Home » Archive Sannadka 2009

Tigrean In Sheep’s Clothes | Mohamed Heebaan

Sep 19, 2009
Tigrean In Sheep’s Clothes…………….! Abdul Ahmed III is an odd name for a Somali, or for that matter for a Muslim. But he could be neither. In either case, the name is the least problematic about this writer. The writer posted on some Somali websites an article titled “Understanding the collapse of Somalia: opportunities and challenges of restoring a nation state.” The impression... 

SOOMALIDA IYO RAMADAANKA MAKKA | Sh. Maxamed Idris

Sep 19, 2009
SOOMALIDA IYO RAMADAANKA MAKKA Makkah Al Mukarramah – Muxamad Idris Xaramka Barakaysan siduu xalay 29 Ramdan, Khatmigii Qur’aanka u buux dhaafay. Caawa 29/9/1430 (18/9/2009) ayaa Masjidka Kacbada lagu soo khatimay Qur’aanka Kariimka ah oo lasoo wadey 29 habeen oo bisha barakaysan ee Ramadan ah. Habeen Kasta sida caadada ah waxaa Masjidka Xaramka ah ee Kacbada lagu tukadaa 20 Rakcadood... 
Halkudheg:

Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran

Sep 19, 2009
Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran Telefishinka Somali Media ee magaaladda Minneapolis ayaa Jimcadii (Sept 19, 2009) waraysi uu la yeeshay Yaasiin Garaad, oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Minneapolis. Waxana uu tibaaxay qofkii Sheikh Shariif aan ku raacin mabda’ ee ku jeclaa dano shakhsiyadeed, in uu dabaal-dego... 
Halkudheg:

Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada Karachi

Sep 17, 2009
Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada karachi. Waxa tariiqdu markey aheyd 10-kii bishan Ramadan si rasmi ah uga bilowday magalada karachi ee dalka pakistan ciyaaro lagu mamusaya bisha ramadan, ciyarahaan ayaa waxa soo qaban qabiyey ama soo abaabuley ardeyda somaliyed ee wax kabarata jamacadaha kala duwan ee magaladan karachi Gar ahaan ardeyda jamacada karachi. ciyaarahan ayaa waxaa marti galinaya( jamacada... 
Halkudheg:

Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu

Sep 17, 2009
Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu  The European Union The InterGovernmental Authority on Development The League of Arab States The United Nations Norway The United States of America  Nairobi 17 September 2009: The European Union, the InterGovernmental Authority on Development, the League of Arab States, the United Nations, Norway and the United States all  condemn in the strongest... 

Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan | Amiin Yuusuf

Sep 17, 2009
Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu kooban yahay 550 xubnood, marka la fiiriyana waa tiro aad u badan, waayo dadka Soomaaliyeed ma xamili karaan tirada intaa la eg, waayo Dowlado ka hanti badan ayaa Baarlamaankoodu intaa ka yar yahay, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliyana loo qaybsaday qaab ku dhisan 4.5, iyadoo dhamaantoodna xubnaha Baarlamaanka ay degan yihiin Hoteelada... 
Halkudheg:

Al-shabaab oo dilay taliye Xigeenkii AMISOM iyo Duqayn qasaare gaysatay oo ka dhacday Muqdisho

Sep 17, 2009
Laba qarax oo is daba xiga kuwaas oo ahaa kuwa ismiidaamin ah oo goor dhaweyd xubno ka tirsan xarakada mujaahidiinta al shabaab ka fuliyeen gudaha garoonka diyaradaha ee adan cade international airport qeybta ay ka dagan yihiin Ciidamada AMISOM iyo Xaruntii Xalane ee Magaalada Muqdisho . Qaraxyadaan Ismiidaaminta ah ayaa lagula beegsaday maanta Ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho waxaana gudaha loola... 
Halkudheg: ,

Warsaxaafadeed: Safarka Madaxwaynaha ee Maraykanka iyo Shirkiisii Golaha Wasiirada

Sep 17, 2009
Warsaxaafadeed: Booqashada Madaxweynaha Madax ee Maraykanka Muqidsho : Warfaafinta gudaha iyo dibadaba waxaa ku soo laablaabtay warar aan ku dhisneyn xaqiiqada oo ku saabsan Booqashada Madaxweynaha Soomaaliye Mudane Shariif Sheekh Axmed ee uu ku tagayo Maraykanka. Waxaan warfaafinta gudaha iyo dibadaba u xaqiijineyaynaa in Madaxweynuhu ujeedada uu u aadayo Maraykanka ay tahay ka qeybgalka Shirka... 

