Home » Archive Maalinta October 15th, 2014

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska

Oct 15, 2014
Paris: October 15, 2014- Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande, ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Labada Madaxweyne waxay ka wadahadleen iskaashiga labada Jamhuuriyadood ee Soomaaliya iyo Faransiiska ee dhinacyada difaaca, ammaanka iyo horumarinta. Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu ka... 
Halkudheg:

Golaha Imaamyada ee W/Ameerika oo Gurmad lacageed oo Gaaraya $50,000 u diray Gobalka Gedo

Oct 15, 2014
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay Masaajidka Wayn ee Abubakar As-ssadique Ee magaalada Minneapolis,Munaasabadaas oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Iimaamyada ee Waqooyiga Ameerika ayna ka soo qayb galeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Maraakista Majliska,culumo iyo Martisharaf kale oo faro badan,ayaa Goluhu wuxuu ku wareejiyey Hay’adda Samafalka Ee HARO,Lacag gaarayso... 
Halkudheg:

Dhagayso: Xukuumadda oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Hiiraan

Oct 15, 2014
Muqdisho, 15, October, 2014….Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi heer Wasiirro ah u magacowday Colaadaha iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan, waxana ay Xukuumaddu ugu baaqday kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka oo ay wadahadal ku xalliyaan khilaafkooda. Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Oct 15, 2014
Somalitalk  15-10-2014   Ergeyga QaramadaMidobay oo Golaha Ammaanka uga war bixiyay xaaladda Somaliya islamarkaana Walaac ka muujiye Khilaafka Madaxda Dowladda. Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka qayb galay shirkii Golaha ammaanka QaramadaMidoobay shalay ay ku yeesheen New-york oo golaha ammaanka ayaa ka war bixiyay Xaaladda Soomaaliya. Nicolas Key Ergeyga ayaa ugu horeynba ka hadlay... 

Jawaab; Maqaalka Godobaynta Garashada ee Ibraahim Hawd.

Oct 15, 2014
Qoraaga maqaalka “godobaynta garashada” ee Ibraahin Yuusuf Axmed, wuxuu ka mid yahay qorayaasha Soomaaliyeed ee aan akhriyo isla markaana xiiseeyo qoraaladooda. Sababtu waxay tahay,farshaxanimada qoraalkiisa afsoomaaliga oo aad u heer sareeya. Hase yeeshee, maqaalkan godobaynta garashada oo aan filayo in qoraagu mar hore qoray, laakiinse aan hadda ka daalacday qaar ka mid ah wargeysyadda ka soo... 

NIcholas Kay: Briefing to the UN Security Council (As Delivered) – 14 October 2014

Oct 15, 2014
Madam President Thank you for the opportunity to brief the Council. I am particularly pleased to be doing so alongside the new Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission and Head of the African Union Mission in Somalia, Dr. Maman S. Sidikou. When I briefed you in July I focused on the threat posed by Al Shabaab. Since then I am pleased to report that Al Shabaab has... 

Ogaden Fossil Fuel Will Not Be Exploited Without the Consent of the Ogaden People through a Genuine Representative Government

Oct 15, 2014
ONLF is aware that a Chinese group and the Ethiopian regime are attempting to start exploiting Oil and Gas Resources in Ogaden at Jeexdin Gas fields, without the consent of the Ogaden people. Since the Ethiopian Army does not exercise full control of the Ogaden and ONLF is determined and can defend the Ogaden people’s resources and land, depending on the protection of the Ethiopian army is at best... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...