Home » Archive Sannadka 2009

Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif

Oct 7, 2009
“Dadka siyaasiyiinta waxaa la yiri ishooday wax ku qaataan, raali iga ahaada kaftan ayaan gashanayaa meeshaas, haddaad u aamustiin sheekada waa sii wadayaan, laakiin haddaad wada qaylisiin waa ka istaagayaan sheekadaas.” Sh. Shariif Sh. Axmed, Oct 6, 2009, Ohio… (DHEGEYSO HALKAN). Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo  u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif Shiekh... 
Halkudheg: , ,

Barakacayaasha guryahoodii uga cararay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Muqdisho oo ka cabanaya dhibaatooyin xaga nolosha ah .

Oct 7, 2009
Barakacayaasha guryahoodii uga cararay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay waqooyi bari Magaalada Muqdisho oo ka cabanaya dhibaatooyin xaga nolosha ah . Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah…. 19 sano iyo ka said baan silic ku nooleyne ,suu iyo saban waxay nagu wadeen ,iyo seer xabadihiise siyaasiguna sidaas buu rabaa in uu ku soor qaato , Turuqturq qabiil bey hadeer wada saxiixeene ,sawir qaade... 

Uganda frees Somali minister

Oct 7, 2009
KAMPALA — Ugandan authorities on Wednesday released Somalia’s junior defence minister Youssuf Mohamed Siad after he was arrested by mistake overnight in the capital Kampala, the army spokesman said. Siad had entered Uganda by road from neighbouring Kenya, raising suspicions of security officials in the East African country, currently hosting a regional security meeting and about to celebrate... 
Halkudheg:

Yuusuf Indhacadde oo lasiidaayey xarigiisii Uganda kadib

Oct 6, 2009
KAMPALA — Maamulka Kampala ayaa arbacadii siidaayey Yusuf Indhacade kadib markii lagu xiray Kampala habeen si khalad ah, sidaa waxaa yiri nin ciidamada u hadlay. Indha cade Ugandha wuxuu kusoo galay gaari dhinaca Kenya. “Waxaa lasiidaayey saaka (Arbaco). Waxaa la hayey habeen” Felix Kulayigye ayaa sidaas u sheegay AFP. ” Markaan siidaynay wuxuu ahaa sidii uu ahaa, loolama dhaqmin... 
Halkudheg: ,

Yusuf Indhacadde is detained in Uganda

Oct 6, 2009
Somali minister held in Uganda Ugandan troops make up about half the African Union peacekeeping force in Somalia [AFP] Uganda has confirmed that Somalia’s state minister for defence is being detained at an undisclosed location in the capital. Earlier reports, citing relatives and government sources, said Sheikh Yusuf Mohammad Siad, a former warlord also known as “Inda’ade”... 
Halkudheg:

wasiirka Dibu heshiisiinta oo baaq nabadeed soo jeediyey

Oct 6, 2009
Cabdirashiid Xaaji Deerow oo Baaq Nabadeed u jeediyey Kooxaha Dowladda Federaalka ka soo horjeeda Iyadoo dagaalo ka bilowdeen qaar ka mid Gobolada Dalka kuwaas oo isugu jira kuwo beeleed iyo kuwo siyasadeed ayaa wasiirka Dib-u- Heshiisiinta iyo Nabadeynta ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirashiid Xaaji Deerow maanta qabtey Shir-Jaraaid oo ku aadan Dagaaladaas wuxuuna ugu horeyntii Baaq Nabdeed u jeediyey... 

Nin walaalki Alle darti u jeclaaday oo isagiina Alle jeclaaday

Oct 6, 2009
Muslim baa ka wariyey Abuu Hureyra in uu nabigu (scw) yiri: nin baa booqday walaalkiis tuulo kale ku sugan, markaas baa Ilaahay jidka u cimilgaliyey (dhigay) malag, markii uu soo maray buu yiri: xaggee doonaysaa?, markaas buu yiri: waxaan doonayaa walaalkay oo tuuladaan ku sugan. Wuxuu yiri (malaggii): ma wuxuu kugu leeyahay wax gallaad (gacan) ah oo aad uga abaal-gudaysid?. Wuxuu yiri:... 
Halkudheg:

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday goobo Waxbarasho

Oct 6, 2009
Wasiir Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa la sheegay inay tahay wasaaradiisu tii Ugu Nasiibka badanaa ,marka loo eego Mixnooyinka iyo dadaalada uu Ugu Jiro sare u qaadida tacliinta PL, Juxa ayaa la sheegay inuu dhawaan deeq waxbarasho ka helay Yeman isaga oo si Saami ah Ugu qaybiyay Gobolada Puntland. waxana uu Haatan Kulamo la Leeyahay Maamulayaasha Iskuulada Bosaaso iyo Dalladaha waxbarashada. Wasiirka... 
Halkudheg: ,

Shirweynaha Qurba-joogta Afrikaan ee Yurub

Oct 6, 2009
Waxaa magaalada BRUSSELS caasimada midoowga yurub ee dalka Bilgam lagu qabtay shir balaaran oo lagu casumay dhamaan ururada matala qurba-joogta arfikaanka ee qaarada yurub. Shirkaa wuxuu socday intii u dhaxeeysay 30 september ilaa 3 oktober 2009. Shirka qaban qaabadiisa waxaa iska kaashadayay Africa Diaspora & Policy Centre ADPC oo xaruntiisu tahay Amsterdam iyo International Centre for Migration... 
Halkudheg:

Degmadda Waaciye oo noqotay Meesha ugu shilalka Gawaarida Badan Puntland

Oct 6, 2009
Degmadda Waaciye oo noqotay Meesha ugu shilalka Gawaarida Badan Puntland (Xog) Degmadda waaciye ee Maamul Goboleedka Puntland kana mida Degmooyinka Hoos yimaada Gobolka Karkaar ayaa waxay noqotay meesha ugu shilalka Badan Dawladda Puntland waxaana ka dhaca shilal naxdin leh oo ah kuwa ugu xunxun shilalkaasi oo u badan Gawaarida Noocyadooda kala duwan waxaana halkaasi ku baaba’a Dad iyo hantiba... 
Halkudheg:

‘Somalia single largest humanitarian crisis’

Oct 6, 2009
Somalia presents the single largest humanitarian challenge in the world, where food crisis, droughts and violence continue to devastate the country, a leading aid group says. Over 3.6 million people, or half of Somalia’s population, are currently in desperate need of aid, International aid organization, Oxfam GB, reported on Monday. “In terms of numbers of people, access to any form of... 
Halkudheg:

Solution to Somalia’s problems ‘easy’: Sharif

Oct 6, 2009
CHICAGO — Solving the civil strife and lawlessness which has ravaged Somalia for nearly two decades is an “easy” task that simply requires strong commitments, Somali President Sheik Sharif Sheik Ahmed said. “Finding a solution to the problem of Somalia is easy if there is strong willpower,” Sharif said in a speech to the Chicago Council on Global Affairs. “If we think... 
Halkudheg:

Dagaalo ay Ciidanka WXO ku naafeeyeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya

Oct 6, 2009
Dagaalo ay Ciidanka wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya ku naafeeyeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya. Dhibaatooyinka ay shacabka u gaysteen Ciidamada gumaysiga Itoobiya. Cuduro ka dilaacay Gobalada Ogaadeenya. Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) oo lagu soo Bandhigay Copenhagen-Denmark. Wariyaha jiida hore nooga soo warama ee Radio xoriyo ayaa noo soo tabiyay dagaalo isdaba joog ah oo CJWXO ay ku qaadeen... 

Siyaasadda Cakiran ee Dalka Somaaliya Xalkeedu Muxuu yahay? | Eng. Daadurey

Oct 6, 2009
Hordhaca taariikheed ee laga tibaax qaadan karo dhammaadkii Qarnigii 20aad iyo Qarnigan cusub ee 21aad ayaa ah Burbur,Dagaal Sokeeye, Qabqable Dagaal, Qax, Qaxooti, Tahriib, Tarxiil, Xasuuq, Burcad Badeed, iyo Dhul iyo Xeebaha Dalka Soomaaliya oo la dhaco iyadoo awood Siyaasadeed la huwan yahay intaa iyo in ka badan oo aannu qoraalkan ku soo koobi karin ayaa wuxuu ka dhex muuqanayaa hordhacaan siyaasadeed... 
Halkudheg:

Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2) | Saahid

Oct 5, 2009
Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2)   Waxaan horay uga soo hadalnay Sayid Abuu Ac’laa Al-mowduudi qeybtiisii hore, Hataanna waa inoo qeybtii labaad oo kaga hadleyno Afkaartiisii annagoo ka soo qaadaneyna kutubtiisii uu qoray(1). (1) Musdhalixaat AL-arbaca (AL-ilaah, AL-rabi, AL cibaada, AL-Diin :      Kitaabkaan waa kitaab aad qiimo u leh oo Shiikhu qoray 1940 yadii,     ... 
Halkudheg:

Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland – Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida

Oct 5, 2009
Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida !! Waxaan telefishanka ETN TV ka daawaday dhiirigalin uu dhiirigalinayo mid ka mid ah madaxda caafimaadka ee maamulka Soomaaliland ,dawada la yiraahdo Misoprostol . Waxay wasaarradda caafimaadka soomaliland u bixisay Ummul-gargaar ,iyadoo la leeyahay waxay joojisaa dhiig baxa haweenka... 

Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah, badda Soomaaliyana muran weyn geliyay

Oct 5, 2009
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano.. Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan. Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas... 
Halkudheg: ,

Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed oo ka hadlay Xaaladda Wadanka, Dowlada Meelkugaarka ahna u soo jeediyey in ay is casisho

Oct 3, 2009
Ururka Qurba joogta Soomaaliyeed (United Somali Diaspora) Warsaxaafadeed:  October 04, 2009  USD# 0005|MNUSA Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed United Somali Diaspora (USD) ee saldhigiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, wuxuu mudooyinkan u kuur galayey xaaladaha wadanka , gaar ahaan marxaladaha wajida cusub ee wadanka Soomaaliya galay. Marxaladahaas oo ay adagtahay in sida... 

Three foreign aid workers held in Somalia since July freed

Oct 3, 2009
NAIROBI — Three foreign workers with the French aid group Action Against Hunger (ACF) were freed Saturday after being held in Somalia since July, humanitarian agency sources and Somali officials said. The three, an American, a Zimbabwean and a Pakistani, boarded a plane in the southern town of Luq, and were expected to head to Nairobi. The three were snatched in Mandera, northern Kenya, on the night... 

Somali President: Recruiters likely still in U.S.

Oct 3, 2009
by Laura Yuen, Minnesota Public Radio October 3, 2009 St. Paul, Minn. — The president of Somalia said today he believes that recruiters who lured Minnesota men to fight with a terrorist group remain in the United States. President Sheik Sharif Sheik Ahmed has been meeting non-stop this weekend with Somali-American community leaders in Minnesota as well as elected officials, including Gov. Tim Pawlenty. Ahmed... 

Wiil 8-jir ah oo afka, Sanka iyo ilka ka burburay una baahan gargaar – Dhacdo Naxdin Leh

Oct 3, 2009
Dhacdo Naxdin Leh Halkan ka eeg sawiro dheeraad ah (Waa sawiro naxdin leh) Waa muuqaalo argagax leh, daka qaarkiina aysan indhaha u dhameyn Karin, waa mid ka mid ah xadugudubyada ka dhaca magaalada Muqdisho oo ay sababaan dagaalada aan dhamaadka laheyn. Mar aan booqday Isbitaalka Madiina oo inta badan la gaarsiiyo Dhaawacyada dadka ku waxyeeloobay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ayaan waxaan... 
Halkudheg:

Somalia’s president says terrorism growing there

Oct 3, 2009
Somalia’s president says terrorism growing there ST. PAUL, Minn. — The president of Somalia said Saturday his government is challenged by terrorism — which he called a “foreign idea” — and asked the Somali diaspora support him as he struggles to create peace in his war-torn country. President Sheik Sharif Sheik Ahmed spoke briefly at a breakfast for Books for Africa, a nonprofit... 

Safar uu Danjire Colow ku tegay Magaalooyinka Melbourne iyo Sydney

Oct 3, 2009
SAFAR UU DANJIRE COLOW KU TEGAY MAGAALOOYINKA MELBOURNE IYO SYDNEY Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaliyeed ee Indonesia ayaa safar uu ku tegay wadanka Australia, gaar ahaan magaalooyinka Melbourne iyo Sydney, waxa uu kaga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku nool wadaankaas, ayna gacan weyn ka geysatay shirkadda Soomaaliyeed ee Bakaal.... 
Halkudheg: ,

Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo gargaar gaarsiisey dad Soomaaliya ku tabaaleysan

Oct 3, 2009
Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo gargaar gaarsiisey dad Soomaaliya ku tabaaleysan Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Jaaliyada Soomaaliyeed e dalka koonfur Afrika ayaa deeq aad loogu baahanyahay gaarsiisey dad ku tabaaleysan magaalooyinka Kismaayo, Xamar iyo Burco Dadka gargaarka la gaarsiiyey waxay ka koobanyihiin qooysas daruufeysan oo barokacayaal, agoon iyo dad masaakiin ah. Gargaarka oo ahaa... 
Halkudheg:

Barnaamij dhaqameedka ardayda somaliyeed ee wadanka bangladesh

Oct 3, 2009
Ururka jaaliyadda somaliyeed ee wadanka Bangladesh ayaa ka qaybgalay barnaamij dhaqameedka ee sanad walba kadhaca jamacadda uu leeyahay ururka islaamka (OIC) ,Islamic University Of Technology (IUT) isla barnaamijkaasi oo uu kulifaaqnaa afartan guuradii kasoo wareegatay markii la aasaasay (OIC) soomaaliyana ay katahay xubin, Ardayda somaliyeed waxaa ay ka qeeybqaaten bandhig ay soo bandhigeen ardayda... 
Halkudheg: