Home » Archive Maalinta June 28th, 2011

Raiisul Wasaaraha Cusub ee DFKMG oo Codka Kalsoonicda Aqlabiyad aad u weyn kaga heley Golaha Baarlamaanka

Jun 28, 2011
23 kii Bishaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo Hore Dowladii Farmaajo uga ahaa Raiisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, waxaa Raiisul Wasaaraha Cusub soo dhaweeyey Qaybaha kala duwan Bulshada wuxuuna Madaxweyanaha DFKMG uu Xiligaa sheegey in Raiisul Wsaaraha... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Magacaaban oo loo gudbinayo sidii uu wax uga qaban lahaa xuduudda Badda Soomaaliya

Jun 28, 2011
Ra’iisul wasaaraha cusub (C/weli Gaas) “Waxaan u geyneynaa, taageerona ku siinaynaa in uu qorshiisa hawleed kuwa ugu horeeya ku darsado arrinta (xuduudda badda Soomaaliya )…” Xildhibaan Daahir C/qaadir Ciiro Oo Ka Digey Xadgudubka Xaduuda Bada, Islamarkaana Ku Eedeeyey Madaxweynaha DFKMG Inuusan Doonayn In Baarlamaanku Ka Hadlo Arintaas (Waraysi Cod Ah Dhegayso)… [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/daahirciiro.mp3] Xildhibaan... 
Halkudheg:

Axmed C/raxmaan Cabaade “Dowladda la dhisayo waxaan leeyahay aysan waxba qaban waayo tii hore oo wax qabatay ayaa la eryay”.

Jun 28, 2011
Wasiirkii hore ee Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Badda iyo Dekedaha ee xumaddii Farmaajo Axmed C/raxmaan Cabaade oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyntii wuxuu hambalyo iyo bogaadin ku aadan 26-ka iyo 27-ka June u diray shacabka Soomaaliyeed, maalmahaas oo ku aadan markii ay xoriyadda qaateen Gobalada Waqooyi iyo Dalka Jabuuti, waxa uuna sheegay in shacaka Soomaaliyeed ay yihiin... 

Ma oran karnaa Ra’iisul wasaaraha cusub Professor Cabdiwali M Cali Gaas, waxaa la magacaabay Xilligii ugu haboonaa

Jun 28, 2011
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeena ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan akhyaarta sharafta iska lahow iga gudooma salaanta islaamka ah (ACWW). Sida aynu ka warqabno Soomaaliya waxaa ka jiray waayahan danbe siyaasad khalafsan oo runtii mar marka qaar aad is oranaysao amaba ay dadka qaar aaminsan yihiin in soomaalida la maaweelinayo uun aysan farahooda... 
Halkudheg:

Tacsi: Dr. Maxamuud Maxamed Yaxye

Jun 28, 2011
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuum. Waxaa taariikhda Miilaaddiga ahi markay ahayd 23/6//2011 magaalada Addis Ababa ay tuugo hubaysani ku dishay Dr. Maxamuud Maxamed Yaxye oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo reer Puntland ah isla markaasna haystay jinsiyadda dalka Maraykanka. Taariikh-nololeedkii Dr. Yaxye oo koobani waa tan: Marxuumku wuxuu dhashay bishii Disembar 1944-kii wuxuuna ahaa xisaabiye... 
Halkudheg:

Soomaaliya:- Tashan Weydaye Waa Laguu Talin

Jun 28, 2011
Asalaamu Calaykum “Adigoon Tabar Hayn, Talana Aan Hayn, Oo Talaab Gabay, Kolka Tooyooy, Niman Turuqyo Leh, Oo Tafaafulan, Oo Aan Kuu Turin, Ku Taxaabtaan, Ee Lagula Tago, Tashan Weydaye, Waa Laguu Talin” sidaa waxaa yiri Allaha u naxariistee Abwaan Cabdi Muxumed. Akhristoow, waa wax laga naxo lagana arga-gaxo daruufaha adag ee la soo dersay danyartii Soomaaliyeed meel walbay joogaanba, sida... 
Halkudheg:

Farmaajo “Taageerayaasheyda waxaan u sheegayaa inaan u soo laaban doono anigoo Madaxweyne ah”.

Jun 28, 2011
  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah Ra’isul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka ayaa intii uusan ka ambabixin Magaalada Muqdisho waxa uu la kulmay taageerayaashiisa ku sugan Magaalada Muqdisho, wuxuuna uga waramay waxa sababay in uu iska casilo xilka, isagoo sheegay in cadaadis lagu saaro in ka dego xilka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya. Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu u mahadceliyey intii ka... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...