Home » Archive Maalinta October 24th, 2011

QADAAFI : ADUUN IQATAL

Oct 24, 2011
Cidina kuma fikirayn in uu sidan oo kale udhimanayo, taladiisu waxay u egtahay tii Aadan galaydh oo kale. Aadan galaydh oo ahaa nin caan ku ah, hanti iyo wiilal fara badan, kuna noolaan jiray Waqooyiga Soomaliya ayaa inankiisu dilay nin ay tol yihiiin, arintu waxay socotaba waxay duqowdii isla garteen, in mag laga bixiyo ninkaa ladilay, oo waliba tolka Aadan Galaydh ay 99 halaad keenaan, hasha kahartay... 

Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya

Oct 24, 2011
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Dowladda Kenya uga Digay in ay Faragelin ku sameyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya isla markaana wuxuu u soo jeediyey in ay Qiimeyso Dareenka Shacabka Soomaaliyeed Hadalkii uu arrintas ka yiri Sheikh Shariif Ka dhegeyso boggan.. RIIX Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta booqday furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan deegaano ku dhow dhow... 
Halkudheg: ,

Xukuumadda DFKMG oo tacsi u dirtay Turkiga.

Oct 24, 2011
Xukuumadda Federaalka KMG ah ayaa u dirtay tacsi Xukuumadda iyo Shacabka Turkiga kaddib markii dhul-gariir xooggani uu ku dhuftay koonfur-bari dalkaas shalay oo Axad ahayd. “Xukuumadda Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Xukuumadda iyo Shacabka Turkiga, gaar ahaan qoysaskii ay dhibaatadu ka soo gaartay, waxaana xaqiijineynaa inaan garab taagannahay waqtigan murugada badan,” ayuu yiri... 
Halkudheg:

Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar furay….

Oct 24, 2011
Warsaxaafadeed: Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar u furay umulisooyin Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka, Mudane Faysal Xuseen Daahir ayaamaanta furay siminaar soconaya muddo 30 cisho ah oo ay ka qeybgalayaan illaa 30umulisooyin ah oo ka kala yimid gobollada dalka. Tallabaadan ayaa loogutalogalay in sare loogu qaado caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ee dalkaSoomaaliya, waxaana maalgelinaya... 
Halkudheg:

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/ EAC Political Initiative

Oct 24, 2011
October 24, 2011 The ongoing illegal Kenyan military invasion of Somalia, which has left experts on East Africa region with many questions about motive, timing and objectives, crystallizes the Regional Political Initiative (RPI) of the Inter-Governmental Authority on Development and East African Community (IGAD/EAC) on Somalia. Important members of IGAD/EAC are Ethiopia, Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi,... 
Halkudheg: ,

Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo Maraakiibta Dagaalka France oo duqeeyey magaalada Muday.

Oct 24, 2011
Kenya oo Xaqiijisay in ay diyaarado ku weerartay Soomaaliya …”Weerarkii lagu qaaday magaalada Buur-gaabo waxaa ku dhintay 44 qof, waxaana ku dhaawacmay 63 qof…” NT “Waxaa la xaqiijiyey in Kismaayo hawada laga duqeeyey, laakiin ciidankaanaga ma ahaynee waxaa duqqeeyey jaalyagaya”, sidaas waxaa xaqiijiyey afhayeenka Militariga Kenya, Maj. Chirchir , sida uu qoray … Sii... 
Halkudheg:

QORAALLADII QUMRAAN

Oct 24, 2011
Qumraan waxaa lagu magacaabaa dhul-dhagaxeed ku yaal xeebta galbeed ee badda meydka ah (Dead Sea) bariga dalka Jordan. Dhulkaasi oo ah dhul qarar badan leh ayaa wuxuu 8 km. u jiraa degmada Ariixa (Jericho) ee dalka Falastiin kaga taal daanta galbeed ee webiga Jordan. Waxaa halkaas ku dhaqan qabaa’il lagu magacaabo Al-Tacaamir ee carabta badowda ah. Degaanku maahayn mid la yiqiin muddadii ka-horeysey... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...