Home » Warar
Xasan Daahir Dagaalka waa siwadaynaa|Xisbul Islaam oo Tacziir fuliyey|Nin Xamar lagu afduubay
Sh,Xasan Daahir Aweys Oo Sheegay Inay Sii Wadi Doonaan Bisha Ramadaan Dagaalada Ay Kula Jiraan Dowlada
Hogaamiyaha Ururuka Xisbul Islaam Sh, Xasan Daahir Aways ayaa shaaca ka qaaday inay sii socon doonaan dagaalada ay kula jiraan dowlada FKMG ah iyo weliba ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha wadanka gaar ahaan caasimada muqdisho
Sh,aweys oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa tilmaamay...
Baaq Nabadeed:Somali Diaspora Support Intiative
Ururka SDSI wuxuu aad uga walwalayaa, dareen culusnna ka qabaa coladda iyo dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Gedo xilli ay bulshadu gobolku la daalaa dhacayso abaar ba’an iyo nolol xumo baahsan.
Waxaan u aragnaa dagaallada iyo degannaasha la’aanta gobolka ku soo noqnoqonaya in ay keeni doonaan cawaaqib xumo iyo burbur daba dheeraada . Bulshada gobolku waa ka daashay dagaal iyo barakac waxayna...
Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka
Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka ee Magaalada Muqdisho .
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Ilaahey wuxuu yiri cid kale ma camirto masaajidada ilaahey oo aan ka aheyn kuwa aminsan ilaahey iyo maalinta khiyaamo ee la qatan lana qaawanyahay ,camirida masaajidka waxay u qeybsantaa laba oo kala ah in aad ku camirtid cibaado iyo in aad ku camirto dhisidiisa...
Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka
Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka Dugsiga Dhexe.
Tan iyo markii la asaasay dallada waxbarashada Ahliga ah ee Puntland ( PEN) 2005 tii ayaa waxay sanad dugsiyeedkii 2008/2009 siisay shahaadooyinkii marxaliga ahaa ardayda dugsiyada dhexe ee hoos yimaadda dalladaas.
Madaxa waaxda waxbarashada ee dallada PEN Ustaad C/laahi Cali Xuseen ayaa...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika
Barnaamijkii Radio Xoriyo
21 August 2009.
. Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika.
. Waxyeelooyin kala duwan oo gumaysigu u gaystay dad shacab ah.
. Jaaliyadda Ogadenya ee Suuriya oo ka qayb gashay kulan lagu qabtay Dimishiq oo lagaga hadlayay Darfur iyo Ogadenya.
. Barnaamijkii aragtida Halgamaaga(Guulaha bisha barakaysan ee Ramadaan).
======================
Maxamed...
Prof. C/risaaq Darawal oo booqasho kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood | Aug 22
NUGAAL UNIVERSITY
LAS’ANOD, SOOL County
Professor Abdirizak mahamed Ali (darawal) oo booqasho gaaban kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood.
Professor Abdirizak mahamed Ali Darawal oo ku takhasusay cilmiga kumbuyuutarka, wershedaha iyo ganacsiga muddo dheerna wax ka dhigayey jaamacadda American Intercontinental University (AIU) oo ku taal dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Lawrence...
Markazka Dar-ul-Hijra oo Xaflad u qabtay Muslimiin iyo Masuuliyiinta Toronto
Xaflad hilba Solosha ah oo Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto qabtay
Ugu Horayntii anagoo fursadaan ka faa’iidaysanayna Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarah, Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto wuxuu Hambalyada Ramadaanka u dirayaa dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida. Waxaana leenahay illaahay hanaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta Bishan Barakaysan.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Waxaa maalinkii...
Ramadaanka Arrimahan Ha Moogaan!
Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Waxaa foodda inna soo saaray – Ilaahay Fadligi – Bishii Barakaysnayd, ee Soonka. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyo, noona fududeeyo Soonkeeda iyo Salaadeeda, Naguna Irsaaqo Tawbada iyo Aqbalkeeda, Janada iyo Degaankeeda, Laylatul Qadarka iyo Haleelkeeda. Waxaan dhihi karnaa si...
Baaq – ku waajahan xiisadda Siyaasadeed ee Somaliland | Aug 21
Wada-Xaajood Iyo Xeerarka Dalka Oo Loo Noqdo Ayuun Baa Xallin Kara Xiisadaha Taaggan.
