Home » Warar

Shiikh Cabduqaadir Muumin, ShiikhXasan Maxamuud Takar iyo Shiikh Maxamed Ismaaciil oo ku eedeeyay Cabdiraxmaan Faroole in uu Ka dambeeyey Dilkii Dr. Sh/Axmad Xaaji Cabdi Raxmaan (Shir Jaraa’id )

Dec 11, 2011
Sheekh Cabdul Qaadir Muumin, Sheekh Xassan Maxamuud Takar, iyo Sheekh Maxamad Ismaaciil oo ka mid ah Culimadii diinta Islaamka kana soo jeeda Gobolada Pundland  ayaa ku eedeeyay Cabdi raxmaan Faroole oo ah  Madaxweynaha Maamulka Pundland in uu ka dambeeyey Dilkii Dr Shiikh Axmed Cabdiraxmaan  islamrkaana waxay shirkooda Jaraaid ku sheegeen in aad uga xumaadeen dilkaas. Halkan ka dhegeyso shirka... 

Sheekh Xasaan: Halganka maanta dunida kasocda wadaadada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo

Dec 11, 2011
Sheekh Xasaan ayaa yiri “Aniga mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka maanta dunida kasocda colka la ah ee ladagaalamaya, anigu waxaan qabaa aduunkaba in la dhaafiyo, hadda kahorna waa idiin sheegay li’ana fitnaday ummadda ku hayaan baa kadaran. Halkan hoose kadhegeyso codkii [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/xasaan.mp3] Malihi waa gaalo, Malihi dhiigoodaa banaan asaalatan, laakiin... 
Halkudheg:

Xildhibaano Soomaaliyeed oo Xoghahaya Guud ee UN-ka ka dalbaday in uu Xilka ka Bedelo Mahiiga

Dec 10, 2011
Warkaas iyo Madaxweynaha DFKMG oo u Dhoofay dalka Qadar kaddib markii Ra’iisul wasaarahiisu uu dalkaas safar kaga soo laabtay toddobaadkan…. Xildhibaano Ka Tirsan Barlamanka oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Kana Soo Hor Jeestay Mooshinkii Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Barlamanka.   Baaq in Qaramada Midoobey xilka ka bedesho ergeyga UN Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFKMG... 
Halkudheg: , ,

Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyey Magaalada Baardheere

Dec 9, 2011
Duqaynta oo ku soo beegantay Xilli uu Xoghayaha Guud ee UN-ka oo kulan la qaatay Madaxda Kenya iyo Mahiga….. Diyaaradaha Dalka Kenya ayaa duqeeyey magaalooyin ku yaal Soomaaliya, gaar ahaan diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa lagu soo waramay in ay duqeeyey magaalada Baardheere kuna diley dad rayid ah. Duqaymaha ugu dameeyey ayaa ku soo beegmay xilli xoghayaha guud ee Qarammada Midoobey Ban-ki... 
Halkudheg:

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!

Dec 9, 2011
Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey.  Read More →

Prof. Gaas oo sheegay in uu soo dhaweynayo in la go’doomiyo Kismaayo…

Dec 9, 2011
Prof. Gaas: Waxaa Xurgufi ka dhexaysaa Al-Shabaab iyo Madaxweynaha DFKMG, Laakiin aniga iyo iyaga xurgufi nagama dhaxayso… nabadna waan la qaadan karaa…. C/weli Gaas oo sheegay in uusan ka warhayn Hadalkii Wasiirkiisa Gaashaandhiggu ku sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso ciidan Itoobiya oo gala Soomaaliya….. Telefishanka Aljazeera oo waraysi la yeeshay ra’iisul wasaaraha... 
Halkudheg:

Hay’adda HIRDA oo Magaalada Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan habka waxbarashada Soomaaliya

Dec 9, 2011
Hay’adda Himilo Relief and Develompment Association (HIRDA) ayaa ku > qabtay Muqdisho dood ku saabsan habka waxbarashada Soomaaliya, taasoo > ay kasoo qaybgaleen dallada waxbarashada, jaamacadaha, ururrada > bulshada, haya’daha waxbarashada, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin ka > socday wasaaradda waxbarashada DKMG ah. > > Dooddan oo socotay laba maalmood 6-dii illaa... 

Culimmada Waqooyiga Ameerika oo talooyin kasoo jeediyey Dilkii Sheikh Axmed iyo Nadwo balaaran oo ay ku qabanayaan Minneapolis

Dec 8, 2011
Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Ilaahay Janadiisa ha geeyo Sheikh Axmed Xaaji C/raxman, ehelkii, qaraabadiisii iyo ummada Somaaliyeed samir iyo imaan ha ka siiyo. Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Maraakista Dacwada Salafka ku abtirsada ayaan u kala kicin shirar iyo xiriir kadib markii lasoo sheegay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan illaahay... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Dr. Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro uu ku tegay dalal dhowr ah

Dec 8, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii wefdigiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro ay ku soo kala bixiyeen dalal ay ka mid yihiin Qatar, Kuwait iyo Kenya halkaasoo uu kulamo muhiim ah kula soo qaatay hogaamiyeyaasha dalalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ugu soo... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cali Zeko “Kama soo hor jeedno Road Map-ka balse waxaan ka soo Hor jeednaa Road Map-ka ay Wataan Mahiga iyo Sharif Xasan .

Dec 7, 2011
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay si aad ah u soo badanayeen Eedeymaha ka dhanka ah Erg eyga qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Mahiigga ayaa hadana waxaa mar kale ka hadlay Xildhibaan Cali maxamuud faarax Cali Seeko. Xildhibaan Seeko oo la hadlayay qaar ka mid ah war baahinta Gudaha ayaa Mahiiga ku sheegey inuu caqabad ku yahay Nabadda iyo Horumarka Soomaaliya isagoona ku tilmaamay inuu... 

Shiikh Xasan Turki oo iska Fogeeyey in Ururka Al-Shabaab uu ka Dambeeyay Dilkii Dhawaan Loogu Gaystay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan.

Dec 7, 2011
Dhawaan ayaa waraysi uu bixiyay Madaxweynaha maamulka PuntLand waxaa uu ku sheegay in dilkii loo gaystey Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxamaan oo ka mid ahaa Mashaa’iikhda waa weyn ee dalka sida aadka ah looga yaqaano  ayaa arrintaa si dadban ugu eedeynayay Xarakada Shabaab oo xiliga uu sheegayo shir ku soo gaba gabaysey magaalada baydhabo ee Gobolka Bay. Shiikh Xasan Turki oo ka mid ah saraakiisha... 

K.S R.W. oo maanta shir guddoomiyay shir looga hadlay sugida Amniga Muqdisho

Dec 7, 2011
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka caasimadda iyo ka hortaga falalka qaraxyada ah ee ay todobaadyadii ugu dambeeyey kooxaha nabadiidku la beegsanayeen goobaha shacabka iyo saldhigyada Dowladda, waxaana kulankan ka soo qeybgalay Wasaraddaha ku sahqada leh Amniga iyo saraakiisha amniga... 
Halkudheg:

Cambaareynta Danjire Ogostino Mahiga oo si weyn isu soo Tareysa ka dib Markii uu sheegey in Soomaaliland ay Mudan tahay in ay Soomaalia inteeda kale ka Go’do

Dec 6, 2011
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Siyaasadda Soomaaliya iyo doorka Ergeyga qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ogostiino Mahiigga. Kulankan oo muddo dheer soconayay ayaa markii uu soo gaba gaboobay waxaa saxaafadda la hadlay qaar ka mid ah xildhibaanadaas oo ka hadlay waxyaabihii ay ka hadlayeen. Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi... 
Halkudheg: ,

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga

Dec 6, 2011
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaanigu u soo magacowday dalka Soomaaliya Ambassador Andrea Mazzella kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Intii uusan la kulmin Ku-simaha R/wasaaraha Amb. Mazzella ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Sheekh... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa soo gabogabeeyey booqashadiisii Kuwait soona gaaray Nairobi

Dec 6, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan ku joogay booqasho rasmi ah dalka Kuwait ayaa si heer sare ah loo soo sagootiyey oo uu Ra;iisul Wasaaraha Kuwait iyo golahiisa wasiirada ay soo ambabixiyeen halkaas oo kaarbet guduuudan loo dhigay, isla markaana salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidanka Kuwait ka tirsan. Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg:

Shir looga hadlayo isku xirka Soomaalida degan Den haag iyo Maamulka Magaaladaasi oo la qabtay.

Dec 5, 2011
Shirkan oo ayaa aha a mid diirada lagu saarayey sidii wax badan looga qaban lahaa baahida Soomaalida degan magaalada Den haag,waxaana soo qaban qaabiyey howl-wadeeno ka shaqeeya dowlada hoose ee magaaladasi,iyaddoona shirkan uu yahay mid ka duwan shirarkii hore ee ka dhici jiray magaaladaasi ee looga hadli jiray arrimaha soomaalida. Madax kale duwan oo ka socotay dowlada hoose ee magaalada Den Haag... 

Madaxweynaha DFKMG oo Safar Deg deg ah ugu Amababaxay Adis-Ababa ka dibna markii Casumaad ka heley Meless Zanawi

Dec 5, 2011
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee ku meel gaar ka ah ee Soomaaliya Shiikh Shiikh Axmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor u dhow u anbabaxay dalka Ethiopia kadib casuumaad Deg deg ah uu madaxweynaha ka hellay Ra’iisul wasaaraha dalkaasi. Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee ku wajahan magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Warfaafinta,... 
Halkudheg:

Hayadaha CRD iyo M2A Dood Cilimiyeed ku aadan Nabadda iyo Dib u heshisiinta u qabtey Qaybaha Warbaahinta Muqdisho

Dec 5, 2011
Waxaa Xarunta CRD Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Dood Cilmiyeed ku saabsan sida Saxaafadda ay uga qayb qaadan karto Nabadda iyo Dib u Heshiisiinta waxaana soo qaban qaabiyey Hayadda Wada Xaajoodka iyo Cilmi Baarista CRD Center Reach and Dialogue oo gacan ka haleysa Hayada lagu Magacaabo M2A Media (Massage Audience) waxaana Saddexdii Maalmood ee uu socdey lagu baranayey habka Warbaahinta... 

Amiirka Kuwait oo casho sharaf u sameeyey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Dec 5, 2011
 iyo RW Abdiweli oo Jaaliyadda Kuwait la hadlay Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan ku sugnaa Kuwait ayaa caawa waxaa casho sharaf u sameeyey Amiirka Kuwait Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah. Casho sharaftan ayaa waxaa kaloo ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dalka Mangolia, Amiiro, Ra’iisul Wasaaraha Kuwait, golaha wasiirada, iyo mas’uuliyiin... 

Magacii Xarakadda Alshabaab oo loo Bedeli doono “Imaarada Islaamiga ee Soomaaliya”…

Dec 5, 2011
Waxaa magaalada Baydhabo ee magaala Madaxda Gobolka Bay lagu soo gaba gabeeyay Kulan Mas’uuliyiinta Xarakada Shabaab iyo Culamaudiin ka kala yimid Gudaha iyo Dibadda halkaa uga soonayay maalmihii la soo dhaafay. Gaba gabadii kulankaas oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiinta ay ka mid yihiin Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Shiikh Cali Dheere, Shiikh Xasan Daahir iyo Guddoomiyihii Maamulkaas ee... 
Halkudheg:

Suudaan oo ku dhawaaqday in ay Laba toddobaad kaddib mamnuuci doonto in hawada Suudaan ay maraan Diyaaraha ku socda Kenya, haddii….

Dec 4, 2011
Madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa waxa uu xukuumadda Kenya u qabtay muddo laba toddobaad ah in ay kaga laabtaan go’aankii maxkamadda ee ahaa in isaga (Al-Bashiir) la xiro haddii uu soo caga dhigo Kenya. Madaxweynaha Suudaan ayaa si kulul waxa uu Kenya ugu wargeliyey haddii aysan arrintaas ka laaban in uu cunaqabaatayn adag ku soo rogayo Kenya, gaar ahaan ka cunaqabataynayo in aan diyaaraadaha... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la Kulmay Amiirka Kuwait

Dec 4, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo gaaray dalka Kuwait ayaa kulan dheer la qaatay Amiirka Dalka Kuwait Amiir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal ee Kuwait iyo Somalia, arrimaha Soomaaliya sida amniga, gar-gaarka... 
Halkudheg:

Dowladda Kenya oo Markii ugu Horeysey Qiratey in ay Askar ku l’adahay Gudaha Dalka Soomaaliya.

Dec 4, 2011
Dowladda Kenya oo maalmahaan qarineysey in Askar Nool ay ku la’ yihiin Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in qaar ka mid ah ciidamkeeda ay ku ladahay dagaaladii ugu dambeeyay ee ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab, isla markaasna looga dilay ciidamo gaaraya 6-askari. Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Kenya ayaa sheegay in askar nool ay ku la’yihiin dagaal... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka oo Sheegey in inta aysan Xilka ka qaadin Shariif Xasan ay la kulmi doonaan Shiikh Shariif iyo Ciidamada AMISOM

Dec 3, 2011
Xildhibano ka tirsan Barlamaaanka Federaalka KMG Soomaaliya ayaa Kulan Balaaran ay kaga hadlayeen sidii ay xilka uga qaadi lahayeen Guddoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ku yeeshay magalada Muqdisho. Fadhigan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Barlaamanka ayaa ahaa mid ay kaga hadlayeen Shirar maalmahanba ay wadeen kuna doonayeen sidii ay u diyaarin lahayeen Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha... 
Halkudheg: ,

Kusimaha R/wasaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta kulan la qaatay Naafada Soomaliyeed

Dec 3, 2011
3-da December oo ku asteeysan maalinta naafada aduunka ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho, iyadoona xaflad si heer sare ahloo soo mariimay oo ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir lagu qabtay isla xarunta maamulkaasi, ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladda Soomaliya. Waxaana kulankaasi kasoo qeyb galay kusimaha R/wasaaraha xukumadda mudane C/wahaab Ugaas... 
Halkudheg: