Home » Archive Maalinta August 11th, 2010

Zenawi says soldiers may return to Mogadishu

Aug 11, 2010
Addis Ababa – Ethiopia said on Wednesday that it would send its troops back into Somalia in the unlikely event it was called on to evacuate African peacekeepers in the nation battling Islamist insurgents. Ethiopia invaded Somalia in 2006 to topple the Islamist movement that gave birth to the al-Qaeda-linked al-Shebaab movement that today controls about 80 percent of the country. It pulled its... 

“Itoobiya waxay doonaysaa Shacab Soomaaliyeed, balse ma doonayso Dawlad Soomaaliyeed”

Aug 11, 2010
Warbixin/Faallo: Heshiiskii Lagu soo af-jaray Xaaladdii Iskacaabinta oo dhexmaray Jabhadda Soomaali Galbeed (UWSLF) iyo Itoobiya… SII AKHRI… Qormadan oo ah hoga tusaalayn, waxaan ku falanqayn doonaa heshiiskaas, oo aan soo bandhigi doona tarjumada dhammaan qodobada uu ka kooban yahay heshiiskaas UWSLF iyo Itoobiya iyo caqabadaha ay Itoobiya hordhigtay Jabhadda marka ay aqbashay in ay Shacab noqotay.... 

Hey’ada DBG oo sheegtay in website-yo Somali ah ay la tiigsan doonto Maxkamadeed, ayadoona beenisay in la dhacay Xafiiska Hey’ada ee deegaanka km-13.

Aug 11, 2010
Ayadoo maalinimadii shalay aheyd ay baahiyeen qaar ka tirsan Warbaahinta maxaliga ah ee ka howlgala Muqdisho in dhac loo geystay xafiiska Hay’adda Daryeel Bulsha Guud ee Marka magaceeda loo soo gaabiyo loo yaqaan DBG ay ku lahaayeen deegaanka KM-13 ayaa waxaa maanta arinkaasi meesha ka saaray oo beeniyay gudoomiyaha Hey’adaasi oo shir jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho ku faahfaahiyay arinkaasi... 

Soomaalida Minnesota iyo Loollanka Doorashada Gobanatoraha Gobolka

Aug 11, 2010
Minneapolis, MN – Waxaa shalay oo bishu ahayd 8/10/2010 dhamaan gobolka Minnesota si xoogleh uga dhacay doorashooyinkii is reeb reebka ahaa ee lagu kala dooranayay musharixiinta xisbi walba ooga qayb gali doona doorashooyinka dhacaya bisha Nofember, 2010. Haddaba doorashadda dhacday oo ah mid taariikhi ah ayaa waxaa si aad ah loogu loollamayay codka bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka... 
Halkudheg:

Khilaaf soo kala dhexgaley Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya ka dib markii Dowladda…

Aug 11, 2010
Jabuuti oo mamnuucday Diyaaradaha Itoobiya sababna uga dhigtay in ay yihiin diyaarado duugoobay.. Waxaa maalmahan si aad loo hadalhayaa Khilaaf dhinaca Duulimaayada uu soo kala dhex galey Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya kaasoo la xiriirra markii Dowladda Jabuti ay joojisey Diyaaradihii Itoobiya ee imaan jirey wadanka Jabuuti ka dib markii Dowladda Jabuuti ay sheetey in Diyaaradaha Itoobiya ay yihiin... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...