Home » Archive Sannadka 2009

Ramadaanka Arrimahan Ha Moogaan!

Aug 22, 2009
Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Waxaa foodda inna soo saaray – Ilaahay Fadligi – Bishii Barakaysnayd, ee Soonka. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyo, noona fududeeyo Soonkeeda iyo Salaadeeda, Naguna Irsaaqo Tawbada iyo Aqbalkeeda, Janada iyo Degaankeeda, Laylatul Qadarka iyo Haleelkeeda. Waxaan dhihi karnaa si... 
Halkudheg:

Baaq – ku waajahan xiisadda Siyaasadeed ee Somaliland | Aug 21

Aug 21, 2009
Wada-Xaajood Iyo Xeerarka Dalka Oo Loo Noqdo Ayuun Baa Xallin Kara Xiisadaha Taaggan. Sida aynu la wada socono waxa maalmahan is weyn u soo ifbaxayey muran iyo ismaandhaaf xoog leh oo u dhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Daahir Riyaale Kaahin, kaas oo salka ku haya murkacashooyinka ku yimi doorashooyinkii muddaysnaa iyo muddo-kordhimaha ka dhashay qabyadii soo baxday. Dhinaca kalena waxa... 
Halkudheg: ,

Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur

Aug 20, 2009
(Dersiga Labaad) Waxaa uu illaah (cw) noo sharciyeeyay inaan Soono Bishaan Barakeysan ee Ramadaan asagoo ula jeedada Soonkana ku sheegay in ay tahay inaan ka kororsano Taqwo(alle ka cabsi) iyo aadaabta oo la toosiyo ee ula jeedada Soonku ma aha inaan gaajoono ama haraadno sida dad badan oo cilmi laheyn u heestaan, taasoo keentay in ay ka dhowri waayaan Soonkooda waxyaabihii wax u dhimayay ulajeedadiisa... 
Halkudheg: ,

Wargalin:Dhamaan Maraakista iyo Masaajida Majliska ee USA

Aug 20, 2009
XAFIISKA GUDOONKA SARE EE GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA: (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL SOMALI IMAMS) WARGALIN:-DHAMAAN MARAAKISTA IYO MASAAJIDA MAJLISKA. DHAMAAN JAALIYADA MUSLIMIINTA EE KU DHAQAN WAQOOYIGA MARAYKANKA…   Dhamaan jaaliyada muslimiinta ah,gaar ahaan soomaalida, wuxuu ugu hanbalyaynayaa golaha isutaga masaajida iyo maraakista waqoyiga maraykanka,soo... 
Halkudheg:

We renew our pledges of allegiance to Faroole and to Puntland|Warsan

Aug 20, 2009
“We, Puntlanders, must cooperate or we are lost. Three million people who join in intelligent self-help can never be long ignored or mistreatd” adapted from Du Bois, a black American civil rights leader of the NAACP*, late 1800s. In Puntland’s 11th anniversary, we take the opportunity to renew our pledges of allegiance to our leader, Dr Faroole, and his administration. These are the wishes... 
Halkudheg:

24 dead in Somalia fighting, witnesses say

Aug 20, 2009
Update: 24 dead in Somalia violence, witnesses say MOGADISHU, Somalia — At least 24 people were killed in fighting that pitted Islamist insurgents against government forces and African Union peacekeepers in Somalia’s capital Friday, witnesses and medical staff said. Residents were hiding in their homes as mortars slammed into the city. The bloodshed came one day after fighting killed at least... 
Halkudheg: , ,

Somalia fighters retake two towns

Aug 20, 2009
Heavy fighting in Somalia has left at least 15 people dead as government soldiers and al-Shabab fighters battle for control of strategic towns. Fighting started in Bula Burte, a town north of Mogadishu, the capital, on Thursday when government soldiers moved into the town which had been dominated by the opposition group. Sheikh Mohamed Ibrahim, an al-Shabab commander, said: “They attacked us... 

Ciidamada DFKMG Ah Oo Iskaga Baxay Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin

Aug 20, 2009
Ciidamada Dowlada FKMG Ah Oo Iskaga Baxay Saaka Goor Hore Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin Ciidamada dowladda FKMG ee dhowaan qabsaday magaalada Luuq ee gobolka Geddo ayaa la sheegay inay magaalada iskaga baxeen kadib markii ay xarakada mujaahidiinta alshabaab ay la wareegeen magaalada beled xaawo islamarkaana ay durbadiiba dib ula wareegeen waa degmada luuqe ciidamada ururka Xisbul... 
Halkudheg: , ,

Duufaanta loo yaqaan Tornado oo Minneapolis Khasaare u gaysatay

Aug 19, 2009
Maantay oo Arbaco ah 19.August ayaa Saacadda Waqooyiga America gaar ahaan Gobolka Minnesota abaarihii 2:00.PM Duhurnimo ayaa war baahinta maxaliga ah laga shaaci yey in dabaylo Roobab wata oo saakay aroor nimadii bilaamaday ay wataan Dabaysha loo yaqaano CIRBOOR ama TORNADO Waxaana war baahinta la iska arko ama TV- yadda ka yeeraya FIRINBIGA ama Dhawaaqa Digniinta Dabaylaha Waxaana la howl galiyey... 

