Home » Archive Maalinta November 15th, 2014

Doorkii dhalinta Soomaaliyeed meeday’ yaanse sugaynaa!!?

Nov 15, 2014
Waxaa qoray Cabdinuur Faarax Maxamuud Email- guuleed72@hotmail.com Maalin dhawayd waxaan dhagaystay Siyaasi Soomaaliyeed wuxuu waraysi sinayaa Idaacad wuxuu yiri dagaal ayaa nalku soo qaaday laakiin difaac ayaan ku jiray waxaana ka dilay kuwii na soo weeraray 75, ogow wa dhalin yaro kuwaase.. isla markiiba waxaan Website) ka akhriyey Siyaasi kale oo yiri Ninka sheeganaya inuu 75 naga dilay waa beentii... 

Xaalada Siyaasada Soomaaliya oo Meel Xun Mareysa ka dib markii mar Labaad oo Fashil ku dhamaadey Kulankii Baarlamaanka.

Nov 15, 2014
Kunakii Baarlamaanka oo markale Buuq ku dhammaaday…. iyo Shabakada ABC NEWS oo qortay in maraykanku jarayo gebi ahaan mucaawinada uu siiyo Soomaaliya haddii aan… Iyadoo Maanta loo madalsanaa Kulankii Baarlamaanka si looga doodo Mooshin ay soo Gudbiyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka kaasoo ku aadan Raiisul Wasaarahada Soomaaliya, hase yeeshee markii Gudoonka Baarlamaanka uu... 

ONLF oo dagaalo cul-culus ku qaaday Ciidanka Ethiopia

Nov 15, 2014
Warar lagu shaaciyay Warbaahinta taageerta Ururka ONLF ayaa lagu qoray dagaalo cul-culus oo ay Jabhadda ONLF ee dagaalka kula jirta xukuumada Ethiopia. Warbaahinta Qorahay Media ayaa qortay dagaalo qorshaysay oo ay ONLF ku qaaday meelo kamid ah dhulka Ogaadeenya dagaaladaas oo isugu jira Mir, Dhabagal, & Weerar ku qadaan Ciidama wadoonka. 13/11/14 Waxay Ciidamada ONLF weerarro saf balaadhan ah... 

Halgan.net oo labaraalriyey laguna kordhiyey qayb cusub (Radio Halgan)

Nov 15, 2014
Maamulka Shabakadda Wararka Halgan.net waxay ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed in ay hawada soo galisay Mareeg cusub oo Islaami ah oo la yiraahdo www.Radio Halgan.net Eeg Halkan waxaana si gaar ah loogu keydin doonaa Mareegta cusub Duruusta ,Nadwooyinka ,Muxaadaraadka iyo tawjiihaadka culumada Soomaaliyeed, Mareegta ayaa waxaad ka heli doontaa hadii alle idmo duruustii iyo muxaadaraadka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...