Home » Archive Maalinta August 16th, 2011

Kulan u furmey Puntland iyo waxgaradka Mudug

Aug 16, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa sheegay: Kulankan  ka furmey xarunta Madaxtoyada Puntland ayaa waxa ka qayb galey Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ,Ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire,Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo qaar ka tiran golaha wasiirada,  sidoo kale waxaa ka qaybqaadanayey kulankaasi waxgaradka Gobolka Mudug oo kor u dhaafaya... 
Halkudheg:

Soomaalida ku nool Magaaladda Perth ee Dalka Australia oo Markii Shanaad Muqdisho ka qaybiyey Deeqo Gargaar ah.

Aug 16, 2011
Deeqdaan waa Deeqdii  Shanaad ee aan ka qaybino Magaalada Muqdisho , waxaan hore ugu soo qaybiney Isbitaalada Madiina, Banaadir, Martiini, Kaamka Ambasadoor iyo midkaan maanta aan dul taaganahay ee Digfeer , wuxuuna  gargaarkeenna uu isugu jirey Raashin kala duwan,Caano  iyo lacago Kaash ah” Sidaa waxaa yiri Axmed Daahir Cabdulaahi Cali iyo Xasan Shiikh Axmed oo ah laba Xubnood oo Soomaalida... 
Halkudheg:

Warbixin dheer oo ku saabsan Booqashiidii Madaxweyne Ismaaciil

Aug 16, 2011
Waxaa Booqasho lama filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan. Ismaaciil... 
Halkudheg:

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Booqasho lama Filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdsiho

Aug 16, 2011
Waa Goor dhow Garoonka Diyaaeadaha ee Magaaladda Muqdisho soo gaarey Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar GeEle waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweyanah Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ismaaciil Cumar Geella ayaa waxaa uu u yimid Soomaaliya si uu ugu eegi lahaa Xaaladda Dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Sideen U Fahamnaa Quraanka? Q: 14aad

Aug 16, 2011
Suurada 43aad Az-Zukhruf: Suuradaan waxaa Loogu Magac daray Az-Zukhruf oo Macnaheedu yahay (Dhaldhalaal) maadama ay Suurada Aduunyada iyo Raaxada Dhax taala ku Shabahday Dhaldhalaal Been ah oo lagu Dagmo. Suurada Makiyah marka laga Reebo Aayada 54aad, Ayadaheeduna waa 88 Ayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Fussilat ka Dib, Juz ahaana waxa ay ku Beegan tahay Bartamaha Juzka 25aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...