Home » Maqaallo

Islaamka …oo u dhaxeeya khaladaadka dhallintiisa iyo Tashwiishka Cadawgiisa (2)

Feb 3, 2010
Waxaa noo soo socotay Muxaadaraddii Shiikh Umal ee uu ku radinaayey Al-shabaab iyo xulufoonyinka dagaalka wada ee Islaamka khaladka ka faafinaaya ee aan sumcadda Islaamka bininaaya. Wali waxaan ku jirnaa Daliiladdii uu shiikhu ku cadeynaayey sida uu Nabi Maxamed NNKH uu ugu dulqaadan jiray Munaafiqiintii ku dhex nooleyd dhibaatooyinkii ay u geysan jireen. ( F) Wuxuu kaloo Shiikhu soo daliilsaday dhacdadii... 
Halkudheg:

Qoonsiga Kenyaanka iyo qabqabashada Soomaalida | Saciid Anteno

Feb 2, 2010
Waxaa dhawaan dalka Kenya ka dhacdey qabqabasho lagu sameynayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkan, taasi oo ku keentay cabsi weyn dadkii hoyga usoo doontey halkani, kana soo cararey dagaalada ka holcaya dalkeena hooyo ee Soomaaliya.  Taariikhda: 02/02/2010 Goobta: Star FM radio Qoraaaga: Saciid Xasan Anteno Ku saabsan: Faallo ka hadleysa arrimaha Soomaaliyeed   Sababta uggu weyn ee loo aaneynayo... 
Halkudheg:

HOOYOY ISKA CAFI !! | Raxmo Isaaq

Jan 31, 2010
 Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo gaaray shacabka Soomaliyeed waxay ahaayeen kuwo maalinba maalinta ka dambeysa sii kirdhaya, bulshadana ay la jilba murxeen oo weliba ay la xuub-siibteen dagaalladaas oo noqday kuwo aan lahayn kala go’ iyo meel lagaga harsado. Dhibaatooyinka dagaaladu sababeen ayaa ah mid shacabka Soomaaaliyeed ay la il daran yihiin, iyadoo dhibaatooyinka... 
Halkudheg:

Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University.

Jan 26, 2010
Waxaan u Hambalyeynayaa Ardayda Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada, Laascaanood, Sanadka 2010. Waxaan Ardayda Qalin-Jabisay Ilaahay uga baryayaa inuu ka dhigo Waxbarashadood mid Anfacda Aakhiro iyo Aduunba Waxaan dareensanahay Halganka dheer ee ay u soo mareen inay Qaataan Shahaadadoodi Jaamacadeed ee heerka koowaad. Waxaan leeyahay Guuleysta, hana ka daalin inaad sii wadataan... 
Halkudheg:

Lacagta cusub ee TFG soo saarayso ma dalkaa loogu danaynayaa mise waa lagu danaysanayaa?

Jan 24, 2010
Aslamu caleykum waraxmatulaah wabarkaatu salaan ka dib waxaa baryahan isa soo tarayay lacag cusub oo dawlada federalka ah ee Soomaaliya ay soo saarayso taasoo ay la kaashatay dawlada sudan, lacagta ayaa lagu qiyaasay in ay u dhiganto lacag gaadhaysa ilaa iyo 5 billion oo dollorka maragenka ah. hadaba maqaalkini waxaa uu egayaa bal lacagtan cusub ee dawlada uu hogaamiyo sh.shariif ay soo saarayso ma... 
Halkudheg:

Aragtida Dhaqaale ee Dalka Soomaaliya iyo Qorshaha Mustaqbalka .

Jan 24, 2010
Hordhaca dhaqaale ee Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu yahay mid uu la wadaago Waddamada soo koraya ama loo yaqaan Dunida seddexaad ,hase ahaatee Dalkeenna waxaa u weheliya Dagaallo aan joogsi lahayn oo sokeeye oo hadba weji cusub isu bedelaya taasina ay abuurtay in wax soo saarkii Dalka uu wiiqmo waxyaabihii Dibadaha laga keenayeyna ay noqdaan kuwa la quuto kuwii Dalka ka bixi lahaana la waayo Nabadgelyo... 
Halkudheg:

Talaabada Kenya ma soo dedejinkartaa xalka Soomaaliya | Farah Aw-Osman

Jan 21, 2010
Tan iyo intii burburku ku dhacay haykalkii dowladnimo ee Soomaaliyeed waxaa shacabkii Soomaaliyeed gaar ahaan intii aqoonta dowladnimo, cilmi iyo xirfadeedba lahayd, intii hantida dhaqaale haysatay u qaxeen dalalka dariska ah, gaar ahaan Kenya.  Kuwaas oo buux dhaafshay hoteeladii iyo xaafadihii Nairobi.  Waxaa intaa kuu sii dheer in hantidii Soomaali lahayd, mid qurbe laga keenay iyo mid Soomaaliya... 
Halkudheg:

Cidna uma Roona | Maxamed Faarax Cali (Duurgal)

Jan 21, 2010
Soomaalida aan ka dhalanay inta Badan waxay u egyihiin in ay ka maqantahay naxariista bani’aadanimo,Wadaniyada, dal jacaylka iyo Damiirka keena calool nugaylka sababa in loo danqado qofka liita. Waa suurtagal in qaar kamid ah akhristayaashiina aad ii aragtaan in aan gafey, waxayse ila tahay in tani tahay tan runta ah, waayo dad badan oo muhim ah ayaa qaba sidaas.       Bashiir Jaamac Samatar... 
Halkudheg:

Muuqaalka dhabta ah ee Ururka Qaramada Midoobay iyo Hadimada uu Geystay

Jan 19, 2010
Abdirizak Ahmed Karaani HORDHAC  Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa waxaa la aasaasay sanadkii 1945kii kadib markii uu istagey dagaal-weynihii labaad ee aduunka kaas oo dunida ku reebay burbur iyo waliba kala qob-qobnaan badan oo cadaawad ma guuraan ah ku reebtay qalbiyada dadkii waqtigaas. Fikirka guud ee ka danbeysay asaaska jimciyadan ayaa ahayd in lagu soo afjaro colaadahaas isla markaasna lagu... 
Halkudheg:

Af Soomaaligii oo Abtirsiimo loo helay: Qormo Faaqideysa Cilmi-baaris muhiim ah

Jan 14, 2010
Qore: Abukar Albadri Stockholm, Inkasta oo ummadda Soomaaliyeed loo geystay dhibaato baahsan oo wax lagu qiyaaso aanay jirin, isla markaana gummaadkeeda iyo dibindaabyadeeda aysan u kala harin dowladaha dunida gaar ahaan kuwooda ugu waaweyn iyo kuwa cadowga ummadda Soomaaliyeed ah balse Allaah uu awoodiisa nagula ollogeeyey, haddana ummaddu ma Alle iyo aqoon yahan la’ayn oo baaba’a lala rabay uma... 

Guluf dhalanteed ah ayaa dilaya aayaha Soomaliya | Dr. Maxamud M Culusow

Jan 14, 2010
Maalmaha soo socda, Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay (QM) wuxuu falanqeyn doona xogwarranka Xoghayaha Guud taarikhdiisu tahay 8da Jennaayo 2010 kuna saabsan xaaladda Somaliya 4tii bilood ee ugu dambeysay 2009. Soomaliya waa dal u dabran (seized) Golaha Ammaanka. Afar bilood kasta Xoghayaha Guud wuxuu u gudbiya Golaha Ammaanka xogwarran dhinac kasta taabanaya. Qodobbada xusidda mudan ee xogwarranka... 
Halkudheg:

Qoraalka Webebka Soomalida iyo adeegsiga Hadalka. | Maxmuud Xuseyn

Jan 14, 2010
Marka laga hadlayo Faqri ama baahi waxaa qalbiga iyo fikirkaba ku soo degdegaya in hanta la’aani jirto ama aan faraha waxba lagu hayn, hadaan si kale udhigo Faqrigu maaha inaan guunyo iyo gasiintoona la haysan , Aradkuna waa sidaas oo kale oo ma muujinayo Hu ama mariin keliya in loo dhib qabo, Markaanu qofku kabo gashanayn waxaa haleela cagaag oo talaabo ma riixi karo, waxayna calaamad u tahay... 

Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta | C/risaaq

Jan 13, 2010
Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta Hordhac Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta. Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan. Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, macalimiinta... 

Website-yada Qaar Nooc Isbaaro Cusub | Amiin Yuusuf

Jan 12, 2010
Warbaahinta waxaa Aasaas u ah saddex tiir oo kala aha Jaraa’id oo ah akhris iyo Idaacad oo ah dhageysi iyo Tv oo ah Daawasho, mid walibana si gaar ah ayuu u taagan yahay hase yeeshee markii soo ifbaxeen Technologiyadda Casriga ah ayaa saddexaad waxaa isku darsaday Web-Site oo yeeshay qaybihii Akhriska, Dhageysiyga iyo Daawashada.        Website-yada Soomaaliya oo marba marka ka dambeysa sii... 
Halkudheg:

Muqdisho: Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Norway oo gacan ka geysanaysa Wax u qabashada Dugsiyada Qur’aan

Jan 12, 2010
Muqdisho:-Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Norwey ayaa bilowday qorshe lagu tabarucaayo dhaqaale lagu kabayo Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Muqdisho ayaa waxaa qaarkood lagu bilaabay dib u dhis iyo taageerida Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Dugsi Qur’aan ay dhistay Jaaliyada... 
Halkudheg:

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3)

Jan 12, 2010
Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3) Ummad Hal Nin Badbaadshay ??? Ustaad Caasim Al-xuseyni wuxuu ku yiri kitaabkiisa ( Qeybo ka mid ah noloshii Badiicu Zamaan Saciid AL-nuurasi)waxa ka dhacay Turkiya waxyaabo aad u waaweyn, Runtii wuxuu ahaa wixii ugu khatarsanaa ee ka dhaca Caalamka Islaamka markii ka Riday Khilaafaddii Cusmaaniyiinta 1923. Arrinkaas weyn ee dhacayna wuxuu ahaa in Shacabka... 
Halkudheg:

Maxay tahay sababta ka dabaysa joojiyo gargarka koofurta Soomaliya iyo duruufaha ku xeeran ?

Jan 10, 2010
Laga soo bilaabo horaantii sanadka 2009 qabsashadii Al-Shabaab ee Magaalada Baydhabo oo ahayd magaalada kaliya ee ay dowlada KMG ah xilgaa gacanta uga haystay gobolada koofurta ka xiga caasimada Muqdisho waxaa soo ifbaxayey walaaca iyo cabsi ay hay’adaha gargaarku siiba kukwa Qaramada midoobay ka qabaan saameynta ay ku yeelan karto sii balaarashada awooda kooxda ay reer galbeedku la xiriiriyaan argaixisada... 

Doorka Dhalinta Somaliyeed Iyo Arimaha Cakiran ee Ka Jira Dalka | Kalafoge

Jan 9, 2010
Sidaan Wada ognahay, Waxa Su’aali Ka tagneyn in Dhalintu tahay ubaxa Dalkasta ee dunidaan aan kunool nahay,Waxase si kale loo dhihi karaa, in dhalintu tahay Mustaqbalka ummad Waliba kufaanto, Qaran Kasta inta uu Ka dhalin Badan yahay ayuu Ka hormar iyo mustaqbal Wanagsan Yahay Kuwa Kale, Inkastoo magaca Dhalinyaro siyaabo kala duwan loo isticmaalo, kuwaasi oo mararka qaar faa’ido weyn iyo hormar... 
Halkudheg: ,

Ma dhabaa in Safaaradaha Soomaaliya ee Dalka Syria in ay gashay liiska Safaaradaha ugu shaqada badan dalalka Carabta Marka la eego Sanadkii tagay 2009-ka

Jan 7, 2010
Ayada oo Sanadkii tagay ee 2009-ka ay jireen Marxalado kala duwan haba ahaadeen kuwii ugu Xuma ee sanadihii tagay 2007-2008- ay la mid ahayd, oo soo Maray Soomaaliya, ayaa hadana waxaa jiray horumar la taaban karo oo ay sameeyeen Safiirada dalalka Caalamka u Jooga Soomaaliya qaarkood. Haddii aan u soo noqdo Safaaradda Somalia Ee Dimishiq waxay ka mid tahy Safaaradaha yar ee fara ku tiriska ah ee habeen... 
Halkudheg: ,

Rumayso way rumowdayee! | Axmed-shiil

Jan 5, 2010
Bishii agoosto ee sanadkan ayay jariidada ugu wayn uguna qaddiimsan dalkan Sweden ee Aftonbladet xoogaa yar xustay eed foolxun oo ay Falastiinida kasheegteen Yuhuudda. Jariidada ugumana balaadhna oo uguma wayna oo qudha dalkan iswiidhan ee waxay dhinaca kalena kutiirsan tahay xisbiga iyo ururrada ugu awoodda badan dalkan…… Waxaa qoray: Axmed-shiil Muxumed Borlänge, Sweden ahmedshil@yahoo.com Bismillaahi... 
Halkudheg:

Islaamka oo u Dhaxeeya Khalaadka Dhallintooda iyo Tashwiishka Cadawgooda (1) | Saahid

Jan 5, 2010
Horudhac !!! Maqaalkaan oon ku eegi doono Muxaarad ballaaran oo uu soo jeediyey Caalminka weyn ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa ka tarjumeysa khaladaadka ay dhalintu ka galayso islaamka waayahaan danbe taas oo u fasaxaysa in uu Cadawga Islaamku uu ka faa,ideysto. Ciwaankan oo u eg mid uu 40tqameeyaddii uu Qoaray Al-shahiid Shiikh C/qaadir cawdah oo micnihiisu ahaa ( Islaamka oo u dhaxeeya... 
Halkudheg:

Waraaq ku socota AlShabaab, X.Islaam iyo Soomaali oo dhan | Dr Yuusuf Issa

Jan 4, 2010
Asalaama caleykum ww, ayaan leeyahay dhamaan Somali, Warqadan waxaan Walaalaha ka codsanayaa iney iga gaarsiiyaan Alshabaab iyo Xisbul   Islaam . Waxaan jeclahay si kooban oo nuxur leh inaan uga hadlo ujeedadeyda Walaalaha Somaliyeed dhamaan weynu ognahay waxii inaku dhacay,waxeynu kaloo ognahay waxa xalku yahay balse waxay naan ogeyn sidaan xalka ku gaari lahayn,marka su’aasha meesha taal waxa... 
Halkudheg:

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa’udiinka Soomaaliyeed | Daadurey

Jan 4, 2010
Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallintii ay Culumaa’udiinka Dalka Soomaaliya ay ka soo qaateen Xornimadii Dalka iyadoo laga dareemi karo Shucuur Diin, Dhaqan iyo Dal jacayl Dhab ah , waxaad ka garan kartaa sida uu Gumaystuhu ugu  kala jejebiyay Dalka Soomaaliya Shanta Qaybood inay ahaayeen kuwa Gumaystaha baday Jab iyo Halaag uusan ka soo Waaqsan... 
Halkudheg:

Maxaa ku dhacay damiirkii iyo Dadka Soomaaliyeed | Nasra Mohamud Elmi

Jan 2, 2010
Dadka Soomaaliyeed waxa ay lahaayeen Tusaalooyin Xikmadi ay ku jirto khaasatan marka ay doonayaan in ay wax cabiraan iyadoo dadka Soomaaliyeed waxyaabaha ay Hodanka ku yihiin sida xoolaha nool iyo kheyraadka kale dabiiciga ah ay wax ku cabiraan, Maandeeq waa magaca hal waxaana loola jeedaa Gobanimada iyo wanaaga ay leedahay.- Ummada soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo aad isugu damqada aadna isu jecel... 

Puntland iyo sanadkii Tegay 2009ka | Cabdixakiim Jaamac Jooje

Jan 2, 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib waxaan dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanba leeyahay iga gudooma salaanta islaamka ah iyo hambalyada sanadka cusub. January 2009 waxaa talada Maamulka Puntland la wareegay maamulka cusub ee uu hormuudka u yahay madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole. Maamulkaas intii uu... 
Halkudheg: ,