Home » Archive Maalinta June 17th, 2010

“Ciidamada soo buuxiyey Xeebaha Soomaaliya waa qorshe 50 sano oo lagula wareegayo Xeebaha Soomaaliya”

Jun 17, 2010
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Putland Muuse Geelle Yuusuf (Muuse Faroole) “Tobankii Sano oo Maamulka Puntland Jirey Baan Ku Dhex Jirey Siyaasi Ahaan Cid Iiga Xogg-roon Ma Jirto…” Wareysi xiiso badan “Ciidamada iyo dawladaha soo buuxiyey badaheena ujeedadoodu waa ka weyn tahay burcad badeed. Ujeedadoodu waa in badaheena la soo buuxuyo, in kalluunka la gurto, in... 
Halkudheg: ,

MADAXWEYNE SH.SHARIIF WAA IN UU ISCASILAA!!!!!

Jun 17, 2010
YUSUF SHABAC II Ka dib markii aan indho-indeeyey xaalada ay ku sugun tahay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliyeed. Ka dib markii aan ogaadey sida ay u kala daadsan tahay maamulka Federaalka ee ku meel gaarka ah. Ka dib markii aan taxliil siyaasi ah aan ku samayney Madaxweyaha soomaaliyeed shakhsi ahaan waxaa inoo muuqatay in uu Madaxweynuhu uu iscasilo si loo bad-baadiyo Ummada... 
Halkudheg:

Warar goos goos ah Cayaaraha Aduunka 2010

Jun 17, 2010
London 19/06/2010: Cayaaraha aduunka 2010 ayaa si habsima ah uga socda dalka Koonfur Afrika, waxaana la marayaa ciyaaraha wareegoodii koowaad, iyadoo ay fooda is wada dareen dalalka 32 ah ee ka qayb galaya World Cup sanadkaan. Ilaa hada kooxaha wada dheelay awoodo badan oo is dheer yihiin kama muuqan, marka laga reebo xulka dalalka Germany iyo Argentina oo soo bandhigey ciyaar wanaag iyo firfircooni... 
Halkudheg:

Heerka nafaqo-darrida oo si aad ah u kordhay gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya

Jun 17, 2010
Tirada carruurta nafaqo-darridu hayso ee lagu dawaynayo Cusbitaalka Mareerrey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa si aad ah u soo kordhayey toddobaadyadii la soo dhaafey, ayaa uu yiri ururka caafimaadka ee Medecins Sans Frontieres (MSF). “MSF hadda waxay ku daawaynaysaa rugteeda nafaqynta carruur bukaan-jiif iyo bukaan-socod isugu jirta oo tiradoodu gaarayso 750 ” ayuu yiri Kaaliyaha Isuduwaha Caafimaadka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...