Home » Archive Maalinta December 27th, 2013

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed oo tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Dayniile

Dec 27, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee maanta ku geeriyooday qarax ay kooxo dhagar qabayaal ahi ka geysteen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. “Waa... 

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Xasan “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo xaliyo South Sudan.”

Dec 27, 2013
Nairobi, 27 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa yiri “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo xaliyo South Sudan.” Shirka madaxda IGAD oo lagu soo gabogabeeyey xarunta madaxtooyada ee Nairobi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha... 

Dhowr Idaacadood oo sheegay in aysan ka mid ahayn Urur la sheegay in ay ku Midaysan yihiin Milkiilayaasha Warbaahinta Madaxa-Banaan ee Soomaaliyeed.

Dec 27, 2013
Wa-Ssaxaafadeedkan ayaa waxaa lagu yiri “Anaga oo ah Idaacaddaha hoos ku saxiixan waxaan si cad u beeninaynaa in aanan ka mid nahay Ururka lagu sheegay in ay ku Midaysan yihiin Milkiilayaasha Warbaahinta Madaxa banaan ee Soomaaliyeed” “Sidoo kale haddii aan nahay Idaacadahan waxaan ku faraxsanahay soona dhowaynaa cidkasta oo sameysata urur ay ku Midaysanyihiin, balse waxa muhiim ah... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...