Home » Warar

Wasiir ka tirsan Xukuumadda FKMG oo ku Baaqay in Sharmarke uu is Casilo

Sep 9, 2010
Nairobi: Cumar C/rashiid ayaa ka digay ficilka xildhibaanada qaar ay ugu ololeynayaan mooshin isaga ka dhan ah, waxana uu Nairobi Casho sharaf ugu sameeyey qaar kale oo xildhibaanno ah… Wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha Dawladda Federaalka KMG Cabdirashid Maxamed Xiddig ayaa ku baaqay in Ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo xukuumaddiisuba ay is-casisho, isagoo dhaliilay... 
Halkudheg:

Ciiddu Waa Jimcada Sept 10, 2010: Sidaas waxaa laga iclaamiyey dunida Islaamka

Sep 9, 2010
Badanaa Dunida Islaamka ayaa iclaamiyey in Ciidul Fidriga sannadkan 1431 ay ku beegan tahay Maalinta Jimcada ee bisha September 10, 2010. Dalalka shaaca ka qaaday in Jimcada ay tahay ciid waxaa ka mid ah Sacuudi Careebiya, Imaaraadka Carabta, Qadar iyo dalal badan oo Muslimiin ah. Wakaaladaha wararka ee Dalalka Islaamu waxay sheegeen in markii qorraxdu dhacdaay Arbacadii in aan la arkin bilashada bishii... 

Wararkii ugu dambeeyey khilaafka u dhexeeya Sheekh Shariif iyo Cumra C/rashiid

Sep 8, 2010
iyo Guddoomiyihii baarlamaanka SHariif Xasan oo taageeray mawqifka uu dastuurka ka istaagay Ra’isul Wasaaraha DFKMG…. Waxaa maalmahan warbaahinta gudaha iyo dibadda si aad ah u hadal hayeen khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha DFKMG Cumar C/Rashiid, waxa uuna khilaafkaasi keenay in qaybo ka mid ah warbaahinta ay isku dhaafsadaan hadalo sii kicinaya... 
Halkudheg:

Wareegtooyinkii Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan ku dalbadeen in Dastuurka la ansixiyo ayadoo aan loo qaadin Afti Dadweyne

Sep 6, 2010
Warqaddii uu Cumar C/rashiid  Qaraammada Midoobay kaga cosdsatay in laga caawiyo sidii Dastuurka loo ansixin lahaa ka hor February 2011 ayadoo aan loo marin Afti Dadweyne… Waxaana arrintaas ku raacay afhayeenka Baarlamaanka oo sidaas oo kale warqad u qoray Hay’adda UNDP… Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa qoraal wareegto ah (Ref: XRW /0000.239 /08/10)... 
Halkudheg: ,

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo si kulul uga hor yimid Dastuurka Cusub ee dhawaan la sameeyey

Sep 6, 2010
C/llaahi Daahir Barre oo sheegay in dastuurka cusub aan lagala tashan Hay’adaha Dowliga… iyo Madoobe Nuunow oo yiri “Ma aha in la siyaasadeeyo Dastuurka cusub”….. Waxaa isa soo taraya diidmada looga soo horjeeda dastuurka cusub ee dhawaan ay soo bandhigeen Guddi loo xilsaaray Dastuurka, waxaana nuqulo ka mid ah Dastuurka loo qaybiyey dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada, hase... 
Halkudheg:

Shirkad Aan la Aqoon halka ay ka soo jeedo oo Federaalku ku Wareejisey Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Sep 6, 2010
Iyadoo Shacabka Soomaaliyeed weli dhegahooda ka sii yeereyso Heshiiska dhinaca badda ahaa ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda waxaa Magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Shirkad shisheeye ah oo la sheegay in ay ka hawgeli doonto Dekedda iyo Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho. Heshiiskaan oo dhawaan Dhacay ayaa waxaa  goob joog ka wada ahaayeen Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif... 
Halkudheg:

Dr. Faroole oo Kulamo uga socdaan Ethiopia

Sep 5, 2010
Madaxweynaha Puntland oo maalmahan ku sugnaa Addis Ababa ayaa kulamo la yeeshay saraakiil reer Yurub iyo Itoobiyaan ah, waxa kale oo booqasho ugu tagay Askar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland oo daaweyn loo geeyey isbitaal ku yaala Magaalada Addis Ababa, sidaas waxaa sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, oo u qornaa sidan: War-Saxafeed 5 September 2010 Madaxweynaha Puntland... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif: Dastuurku waa in uu helo Afti Dadweyne, haddii taas la waayo waa in la qaato Dastuurkii 1960-kii

Sep 4, 2010
Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira … “Dastuur si uu ku noqdo dastuur Qaran, waa in uu helaa afti dadweyne, Haddii taa ay ka hor yimaadaan caqabado waa weyn oo laga garaabi karo, waxaa xusid mudan in waxa hadda ay Soomaali haysato — oo afti dadweyne lagu ansixiyey — uu yahay Dastuurkii... 
Halkudheg:

Muxuu Salka ku hayaaKhilaaf Mar kale soo kala dhex galay Sheekh Shariif iyo Cumar C/Rashiid

Sep 4, 2010
Waxaa mar kale soo if baxay khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shriif iyo Ra’isul Wasaaraha DFKMG Cumar C/Rashiid, waxa uuna khilaafkaan salka ku hayaa arrimo la xiriira dhinaca Dastuurka oo dhawaan ay soo bandhigeen guddigii loo xil saaray sameynta Dastuurkaasi, inkastoo aan si aad ah loo shaacin waxa rasmiga ah ee uu khilaafkaani ku saleysan yahay, hase yeeshee qaar ka mid ah... 
Halkudheg: ,

Dastuurka cusub oo Khilaaf ka dhex dhaliyey Sheikh Shariif iyo Cumar C/rashiid

Sep 3, 2010
Khilaaf ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Khilaafka ayaa ka dhashay dastuurka cusub ee qabyada ah ee dhowaan ay xukuumaddu soo bandhigtay. Arrintaas waxaa Idaacadda Codka Maraykaanka ee VOA ay ka waraysatay Cumar C/rashiid. Waraysigaas halkan ka dhegeyso (VOA Sept 3, 2010) Khamiistii ayey ahayd markii... 
Halkudheg:

Sawirada: Amiira oo dhex fadhidey goobtii lagu magacaabay Cumar C/rashiid

Sep 3, 2010
Sawirro ay qaaday SomaliTalk ayaa waxaa ka dhex muuqda Michele Lynn Ballarin oo dhex fadhida (13kii Feb 2009) goobtii lagu magacaabayey ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ee magaalada Jabuuti. Xilligaas Amiira waxay ahayd lataliyihii ugu horeeyey ee Sheikh Shariif u magacaabay si rasmi ah ka hor intii aan la soo dhisin xukuumadda. Sida ka muuqata sawirada,  Michele (oo... 
Halkudheg:

Baarlamaanka oo si xooggan uga horyimid Dastuurka ay Hay’adda UNDP usoo daabacayso Soomaaliya

Sep 3, 2010
Khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgalay xubnaha labada gole ee dowlada FKMG iyo  hay’addo caalami ah iyo Guddiga Dastuurka iyo arrimaha Federaalka Guddiga madaxa bannaan oo hawlihii ay u xilsaarnaayeen oo ay la wareegtey UNDP … Dastuur Soomaaliyeed oo ay faraha la gashay hay’ad aan Soomaali ahayn… In Qarammada Midoobay ay faduubto Dastuurka waxaa u sahlay xukuumadda… ilaa... 
Halkudheg:

Waraysi Taariikhi ah ee Shiekh Ibraahim xilli uu ku sugnaa Muqdisho

Sep 3, 2010
Guddoomiyaha Jabhadda UWSLF ee Soomaali galbeed oo waraysi dheer siiyey Weriye Saciid Nabadoon xilli uu ku sugnaa magaalada Muqdisho. Xilligaas (2006) oo Muqdisho ay ka talinayeen maxkamadahii Islaamiga ahaa, isla markaasna ay Itoobiya usoo hanqal taageysey in ay weerar ku soo qaado Muqdisho ayaa weriye Saciid nabadoon (Barnaamijkiisa Martida Magarafoonka) waxa uu Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha... 
Halkudheg:

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed. Qaybtii 2aad

Sep 2, 2010
Sidii aan horey ugu soo sheegnay qormadii hore ee maqaalkan waxaa 19-ka bisha siteember guud ahaan wadanka Iswiidhan laga qabanayaa doorshadii guud ee qaranka. Waxaa la dooran doonaa xildhibaanada baarlamaanka dhexe, kan gobolka iyo kan degmada. Haddaba waxaa guud ahaan wadanka ka socda olole xoogan oo uu xisbi walbaa doonaayo inuu ku helo taageero buuxda. Labada xisbi ee wadankaan ugu waaweyn oo kala... 
Halkudheg:

Dhagaxtuur oo loo magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

Sep 2, 2010
Gudoomiyihii hore ee gobolka banadir ahna lataliyaha madaxweyne sheekh Shariif oo loo magacabay agaasimaha w/gaadiidka iyo taariikhdiisa oo kooban Shir balaaran oo ay Khamiistii iskuugu yimaadeen golaha wasirada ee dowlada Fadarlka KMG Somaliya ku yeesheen xafiiska raiisal wasaraha uuna shir gudoominayey wariisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayuu ku magacabay gudoomiyihii hore ee Gobolka... 
Halkudheg:

Xarunta Al-Shahid oo dood Cilmiyeed looga hadlayo Fursadaha iyo Dhibaatooyinka haysta Suxufiyiinta Soomaaliya ku qabatay Nairobi

Sep 2, 2010
Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka Iclaamiga ee Alshahid ayaa ku qabatay Andulus Hotel, Nairobi, dood cilmiyeed ay ka soo qayb galeen inta badan wariyayaasha Soomaalida ah ee Nairobi ku dhaqan iyo waliba kuwo dalkii ka yimid, loogana hadlayay fursadaha ay haystaan iyo dhibaatooyinka hor yaala suxufiyiinta Soomaalida ah gaar ahaan kuwa ka howl gala dalka Soomaaliya. Warbixinta oo sawiro wadata ka... 
Halkudheg:

Alshabaab oo Gaadiid Ambalaaz ah ugu deeqday dadka ku waxyeeloobay Qaraxyada, Dagaalada iyo Madaafiicda Muqdisho

Sep 1, 2010
Laba gaari oo kuwa gurmadka deg deg ah ayaa lagu soo bandhigay gudaha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo qeyb ka noqon doono gaadiidka gurmadka deg deg ah ee ka howlgala qeybaha ay gacanta ku hayaan xarada Mujaahidiinta alshabaab sida u shir jaraaid oo uu ku qabtay suuqa bakaraha ka sheegay waaliga gobolka banadir ee Alshabaab. Sheikh Cali Maxamed oo shir jaraa’id qabtay: Halkan ka dhegeyso (mp3) “Mar... 

Ardayda Cusub ee ku soo biireysa Jaamacadda Muqdisho oo uu u bilowday Toddobaadka Dhaqanka

Sep 1, 2010
Talaadadii oo ay taariikhdu ku beegantahay 31/08/2010 waxaa si rasmi ah ufurmay todobaadka dhaqanka  ee jaamacada muqdisho oo lagu soo dhaweynayo ardayda cusub ee sanad waxbarashadeedka 2010-2011 ka . Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Todobaadkan oo ay ardada cusub ku qaataan aqoon dheeri  ah laguna bara habka ardayga jaamacada ku soo biiraya laga rabo inuu udhaqmo inta uu ku guda jiro hayaankiisa... 
Halkudheg:

Barnaamij Midowga Yurub Maalgeliyo oo Taageera Waxbarashada Soomaaliya oo la bilaabey

Sep 1, 2010
WAR SAXAAFADEED : Nayroobi, Kenya, 1da Sebtembar 2010 – Barnaamij Midowga Yurub uu maalgeliyo oo maamullada Soomaaliyeed looga taageerayo sameynta nidaam waxbarasho iyo mid tababar oo qaab-dhismeed wanaagsan leh ayaa laga bilaabey Waqooyi-Galbeed Soomaaliya (“Somaliland”) iyo Waqooyi-Bari Soomaaliya (“Puntland”). Barnaamijka loo bixiyey The Integrated Capacity Development for Somali Education... 