Dugsiga Abubakar oo soo bandhigay waxqabad soo Jiitay reer Minnesota

Aug 19, 2009
Minnesota:-Cajaladddii ay soo saareen Macalimiinta Abuubakar oo safaf dheer ka dib loogu Deeqay Macalimiinta iyo Ardayda iyo Waalidiinta Soomaliyeed ee ku sugan dunida Daafaheeda, inay ka daawadaan Somalitalk. Cajalada oo ahayd mid aad u xiisa badnayd ahaydna mid Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo bandhigeen Macalimiin Soomaliyeed oo wax ku bara dhalinta Da’dayarta Masjidka Abuubakar Al Sadiiq oo... 

Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaasho

Aug 19, 2009
Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaalasho… Mulkiilihii Mid ka mid ah Doonyihii Masaarida ee Toddoobadkii Hore ka baxsaday Gacanta Burcad-Badeed somalia oo Lagu Magacaabo Xasan Khalil ayaa ugu bishaareeyay qoysaskii ay ka dhaseen Burcadii ay Hore u sii qafaasheen Badmaaxiintii Masaarida. Md, Khaliil oo ah Nin 70 jir ah ayaa 17 August, 2009, Maalintii Isniinta... 
Halkudheg: ,

Main actors in Somalia’s conflict – Reuters

Aug 19, 2009
ISLAMIST GROUPS * Hizbul Islam is an umbrella organisation of four opposition groups led by hardline cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys, who is an influential figure among Islamists. The group fights alongside al Shabaab in a bid to topple the Western-backed government. * Al Shabaab is a hardline group fighting the government. It wants to drive foreign forces out of Somalia and impose a strict form of... 

Diyaar garow dagaal oo laga dareemayo Gobolka Sh.Shexe

Aug 19, 2009
Deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Ayaa Laga Dareemayaa Xiisad Colaadeed Oo U Dhaxaysa Ciidamo Dowlada Taabsacsan iyo Xoogaga kasoo horjeeda Dhaq dhaqaaqyo ciidan urursi ayaa laga dareemayaa gobolka shabeelada dhexe taasoo laga soo shegayo in Ciidamo ka tirsan Maxkamadihii Islaamka ee looga itaal roonaaday Gobolkaasi ay iminka ka wadaan diyaar garow dagaal oo ay ka bilaabeen deegaano ay... 

Kooxda Al-Hijra oo hanatey koobkii Somali Week London 2009

Aug 19, 2009
London 18.08.2009 .Waxaa maalintii axada la soo gaba gabeeyay cayaarihii Somali Week London, ciyaarahaas kubada cagta ah oo ay ka soo qayb galeen 12 kooxood oo kala yimid wadamada Yurub & England, tartankaas oo ka biloowday horaantii bisha Agoosto 4teeda socdayna ilaa 14 bishaan Agoosto 2009 ayaa waxaa ka soo qayb gali jirey dadwayne aad u badan oo ka kale yimid dalka Ingiriiska iyo dalalka... 

Dhallinyaradu Dhankee u Ciirsadaan | Ahmed-haadi

Aug 19, 2009
DHALINYARADU DHANKEE U CIIRSADAAN?? Dhalinyarada soomaaliyeed waxaa hareeyey dhibaato aan kala go’ lahayn tan iyo markii u dalkeenu burburay. qaar xabad baa la tagtay, qaar waa dhaawac, qaar gaajo bay la il daran yihiin, qaar badda baa liqday, qaarna waxay ku xirxiran yihiin xabsiyo wadamo shisheeye. Runtii dhibaatada dhalinyaradu waa mid aan indhaha laga qarsan karin, oo saameysay qoys kasta... 

Shariifka oo salafiyada ee taageerey usoo watay suufiyo | Cumar

Aug 19, 2009
Shariifka oo wadaadadii salafiyada ee taageerey usoo watay suufiyo iyo tigreee! Ilaahay baa mahad iska leh naxariis iyo nabad galyo nabigeenii korkiisa ha ahaato Sharifka sidii larabay ayuu yeeley, abaal loo sameeyey ayuu gudayaa wadaado badan war baa haysta, ha ahaadeen tabliiq salafiya iyo islaax, shariifka wuxuu isbahaysi lasameeyey American iyo Ethiopian ciidana waxaa u ah suufiyo aduunka oo... 

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Raisul Wasaaraha

Aug 19, 2009
Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Ra’isul Wasaaraha Malaysia Kuala Lumpur: Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas ayaa maalintii Jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 7th August 2009 caasimada dalkaasi kula kulmay Ra’isul Wasaaraha dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Najib Tun Razak. Kulankan ayaa dhacay ka dib markii Ra’isul wasaarahu ka qeyb galay xaflad... 

Shir: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm

Aug 19, 2009
Shir weyn: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden Waxa la ogaysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Sweden iyo agagaarkeeda in la qaban doono shir weyne ku saabsan : ” Qoyskii ay musiibada gubashada ahi ku habsatay” Shirkaa waxa uu ku saabsanaan doonaa: Mahadnaq loo jeediyo dadka Soomaaliyeed ee sida hagar la´aanta iyo midnimada ah ugu gurmaday qoyskaas... 

Sunna Waljameeca : Sun iyo Soordanbeed|Gendisch

Aug 19, 2009
Taariikhdu waa sanadihii 80kii . waxaa la assasay ururo badan oo qabiil lagu aasaasay si ay ula dagaalaan una ridaan dowladii kacaankii hungoobay,waxaa marna la is waydiin waxaa ka iman kara asaaskii SSDF,SNM iyo USC. Midkoodna lagama faa’idin oo waxaa hormuud u noqdeen baaba’a iyo burbur shacbi iyo qarankii somaliya, iyo dhalasho kala qaybsanaan iyo in xaydaabyo yaryar goboladii dalka ah... 

Dowlada FKMG oo Sheegatay inay Degmada Luuq lawareegtay

Aug 18, 2009
War Somalitalk kasoo gaaray Madaxtooyada ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada gacantooda ay kusoo laabatay Magaalada Luuq, warkana wuxuu u qoraa sidatan; Wardegdeg ah : Magaalada Luuq oo gacanta Dowladda Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa gacanta dowalda ku soo laabtay Degmada Luuq, ka dib markii ciidamo dowlada ah oo uu hogaaminayo G/sare Maxamuud Cusmaan Weli. Magaalada Luuq waxaa ay tahay magaalo Istiraatiiji... 

Xisbul Islaam oo sadex qodob ka hadlay

Aug 18, 2009
Afahayeenka howlgalada Xisbul Islaam oo maanta shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho . Dhagayso War saxaafadeedka Xisbul Islaam Afahayeenka howlgalada xisbul islaam Maxamed Cismaan Caruus ayaa ka hadlay 3 qodob kuwaasi oo uu wax uga sheegayey howlaha ciidamada xisbul islaam eek u aadan bilashada bisha baakeysan ee ramadaan wuxuuna intaa ku daray in ay sii wadi doonaan dagaalada ay ku diidan yihiin... 

Ogaysiis:Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service

Aug 18, 2009
Urur weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxay si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in kulan balaaran oo loogu talagalay Xog wareysiga wasiirka demoqaraatiga, arimaha federaalka iyo maamul wanaaga ee Puntland Mudane Dr Abdi Hassan Jimaale Isagoo diyaar u ah in uu xog buuxda ka bixiyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalada Puntland... 
Halkudheg: , ,

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Aug 18, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →
Halkudheg:

Gudida Taakulaynta Dadka Tabaalysan oo Muqdisho Looga Dhawaaqay

Aug 18, 2009
Gudida Abaabulka Iyo Taakulaynta Dadka Tabaalysan Oo Magaalada Muqdisho Looga Dhawaaqay Kulan balaaran oo ay maanta kawada qayb galeen waxgarad ,Ganacsato ,aqoonyahano ,odayaal dhaqameed ,abwaano iyo weliba masuuliyiin ka tirsan ururka xisbul islaam ayaa lagu gorfeeyey xaalada adage ee ay ku jiraan dadka danyarta ah ee u barkacay duleedka iyo daafaha caasimada muqdisho kuwaasoo ay sheegeen inay kusoo... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur

Aug 18, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Koowaad) Ramadaanku waa Bil illaah ka fadilay Bilaha kale, waana Bil mudan in lagu soo dhaweeyo u diyaar garoow wanaagsan, marka ay Bilatana mudan in laga faaiideesto daqiiqad kasta oo kamid; maxaa yelay Ramadaanku illaah (cw) waxaa uu ka yeelay mid ka dheer Bilaha kale afar arimood oo waa weyn oo kala ah: 1-Waxaa uu illaah Ramadaan dhex galiyay hal habeen oo... 
Halkudheg: ,