Ra’iisal wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururka NSUM

Sep 17, 2009
Ra’iisal wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiidi Cali sharmarke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururka North Somali Unionist Movement (NSUM), kuwaasoo kala ahaa, guddoomiye ku-xigeenka ururka Dr. C/llaahi Xasan Maxamud, afhayeenka Qaarada Yurub Xasan Axmed Ciise iyo wakiilka ururkan ee Qaaradda Australia Maxamed Xasan Buraale. Xubnahan oo booqasho ku yimid caasimadda... 

Dastuur: Dastuurka DFKMG ee Soomaaliya

Sep 16, 2009
Dastuurka (Axdiga) Dawladda Federaalka Kumeelgaarka. Dastuurka DFKMG ka akhri Halkan ama linkiga hoose. www.somalitalk.com/dastuur/tfg.pdf  Read More →
Halkudheg: ,

Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay

Sep 16, 2009
Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay! Warbixin, Faallo iyo Tarjumadii SomaliTalk.com | Sept 16, 2009 Website-ka Guddiga Qarammada Midoobay u qaabilsan Xadaynta Badaha ayaa lagu daabacay warqad ku taariikhaysan August 19, 2009. Warqaddaas waxaa ku cad in ay ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul... 

Macadka Waxbarashada Dadka Naafada

Sep 16, 2009
Axad 13 septeber 2009. machadka naafada o ah urur ay leeyahiin dadka naafada somaliyeed ayaa waxaa u shalay oo Isniin ah garsiyeey lacag deeq ah curyaamintii ku dhawacmeen Duqeyntii loo geeyste isbitaalka Martini maalinkii jimcaha ahay ee xili afur ay isu diyaarinaayeen. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Machadka naafada ayaa waxaa uu gaarsiiyey dadka naafada dhaawaca ah iyo ehelada kuwa dhintey lacag... 
Halkudheg: , ,

In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents

Sep 15, 2009
In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents By Matthew Russell Lee UNITED NATIONS, September 15 — The UN, which nearly invariably uses as a defense against inaction on human rights abuses that only works in countries upon invitation, views Somalia through a different prism, it seems. How else to explain the dismissive response of the head of the UN’s Department... 
Halkudheg:

Fursad shaqo oo ka bannaan Jaamacadda Nugaal

Sep 15, 2009
Nugaal University Fursad shaqo Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood waxay u baahan tahay macallimiin jaamacadeed oo kala ah: kulliyadda maamulka iyo maaraynta (Business adminstaration) 1macallin. Kulliyadda cilmiga kumbuyuutarka (Computer science) 1macallin luqadda ingiriiska (English) 1 macallin. Codsaduhu waa in uu: Haysto ugu yaraan bachelor ay weheliso khibrad macallinimo oo saddex... 
Halkudheg:

Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab-Dhaqanka qofka Soomaaliga

Sep 15, 2009
Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab- Dhaqanka qofka Soomaaliga Waxaa shalay galab lagu qabtay hortel Barakat magaalada Nairobi dood cilimiyeed halkudhigeedu ahaa “Changing the attitude of Somalis” (bedelitaanka hab-dhaqanka qofka Soomaaliga) oo ay ka soo qayb galeen 35 weriye oo ka mida weriyeyaasha ku nool magaalada Nairobi. Dooddaan waxaa... 

Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe | Amiin

Sep 15, 2009
Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe Ma aha markii ugu horeysey ay ciidamada Mareykanka duulaan ku soo qaadaan dhulka Soomaaliya waxaa horey u dhacay dhowr duulaan kuwaas oo ka kala dhacay Dhoobleey , Baraagaal iyo Dhuuso Mareeb oo lagu diley Aadan Xaashi Cayrow oo ka mid ahaa Masuuliyiinta ugu sareysay Xarakada Mujaahidiinta Al- Shabaab , hadaba midka... 

Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka | Allman

Sep 15, 2009
Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka!!. Akhirste qormadeena waxaan kusoo qaadan doonaa dhibaatooyinka haysta qayb ka mid ah Saxaafadda Soomaaliyeed, Doorashadii dhowaan ka dhacdey Nayroobi iyo Iftiimin hab dhaqanka mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Ururadda Saxaafadda, inagoo ka eegeyna dhinacyo kala duwan soona qaadaneyna tusaalooyin dhowr ah, fadlan Akh-riste adigoo mahadsan deg deg door ma dhashee... 

Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) | Saahid

Sep 15, 2009
Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) !!!! Dhalashadiisa: Wuxuu Dhashay Abuu Ac’laa AL-mowduudi seddexdii Bishii Rajab Sanadkii 1321 H oo ku aadaneyd 25 September 1903 M, wuxuuna ku dhashay Gobolka Xeydar Abaad,ee Hindiya Aabihiis oo macallin iyo Garyaqaanba ahaa ayaa ku dadaalay in uu ku Tarbiyeeyo Tarbiyadda Islaamka. Waxbarashadiisa iyo Shaqadiisa: Wuxuu dhameystay Imtixaanka... 
Halkudheg:

Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo

Sep 14, 2009
Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo Sakeriye Cali Cumar waa 10 jir ka soo jeeda Qoys Sabool ah wux ku dhaawacmey Dagaalada magaalada Muqdisho Hooyadii waxay ku dhimatey Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho waxaa dhaawaciisa la dhigey Sakeriye Mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho hase yeeshee markii uu muddo ku jirey ayaa la soo saarey isagoo aan weli Boqgsan... 

Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso

Sep 14, 2009
Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso .   Sawirada Halkan ka daawo… Munaasibad ay ka soo qeyb galeen wasiirka lacagta Cbadiraxman Cumar Cusman Enj yariisow ,wasiiru dowladaha arimaha gudaha Cabdirashiid maxamed Xidig ,Gudoomiyaha Gobolka banadir ,maxamed Cusman cali ( dhagaxtuur ) iyo kuxigeenadiisa Sida cabdifataax Ibraahim Cumar Sabriye... 

Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas | ENg. Waharey

Sep 14, 2009
Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas Hay’ada PERSGA (Regional Organization for the Conservation of the Environment of the Red Sea and Gulf of Aden) waa hay’ad u xilsaaran ilaalinta bay’ada bada sida kaluunka dhirta iyo kheyraadka bada. Hay’ada PERSGA waxa markii ugu horeysay ku bahoobey lix wadan waxaana la aasaasey 1982. Hayada PERSGA waxa si weyn ugu ololeeyey... 
Halkudheg:

Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.

Sep 14, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   14 September 2009.     Hogaanka Cilmi baadhista jwxo oo soosaaray warbixin dhowr bog ah oo ka hadlaysa  tacadiga ciidamada gumaysiga Itoobiya kula kacaan dadka rayidka ah.   Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.   DFKM ee Soomaaliya oo kala hadashay dowkada K/Afrika dhibaatooyinka haysta soomaalida ka ganacsata K/Afrika.   Waraysi gabadh ay ciidamada... 

Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? | Gentleman

Sep 14, 2009
Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? Saleh Ali Saleh Nabhan waxa uu ku dhashay April 4, sanadkii 1979 Magaaladda Mombasa ee dalka Kenya. Saleh Ali Saleh Nabhan ayaa la rumeesanyahay in uu ku jirto weerar dhanka Diyaaradaha oo lagu qaaday Kolanyo Baabuur ah oo mareesay xaafadda Roobow ee ka tirsan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Dhaxe una jirta 250 km Magaaladda Mogadishu ee caasimada dalka Somalia. Bishii... 
Halkudheg:

Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏

Sep 14, 2009
Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏ Qudbadii madaxweyne Obama uu gobolka Minnesota – Magalada Minneapolis ka jeediyey dadka uu ugu fasiray qorshihiisa daryeelka caafimaadka ee uu uu la doonayo guud ahaan dadka mareykanka iney helaan (Warbixin qurux badan oo xiiso leh) Madaxweyne Obama ayaa waxaa uu difaacay qorshihiisa uu dib ugu habeynayo ugu qaabeenayo... 

Regionalism and Alternative Forms of Governance | Abdul Ahmed III

Sep 14, 2009
Regionalism and Alternative Forms of Governance: A Critique on Centralized, Top Down Approach to the Problem of Somalia It is often counter intuitive and very difficult for many scholars, policy makers, journalist and even politicians to explain or make sense of the collapse of the former Somalia. Many others fail to explain the prolonged socio-political conflict in the most homogenous nations in...