Home » Archive Sannadka 2009
Maalintii Aaska Aqoonta Soomaaliyeed – Dec 3 2009
Umad waliba waxay lee dahay dadyaw kala duduwan xaga Aqoonta , Meeqaanka , Darajada iyo Da’da.
Jiilalka dalka Soomaaliyeed waa dad isku wada dhow dhow marka laga hadlayo xaga dhaqaalaha oo ma jirto Nolol sidaas u sii kala durugsan oo ay dadku ku kala gedisan yihiin. Lakiin waxaa lagu kala tagey wa Aqoonta , markii dawladii Soomaaliyeed dhacday dalkii burburay sharaftiina dhulka gashay dadkiina...
Hadal wadajir ah oo lagu cambaareynayo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho
Dec 3, 2009: Hadal wadajir ah oo lagu cambaareynayo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya
Ururka Midowga Urub
Urur Goboleedka IGAD
Jaamacadda Carabta
Norway
Qaramada Midoobay
Dowladda Maraykanka
Nairobi, 03 Diisembar 2009 – Ciidanka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya, Ururka Midowga Urub, Urur Goboleedka...
tacsi ay siwadajir ah udirayaan ardayda soomaaliyeed ee wadanka bangladesh iyo Golaha Qurbajoogta jubbaland iyo…
Halkan ka daawo Aaskii wasiiradii ku dhintan Qaraxa
TACSI (INAALILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN) tacsi ay siwadajir aha udirayaan ardayda soomaaliyeed ee wadanka bangladesh
Ururka ardayda soomaaliyeed ee wadanka Bangladesh waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan maamulka ,macalamiinta jamacadda banaadir , Eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Madaxdii & ardaydii soomaaliyeed...
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed iyo taageerayaashiisa iyagoo ka xun kana tiiraanyeysan waxay halkaan cambeereyn uga soo jeedinayaan falalka Bani’aadinimada ka baxsan oo lagu bartilmaameedsaday Arday, Dhakhaatiir iMas’uuliyiin iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda ku meelgaarka ah.
Waxaa wax laga xumaado...
Bahda Isboortiga magaalada London Oo Tacsi U Direysa Ummadda Soomaaliyeed
Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilaahay Raajucuun: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London ee dalka Ingiriiska waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Wasiirro ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqaatiir, Wariyayaal iyo Arday ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Wasiirrada dhintay ayaa waxay kala yihiin Wasiirraddii Caafimaadka Qamar...
Xasuuqii Hotel Shaamoow Gabal Dumay Dheh | Muxyadiin Ciid
XASUUQII HOTEL SHAAMOOW GABAL DUMAY DHEH
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN
03/12/2009, Waa maalin murugo iyo xanuun kasii saa’ida kii umada Soomaaliyeed la daalaa dhaceysay in mudo ah la soo darsay, waa maalin gacan cadawi gawrac arxandaro ah u geysatay Caqli, Aqoon iyo iimaan saalax ah, adoomo eebihii abuurtay uu ku maneystay, waa maalin caloolxumo iyo carwasaad u dhimanayo Ruuxii Soomaali,...
Qarax ay ku dhinteen Dhowr Wasiir oo ka tirsan DFKMG oo ka dhacay Muqdisho iyo Alshabaab oo iska fogeeyey iyo Muran ka taagan safaarada Soomaalida ee UN
Qarax ay ku dhinteen Dhowr Wasiir oo ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka dhacay Hotel Shamow ee Muqdisho.
VIDEO: DIGNIIN: Waa video naxdin leh oo ku saabsan sidii qaraxu u dhacay (VIDEO Halkan ka daawo) – Aljazeera
Dec 3, 2009: Qarax aad u xoogan ayaa waxaa lala beegsadey Goob ay ka socotey Xaflad kana dhaceysey Hotelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho waxaana Xafladaas ka soo qaybgaley Qaar ka...
Kenya books seat on world maritime regulations body
Kenya books seat on world maritime regulations body
Source: East African Standard
Kenya has been elected into the prestigious council of the world maritime regulatory body, the International Maritime Organisation (IMO), proving its influence as a significant player in the advancement of global seaborne transport.
The country joins the industrialised and advanced maritime countries that would take...
Yemen, Somalia to sign understanding memo in fisheries sector
Memo of fishing cooperation between Yemen and Somalia signed
[19/November/2009]
SANA’A, Nov. 19 (Saba)- Yemen and Somalia signed on Thursday a memorandum of understanding over executive program between the two countries in field of fisheries wealth.
The memo was signed by the ministers of fisheries wealth in both countries to encourage private sectors to carry out joint fishing projects and coordinate...
Joint Statement Condemning Today’s Suicide Bombing in Mogadishu
Joint Statement Condemning Today’s Suicide Bombing in Mogadishu
The African Union Mission in Somalia
The European Union
The InterGovernmental Authority on Development
League of Arab States
Norway
The United Nations
The United States of America
Nairobi, 03 December 2009 – The African Union Mission in Somalia, the European Union, the InterGovernmental Authority on Development, the League of Arab...
Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho
Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Dibadbax looga soo horjeedo xilka qaadistii lagu sameeyay Gen. Cabdi Qaybdiid waxayna ku qaylinayo erayo liddi ku ah Dowladda Soomaaliya, waxaana dibadbaxaan ka qeyb qadanaayay Boqolaal dad ah oo Gubaayay taayaro.
Dibadbaxa...
Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay? | Ibrahim Dauud
Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay?
Abaarihii 11:00 pm ee xilliga magaaladda Nairobi ayay aheyd markii aan TV-ga Al-Jazeera English ku arkay war dag-dag ah kuna saabsan Qarax ka dhacay Hotel Shaamo ee magaalada Mogadishu, Qaraxa oo ahaa mid culus ayna ku dhinteen dad Muhiim ah ayaan kadib raadiyay warar kalle oo dheerad ah iyo sida ay wax u dhaceen ugu horeentii waxa ii xaqiiqowday...
Maalinta Cudurka Halista ah ee AIDS-ka iyo Muqdisho
Magaalada Muqdisho oo laga xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka
Muqdisho oo ka baxdey Aamusnaantii Cudurka AIDS-ka
Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah
Munaasabad lagu xusayay Maalinta AIDS-ka Adduunka oo maanta ku beegan oo ay soo agaasimeen 11-urur oo ka mid ah kuwa la dagaalama faafidda cudurka HIV/AIDS ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Hotelka Shamo oo lagu qabtay xafladdan ayaa lagu xardhay...
Faallo: OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010.
OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010.
NAIROBI:Qaramada Midoobey ayaa Bilawgii Todobaadkan waxa ay sheegtay iney raadineyso aduun dhan 689 milyan oo Doolarka Mareykanka ah si ay ugu fuliso 174 Mashruuc oo Samofala oo laga fuliyo Dalka Soomaaliya Sanadka fooda inagu soo haya ee 2010.
Qoraal ka soo baxay Hayadda QM u qaabilsan isku...
Hiawathapizza – Minneapolis
HIAWATHA PIZZA:
Waa Pizza fresh ah, oo la diyaarinayo marka aad dalbatid.
Family Special offer
– Two Medium Pizza one topping 1– Two Liter pepsi $17.99
– Two Large Pizza one topping 1-Two liter Pepsi $ 19.99
– Small Pizza $5.99 pic up only
Free Delivery Call Now
Ka dalbo Telefoonkan (Call Now: 612-455-6944),
HIAWATHA PIZZA: Waa Pizza nooca New York oo aad ka heleysid Minneapolis…
Sidoo...
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo Xiran Tuutaha Milatariga lana Hadley qaar ka mid ah Ciidamadiisa
Sheekh Shariif oo Xiran Tuutaha Milatariga lana Hadley qaar ka mid ah Ciidamadiisa
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley oo koonfurta Muqdisho ku yaalla, waxaana uu halkaas kula hadlay Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.
Waxaa ammaankooda sugayay Degmooyinkaasi ka hor intii uusan...
Sidee Soomaalida Shiinaha Joogta U Ciidey iyo Munaasabadi Ciidda ee Toronto(Daawo)
Munaasabadi Ciidda ee Toronto
Daawo Maqal iyo Muqaal xafladdii maalinta Ciida barakeysan ee Cidu Adhha ee lagu tukaday Markazka weyn ee Dar Ul Hijra ee ku yaal magaalada Toronto – Canada
VIDEO: Qaybta 1aad | Qaybta 2aad
Sidee Soomaalida Shiinaha Joogta U Ciidey ???.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Inkasta oo aysan joogin wadanka shiinaha Tira aad u badan oo dad soomaaliyeed ah marka loo eego...
Deeq Lacageed oo Gabdhaha Soomaaliyeed ee Holand ay gaarsiiyeen barakacayaasha ku jira Kaamka Shabeelow ee Muqdisho
Deeq lacageed gaarayso $500 qaar ka tirsan gabdhaha Jalaiyada ku dhaqan dalka holand oo la gaarisiiyey kaamka barakacayaasha reer shabelle ee Magaalada Muqdho .
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Kaalmadaan lacageed ay iska soo uruuriyeen gabdho somaliyeed oo ku dhaqan dalka holand ayaa la gaarsiiyey qaar ka mid ah barakacayaasha gurahodii uga cararay dagaalada Muqdisho ka socdo oo dadka intiisa badan...
Gabar 5 jir ah oo Gargaar u Baahan….
waxana laga laxiriiri karaa
Cabdi Qaadir Cismaan jimcaale
mobel:25290766398 ama 0015672660145
Gaalkacayo
Gabadha xanuusan magaceedu waa shamso cirre diini. Da’deedu waa jirto 5 sano.
Gabadhan oo xanuunkan qabta muddo dheer markii loo geeyeey dhakhaatiirta waxba waa ka qaban waayeen.
Qoyska gabadhan waa reer sabool ah oo aan awoodin in ay dhakhaatiir bannaanka ah u qaadaan ama ku soo daweeyaan.
Waxaa...
Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg
Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg
Mudadii labaatanka Sanno ee dhibaatada ka jirey Gayiga Soomaaliyeed waxaa dadka soomaaliyeed isugu darsamey Colaad, Abaaro iyo Cudduro waxayna Galaafteen dad farabadan oo aan waxba galabsan, iyadoo taasi ay jirto ayaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Dibadaha waxay u istaageen ama gunta u xirteen in ay gacan siiyaan...
Warbixin: Waddooyinku waxay muhiim u yihiin Nolosha Bulshada (Wadada xidid)
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Hordhac: Jidadku waa kaabeyaasha dhaqaale kuwa ugu muhiimsan, sidaa darteed ayaa bulshooyinku xoogga u saaraan wax ka qabadka jidadka. Gebi ahaan wadooyinka Gobolka Sanaag ayaa ah kuwo aan wax shaqo ah laga qaban oo raf ah.
Degaanka Gebiga oo ah degaan magaalooyinka waawayni ku yaalliin , lehna biyaha joogtada ah , waxa ka baxa labo waddo oo ku xidha degaanada gobolka...
Ardeyda soomaaliyeed ee turkiga oo dooratay guddoomiye
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xaflad si weyn loo soo agaasimay ee ka dhacday dalka turkiga gaar ahaan magaalada İstanbul, xafladaas ee ka soo wada qeyb galen dhamaan ardayda soomaaliyeed iyo soomaalida ku nool dalka turkiga soomaalida ka soo qeyb gashay xafladaasi ayaa ka kala yimid gobolada turkiga. Ardeyda ayaa ah kuwa u taagan mar waliba isku keenida ardeyda...
Saxaafada soomaaliya iyo marxaladii ay soomartay | Axmed cadde
inta aan u guda galin qormadadaan,waxaan rabaa in aqristayaasha aan u bayaaniyo saxaada qeexitaan ahaan waxa ay tahay: saxaafadu waa wax ka qoris wax ayaabo aysan dadka wax ka ogeen,haye shee marka ay maqlaan wax noloshooda xiriir laleh ama doonayaan ay inta badan dhacdo in ay u dhag taagaan ,suxufiguna waa midka isagu howshiisa tahay saxaafada.
Marka aan u soo noqodo qormadadaan waxaan oran karaa...
Muqdisho: Kooxda WAXOOL ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa dib boorka looga jafay
Kooxda WAXOOL ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa dib boorka looga jafay xaflad lagu qabtey maanta Hotelka Saxaafi ee magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa lagu qabtey magaalada Muqdisho xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qayb galeen madaxda Isboortiga dalka Soomaaliya iyo ciyaartooyda cusub ee kooxda WAXOOL oo maanta si rasmi ah looga dhawaacay...
Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya….
Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya….
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Cayaartoyda Xulka Qaranka dalka Soomaaliya oo muddooyinkanba diyaar garrow ku jiray ayaa u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan Kenya marti gelineyso.
Ka hor bixitaankooda ayaa munaasabad sagootin ah...