Sida aynu la wada socono waxa maalmahan is weyn u soo ifbaxayey muran iyo ismaandhaaf xoog leh oo u dhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Daahir Riyaale Kaahin, kaas oo salka ku haya murkacashooyinka ku yimi doorashooyinkii muddaysnaa iyo muddo-kordhimaha ka dhashay qabyadii soo baxday. Dhinaca kalena waxa...
Ciidamada DFKMG Ah Oo Iskaga Baxay Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin
Ciidamada Dowlada FKMG Ah Oo Iskaga Baxay Saaka Goor Hore Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin
Ciidamada dowladda FKMG ee dhowaan qabsaday magaalada Luuq ee gobolka Geddo ayaa la sheegay inay magaalada iskaga baxeen kadib markii ay xarakada mujaahidiinta alshabaab ay la wareegeen magaalada beled xaawo islamarkaana ay durbadiiba dib ula wareegeen waa degmada luuqe ciidamada ururka Xisbul...
Duufaanta loo yaqaan Tornado oo Minneapolis Khasaare u gaysatay
Maantay oo Arbaco ah 19.August ayaa Saacadda Waqooyiga America gaar ahaan Gobolka Minnesota abaarihii 2:00.PM Duhurnimo ayaa war baahinta maxaliga ah laga shaaci yey in dabaylo Roobab wata oo saakay aroor nimadii bilaamaday ay wataan Dabaysha loo yaqaano CIRBOOR ama TORNADO Waxaana war baahinta la iska arko ama TV- yadda ka yeeraya FIRINBIGA ama Dhawaaqa Digniinta Dabaylaha Waxaana la howl galiyey...
Dugsiga Abubakar oo soo bandhigay waxqabad soo Jiitay reer Minnesota
Minnesota:-Cajaladddii ay soo saareen Macalimiinta Abuubakar oo safaf dheer ka dib loogu Deeqay Macalimiinta iyo Ardayda iyo Waalidiinta Soomaliyeed ee ku sugan dunida Daafaheeda, inay ka daawadaan Somalitalk.
Cajalada oo ahayd mid aad u xiisa badnayd ahaydna mid Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo bandhigeen Macalimiin Soomaliyeed oo wax ku bara dhalinta Da’dayarta Masjidka Abuubakar Al Sadiiq oo...
Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaasho
Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaalasho…
Mulkiilihii Mid ka mid ah Doonyihii Masaarida ee Toddoobadkii Hore ka baxsaday Gacanta Burcad-Badeed somalia oo Lagu Magacaabo Xasan Khalil ayaa ugu bishaareeyay qoysaskii ay ka dhaseen Burcadii ay Hore u sii qafaasheen Badmaaxiintii Masaarida.
Md, Khaliil oo ah Nin 70 jir ah ayaa 17 August, 2009, Maalintii Isniinta...
Diyaar garow dagaal oo laga dareemayo Gobolka Sh.Shexe
Deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Ayaa Laga Dareemayaa Xiisad Colaadeed Oo U Dhaxaysa Ciidamo Dowlada Taabsacsan iyo Xoogaga kasoo horjeeda
Dhaq dhaqaaqyo ciidan urursi ayaa laga dareemayaa gobolka shabeelada dhexe taasoo laga soo shegayo in Ciidamo ka tirsan Maxkamadihii Islaamka ee looga itaal roonaaday Gobolkaasi ay iminka ka wadaan diyaar garow dagaal oo ay ka bilaabeen deegaano ay...
Dowlada FKMG oo Sheegatay inay Degmada Luuq lawareegtay
War Somalitalk kasoo gaaray Madaxtooyada ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada gacantooda ay kusoo laabatay Magaalada Luuq, warkana wuxuu u qoraa sidatan;
Wardegdeg ah : Magaalada Luuq oo gacanta Dowladda
Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa gacanta dowalda ku soo laabtay Degmada Luuq, ka dib markii ciidamo dowlada ah oo uu hogaaminayo G/sare Maxamuud Cusmaan Weli.
Magaalada Luuq waxaa ay tahay magaalo Istiraatiiji...
Xisbul Islaam oo sadex qodob ka hadlay
Afahayeenka howlgalada Xisbul Islaam oo maanta shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho .
Dhagayso War saxaafadeedka Xisbul Islaam
Afahayeenka howlgalada xisbul islaam Maxamed Cismaan Caruus ayaa ka hadlay 3 qodob kuwaasi oo uu wax uga sheegayey howlaha ciidamada xisbul islaam eek u aadan bilashada bisha baakeysan ee ramadaan wuxuuna intaa ku daray in ay sii wadi doonaan dagaalada ay ku diidan yihiin...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Gudida Taakulaynta Dadka Tabaalysan oo Muqdisho Looga Dhawaaqay
Gudida Abaabulka Iyo Taakulaynta Dadka Tabaalysan Oo Magaalada Muqdisho Looga Dhawaaqay
Kulan balaaran oo ay maanta kawada qayb galeen waxgarad ,Ganacsato ,aqoonyahano ,odayaal dhaqameed ,abwaano iyo weliba masuuliyiin ka tirsan ururka xisbul islaam ayaa lagu gorfeeyey xaalada adage ee ay ku jiraan dadka danyarta ah ee u barkacay duleedka iyo daafaha caasimada muqdisho kuwaasoo ay sheegeen inay kusoo...
Fariin: $1100. oo wax tartay labo boqol oo qoys
Ururka samafalka adamiga oo saldhiguusu yahay dalka U.S.A oo kaalmo Lacageed gaareysa $1100 soo geersiiyey barakacayaasha guryahodii uga cararay dagaalada aan dhamaadka laheyn.
Fadlan dhagayso codka baahanayaasha
Sawiro kale oo fariimo muhiima xambaarsan daawo
Deeqdaan oo ay iska soo uruuriyee Qaar ka mid ah gabdhaha iyo wiilasha jaaliyada mareykanka gaar ahaa magaalada Washington DC iyo hareraheeda...
Sanad Guradii 25 naad ee Jabhada ONLF oo si weyn looga xusay Magaalada Nairobi.
Iyo Taarikh ahaan sidii Jabhadaas ay ku bilaabatay.
Dabaal daga Sanad guurada 25-naad ee Jabhada Wadaniga xoreynta Ogaadeeniya oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Afrikada Barrie ee Soomaalida Ogaadeeniya ayaa lagu qabtay 15/08/2009, Gudaha Magaaladaan Nairobi, gaar ahaan Holka weyn ee Sir Ali Muslim Club.
Xafladaan xuska aheyd oo bilaabatay 1:00 pm Duhurnimo ayna kasoo qeyb galeen Dad Boqolaal kor...
Xaflad Qalin Jabin oo ka dhacday Masjidka Abuubakar
Galabnimadii Axadda Augost 16 ayaa waxaa xaflad balaaran lagu qabtay Masjidka Abuubakar Sadiiq taas oo loo qabtay dayarta Qurbaha ku dhalatay ku waas oo Qur’aanka Kariimkaa Xiftiyey oo dhameeyey 14 dhalinyaraa ayaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin waa mar kii ugu horaysya oo indhaha dad ka America dagan ay qabtaan ilmo wadankaan ku dhashay ama ku barbaaray oo Qur’aanka xiftiyey ayaga oo Qashuuc...
Jaamacada Kismaayo, Tiirka Ilbaxnimada (Warbixin)
Halbeega heerka ilbaxnimada ummad kasta oo degen meel aduunka ka mid ah waa illaa heerka ay ka gaaraan aqoonta, halka ugu saraysa ee aqoontuna waa jaamacadaha.
Jaamacadu waa riyada ugu weyn ee uu lahaa in uu gaaro qof kasta oo aduunkani cagaha soo dhiga 5tii boqol ee sanno ee ugu dambeeysey, ummada Soomaaliyeed dhexdeeda Jaamacadu wali waxay ka tahay heer dadka gaaraa ay dhif iyo naadir yihiin, Soomaalidu...
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran AMISOM
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM
Maalintii labaad ayaa dekedda weyn ee magaalada muqdisho u xayiran tahay qalab milatari oo ay kala soo degayaan ciidamada midowga afrika ee AMISOM kuwaasoo la sheegay inay joojiyeen maraakiibtii sidey shixnada ganacsiga ee kala duwan ee ay lahaayeen ganacsatada soomaalida ee wax kala soo dega dekada weyn ee...