Warar kii ugu dameeyey ee Dagaalada ka socda Muqdisho

Aug 30, 2010
Shiikh Shariif: Kooxaha naga soo horjeed Goobo hor leh oo ku yaal magaalada Muqdisho ayey qabsadeen waxaan Caalamka ugu baaqayaa in ciidamo iyo Hub nala soo gaaraan. Waxaa mar kale Magaalada Muqdisho ka bilowdey Dagaalo aad u qaraar ka dib Nasasho aan sidaa u Buurneyn, wuxuuna dagaalka xoogiisa uu ka socdaa dhinaca Degmooyin Boondheere iyo Hodon wuxuuna u dhaxeeyaa Ciidamada Dowlada FKMG oo gacan... 
Halkudheg:

Kaalintii Wadaaddada ee Dagaallada Soomaaliya

Aug 29, 2010
Qormadaan waxaan ku eegi doonaa dagaallo badan oo dhacay labaatankii sano ee lasoo dhaafay ayna ku lug lahaayeen wadaado ama dad magaca wadaado ku dagaal galaya, oo islaamiyiin ay saxaafaddu ku naanaysto, dagaaladaas waa kala duwanaayeen wixii keenay iyo taariikh ahaanba, islaamiyiinta aan ka hadlaynaana waa raga aaminsan Jihaad ama qori caaradiis dawlad islaami ah in lagu dhaliyo, waxaana... 
Halkudheg:

Dagaalka Muqdisho ka socda maalintii lixaad oo ay ku dhinteen 120 qof

Aug 28, 2010
Dhaawacyada yaala Isbitaalada Muqdisho oo laga deyrinayo Xaaladooda Caafimaad Iyaoo Maalinkii lixaad uu galey dagaalka  u dhaxeeyea Ciidamada Dowladda FKMG oo Garab ka helaya kuwa Amisom  iyo Xarakada AL-Shabaab ayaa waxaa la xaqiijiyey in dagaaladaas ay ku dhinteen 120 Qofood waxaa ku dhaawacmey 200 oo qof oo u badnaa Dad rayid ah oo Madaafiicda ugu tagtey Guryahooda. Isbitaalada Muqdisho oo intooda... 
Halkudheg:

Al shabaab oo shir jaraa’id ku qabtay mowlicii Macalin Nuur

Aug 28, 2010
Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab oo la wareegtay Gacan ku hayntii saldhigii ugu weynaa ee Ahlu-Sunna ee Mowlaca Macalin Nuur Maxamed Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Ka dib shir jaraa’id oo uu qabtay  Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayuu ku sheegtay in ay gacatooda ku jirto xaruntii ahlu sunah . Halkan ka dhegeyso Shirka Jaraa’id Iyada oo uu Magaalada Muqdisho ka soconaaya maalitii lixaad dagaallo... 
Halkudheg:

Dood Cilmiyeed ku saabsan hanaanka waxdhigidda cusub oo lagu soo gaba gabeeyay Jaamacadda Nugaal ee L/caanood

Aug 27, 2010
Waxa maanta (Aug 28, 2010) lagu soo geba gabeeyay  hallka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood dood cilmiyeed ku saabsan habka wax dhigidda cusub ( New Teaching Methodology)  waxana soo jeediyay oo xiriiriye ka ahaa Professor Yuusuf Ismaaciil Bulaale (PhD) waxna ka bartay Aston University of Birmingham  oo wax ka dhiga Jaamacaddo ku yaala wadanka UK gaar ahaan magaalada Birmingham... 
Halkudheg:

Dastuurka Qabyada ee Cusub oo Shuruudaha Madaxweynaha aysan ku jirin in uu ahaado Muslim

Aug 26, 2010
Dastuurka Qabyada ah ee Cusub oo la soo bandhigay oo aad u Khafiifiyey Shuruudaha laga doonayo qofka Madaxweynaha u noqonaya Qaranka Soomaaliya… Guddiga Dastuurka Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii August 26, 2010 waxay soo bandhigeen “Qabyo Qoraalka Dastuurka la Tashiga” si loo geliyo la tashi dadweyne. (Nuqulka Dastuurka cusub kala soo bax linkiyada hoose). Dastuurka Qabyada... 
Halkudheg: