Home » Archive Maalinta June 13th, 2010

Lakulankaygii Ayaan Xirsi | Qore: Farah Aw-Osman

Jun 13, 2010
Qof aan asxaabnahay ayaa igu casumay kulan ka dhacay Magaaladda aan ku dhaqanahay ee Ottawa, kulankaas oo ahaa goob ay Ayaan Xirsi Cali kajeedinaysay hadal kusaabsan aragtideeda ku aadan Islaamka iyo weliba iyadoo soo bandhigaysay buug cusub oo ay qortay kaas oo loogu yeero (Nomad) ama reer-guuraa.  Hadaba,   Intii aanan aqbalin casuumada ayaan su’aalo badan isweydiiyay, sida: Waatuma... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (qaybtii 5aad) – Badda Soomaaliya Afgarasho mise isafgarad

Jun 13, 2010
Madaxdii Dullaaliinta Badda, Saxiixii ugu deg dega badnaa Soomaaliya iyo Dareenkii Villa Soomaaliya iyo Qabsashada badda (Occupation of the sea)…. Qoraalka ku saabsan badda oogama jeedo inaan dadka ku soo kiciyo murugadii ku saabsanayd badda, ee la magac baxay heshiiskii is afgaradka badda Soomaaliya ama loo yaqaan Memorandum of Understanding (MOU), Decoment cusubna masoo bandhigayo, kaliya waxaan... 
Halkudheg: ,

Prof. Ibbi oo sheegay in aysan jirin xiligan Kaluumaysi Sharci daro ah oo ka socda Biyaha Soomaaliya..

Jun 13, 2010
“Sheikh Shariifna waxaa la tusay Satellite markii uu tegey Yurub” ayuu yiri… Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahim (Ibbi) oo ah Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka badda, ahna ra’iisul wasaare xigeen xukuumadda FKMG ah ayaa sheegtay “in aysan jirin kaluumaysi sharci daro ah oo ka soconaya xeebaha Soomaaliya.” Isagoo intaas raaciyey in “Maraakiibta ilaalada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...