Home » Warar
Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Bukaanada Isbital Banaadir kuna wareejiyay dawo ka timid Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta booqday Bukaanada ku jira Isbitalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir isaga oo maamulka Isbitaalkana ku wareejiyay deeq daawo ah oo ka timid ninka iska leh dhaxalka Imaaraadka Carabta Sheekh Suldan bin Khalifa Bin Zayed Al-nahyan.
Deeqdan dawada ah ayaa isugu jirtay kuwa caruurta gaar ahaana...
Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka oo sheegey in Awoodii Alshabaab iyo Al-Qaacida Soomaaliya ay sidoodii weli u jirto.
Horaantii Bishaan waxaa qaybo Muhiim ah ku yaal Magaaladda Muqdisho ka baxay Xoogagaii Alshabaab ee Dagaalada kula jirey Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada Federaalka , waxaana Goobhii ay ay baxeen Durba buuxiyey Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowladda Federaalka , iyadoo taasi ay jirto ayaa Xogahaya Gaashaandhiga Mareykanka waxaa uu ka dhawaajiyey in Xoogaga Alshabaab iyo Kuwa Al Qaacida yihiin kuwo awoodoodii...
Rajab Ordegan Waa Nin Cayn Kee ah
Waxa Magaalada Muqdisho ku sugan Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan iyo Wafdi aad u balaaran , waxaana Booqashaada lagu tilmaamey midii ugu balaarneyd ee Muddo labaatan sanno Ruux Darajadaas leh uu ku yimaado Magaalada Muqdisho , waxayna Booqashadaan lagu micneeyey Mid Ordegan uu ku doonayo in Beesha Caalamka uu ku soo jeediyo Xaalada Soomaaliya Xiligaan ka taagan hadaba waa nin...
Maxaa Dhacay intii uu Raiisul Wasaaraha Turkiga uu ku sugnaa Magaaladda Muqdisho
Markii uu soo gaarey Raiisul Wasaaraha Turkiga Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa dhacay in Diyaarad ka mid ahaa Diyaaradhii la socdey Raiisul Wasaaraha waxaa soo gaarey Waxyeelo ka dib markii uu Dab kacay markii ay Diyaarada soo Caga dhiganeysey Garioonka , hase yeeshee waxaa lagu waramey in aysan Cidna wax ku noqon , waxaa Diyaaradaas u Gurmadey Gaadiidka Dab...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Booqashada Rajab Ordegan ee Muqdisho.
Waxaa maanta oo Bishu tahay 19 Ogoosto Magaalada Muqdisho soo gaarey Wafdi aad u balaaran oo uu Hogaaminayey Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan waxaana ku wehliyeyXubno ka tirsan Qoyskisa, sida Haweenta uu qabo iyo Saddex Caruur ah uu uu dhaley oo ahaa laba Gabdhood iyo Wiil waxaa kaloo ka mid ahaa Xildhibaano ,Wasiiro iyo Ganacsato u dhalatey Wadankaas , waxayna Wafdiga Raiisul...
Raiisul Wasaaraha Turkiga oo Booqasho kuyimid Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan (Rajab Dayib), ayaa maanta, Jimce Agoosto 19, 2011, waxa uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waftiga Rajab Dayib waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey xubnaha ugu sareeya DFKMG.
Warbixintii hore (Aug 17, 2011)
Muqdisho oo si weyn ugu Diyaargarowdey Imaanshaha Raiisul Wasaaraha Turkiga
Waxaa la filayaa in maalinta Khamiista...
Go’aamadii Shirkii Wadatashiga DPL iyo Waxgaradka G. Mudug
Waxa 16 bisha Agosto 2011, Xarunta Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe shir wadatashi ah ay Dowladdu ugu yeertay odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka iyo waxgaradka Gobolka Mudug, iyadoo qodobada laga wadatashanayey ay ka mid ahaayeen: arrimaha amniga, maamulka iyo horumarinta.
Waxaa si weyn looga falanqooday meelaha dhaliilahu ka jiraan ee Hay’adaha Dowladda ee heer Gobol iyo dhinaca dadweynahaba.
Intaas...
Wadamada islaamka ma ka dhabeyn doonaan Lacagata 350 Milyan oo ay ugu deeqaan dadka Soomaaliyeed
Waxaa dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyey Kulan ay isugu yimaadeen Wadamada islaamka , waxaana kulkankaas ujeedadiisu ahayd sidii gargaar Balaaran loogu fidin lahaa dadka Soomaliyeed ee ay Abaarta Saameesey , waxaana kulankaas ka qaybgaley 53 Dowladood oo islaam ah , waxaana kulankaan Marti geliyey Dowladda Turkiga oo iyadi ku cadaadisey Wadamada Islaamka in ay isku Daraan Qaaraan Balaaran oo la siiyo...
Reysalwasaaraha DFKMG Xaaskiisa oo maanta deeq gaarsiisay barakacayaasha
Marwada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Marwo Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq isugu jirtay lacag iyo dhar u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo ku jira Kaam lagu magacaabo Koorsan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho.
Kaalmadan ayaa waxaa u soo wakiishay Marwo Hodan Siciid Ciise dad samafalaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Buffalo ee dalka Mareykanka waxayna cadadkeedu...
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq Gargaar Gaarsiisey…..
Waxaa weli si Xawli ah ku socda Gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saameeysey Abaaraha ee ku sugan Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyadoo taasi ay jirto ayaa Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) waxay gargaar aad u balaaran maanta ay gaarsiiseen Qoysas dhibaato ka soo gaartey Abaarta waxayna Qoysaskaas ay ku jireen Kaam lagu Magacaabo Siliga ama Beedle ee Magaaladda...
Raiisul Wasaare Cabdiweli oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wasiiru Dowlaha Dawladda Ingriiska u qaabilsan arrimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa ku qaabilaya Wasiiru Dowlaha Dowladda Britian u qaabilsan arimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta Andrew Mitchell oo manta Muqdisho soo gaaray.
Kulanka uu Raiisul Wasaaraha dalka la yeeshay mas’uulkaasi ayeey iskula soo qaadeen arimaha dhinaca bBni’aadanimada iyo sida ugu haboon ee loo gargaari karo dadka tabaaleeysan...
Hadiyad sanadeedkii shirkadda Golis oo Laga Bixiyey Magaalada Gaalkacyo.
Qaar ka mid ah macaamiisha shirkadda Golis Telecom Somalia ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guulaystay hadiyad sanadeedka shirkadda Golis (Golis Super Gift). Qaybinta hadiyadaas ayaa ku soo beegantay bisha ramadaaan ee barakaysan ee sanadka 2011.
Waxaa munaasabada lagu kala saarayay dadweyne farabadan oo nasiibkooda tijaabinayay kuwaasi oo soo codsadey ka qeybgalka hadiyad sanadeedka shirkadda isgaarsiinta...
Kulan u furmey Puntland iyo waxgaradka Mudug
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa sheegay: Kulankan ka furmey xarunta Madaxtoyada Puntland ayaa waxa ka qayb galey Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ,Ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire,Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo qaar ka tiran golaha wasiirada, sidoo kale waxaa ka qaybqaadanayey kulankaasi waxgaradka Gobolka Mudug oo kor u dhaafaya...
Soomaalida ku nool Magaaladda Perth ee Dalka Australia oo Markii Shanaad Muqdisho ka qaybiyey Deeqo Gargaar ah.
Deeqdaan waa Deeqdii Shanaad ee aan ka qaybino Magaalada Muqdisho , waxaan hore ugu soo qaybiney Isbitaalada Madiina, Banaadir, Martiini, Kaamka Ambasadoor iyo midkaan maanta aan dul taaganahay ee Digfeer , wuxuuna gargaarkeenna uu isugu jirey Raashin kala duwan,Caano iyo lacago Kaash ah” Sidaa waxaa yiri Axmed Daahir Cabdulaahi Cali iyo Xasan Shiikh Axmed oo ah laba Xubnood oo Soomaalida...
Warbixin dheer oo ku saabsan Booqashiidii Madaxweyne Ismaaciil
Waxaa Booqasho lama filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan.
Ismaaciil...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Booqasho lama Filaan ah ku yimid Magaaladda Muqdsiho
Waa Goor dhow Garoonka Diyaaeadaha ee Magaaladda Muqdisho soo gaarey Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar GeEle waxaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa Madax ka tirsan Dowladiisa , waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweyanah Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Ismaaciil Cumar Geella ayaa waxaa uu u yimid Soomaaliya si uu ugu eegi lahaa Xaaladda Dadka Soomaaliyeed...
Dowladda Federaalka oo lagu Tilmaamey in ay tahay Dowlad Haysa Macluul Daran.
Iyadoo Dalka ay ka jirto Macluul aad u baahsan ayaa hadana waxaa dalalka ka socda Gurmad aad u xoogana oo loogu gargaarayo dadka ay saameeysey abaaraha iyo dagaalada waxaana gurmadkaas wada Dowlado , Hayado Caalami ah iyo Jaaliyadaha dadka soomaaliyeed ee ku leeyhiin Caalamka ,
wuxuuna Gurmadkaas isugu jiraa raashin kala duwan iyo lacago Kaash ah, hase yeeshee dadkaas weli waxaa ka muuqata diiftii...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo uga mahadceliyay Dowladda Kuwait kaalmada ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdweli Maxamed Cali ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo Shacabka Kuwait kaalmada ay soo gaarsiiyeen dadka abaaruhu halakeeyeen ee Soomaaliyeed.Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu hadalkan ka sheegay munaasabad hay’adda Bisha-cas ee Kuwait ay saaka ku goddoonsiisay...
Kafaalo iyo waxqabadkii abaaraha
Hay’adda Kafaalo ayaa maalmihii dambeeysay waxay hawlo gurmad raashin qaybin ah ay ka sameeysay degaano ka tirsan degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo degaanka KM50 ee ku dhow degmada Afgooye gobolka SH/Hoose .Degaamadan ayaa ka mid ahaa meelaha ugu darnaa, ee ay soo foodsaartay abaaraha kadib markii ay Kafaalo qiimaysay warbixinada Qaramada Midoobay iyo macluumaadka ay sida gaarka ah uga helnay...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo qaabilay wefdi sare oo ka socday Q/midoobay (UN) oo ay hogaamineysay Vlaria Amos
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMGH ayaa shegay sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxmaed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ay hogaamineyso Vlarie Amos oo ah ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Q/midoobay ee arrimaha Bani’aadanimada.Kulanka labada mas’uul oo soconayay muddo saacado ah ayaa...
Soomaalida Ku Nool Magaaladda PERTH ee Dalka Australia oo Deeqdii Afaraad gaarsiiyey Dadka ay saameeyeen Abaaraha iyo dagaaladda
Soomaalida ku nool Dibadaha ayaa waxaa la dhihi karaa waa Xoogga ugu badan ee Gurmadka Abraara iyo dadka kale ee ku dhibaateysan Dalka Soomaaliya waxaana Deeq ka timid Soomaalida ku nool Magaaladda PERTH ee dalka Australia la gaarsiiyey dadka ay saameeyeen Abaaraha, waana Deeqdii Afaraad oo ay ka qaybiyaan Magaaladda Muqdisho waxaana Deeqdaas ka koobaneyd Raashin kala duwan iyo Caano,waxaana ...
Dhaqaatiirta da’da yar oo howlo caafimaad u sameeyay barakacayaal kusugan magaalada Muqdisho
Dhaqaatiirta da’da yar ee SOYDA ayaa maata howlo caafimaad u fidiyay dad badan oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku jira xero ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Howlahaan Caafimaad oo isugu jiray Baaris iyo daweyn lacag la’aan ah ayaa maanta ururka dhaqaatiirta da’da yar waxa ay ka sameeyeen xero barakacayaal ah oo ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada...
Weriye Amiin Yuusuf Khasaaro oo Sawiro Naxdin leh ka soo qaadey Caruurta ku jirta Isbitaaladda Muqdisho
Tan iyo markii ay Bilowdeen Dagaaladii Sokeeye ee Soomaaliya kuwoodii ugu xooganaa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho, waxayna Dagaaladaas Galaafteen Kumaan Soomaali ah oo manta God u jiifa aan garaneyn wax ay u dhinteen ama u dhaawacmeen, qaar kalena lixaadkoodii ayey ku waayeen oo waxaa ku arkeysaa Wadooyinka Muqdisho iyadoo uu ka muuqdo raadkii Dagaaladda iyadoo taasi jirto ayaa Caruurtaas Dagaaladaas...
Deeq ay soo dhiibeen Falastiiniyiinta ku nool Magaalada Oslo -Nowray oo loo qaybiyay barakacayaasha Abaaraha
Deeq ay soo dhiibeen Falastiiniyiinta ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa shalay oo Khamiis ahayd loo qaybiyay barkacayaasha abaaraha ee ku sugan deegaanka Maryan-gubay iyo deegaanno ku dhow oo ka tirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose.
Kaalmadan oo ahayd lacag gaaraysa $7,000 (Toddoba kun oo Dollarka) ayaa loogu iibiyay barakacayaasha raashin iyo saliid, waxaana deeqdan ka faa’iideystay...
Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.
Denmark:Magaalada layiraahdo Randers ayaa waxay deeq soo gaasiisay walaalohooda ku dhibaataysan nawaaxiga Afgooye waxayna wakiisheen ALNAHREYN oo hayad quudisa agoomo.
Waxaa loo qaybiyey dad gaaraya ilaa 100 qof sida aaad arkaysaan dadkaasuna dhamaantood waxaa weeye dadkii abaaruhu halakeeyeen.dadkaasina waxay heleen afur inkastoo dhibaatada dalka taali ay weli cakirantahay hadana dadka soomaaliyeed...




