Home » Archive Maalinta June 17th, 2012

Jamaacada Al-ictisaam oo Madaxda dhaqaka u jeedisay baaq ku saabsan xulista xubnaha Baarlamaanka

Jun 17, 2012
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على محمد وعلى آله وأصحابه Waxgaradka Soomaaliyeed waxaa diinta, dalka iyo dadka ka saaran xilweyn oo Ilaahay hortiisa la weydiin doono. Haddaba Jamaacada Al-ictisaam bil kitaabi wassunnah iyada oo dareensan xilkaas, isla markaasna gudanaysa waajibka naseexada waxay... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo laalay Qodobbo ka mid ah Axdiga KMG ah oo Khuseeya Qorshaha Road-Map-ka

Jun 17, 2012
Sheikh Shariif  oo la Wareegey Awoodii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya –  Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG  Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo saarey Wareegto waxayne, Wareegtadaas u Qorneyd Sidatan: Xeer Madaxweynaha LR 202 Taariikh 14/6/2012 Laalid Qodobbada qaarkood ee Axdiga KMG ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Markuu arkay: Qodobka 39,aad Farqada 2aad ee Axdiga KMG. Markuu... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo Amrey in Hantidii ay lahaayeen Salaad Gabeyre , Caynaanshe iyo Dheel dib loogu Celiyo Dhaxtooyadoodii

Jun 17, 2012
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Madaxweynaha DFKMG ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta amar ku bixiyay in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada Marxuumiinta kala ah S/Guuto Salaad Gabeyre Kediye, Marxuum S/Guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo Col C/qaadir Dheel. Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha DFKMG ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha markuu arkay Xeerka... 
Halkudheg:

Xarakada Shabaab oo Faah Faahisey Qaraxii Is Miidaamineed ee Shalay ka Dhacay Degmada Afgooye.

Jun 17, 2012
iyo Dowladda Federaalka oo ka Hadashey Dagaalo Qaraar oo ka dhacay Degmada Qansax Dheere Wararka naga soo gaaraya Degmada Qansax Dheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in shalay gelinkii Danbe Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dawladda ee halkaa ku sugan iyo Xarakada Shabaab inuu ka dhacay Degmadaasi. Xildhibaan Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya oo iminka ku... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...