Home » Archive Maalinta February 7th, 2014

War-saxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan”

Feb 7, 2014
Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo saaka meydkiisa laga soo dejiyay garoonka Aadan-cadde iyada oo laga keenay magaalada magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Meydka marxuumka ayaa waxaa wehliyay... 

The truth lying behind the crises in Somalia.

Feb 7, 2014
The truth is naked but ignored by the Somali individuals in the political scene. If the behavior by some of the actors agree with the reality, others disagree revolving around triviality and irrelevant issues to the future healing of war-torn Somalia and national reconstruction. There is a suspicion that there may be behind the scenes agendas and conspiracies intended to prolong the depredations... 

Tacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso

Feb 7, 2014
Tacsi waxaa diraya ee Randers, Denmark Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis ah ku geeiyoodey boosaaso ififaala fiican ayaa kamuuqda waqtiguu geeriyey khamiis jumcena God galay illaahay... 

Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka dhacay Madaxtooyada

Feb 7, 2014
Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo waqtigiisa inta badan ku bixiyey midnimada Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Xaflad casho sharaf ah oo Madaxtooyada lagu qabtay xalay ayaa waxaa ka soo... 

Xarunta SWDC oo lagu Qabtey Manaasabad ku Aadan Maalinta Gudniinka Fircooniga.

Feb 7, 2014
Avv Tahlii “Gudniinka Fircooniga waxaa looga Hortagi karaa iyadoo Dastuurka Dalka lagu daro Sharci Ciqaabaya kuwa Sameeya Gudniinka Fircooniga” Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC ) lagu qabtey Munaabasad lagu Xusayey Maalinta ka hortaga Gudniinka Fircooniga oo ku beegan 6-da February , waxaana Munaasabadaas ka soo qab galey Qaybaha ka duwan ee Bulshada sida Culimaudiin... 

Gabar Soomaali ah oo Sun Cabtey ka dib markii Waalidkeed ka weydey Mobile ay u Iibiyaan !!

Feb 7, 2014
Waxaa Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Gabar Soomaaliyeed ee da’deeda lagu sheegay illaa iyo Todoba iyo Toban Sano (17) ka gadaal markii ay sida la sheegay ay si ula kac ah u Cabtay Sun. Xiriir ay Warbaahinta la samaysey dad goob joogayaal ah ayaa u xaqiijiyay Geerida Gabdhan oo ka dhacday meel aan ka fogeyn Masaajidka Xaaji Maxamed ee Degmada Wadajir. Goob joogayaasha oo sii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...