Home » Faallo
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 19aad
Suurada 67aad Al-Mulki:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mulki maadaama ay ka Hadasho Mulkiga Alle (Cw) inuu Koobay wax kasta sida Koonka Insaanka iyo waxa walba uu Koonka ku Dhex jira.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Adh-Dhuur ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Juzka 28aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Mulki:
Suuradaan...
Sideen U Fahamnaa Quaaranka? Q: 18aad
Suurada 62aad Al-Jumcah:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jumcaha maadama ay ka Hadasho Axkaam ku Saabsan Salaada Jumcaha, waxa ayna Muminiinta uga yeertaa in ay u Dagdagaan Gudashada salaada Jimcaha.
Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada As-Saff ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Qeyta Labaad ee Juzka 27aad.
Macnaha Guud...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:17aad
Suurada 57aad Al-Xadiid:
Suuradan waxaa loogu Magac Daray Al-Xadiid (Birta) Maadama Magaca Birta lagu Sheegay, iyo in Birtu tahay Awooda Insaanku Nabad iyo Colba uusan uga Maarmin iyo inuu u Kaashado Horumarkiisa.
Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 29 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suuralad Zalzala ka dib, Juz ahaana waxey Musxafka kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad.
Macnaha...
Sideen u Fahamnaa Quaraanka? Q:15aad
Suurada 49aad Al-Xujuraat: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xujuraat, Madaama uu Allaah (Cw) kusoo Hadal Qaaday Guryihii Nabiga Suubanaa (Scw) Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 18 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mujaadalah ka dib. Juz ahaana Musxafka wxa ay kaga Beegan tahay Bartaamaha Juzka 26aad. Suuradan waxaa Xasuusin Mudan Magaca Muminiinta Naado ku socota ayaa Hal...
SIDAN MA KU DAWEYNAA LABADABA
Qormadii: Nuur Cilmi Xalane
Email: warsan54@gmail.com
Nin-door taliyey laheyd – waa beyd aan ka soo qaatay maansada DABA HUWAN ee ka soo burqatay maskaxda dahabiga ah ee walaal Hadraawi oo runtii aan u aqaanno Aabaha erey-bixinta Af- Somaaliga. Suugaantiisa waxa kaaga dhadhama qaniimada iyo fac-weynida Af-keenna. Waxa uu adeegsadaa ereyo asali ah oo aan ku badneyn Af- Somaaliga jiilka maantu ay...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 16aad
Suurada 50aad Qaaf:
Suuradan waa Makiyah, marka laga reebo Aayada 38aad, Aayadaheeduna waa 45 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mursalaat ka Dib, Musxafkana waxa ay kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad.
Macnaha Guud ee Suurada Qaaf:
Suuradan Qaaf waxa ay ka Hadashaa Asalada Caqiidada sida Rumeynta Toowxiidka, Rumeynta Risaalada Nabi Muxamad, iyo Rumeynta isi soo Bixinta Maalinta...
Sideen U Fahamnaa Quraanka? Q: 14aad
Suurada 43aad Az-Zukhruf:
Suuradaan waxaa Loogu Magac daray Az-Zukhruf oo Macnaheedu yahay (Dhaldhalaal) maadama ay Suurada Aduunyada iyo Raaxada Dhax taala ku Shabahday Dhaldhalaal Been ah oo lagu Dagmo.
Suurada Makiyah marka laga Reebo Aayada 54aad, Ayadaheeduna waa 88 Ayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Fussilat ka Dib, Juz ahaana waxa ay ku Beegan tahay Bartamaha Juzka 25aad.
Macnaha Guud...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q13aad
Suurada 37aad As-Saaffaat:
Suuradan waxaa loogu Magac daray As-Saaffaat, si Dadka loo xasuusiyo Adoomada Alle Abuurtay ee loo yaqaan Malaa’igta iyo Shaqooyinka wanaagsan ee loo Xilsaaray, Malaaigtu waa Adomo Nuur laga Abuuray u Tasbiixsada Rabigood Habeen iyo Maalin kamana daalaan.
Suurada As-Saaffaat waa makiyah, Aayadaheeduna waa 182 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Ancaam ka dib, Musxafka...
Mu’tamarkii 3-aad ee Denmark oo lagu soo af meeray Århus
Waxaa maanta lagu soo af jaray magaalada Århus oo caasimadda 2-aad dalka Sweden shirwaynihii 3-aad ee Denmark oo ay kasoo qaybgaleen mashaa’ikh iyo culumo waawayn oo maahir ku ah diinta Islaamka.
Waxaana muxaadareeyey culumaa’udiin fara badan oo ay ka mid yihiin Sheekh Yaasiin Barqadle (Barkhadle) oo jeediyay muxaadaro uu cinwaankeedu ahaa ”U SAMAFALKA IYO U BAARRI AHAANSHAHA WAALIDKA”.
Sheekh...
sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 12aad
Suurada 30aad Al-Ruum:
Suurada Al-Ruum si ay Xasuus ugu Noqoto Mucjazadii Qur’aanka uu Alle (Cw) ku sheegay oo aheyd Guul Mustaqbalka Dhaw ay gaari Room xili Markaas waqti ka hor lagu jabiyay Dagaal ay la Galeen Boqortooyadii Faaris (Beershiya).
Labadan Qolo ee Ruum iyo Faaris waxa ay ahaayeen laba Boqortooyo oo Aduunka Xiligaas ugu Awooda Roonaa isla markaana waxaa ka Dhaxeeyay Hardan Xaga Awooda...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 11aad
Suurada 27aad Al-Namal:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Namal, si ay u Waarto Xusuustii Mucjizooyinkii la siiyay Nabi Suleymaan taasoo ay ka mid aheyd inuu afgaran jiray wax kasta oo uu Alle Koonka ku Abuuray sida Shimbiraha, Quraanyada oo ah Magaca Suurada Xambaarsan tahay.
Sheekada Quraanshada waxey Suuradaan ka Sheegtaa mar uu Nabi Suleymaan Safar ahaa oo ay la Socdeen Ciidamo fara Badan oo...
MUXAADARO:Bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Abuu haashim
MUXAADARO:Muxaadaradani waxay kadhacday wadanka Danmark Gaar ahaan Magaalada Sadexaad ee wadankaas Odense.
Waxayna ku saabsantahay bisha barakaysan ee Ramadaan ilaahay haynaku anfoco.
Read More →
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:10aad
Suurada 23aad Al-Mu’minuun:
Suuradaan waxaa loogu Magac daray Muminuun si Muslimiinta loo Xasuusiyo Darajooyinka wanaagsan ay ku leeyihiin Janda Fidowsa Dhexdeeda.
Suurada waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 118, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Anbiyaa ka dib, waxeyna ku bilaabataa Aayado Xambaarsan Kalimaad Muujinaya liibaanta Mumniinta Maalinta Qiyaame gaarayaan, Juz ahaana waxey kaga Beegan...
HOWL ADUUN: london oo holceeysa iyo Muqdisho oo hurdeeysa…!!!
Dabkeeda ayaa baxaya magaalada London oo xaafado badan oo ka tirsani ay wehel u noqdeen dhac, bililiqo, cabsi iyo dembiyo abaabulan wax markii hore loo arkayay dibad bax caadi ah iyo rabshado madani ahaa oo ka bilowday woqooyiga magaalada.
Dukaamo iyo hoosooyin waawayn ayaa dab la qabadsiiyay, iyadoo meherado badanna farataysi loo gaystey tiiyoo aanay waxba soo kordhiyin joogista booliiska oo marba...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 9aad
Suurada 18aad Al-Kahf:
Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan.
Suuradaan waa Suurad Soo...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii VII-aad
Dareen xooggan ayaa ka dhashey falkii han-jebiska ahaa iyo su’aalihii xujada ahaa ee Soomaalida uga imanayay maamulkii Talyaaniga ee la wareegey talada degaanka Ceel-Buur. Waxay ahayd xilli uusan Talyaanigu si fiican u caga-dhigan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Dareenkii ka dhashay hanjabaaddiisa waxay keentey jawaab fal-celis ah, taas oo maamulkii Talyaaniga uga timid dhanka kooxdii Fallaago. Xabsigii...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 8aad
Suurada 14aad Ibraahiim:
Suuradaan waxaa loogu Magac daray Aabihii Nabiyada Ibraahiim, si ay u waarto Xusuustii Taariikhdii Nabi Ibraahiim markii uu Asagoo Dhalin yaro ah u Istaagay Qoomkiisa oo Gaalo Mushrikiin ah ahaa inuu ugu yeero Toowxiidka, markii ay ku madax adkaadeena Gacanta u Qaaday Sanamyadoodii, markii ay Su’aaleena ku yiri Bal kan ugu weyn Su’aala haduu idiin sheegi karo, Markii...
Shareecadda iyo Al-shabaab (1) ?
Qore: Saahid mohamed yusuf –
Horudhac:
Waa Maqaallo Taxane ah insha lah oon ku eegi doono Shareecadda Islaamku iyo xiirirka ka dhaxeeya Al Shabaab, oo waayahan dadka Muslimiinta ah ka xigsaday Islaamkii.
Al-shabaab yaa Aasaasay ???
Shabaabka waxay ku abtirsadaan Ururka Al-Qaacidda sida ay sheegtaan.
Bartamihii Sagaashaneeyaddii waaggii uu Bin Ladin Wadanka Suudaan joogay ayuu la soo xariiray...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 7aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,…
Suurada 10 aad Yuunus:
Suuradan waxaa loo yaqaan Yuunus, taasoo Xasuusin u ah Qisadii Nabi Yuunus, Qiasada Suuradan Sheegtay waa in Qolodii uu Dacwada Gaarsiiyay Nabi Yuunus, markii ay warkiisa...
Waraysi: Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka Oslo, Norway
Hordhac
Waraysigaan soo socda waxa aan la yeeshay Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka magaalada Oslo ee dalka Norway. Doorashada ayaa lasoo afjari doonaa 12-ka bisha september 2011. Haddaba anigoo ah C/risaq Maxamed Xuseen, aqoonyahan degan Sweden, isla markaasna ah qoraa wax ka qora arimaha bulshada ayaan waraysigaan la yeeshay Ubaxa C/qaadir. Ujeedada wareysigu waxaa weeye in guud ahaan...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 6aad
Suurada 9aad Al-Towbah:
Suuradan Al-Atowbah waa Suurada 9aad ee Musxafka Qur’aanka loo eego, waxaana Magacaas loogu Magacaabay in Koox Muslimiinta ka mid ah ay ka hareen Duulaankii Tabuuk ayadoo aysan jirin sabab Sharci ah oo ay uga maqnaadaan Duulaanka, Markii Nabiga ka soo laabtay Tabuuk ayaa qaar kuwii haray ka mid ah u Cudur daarteen oo Been Sheegeen, hase yeeshee Sadax Saxaabi oo kala ah:Kacab...
Halka uu kasoo jeedo magaca puntland
DR. QASIM HERSI FARAH
www.qasimhersi.com
Qaybihii hore ee isla Qormadaan lagu baadi goobayo macnaha ay ku kala fadhiyaan magacyada dawlad goboleedyada waaydaan dambe harqiyay siyaasadda dalkeennii awalba la ciirsanaa burburka iyo baaba’a. Haddaba qaybtaan ka mid ah qormooyinkii hore ee xiriirka (muzalzalka) ahaa ayey ka qayb tahay, waxaanan ku soo qaadanaynaa magaca “PUNTLAND”. WAA MAXAY...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 5aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, islamarkaana Umada ku horimari karto….
Suurada 7aad Al-Acraaf:
Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada...
Bilowgii iyo Dhamaadkii Al-Shabaab
Waxaa in mudo ahba jiray aragti kala duwanaansho iyo khilaaf sii xoogaysanayay oo soo kala dhexgalay hogaanka sare ee ururka Al-Shabaab. Khilaafaadkaas qaar waxay salka ku hayeen istaraatiijiyada dagaal ee ururka, gaar ahaan dagaaladii Muqdisho ee Sanadkii ugu danbeeyay. Sidoo kale waxaa jirtay in isbedelka ka dhacay dunida Carabtu uu saamayn weyn ku yeeshay taageeradii Al-Shabaab ay ka heli jirtay...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 4aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,….
Suurada 5aad Al-Maaidah:
Suuradan waa Suurada 5aad marka loo eego Musxafka Quraanka, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii...




