Home » Archive Maalinta June 30th, 2010

1da Luulyo & Maamul Goboleedyada Maanta jira | Daadurey

Jun 30, 2010
Hordhaca taariikhda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka muuqanaya qaybsigii gumeystayaasha reer Yurub ay ku qaybsadeen Shirkii Baarliin sanadkii 1884kii qaarka mid ah Waddamada Afrika gaar ahaan Soomaaliya , gumaystuhu wuxuu awoodda saaray in Soomaaliya sida ka muuqata taariikhda maguuraanka ah ee ay suxufiyiintu ka qoreen qaybsigii Afrika ee reer Yurub loo kala qaybshay Shan qaybood taasi oo aad ka dareemi... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (Q.7aad)

Jun 30, 2010
XORNIMADII DHICISOWDAY 1960: Sidaan lasocono waxaa lagu jiraa sanad guuradii kontonaad ee kasoo wareegtay waqtigay xoriyadda qaateen labo gobol oo kamid ah shantii qaybood ee Soomaaliya loo kala jaray markii gumaysigu yimid. Su’aashu waxay tahay laga soo bilaabo 1960 kii bartamihiisii ilaa laga soo gaaro 2010 bartamahiisa midnimadii ma nusqaantay?, xornimadiise ma dhameystirantay? gobolo u sharaxan... 
Halkudheg:

Siihayaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Jabuuti Amb, Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Caasimada Dalka Jabuuti.

Jun 30, 2010
Xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti, tan iyo bur burkii dowladii dhexe kadib, kama helin daryeel guud iyo mid gaar ah seddaxdii dowladood ee lagu dhisey dalka Jabuuti oo ay madaxweyne ka ahaayeen Cali Mahdi Maxamed, Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Shariif Sheekh Axmed oo hada xilka haya, sidoo kale dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha ka ahaa ee iyaduna lagu soo dhisey dalka Kiiniya. Safaaradda... 
Halkudheg:

Wariyayaasha Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad Khatar waxayna Dhacdadi ugu dambeysey ay ahayd markii…

Jun 30, 2010
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay ka siii dareyso xaalada Soomaaliya ayaa sidoo kale Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad la dhihi karo Naf hurnimo ama Biimo waxaana maalin weliba soo gaara Dhimasho , Dhaawac , Xabsi, Barakac iyo Hanjabaadyo , sidoo kale Xarumahooda ayaa lala beegsadaa Duqeymo waxyeelo ka soo gaarta iyaga iyo Hantidooda waxayna ahay dhacdadii ugu ... 

Open Letter to Pregressio | Hariri

Jun 30, 2010
A healthy democracy depends on more than casting regular ballots, but it rather depends on faith in the processes by which decisions are made. Sadly, this fundamental trust has been broken in the so-called election that you observed in Northwest Somalia or “Somaliland” in June 26, 2010. According the international law and regulations, Somalia is one state and no self proclaimed states can be considered... 
Halkudheg:

Warqad Furan: Doorashada Somaliland

Jun 30, 2010
Bismilaahi Raxmaani Raxiim.  ASalaamu Calaykum? Salaan sharaf mudan ka dib; ugu horreyn waxa mahad leh Allaah, sidoo kale waxaan halkan uga dirayaa tahniyad, hanbalyo, bogaadin iyo mahadcelin ba shacbiga Somaliland, guddida doorashada, ciidanka qaranka, ka booliska, xisbiyada siyaasadda, kor-joogayaasha (observers) caalamiga ah iyo qurbajoogga Somaliland ee dalka ku sugan, oo intooduba fududeeyey... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...