Home » Archive Maalinta August 17th, 2010

Sheikh Shariif oo Suudaan u tegey Daabacaadda Lacag Cusub

Aug 17, 2010
Hadda ayaan sii geleynaa wershedda lagu samaynayo lacagta cusub: Safiirka DFKMG u fadhiya Suudaan Mahdi Abuukar Maxamuud Madaxweynaha DFKMG, Sheikh Shariif Axmed ayaa booqasho tegey magaalada Khartuum, Sudaan “booqashadaas ayaa la xiriirtaa sidii loo dhameys tiri lahaa heshiis ay Soomaaliya iyo Sudan wada galeen oo ku saabsan daabacaadda lacag cusub oo ay DFKMG ahi horey u weydiisatay dawladda... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 8aad

Aug 17, 2010
Suurada 14aad Ibraahiim: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Aabihii Nabiyada Ibraahiim, si ay u waarto Xusuustii Taariikhdii Nabi Ibraahiim markii uu Asagoo Dhalin yaro ah u Istaagay Qoomkiisa oo Gaalo Mushrikiin ah ahaa inuu ugu yeero Toowxiidka, markii ay ku madax adkaadeena Gacanta u Qaaday Sanamyadoodii, markii ay Su’aaleena ku yiri Bal kan ugu weyn Su’aala haduu idiin sheegi karo, Markii... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 7aad

Aug 17, 2010
Qeybtaana waxaan kusoo qaadan Doonaa Suuradaha kala ah: Yuunus, Huud, Yuusuf iyo Al Rracad, waana Qeybtii 7aad ee Maqaalkii aan u magac darnay Sideen u fahamnaa Qur’aanka?. Suurada 10 aad Yuunus: Suuradan waxaa loo yaqaan Yuunus, taasoo Xasuusin u ah Qisadii Nabi Yuunus, Qiasada Suuradan Sheegtay waa in Qolodii uu Dacwada Gaarsiiyay Nabi Yuunus , markii ay warkiisa diideen Cadaabkiina soo dagtay... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 6aad

Aug 17, 2010
Waxaan Qeytaana kusoo qaadan Doonaa Qeybta Suurada Al-Towbah kaliya si aan u Bogano, waana Qeybtii 6aad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Suurada 9aad Al-Towbah: Suuradan Al-Atowbah waa Suurada 9aad ee Musxafka Qur’aanka, waxaana Magacaas loogu Magacaabay in Koox Muslimiinta ka mid ah ay ka hareen Duulaankii Tabuuk ayadoo aysan jirin sabab Sharci ah oo ay uga maqnaadaan... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. | Q. 5aad

Aug 17, 2010
Qeytaana waxaan ku soo qaadan Doonaa Laba Suuradood oo kala ah Al-Acraaf iyo Al-Anfaal kuwaasoo noqon Doono Qeybtii 5aad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Suurada 7aad Al-Acraaf : Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada iyo Naarta Inta u Dhexeysa oo kala Xijaaba Ahlu Janaha... 
Halkudheg:

Sideen u fahamnaa Qur’aanka? | Q. 4aad

Aug 17, 2010
Qeybtaan waa Qeytii 4aad ee maqaalkii aan kaga hadleynay Sideen u fahamnaa Qur’aanka? oon aan rajeynayo inaan uga faaiideysano si aan Qur’aanka uga helno Aqoon Guud oo kooban.. Suurada 5aad Al-Maaidah: Suuradan waa Suurada 5aad Habka uu u qoran yahay Musxafka Qur’aanka marka loo eego, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii Israaiiliyiintii... 
Halkudheg:

Sheikh Maxamed Umal oo Si kulul uga Horyimid Heshiiskii Jabhadda UWSLF iyo Itoobiya

Aug 17, 2010
Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa Jabhadda UWSLF ugu baaqay in ay deg deg uga laabtaan heshiiskii dhexmaray Jabhadda iyo Itoobiya, isagoo heshiiskaas u tilmaamay khald weyn oo ka hor imanaya Mabda’a Diinta Islaamka, oo qodobo ku jirana ay yihiin Gaalnimo Cad, waxana uu sheegay in uusan waxba ka ogeyn heshiiskaas… Waxaa sidoo kale heshiiskaas in uu khalad ahaa ka hadlay Sh. Xasaan Xuseen oo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...