Home » Qoraallada Halkudhegga "gaas"
Xukuumadda oo faahfaahisay Waxqabadkeedii
Xukuumadda Federalka KMG ah ayaa faahfaahin ka bixisay horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta, gar-gaarka bani’aadanimo, wadatashiga Soomaalida iyo xiriirka Dowladda Dhexe iyo maamulada dalka ka jira.
Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Xukuumadda Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ay jiraan horumar fara badan oo laga sameeyey...
Golaha Wasiirada DFKMG oo Yeeshay shir ku saabsan fulinta habraaca sanadka 2011 /2012 “Roadmap”
Waxaa shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin soo afjaridda marxaladda KMG ah iyo fulinta habraaca sanadka 2011 /2012, arrimaha maamul goboleedyada, sidaas waxaa shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG oo u qornaa sidan:
Jamhuuriyadda Soomaaliya
Xukuumadda...
Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada
Warsaxaafadeed:
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin go’aamadii kasoo baxay shirka Wadatashiga, ansixinta habraaca sanadka 2011/2012, arrimaha Amniga, iyo arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo.
Golaha Wasiirada waxay maanta warbixin...
Khudbadii R.wasaaraha ee furitaankii shirkii Wadatashiga ee Caasimada Muqdisho.
Madaxweynaha DFKMG, Mudane Sheikh Sharif Sheikh Ahmed
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Mudane Sharif Hassan Sheikh Aden
Xubanaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Baarlamanka
Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Galmudug iyo golaha Wasiirada Puntland iyo Gamudug
Ergeyga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobey Ambassador Augustine Mahiga
Marti Sharafka, Safiirada iyo Madaxda Caalmka, Madaxda Midogwga...
Baaq Nabadeed: Reysal wasaaraha DFKMG oo baaq u diray dirirta Gaalkacayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamayay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Ugu horeyn Ra’iisul Wasaaraha wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qarabadii ay ka geeriyoodeen dadkii ku baxay dagaaladaasi, wuxuuna Alle uga...
Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada DFKMG
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay shalay isugu yimaadeen waxay
kaga hadleen arrimo ku aadan ammaanka iyo hubka sida sharci darada ah loogu dhex sito magaalada iyo weliba midka lagu iibiyo qeybo ka mid ah magaalada sida suuqyada iyo meelo oo qarsoon iyagoo go’aano ka soo saaray arrintan.
Shirkan oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah Mudane...
Reysala wasaare ku xigeenka DFKMG Cabdi wahaab oo qaabilay wasiirad.
Wasaiirada Iskaashiga iyo xiriirka caalamiga Gunnille Carlsson ayaa waxay tagtay magaalada Muqdisho iyadoo lakulantay Press conference Acting Prime Minister H.E. Abdiwahab Ugas Hussein.
Wuxuu yiri wasiirku waxaan isku afgaranay inay umada dhibaataysan caawinaan iyagoo horayna u caawini jirey waa siduu hadalka udhigaye.
Waxaana muuqata ayuu yiri maadaama ay wasiiro imanayaan in muqdishii xortahay maanta.
Reysal...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Salaadii Ciida Dadweynaha Burtinle halkaa kula Tukadey
Raiisul Wasaare Dr.Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqosho ku tagay magaalada Burtinle halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay xilli ay maanta ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga waxaana Raiisul Wasaaraha uu Salaada Ciida ku Tukaday Magaalada Burtinle. Maamulka Burtinle ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in uu Deegaanka soo booqdo Raiisul Wasaaraha Dowladdda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo umaddaha Muslimiinta farxada ciidul Fitriga owgeed hambalyo u diraya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan hambalyada farxada Ciida Soonfureed (Ciidul Fitr).
Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu si gaar ah hambalyo...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah ee Spain iyo wefdi ay hogaamineysay
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Spain Mrs. Soraya Rodrigas waxaana sidoo kale ku wehliyay safiirka Spain u fadhiya dalka Kenya iyo xubno ka socday hay’adda cuntada adduunka ee WFP.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimo...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo gaarey Magaaladda Garoowe si uu u dhameeyo Khilaafka Ka Dhaxeeya Federaalka iyo Puntland
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha ee ee Garoowe ee maamulka Pundland ka degey Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas , waxaana Goroonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxwewynaha Maamulka Pundland Cabdiraxmaan Shiikh Faroole iyo Dadweynae aad u fara badan kuwaas oo safnaa hareeraha wadada ka tagta Garoonka ilaaXarunta...
War-Saxaafadeed ka soo baxaya Shirkii Golaha Wasiirada ay maanta Muqdisho kuyeesheen
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xuquuqul Insaanka, arrimaha Amniga, iyo arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo.
Golaha Wasiirada waxey taci u direen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Xassan Maxamed Jimcaale...
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Naafada Ciidanka Xooga dalka deeq daawo ahna gaarsiiyay Isbitalka Martini
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Naafada Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Isbitalkii Martini isagoo dhinaca kalena deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka Isbitalkaasi Martini.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku noolyihiin Naafada xooga dalka Soomaaliyeed oo mudadii labaatanka...
R. Wasaaraha XFKMG oo maanta kumanaan dadweyne ah kala qeyb galay banaanbax ka dhacay garoonka K/cagta ee Koonis Istaadiyam
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FederaalkaKMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kumanaandadweyne ah kala qeyb galay banaanbax ballaaran oo ka dhacay garoonka K/cagta eeIstadaadiyam Koonis ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.Banaanbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir waxaanaloogu magac daray (maalinta xornimada ee Muqdisho), iyadoo dadweynihii...
Shirkii guddiga wadajirka ee Amniga oo maanta markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho
Waxaa maanta markii ugu horeysay laguqabtay magaalada Muqdisho shirkii guddiga wadajirka ah ee Amniga dalka iyadoo ayshir guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q/midoobay Amb.Augustine Mahiga iyo kuxigeenka wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsanSoomaaliya Mr. Wafulu Wmanyinyi.Shirkan oo ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kulmay wafdigii kulanka Amniga ee Naivasha
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa kulan gaar ah la qaatay wafdigii dowladda Soomaaliya ugaqeybgalay kulankii socday muddo 4 maalmood ah oo looga arrinsanayey QorshahaQaranka ee Xasilinta Amniga Dalka (National Security Stabilization Plan (NSSP)).Sidoo kale kulankan waxaa joogey Wasiirada Amniga oo ay ka mid ahaayeen Ra’iisulWasaare Ku-xigeen ahna Wasiirka Difaaca,...
Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Bukaanada Isbital Banaadir kuna wareejiyay dawo ka timid Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta booqday Bukaanada ku jira Isbitalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir isaga oo maamulka Isbitaalkana ku wareejiyay deeq daawo ah oo ka timid ninka iska leh dhaxalka Imaaraadka Carabta Sheekh Suldan bin Khalifa Bin Zayed Al-nahyan.
Deeqdan dawada ah ayaa isugu jirtay kuwa caruurta gaar ahaana...
Raiisul Wasaare Cabdiweli oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wasiiru Dowlaha Dawladda Ingriiska u qaabilsan arrimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa ku qaabilaya Wasiiru Dowlaha Dowladda Britian u qaabilsan arimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta Andrew Mitchell oo manta Muqdisho soo gaaray.
Kulanka uu Raiisul Wasaaraha dalka la yeeshay mas’uulkaasi ayeey iskula soo qaadeen arimaha dhinaca bBni’aadanimada iyo sida ugu haboon ee loo gargaari karo dadka tabaaleeysan...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo uga mahadceliyay Dowladda Kuwait kaalmada ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdweli Maxamed Cali ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo Shacabka Kuwait kaalmada ay soo gaarsiiyeen dadka abaaruhu halakeeyeen ee Soomaaliyeed.Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu hadalkan ka sheegay munaasabad hay’adda Bisha-cas ee Kuwait ay saaka ku goddoonsiisay...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo qaabilay wefdi sare oo ka socday Q/midoobay (UN) oo ay hogaamineysay Vlaria Amos
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMGH ayaa shegay sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxmaed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ay hogaamineyso Vlarie Amos oo ah ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Q/midoobay ee arrimaha Bani’aadanimada.Kulanka labada mas’uul oo soconayay muddo saacado ah ayaa...
War saxaafadeed kasoo baxay shir golaha wasiiradu ay maanta ku yeesheen Muqdisho
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimodhowr ah oo ay ka mid yihiin:1. Howlaha amniga iyo xasilinta Muqdisho,2. Shirka Wadatashiga ee Soomaalida iyo3. Hay’ada Nile ee waxbarashada dalka Turkiga.Guddiga heer wasiir ee arrimaha amniga iyo xasilinta Muqdisho ayaa laga dhageysteywarbixin...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay Amb Mahiga iyo wafdi la socday
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Qaramada Midoobey oo uuhoggaaminayey Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM AmbassadorAugistine Mahiga. Sidoo kale kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Ambassador WafulaWamunyinyi oo...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay wafuud ka kala soctay Midowga Yurub, dalka Turkey iyo Bisha Cas ee dalka Iran.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul DFKMG ayaa waxaa ka mid ahaa:
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub iyo wafdi kale oo ka socdayBisha Cas ee dalka Iran.
Ra’iisul Wasaaraha kulankii u la qaatay wafdigii uu hoggaaminayey George MarkAndre oo ah Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxey...
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Qarmada Midoobey (UN)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo kasocday Qaramada Midoobay oo ay ka mid ahaayeen Mark Bowden, Isu-DuwahaXiriirinta iyo Gar-gaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay, Bruno Geddo,Madaxa UNHCR Somalia, Alvaro Rodriguez, Madaxa UNDP Somalia, Kiki Gbeho,Madaxa OCHA, iyo saraakiil ka socotay WFP, UNHCR, UNDP iyo OCHA....
Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada soomaliya
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho, ka dib markii shalay Al-Shabaab laga xorreeyey magaalada. Ugu horreyntii golahu waxey hambalyo u dirayaan geesiyaasha ciidamada Dowladda Soomaaliyeed iyo AMISOM oo ku guuleystay dagaaladdii...




