Home » Maqaallo

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 23-aad

Sep 8, 2010
Suurada 76aad Al-Insaan: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka iyo Marxaladaha uu kusoo biloowday ilaa laga gaaro Nicmada ama Cadaabka Sugaya marka lagaaro Maalinta Qiyaamaha. Suuradan waa Madaniyah, Aayadaheeduna waa 31 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ar-Raxmaan ka dib, Juz ahaana Musxafka waxey kaga Beegan... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 22aad.

Sep 8, 2010
Suurada 73aad Al-Muzammil; Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota nabiga asagoo Go ku Duubduubnaa, ayaa Aalaah ugu yeeray oo ugu Naabiyayay  Al-Muzamil. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 20 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Qalam ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

War Hilbaha Culimada waa Sun eh IsKa Ilaaliya !!!

Sep 2, 2010
Maxamed SH Cumar Faaruuq ibnicumar@yahoo.com ———— Asalamu Calaykum  Wraxmatulaahi Waxaan ka cudurdaaranayaa gaar ahaan bahda Somalitalk ku xiran in aan muddo hawada ka maqnaa oo aanan waxba ku soo qorin in muda ah boggan qiimaha gaarka ah u leh Soomaalida akhristayaal aad bandanna ay ku xiran yihiin . Qormadan aan cinwaanka ooga dhigay sida idiin muuqataba waxaan jeclahay in... 
Halkudheg: ,

Sideen u fahamnaa Qur’aanka?. Q: 21aad.

Aug 28, 2010
Suurada 72aad Al-Jinni: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jinni Maadaama si aad ah auu uga Sheekeyso Jinniga Makhluuqa la yiraahdo, Jinniga waa Qeyb ka mid ah Uunka Caqliga lagu Beeray, waxaa uuna Mukulaf u yahay Sida Insaanka oo kale waana Xaqiiq jiritaankiisa. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Acraaf ka dib, waxa ayna Musxafka kaga... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 20aad.

Aug 28, 2010
Suurada 70aad Al-Micraaj: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Micraaj oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal qaaday Malaaigta Samada Kor u Fuusha, waxaa kaloo Suuradan loo yaqaan Sa’ala oo ah kalimad ay ku Bilaabato Suurada. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 44Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Xaaqqah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bilowga... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q:19aad.

Aug 27, 2010
Suurada 67aad Al-Mulki: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mulki maadaama ay ka Hadasho Mulkiga Alle (Cw) inuu Koobay wax kasta sida Koonka Insaanka iyo waxa walba uu Koonka ku Dhex jira. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Adh-Dhuur ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Mulki: Suuradaan... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 18aad

Aug 27, 2010
Suurada 62aad Al-Jumcah: Suuradan waxaa loogu Magac daray Jumcaha maadama ay ka Hadasho Axkaam ku Saabsan Salaada Jumcaha, waxa ayna Muminiinta uga yeertaa in ay u Dagdagaan Gudashada salaada Jimcaha. Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada As-Saff ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Qeyta Labaad ee Juzka 27aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 17aad

Aug 27, 2010
Suurada 57aad Al-Xadiid: Suuradan waxaa loogu Magac Daray Al-Xadiid (Birta) Maadama Magaca Birta lagu Sheegay, iyo in Birtu tahay Awooda Insaanku Nabad iyo Colba uusan uga Maarmin inuu u Kaashado Horumarkiisa. Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 29 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suuralad Zalzala ka dib, Juz ahaana waxey Musxafka kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010): Qudbi-suugaaneed Kaloo Galbaday | Maxamed Daahir Afrax

Aug 26, 2010
Mar kale ayay maalmahaan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ahee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo... 

Miyuusan idinku jirin mid fiicani?! ‘Suuratu Huud 78’

Aug 26, 2010
Dhiilada colaadeed iyo dhiiga qubanaya ee aan kala go’a lahayni waxa uu astaan u yahay garawshiyo la’aanta haysata in badan oo ka mid ah bulshada soomaliyeed. Su’aalaha soo noqnoqda ee aan jawaabta u baahnayn hadana ay adagtahay in la fahmo waxa ka mid ah maxa la isku haystaa? Maxaa waxan oo dhiig ah loo daadinaya?! Fahamka mushkilad ku haysataa waxa ay qayb ka tahay raadinta xalkeeda. Laakiin... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 16aad:

