Home » Archive Maalinta July 31st, 2011

Ururka Samafalka HIRDA oo iskuul Waxbarasho oo ku yaala Magaalada Kismaayo ku kordhiyey dhismayaal Cusub

Jul 31, 2011
Ururka Samafalka Wadaniga ah ee HRDA ayaa gudaha Magaalada Kismaayo waxaa uu ku soo gabagabeeyey Howl Mashruuc balaaran oo dhismayayaal cusub loogu kordhinayey Mid ka mid ah iskuulkan  Waxbarashada ee ku yaala Magaalada Kismaayo,Iskuulkaasi  oo lagu Magacaabo Maxamed Jaamac Primary and Secondary School oo ay hadda wax ka bartaan ardey tiradoodu ay gaareyso ilaa 500 oo ardey oo isugu jira Wiilal... 
Halkudheg:

Fariinta Bisha Barakeysan ee Soonka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Sanadka 1432 Hijra.

Jul 31, 2011
  Ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Caalamka waxaan u dirayaa Hambalyo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadanka oo ah bil fadli gaar ah u leh muslimiinta oo ay gudanayaan waajibaadka diiniga ah. Bisha barakeysan ee Ramadan oo caawa dhalatay waxaa waajib nagu wada ah inaan ku faraxno oo aan si kal iyo laab ah u soo dhoweyno.Bishan barakeysan ee Ramadan waa bishii Quraanka Kariimka ah uu soo... 
Halkudheg:

Shacabka muqdisho oo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.

Jul 31, 2011
Waxa la filayaa in maalinta Berri ah haddii Eebbe Idmo ay dhalato Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan oo ah bil ay ka buuxaan Khayr fara badan , waxayna Bishaan ay ku soo beegantey Xilli ay dalka ka jiraan Abaaro saameeysey dad iyo duunyo iyadoo taasi ay jirto ayaa dadka soomaaliyeed waxay Saddexdii maalmood ay ku jireen diyaargarow ku aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan  Waxaa la arkayaa Suuqyada laga... 
Halkudheg:

Gudiga Gurmadka Abaaraha Soomaaliyeed ee Dalka Norwey oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha

Jul 31, 2011
Deeq gargaar biniaadanimo ah oo ay soo aruuriyeen gudiga gurmadka abaaraha Soomaaliyeed ee dalka Norwey ayaa maanta la gaarsiiyay dadka ay abaaruhu soo sal kiciyeen ee ku jira xerada Aala-Yaasir ee gobolka Shabeelaha Hoose. Deeqdan oo isugu jirtey Bariis, Saliid, Caano-Boore iyo timir ayaa waxaa la gaarsiiyay qoysas gaaraya ilaa 1000 kana soo barokacay gobolda koonfureed ee dalka soomaaliya halkaasoo... 
Halkudheg:

Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Eng. Maxbuub oo shir jaraa,id qabtay

Jul 31, 2011
waad ku mahadsantihiin imaatinkaad noogu timaadeen xarunta IGAD, waxaan rabaa inaan war idinka siino gobolkanaga irimaha kataagan sida  abaaraha aadka uxun ee kadhacay Africa sida Kenya,Itoobiya,Jabuuti,Uganda,iyo soomaliya. maxbuub waxbadan ayuukahadlay oo ay kamid yihii oktoobartii lasoo dhaafay inay ogaadeen in abaari soo socoto IGAD na waxay leedahay qayb hawada lasocota oo arintaa sheegtay. wuxuu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...