyaan si midnimo guud, taa haddii la waayana waxaa imaanaya tafaraaruq, baaba’ iyo is eedeyn, dhibaatadaasi midnimo la’aanta keentay waxay noqneysaa mid aan waligeed joogsan, Allah ayaa horey noogu sheegay qur’aankiisa “Xarigayga qabsada idinkoo Wadajira, Tafaaraaruqana iska ilaaliya”, taasi dadka Soomaaliyeed...
Kenya iyo Itoobiya oo Dowladda Ingiriiska ka codsaday in ay Gacan ku yeeshaan Shirka la filayo in uu ka Dhaco London
Iyadoo maalmo kooban ay ka harsan tahay qabashada shirka Magaalada London ayaa haddana dowldaha Kenya iyo Itoobiya waxay qoraalo u direen Dowladda Ingiriiska oo ay ku sheegeen in ay doonayaan in ay qayb libaax ku yeesheen shirkaasi lagu wado in uu ka dhaco Magaalada London maddaama ay yihiin labo dowladood oo deris la ah Soomaaliya.
Waxaa la filayaa in Magaalada London ay dhawaan gaaraan mas’uuliyiin...
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada DFKMG.
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda.
Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Talyaaniga, Kenya...
Ururka Midowga Yurub oo ku Hanjabay in ay Joojinayaan Dhaqaalaha ay siiyaan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya
Ergeyga Midowga Yusub oo dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa ka war bixiyay Xaaladda Soomaaliya uu ku soo arkay mudadii uu booqanayay magaalada Muqdisho iyo kulamadii uu la yeeshey Madaxda Sare ee Dowladda .
Alexander Randos oo ah Ergayga Midowga yurub ee Geeska Afrika oo la hadlayay wakaaladaha wararka ee Caalamka xilli uu ku sugnaa Magaalada Nayroobi ayaa sheegey in Somaaliya dhinaca...
Hayadaha HARO iyo WAMY oo Weli wada Gargaarkii ay Gaarsiinayeen Dadka Barakacayaasha ah
Iyadoo weli ay ka sii socdaan Muqdisho iyo qaar ka mid Gobolada Soomaaliya Gargaarka la gaarsiinayo Dadka Barakacayaasha ah ayaa Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) iyo Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa gargaar noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo kun nool Degmada Xamar Jajbab kuna jira Laba Kaam
Laba Xero Barkacayaal ay ku jiraan oo lagu...
Xukuumadda DFKMG oo cambaareysay weerar qarax ahaa oo ka dhacay Muqdisho
Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay
weerar uu qof naftii-hallige ah uu u adeegsaday gaari yar oo ay ka
buuxeen waxyaabaha qarxa. Weerarkaas waxaa ku geeriyooday 13 qof oo
rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen 11 kale oo joogay goobo ganacsi oo
ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.
Dadka ay wax gaareen waxay u badnaayeen shacab isugu jira
tima-jarayaal, taksilayaal, adeegayaal maqaayadda...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
Ra’iisul...
Kulan Dhexmarey Odoyaasha Magaaladda Beledweyne iyo Ciidamada Itoobiya oo Fashil ku dhamaadey ka dib..
Iyadoo weli Magaaladda Beled weyne ee Gobolka Hiraan ay Ciidamadda Itoobiya Ku hayaan Bandow aan hore loogu arag Magaaladaas ayaa haddana wararka ka imaanaya Magaaladaas waxay sheegayaan in Ciidamadda Itoobiya ay Shuruud ku xireen ka qaadista Bandowga Magaaladaas waxaana hadalkaan ka saoo yeerey Ciidamadda Itoobiya uu shaaca ka qaadey Sarkaal la Hadley Warbaahinta Magaaladda Beled weyne ka dib markii...
Jerry Rowling oo Dhexdhexadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee khilaafka u Dhaxeeyo
Jerry Rowling ayaa dhexdhexaadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka oo muddooyinkaa uu u dhaxeeyey muran muddo soo jiitamayey kaasoo ka dhashey markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan Shiikh Aadan oo isna ku tilmaamey mid Sharcidaro ah oo Xadgudubna ku ah heshiiskii Kambala
Jerry Rowling oo ah ergeyga gaarka ah ee Midowga afrika una dhashey Wadanka...
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad
Qormadii hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta.
Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;
Caalim...