Aug 25, 2010
Suurada 50aad Qaaf: Suuradan waa Makiyah, marka laga reebo Aayada 38aad, Aayadaheeduna waa 45 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mursalaat ka Dib, Musxafkana waxa ay kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad. Macnaha Guud ee Suurada Qaaf: Suuradan Qaaf waxa ay ka Hadashaa Asalada Caqiidada sida Rumeynta Toowxiidka, Rumeynta Risaalada Nabi Muxamad, iyo Rumeynta isi soo Bixinta Maalinta Qiyaame,... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka | Q:15aad:

Aug 25, 2010
Suurada 49aad Al-Xujuraat: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xujuraat, Madaama uu Allaah (Cw) kusoo Hadal Qaaday Guryihii Nabiga Suubanaa (Scw) Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 18 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mujaadalah ka dib. Juz ahaana Musxafka wxa ay kaga Beegan tahay Bartaamaha Juzka 26aad. Suuradan waxaa Xasuusin Mudan Magaca Muminiinta Naado ku socota ayaa Hal... 
Halkudheg:

AL-shabaab jannada ay galaayaan ma tii Ahlu kitaabka oo kalaa ??!! | Sh. Saahid

Aug 25, 2010
Quraanka Aayadihiisa Qaarba mar ayaa la fahmaa Sida Allaah Quraankiisa ku yiri : ( Quraanka warkiisa mar Danbe ayaad ogaan doontaan ) !!!!. Haddaba Allaah mar uu ka hadlaayey Ahlu Kitaabka Yuhuud iyo Nasaaro ayey waxay yiraahdeen: ( Jannada galimaayo ilaa Yuhuud iyo Nasaaro mooyee -Taas waa Rajooyinkooda -Waxaad ku dhahdaa Nabi Mohamedoow NNKH Bal Cadeymihiina keena Haddii aad Run sheegeysaan ????... 
Halkudheg:

Xaaladda Dalka Soomaaliya Xalkeedu Muxuu Yahay?

Aug 25, 2010
Dhulka Soomaalida ayaa waxaa lagu yiqiinay nabbad reer guura roob doon ah iyo dad is jecel oo ay ka dhaxayso xiriir xididnimo iyo degaan oo ay huwan tahay muxubbo iyo raxmad Caasimadda Dalka Soomaaliyana ay ka mid ahaan jirtay Caasimadaha ku soo Nabad toosay ee Dunida gobolllada iyo degmooyinkuna ay ahaayeen kuwa la mid ah Haddaba waxaa is weydiin mudan Xaalladani Dagaal, Qarax, Dhiig qubanaya , Carab... 
Halkudheg:

Sideed ugu xamaalankarta Qatar. Q.4aad | Al-Hasani

Aug 24, 2010
Ramadan Kariim wa kullu Caam Wa Antum Bikhayr. Wali waxaan kujirna warbixintii  Qatar (dhib iyo dheef waxaad kala kulmilahayd) Fadlan dib u eeg qoraaladii hore si’ aad noola jaan qaadid! Afeef: Warbixintan ma’ahan casuumaad aan dadka ugu baaqayo inaay  ku soo shubmaan Qatar! Imaamnimo Haddii lagu soo lugooyo oo aad is aragtid adigoo dhextaagan Qatar, dhaqaale waxaad gacanta kuhaysayna... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 14aad.

Aug 23, 2010
Suurada 43aad Az-Zukhruf: Suuradaan waxaa Loogu Magac daray Az-Zukhruf oo Macnaheedu yahay (Dhaldhalaal) maadama ay Suurada Aduunyada iyo Raaxada Dhax taala ku Shabahday Dhaldhalaal Been ah oo lagu Dagmo. Suurada Makiyah marka laga Reebo Aayada 54aad, Ayadaheeduna waa 88 Ayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Fussilat ka Dib, Juz ahaana waxa ay ku Beegan tahay Bartamaha Juzka 25aad. Macnaha Guud ee... 
Halkudheg:

Sideen u fahamnaa Qur’aanka? Q:13aad

Aug 23, 2010
Suurada 37aad As-Saaffaat: Suuradan waxaa loogu Magac daray As-Saaffaat, si Dadka loo xasuusiyo Adoomada Alle Abuurtay ee loo yaqaan Malaaigta iyo Shaqooyinka wanaagsan ee loo Xilsaaray, waxey u tasbiixsadaan rabigood habeen iyo Maalin kamana daalaan. Suurada As-Saaffaat waa makiyah, Aayadaheeduna waa 182 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Ancaam ka dib, Musxafka waxa ay kaga Beegan tahay Bartanka... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q. 12aad

Aug 22, 2010
Suurada 30aad Al-Ruum: Suurada Al-Ruum si ay Xasuus ugu Noqoto Mucjazadii Qur’aanka uu Alle (Cw) ku sheegay oo aheyd Guul Mustaqbalka Dhaw ay gaari Room xili Markaas waqti ka hor lagu jabiyay Dagaal ay la Galeen Boqortooyadii Faaris (Beershiya). Labadan Qolo ee Ruum iyo Faaris waxa ay ahaayeen laba Boqortooyo oo Aduunka Xiligaas ugu Awood Roonaa isla markaana waxaa ka Dhaxeeyay Hardan Xaga Awooda... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q. 11aad

Aug 22, 2010
Suurada 27aad Al-Namal: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Namal, si ay u Waarto Xusuustii Mucjizooyinkii la siiyay Nabi Suleymaan taasoo ay ka mid aheyd inuu afgaran jiray wax kasta oo uu Alle Koonka ku Abuuray sida Shimbiraha, Quraanyada oo ah Magaca Suurada Xambaarsan tahay. Sheekada Quraanshada waxey Suuradaan ka Sheegtaa mar uu Nabi Suleymaan Safar ahaa oo ay la Socdeen Ciidamo fara Badan oo... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q. 10aad

Aug 20, 2010
Suurada 23aad Al-Muminuun: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Muminuun si Muslimiinta loo Xasuusiyo Darajooyinka wanaagsan ay ku leeyihiin Janda Firdowsa Dhexdeeda. Suurada waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 118, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Anbiyaa ka dib, waxeyna ku bilaabataa Aayado Xambaarsan Kalimaad Muujinaya liibaanta Mumniinta Maalinta Qiyaame gaarayaan, Juz ahaana waxey kaga Beegan tahay... 
Halkudheg:

RATIGii JAABIR IYO IPODKII SHIBILE ???!!! | Sheekh Saahid

Aug 19, 2010
Horudhac : Sidaan wada ogsoon nahay Ratiga ama Awrka ayaa waqti dheer ahaa gadiidka kaliyah ee la iskaga goosho adduunweynaha. wuxuuna ahaa gaadiid aan la dhayalsan karin oo lagama maarmaan u ahaa safaradda dhaadheer ee qaaradaha adduunka la isga kala goosho sida Aasiya iyo Afrikaba. Waxaana sida la soo wariyey in Saxaabigii weynaa ee Jaabir bin C/llaahi ayaa Rati soo iibsaday si uu ugusafro Shaam... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Q. 9aad

Aug 19, 2010
Suurada 18aad Al-Kahf: Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan. Suuradaan waa Suurad... 
Halkudheg:

PUNTLAND IN LOO DABBAAL-DEGO MA MUDNA

Aug 18, 2010
Dadka soomaaliyeed aasaas noloshooda waxaa u ah baadiyaha oo waa dad xoolo-dhaqato ah. Qaanuunka xoolo-dhaqatadana qodobka u horeeyaa wa inaan dhulka la kala xigin oo aan cidi gooni u sheegan karin qayb ka mid ah dhulkaas lawada dego. Oo markasta dadku waxay aadaan oo u guuraan meeshii naq iyo roob laga soo sheego. Duufaan guluf colaadeed mar mar dhulka waa ku habsataa oo mid damac iyo hunguri... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 8aad

Aug 17, 2010
Suurada 14aad Ibraahiim: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Aabihii Nabiyada Ibraahiim, si ay u waarto Xusuustii Taariikhdii Nabi Ibraahiim markii uu Asagoo Dhalin yaro ah u Istaagay Qoomkiisa oo Gaalo Mushrikiin ah ahaa inuu ugu yeero Toowxiidka, markii ay ku madax adkaadeena Gacanta u Qaaday Sanamyadoodii, markii ay Su’aaleena ku yiri Bal kan ugu weyn Su’aala haduu idiin sheegi karo, Markii... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 7aad

Aug 17, 2010
Qeybtaana waxaan kusoo qaadan Doonaa Suuradaha kala ah: Yuunus, Huud, Yuusuf iyo Al Rracad, waana Qeybtii 7aad ee Maqaalkii aan u magac darnay Sideen u fahamnaa Qur’aanka?. Suurada 10 aad Yuunus: Suuradan waxaa loo yaqaan Yuunus, taasoo Xasuusin u ah Qisadii Nabi Yuunus, Qiasada Suuradan Sheegtay waa in Qolodii uu Dacwada Gaarsiiyay Nabi Yuunus , markii ay warkiisa diideen Cadaabkiina soo dagtay... 
Halkudheg: