Home » Warar
Wasiir ka Tirsan Dowladda Federaalka oo Lusaka Kula Kulmey Madaxweynaha Wadankaas
C/Nuur Sheekh Ibraahim oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kula kulmay Todobaadkan Magaalada Luzaka Madaxweynaha Wadanka Zambia Michael Sata oo ay ka wada hadleen Xiriirka Labada dal iyo qaabkii loo xoojin lahaa .Wasiir ku-xigeenku wuxuu sheegay in dhowaan Magaalada Luzaka uu tagi doono Safiirka cusub ee Soomaaliya halkaas u fadhin doona oo ah...
Saxiixayaashii Roadmapka oo shirkii Adis Ababa Kaga Dooday sidii loo dhameystiri lahaa inta ka harsan liiska….
Warsaxaafadeed: Shirkii Madaxda Soomaalida oo weli ka socda Addis Ababa
22 May 2012: Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka yar ee jira, sidii...
Kulan looga hadlayay Amniga Muqdihso oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir
Kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga gobolka Banaadir oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaaradda Arrimaha, Gudaha iyo Amniga qaranka, isla markaana ay ka soo qeyb galeen wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Qaranka, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, guddoomiye yaashe degmooyinka iyo saraakiisha ammaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.
Kulankan oo...
Wasaaradda Qorsheynta Dowlada Federaalka oo Warbxin ka soo Saartey Xaalada Macluusha ee Magaalada Muqdisho
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa in macluushu hoos u dhacday in gaaraysa 50%, xaaladuna ka soo reynayso.
Waxaa sabab...
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG oo Sheegay in ay baaritaan ku wado warbaahin….
War Saxafaded 54/2012
Dowladda oo Baaritaan ku wado caay iyo af-lagaado ay geysateen xarumo warbaahin
(Muqdisho, May 22, 2012) Asbuucyadii la soo dhaafay ayaa waxa socday ol’ole ay wadeen qeyb ka mid ah saxaafada oo madaxda dowladda kula kacay caay iyo af-lagaado, iyagoo abuuraya cabsi ama jahwareer oo ku wajahan hanaanka nabadda ee Soomaaliya, ujeedaduna ay tahay...
Shirkii Adis Ababa oo Dowladda Federaalka ay Beesha Caalamka ka Codsatey in loo Kordhiyo Mudda Xilka ay Haynayaan
iyo Warar ku Saabsan Dagaalo Qaraar oo maanta ka Qarxay Duleedka Magaalada Muqdisho
– Saxiixayaashii Roadmapka oo isku mari la’ qaabka looga gudbayo waqtiga kala guurka
Wararka ka imaanayaa Magaalada Adis-Ababa ee Itoobiya waxay sheegayaan in Wadahadaladii u dhaxeeyey Saxiixayaashii Road-Mapka ay isku mari la yihiin qaabka looga gudbayo Waqtiga kala guurka waxayna wararka qaar ay sheegayaan...
Warsaxaafadeed DFKMG ka soo saaratay Shirka Addis Ababa
War-Saxaafadeed
Shirkii Madaxda Soomaalida oo si rasmi ah uga furmay Addis Ababa
21 May 2012 – Waxaa maanta Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa si rasmi ah uga furmay shirkii Madaxda Soomaaliyeed ee Saxiixayaashii Roadmap-ka. Shirkan oo galabta ka furmay Xarunta Midowga Afrika Qolka VIP-da ayaa waxaa furitaankiisa marti gelisay Midowga Afrika.
Xafladdii furitaanka shirka ayaa waxaa...
Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya oo Goos Goos ah
– Saxiixayaasha Road Map-ka oo Shir ugu ka Furmey Magaalada Adis-Ababa
– Wasiirka Dastuurka oo Caddeeyey in Dastuurka Qabyada ay Qoristiisa kala qayb qaateen dad Ajaanib
– Qarax Goor dhow lala beegsadey Ciidamo Kenyaati ah oo Marayey Mandheere
– Shiikh Shariif “Ciidamada AMISOM Waxay Naftooda iyo Dhiigooda ku Bixiyeen soo Celinta Nabada Soomaaliya
– Maamulka...
Hay’adda Dhallinyarada Muslimiinta waxayn $40 Milyan oo doolar ku bixiyeen abbaartii ku dhufatey Wadamadda Geeska Afrika
Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Kulanka Dhalinyaradda Muslimiinta Caalamka WAMY Ee Dalka Jabuuti Cabdull-waarith Cali Aadan “WAMY Gargaarka ay Bixisay Wuxuu Gaarayaa In Kabadan $40, Milyan oo Doolar…”
Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti Md. Delleyta Maxamed Delleyta, xubno ka mid ah golihiisa wasiiradda iyo qaar ka mid ah Denjirayaasha caalamka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti, ayaa 17/05/2012-ka,...
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisey Jaamacad ku taala dalka Malaysia.
Sanadkan 2012 waxaa Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia ee loo soo gaabiyo UTM ka qalin jabiyay tiro arday Soomaali ah oo dhameestay bachelor degree iyo Master degree.
Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisey Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia (UTM) ayaa nasiib u yeeshay in ay ka mid noqdaan boqolaalka arday ee dalalka kala duwan ee dunida ka yimid ee sanadkan 2012 dhameesta...
Hayadda Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisey Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Magaalada Harggaysa.
iyo WARAR GOOS-GOOS AH
– Ahlu Sunada oo Sheegtey in ay heleen Qalab Casri ah oo Miinada Lagu Baaro.
– Xarakada AlShabaab oo ka Warbxisey Dagaaladii 24kii Saac ee la soo Dhaafay ay la Galeen Ciidamada Dawladda,Amisom.Kenya , Itoobiya iyo Ahlu Sunna.
Waxaa isku soo dubaridey Amiin Yuusuf
Hayadda Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisey Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Magaalada Harggaysa.
Qoraal...
Maraykanka oo sheegay in uusan Ogolaan doonin in Soomaaliya looqaybiyo dhulal leh 37 Madaxweyne, mana ogolaanayo in Somaliland ka go’do Soomaaliya….
iyo WARAR GOOS-GOOS AH :
– Itoobiya oo sheegtay in ay ku guulaysatey hawlgalkeedii Soomaaliya…
– Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose
– Diyaarada Turkiga oo Arbacadii iyo Jimcadii ka soo degi weydey Garoonka Muqdisho hawada oo xumaatay awgeed
– Itoobiya oo lagu qabanayo kulan looga hadlayo Dastuurka loo samaynayo Soomaaliya
– Qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen...
Warsaxaafadeed: Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo u ambabaxay Adis Ababa.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FKMG ayaa sheegay “Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ku saleysan in Magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia ay kaga qeyb galayaan Shir ay isugu imaanayaan Saxiixayaashii Roadmap-ka oo lagaga hadlayo dhameystirka Barnaamijka Kumeel Gaarka.”
Waxaana warku intaas ku daray in Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya uu gaaray Addis Ababa...
Musharaxa Madaxweynaha Xaaji Maxamed Yaasiin oo eedeyay saxiixayaasha Roadmap-ka.
Musharaxa madaxtimada Soomaaliya u taagan Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa sheegay in saxiixayaasha heshiiskii qariiradda kala wareega (Road Map) ay faraha kula jiraan odayaal dhaqameedyada ku shirayay magalada Muqdisho.
Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Nairobi, waxa uu Xaaji Yaasiin sheegay in xubnaha saxiixay heshiiska uu ku jiro hami siyaasadeed, isla markaane ay doonayaan ku cadaadinayaan...
Madaxweynaha DFKMG oo gaarey Dalka Burunddi Berrina ku Fool leh Adis-Ababa si uu uga qabgalo Shir lagu soo Af Jarayo..
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo maalmihii u dambeeyay Booqasho ku kala bixinayay dalal Caalamka ah ayaa soo gaaray Dalka Burunddi.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa markii ay soo gareen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bujunbuura waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweyne ku Xigeenka Dalkaas iyo Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Dawladda.
Wafdigan...
Warar ku saabsan Xisaabiyihii Shirkada SKA Xafiiskeedka Soomaaliya oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Wajeer….
Iyadoo Shalay gelinkii hore ay soo baxayeen Warar Sheegaya in Khasnajigii Shirkadda SKA ee Xafiiskeeda Magaalada Muqdishu uu la goostay Lacago ayaa haddana wararkii u dambeeyay waxaa ay sheegeen in Khasnijigaas lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Wajeer oo Duulimaadka Magaalada Muqdisho ka baxa uu sii maro laguna Baaro.
Ninkan oo shirkaddaas SKA ee laga leeyahay Dalka Koofur Afrika u shaqaynayay...
Warbixin: Shirka Golaha Wasiirada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee IGAD oo lagu qabtay Jabuuti
Shir Ay Lahaayeen Wasiiradda Beeraha iyo Xannaanadda Xoolaha Dowladaha Urur Goboleedka IGAD, Qaramadda Midoobey Iyo Urur Goboleedka IGAD oo War-murtiyeed Xasaasi Ah Ka Soo Saarey
Shir ay si wadajir ah isaga kaashadeen Qaramadda Midoobay iyo Urur Goboleedka IGAD oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dhameyn lahaa xaaladaha deg dega ah ee ay keenaan abaaruhu oo Wasiiradda Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobey,...
Askari ka Tirsan Ciidamada Itoobiya ee ku Sugan Deegaanka Yurkud oo isku soo Dhiibey Xarakada Al-Shabaab
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Maanta Xarakadda Alshabaab uu isku soo dhiibey Askari ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Ku sugan Deegaanka Yurkud ee Gobolka Geddo waxaana Sarkaalkaan uu ka mid aha Guuto Ciidamada Itoobiya Halkaa ku sugnaa gaar ahaan ku loo yaqaan Shiishka.
Askarigaana ayaa markuu ka soo fakenayey Ciidamada Itoobioya waxaa la sheegey in uu markiiba uu gaarey...
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho, Jimco,May 18, 2012, — Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Xildhibaano,...
Hadallo Is-khilaafsan oo ka soo baxaya qaabka loo ansixinyo Dastuurka Qabyada ah
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qabyada ah aan la ansixinayn ayadoo aan shacabka loo soo bandhigin, sidaas waxa uu May 18, 2012 u sheegay idaacadda ku hadasha afka DKMG.
Sidoo kale warsaxaafadeed Khamiistii ka soo baxay Golaha Wasiirada DFKMG ayaa sheegay sidan “Waxaa lagu wadaa in Qabyo Qoraalka loo soo bandhigo shacabka maalmaha...
Maaxi oo u sharaxan Madaxweynanimo ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka.
Hogaamiyaha Xisbiga Midnimadda Bulshada Soomaaliyeed SSUP mudane Yaasiin Maaxi Macalin ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka.
Hogaamiye Maaxi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowladda KMG iney si qasab ku dooneeyso in lagu meelmariyo ansaxinta dastuurka qabyadaha bacdamaa ay ka soo horjeesteen intii ugu badneed shacabiga soomaaliyeed
’’’...
Xukuumadda KMG oo Sheegtay in si wanaagsan loo soo dhaweeyey odayaasha Dhaqanka ee ka qaybgalaya shirka Muqdisho
“Maalmihii la soo dhaafay Madax Dhaqameedka waxaa u socday barnaamijyo loogu sharaxayey nidaamka iyo habkii ay u soo xuli lahaayeen Ergada Ansixinta Dastuurka. Waxeyna fursad u heleen ay ku akhristaan dhammaan heshiisyadii Garowe I, Garowe II iyo kii Gaalkacyo…” warsaxaafadeedka oo dhan hoos ka akhri:
Shirkii Golaha Wasiiradda
Muqdisho, 17 Maarso 2012
(Muqdisho, 17 May 2012) Shir...
Muqdisho: Hogamiyaha Xisbiga dadka oo isu sharaxay Xilka Madaxweynanimo
…waxana uu sheegay in uu dalka Isbedel lixaad leh ka sameyn doono haduu ku guuleysto doorashada soo socoto
Prof. Saciid Ciise Maxamuud Gudoomiyaha Xisbiga dadka oo ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka mid yahay musharaxinta u taagan doorashada soo socota ee xilka madaxweynaha Somalia, isagoo dhinaca kalena faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qorsheysan...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ka qayb galay kulan looga hadlay Xoriyadda-qowlka
Warsaxaafadeed:
Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012—————-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.
Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille...
Munaasabad lagu taageerayey xisbiga Hiil-Qaran oo Minnesota lagu qabtay
Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta Ururka Hiil-Qaran ayaa xalay lagu qabtay gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka, waxaana munaasabadda ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socday qaybaha kala gadisan ee bulshada ku nool gobalka Minnesoto iyo waliba xubno kale oo ka socotay uruurada bulshada rayidka iyo Culuma’udiin Soomaaliyeed.
Mas’uliyiinta munasabadaaas ka hadlay waxay...




