Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"

DFKMG oo Ka Tanaasushey Dhul-badeed Soomaaliya oo Baaxaddiisu tahay 2.2 million kiiloomitir oo laba-jibaaran?

May 13, 2011
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Baadda oo Shaaca ka Qaaday in Xuduudda Badda Soomaaliya loo ogol yahay ay tahay 12 mayl oo keliya , waa 22 km keliya … …  SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Yassin Maaxi: Cabbirka Dhul-badeedka Soomaaliyeed waa 350 mayl badeed ma aha 12 mayl.

May 8, 2011
Warsaxaafadeed: “Dhulka ummada Soomaaliyeed, baddaha ummada Soomaaliyeed iyo hawada ummada Soomaaliyeed iib maaaha cidna ka yeeli meeyno in aay iib geeyaan ayagoo wax yar ku bedelanaaya.” Warsaxaafadeed Yaasiin Maaxi SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Farmaajo ma waxa uu Qarammada Midoobey u gudbin doonaa in Xuduudda Badda Soomaaliya ay tahay 350 mayl, mase 12 mayl?

May 8, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed c/laahi Farmaajo oo Sabtidii ka dhoofay Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Xarunta Qarammada Midoobay ee New York – SII AKHRI…    Read More →
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo oo ku dhacday Shirqool lagu Dhaxal Wareejinayo Badda Soomaalida

May 7, 2011
Xukuumadda FKMG ayaa sheegtay inay Qarammada Midoobay u gudbinayso cabir ay ku sheegtay 200 mayl badeed oo ah aagga dhaqaalaha, halkii ay ka gudbin lahayd cabbirka Dhul-badeedka Soomaaliyeed oo ah 350 mayl badeed… iyo Dhambaal ku socda Xubnaha Golaha Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya Halkan ka akhri….  Read More →
Halkudheg:

Dawladda Norway oo Joojisay Qandaraaskii Shirkad Gaar loo leeyahay looga iibiyey Markab Militari oo ka hawl geli lahaa Xeebaha Soomaaliya

Jan 26, 2011
iyo DFKMG oo Sheegtay in ay xiriirka u jarayaan Shirkadda SARACEN – iyo Puntland oo ilaa 2012 waqtiga u kordhisey  Africa Oil, Range Resource iyo Lion Energy , waqtiga sahaminta batroolka…. “Heshiiska waxaa shirkadda reer Norway la soo galay sarkaal hore u ahaan jirey Wasiir , laakiin hadda ah lataliyaha gaarka ah ee madaxweynaha DFKMG” ilo wargal ah oo ku sugan Norway… Shirdon... 
Halkudheg:

Shirkad laga leeyahay Norway oo Heshiis Cusub oo 10 Sano ah la gashay DFKMG, si ay u “ilaaliso” Kalluumaysiga Soomaaliya

Jan 19, 2011
Shirkaddaas oo Militariga Norway ka iibsatey Markab, sidoo kalena iibsaneysa 6 helicopter, 8 markab, iyo diyaarad hawada wax ka sawirta. waa qandaraas khaas ah. Waxaan nahay shirkadda keliya ee gaarka looleeyahay ee adduunka ka jirta ee maarayn doonta kalluumaysiga… ” Sidaas waxaa yiri mulkiilaha shirkadda.. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Xildhibaannada Baarlamaanka oo laga codsaday in ay si deg deg ah ugu qoraan warqad..

Jan 11, 2011
Ku socda Norway iyo Commonwealth oo ku aaddan damacooda Badda Soomaaliya si looga hortago khatarta arrintaas ka iman karta… “Haddii laba warqadood loo kalo qoro Norwey iyo Commonwealth, oo qoraalkaasi noqdo mid si rasmi ah uga soo baxay baarlamaanka Soomaaliya, waxaan markaas hubaa in ay dareemayaan in meesha wali ay joogaan dad nool oo aan raacin dadkii la kala diray….”... 
Halkudheg:

Famaajo oo laga codsaday in uu soo bandhigo Heshiiskii BADDA iyo inta dokumenti ah ee Dowladdu ka heyso…

Jan 8, 2011
iyo Dhambaal ku socda Shacabka Soomaaliyeed oo cinwaankiisu yahay “Yaa u maqan ama diyaar u ah Difaaca Badda Soomaaliya” Qoraaga Magaciisu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waana diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). Sannadkii 1979-kiina waxa uu noqday... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo beeniyey in Xukuumaddiisii ay Heshiis la gashay Shirkadda Saracen international

Dec 27, 2010
“Haddii ay tahay sida uu wasiirka maaliyadda sheegayo oo ay tahay in madaxweynaha saxiixay, ruuxeeda waa sharci darro sababtoo ah xukuumaddii aniga oo arrinta shaqada ku lahayd ayaa lala garab maray…. ” Cumar C/rashiid. Q1: Halkan ka dhegeyso Waraysiga Cumar C/rashiid (VOA) [audio:http://somalitalkradio.com/cod/aa_cumar_shirkadda.mp3] Qaybta labaad ee waraysiga ra’iisul wasaarahii... 
Halkudheg: , ,

Shirkado badan oo la sheegay in ay qaabilsan yihiin dhinaca ammaanka oo isku haysta Soomaaliya

Dec 25, 2010
Dowladda Federaalka KMG oo heshiish la gashey “Shirkad Qaabilsan dhinaca Amaanka” oo lagu magacaabo SARECEN — DFKMG oo laga dalbaday in ay baarlamaanka hor keento waxa uu ku saabsan yahay heshiiska ay la gashay shirkadda xarunteedu tahay Bayruut, Lubnaan…. Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka C/kariin Xasan Jaamac ayaa daboolka ka qaaday in... 
Halkudheg: ,

“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy

Dec 7, 2010
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..” Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sano

Nov 27, 2010
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo…. “200 mayl ma aha Xuduudka Badda Soomaaliya” Dr. Cilmi Axmed Ducaale SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sannadood

Nov 27, 2010
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo… SII AKHRI… Qorshaha Cusub Arrimahaas xiriirka ah ee HALKAN ku xusan waxay gogol dhig u yihiin qorshaha cusub ee la doonayo in lagu xalaalaysto qayb kamid ah badda Soomaaliya, ayada oo markale laga faa’iidaysanayo xukuumadda cusub, isla markaasna la adeegsanayo erayada ay ku hadleen madaxda DFKMG ee Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Farmaajo oo looga digey in uu dib u soo nooleeyo Heshiiskii Badda ee Fashilmey

Nov 26, 2010
Midowga Yurub oo  Golaha Baarlamaanka Soomaaliya  ku Cadaadinayo in la Ansaxiyo Dawladda Farmaajo – Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya  — — SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Midowga Yurub oo Hanjabaad kulul u diray Baarlamaanka DFKMG

Nov 25, 2010
War-saxaafadeed ka soo baxay ergada Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay kulankii baarlamaanka ee fashilmay November 22, kaas oo lagu ansixin lahaa xukuumadda uu soo magacaabay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka kumeel gaarka ah, Maxamed C/laahi farmaajo. Warsaxafadeedku waxa uu si kulul u cambaareeyey kulankii baarlamaanka ee fashilmay iyo “hab-dhaqankii... 
Halkudheg: , ,

Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Bannaanbax Nabadeed oo lagu difaacayo Badda Soomaaliya

Nov 24, 2010
Waxaan Soomaalida oo idil ka codsanayaa ( Dowladda, Mucaaradka, Shicibka iyo Dowlad Goboleedyada) in aay sameeyaan hal maalin BANAANBAX NABAD AH oo ula geedadeedu tahay in aan ka badbaadno qorshaha gurracan oo cusub oo lagu boobayo badda Soomaaliya. SII AKHRI….  Read More →
Halkudheg: ,

Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Difaaca Badda Soomaaliya

Nov 22, 2010
Bashiir Shiikh Maxamed waa dublomaasi Soomaaliyeed, waxaana May 07, 1979 markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Charge D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway – Waxana uu qormadan cusub kula hadlayaa shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran

Nov 8, 2010
Magaceygu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waxaanan ahay diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN… Warbixinta Bashiir Sh. Maxamed AKHRI HALKAN…. Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri Halkan….  Read More →
Halkudheg:

Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu!!

Nov 8, 2010
Maanta (21 May 2010) waxaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga shir saddex maalmood soconaya oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaalida. Shirka waxaa garwadeen ka ah Ururka Qaramada Midoobay, mana aha midkii ugu horreeyay ee noociisa oo kale ah. Waxaa horay shirar la sheegay in looga hadlayo arrimaha cakiran ee Soomaaliya lagu qabtay magaalooyinka New York (USA), Oslo (Norway),... 
Halkudheg:

Commonwealth experts help Kenya prepare for maritime boundary negotiations with Somalia

Oct 29, 2010
27 October 2010: Clear boundaries will have important implications for maritime security, shipping, environmental protection, fishing and offshore resource exploration The Commonwealth Secretariat is assisting the Government of the Republic of Kenya to prepare for maritime boundary negotiations with Somalia. Establishing clear maritime boundaries with Somalia will have important implications for maritime... 
Halkudheg:

Yemen Post “For First Time in History, Somalia Claims Socotra as Its Own”

Oct 27, 2010
Yemen Post Staff Somalia has claimed that the islands of Yemeni Socotra Archipelago are part of it, requesting the United Nations to determine the status of the archipelago, executive director of the Saba Center for Strategic Studies said. The unstable horn of Africa country with a transitional government receiving unlimited support from Yemen said it has the right to administer the archipelago, which... 
Halkudheg: ,

RENEWED ATTEMPT TO STRIP SOMALIA OF ITS MARINE TERRITORY

Oct 21, 2010
THE OIL- AND FISH HUNTERS DON’T GIVE UP (by ecop-marine) It has transpired that under the persistent covert interests of European countries (especially Spain and France) in the rich fishing grounds of Somalia and fronted by the International Maritime Organization (IMO) a renewed attempt is made to strip Somalia of its 200 nm territorial waters by a double-faced approach promising assistance to... 
Halkudheg: ,

Caawinaaddii Norway ee Batroolku ma Fashilantay?

Oct 17, 2010
Norway oo cadaysay in wada shaqayntii Kenya & Norway ee mashruucii batroolka aan wax badan laga gaarin, kaas oo ay Norway kaga baxday 2 million koroon ….. Bishii June 2010 waxay Norway soo saartay warbixin uu (May, 2010) saxiixay Wasiirka Tamarta iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Norway, Erik Solheim, oo ku saabsan sida Norway uga caawiso waddamada soo koraya maaraynta iyo ka dheefsiga shidaalka... 
Halkudheg: ,

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 3aad

Oct 11, 2010
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 3aad: Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah… Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah xeerarka kale ee la aqoonsan yahay ee ay leeyihiin dalalka ay kamid yihiin Benin, Republic of Congo, Ecuador, El Salvador, Liberia iyo Peru, dalakaas oo hore u... 
Halkudheg: ,

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego, taas oo aan cidna lagu ciqaabin . Q.1aad

Oct 9, 2010
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri: FG: Sida ay isku qeexaan... 
Halkudheg: ,