Home » Faallo

Prof. Ibbi oo Markii ugu horeysey Difaacay Badda Soomaaliya, Islamarkaasna Dhalliil Kulul u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Sep 28, 2011
200 nautical mile waxaa iska leh dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sharciyeey Dawladdii Maxamed Siyaad Barre (AHN), waxana uu ku sharciyayey in ay tahay Somalia Territorial Waters, ee kuma uu sharciyayn inay tahay Somalia Exclusive Economic Zone (EEZ)…” Prof Ibbi Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Wasiirka Kalluumaysiga DFKMG oo Sheegay in Badda Soomaaliya loo samaynayo Xad 19-ka December 2011

Sep 26, 2011
Waxaan tegey dalka England, waxaana la soo kulmay khubaro ku shaqo leh xadaynta badda oo hore wasaaradda hawlo ula wadey oo hore loo bilaabay sidii aan ka yeeli lahayn, waxyaabo badan ayaan ka soo wada hadalay sidii wax looga qaban lahaa iyo sidii loo dhamaystiri lahaa hawshaas oo waqtigeedu xadidan yahay, waxyaabo badana meel ayaan isla soo dhignay.” SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

TAARIIKHDU WAA CIBAARO | Qore: Cabdalla Xaaji

Sep 24, 2011
Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay(SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid ahaa waa si aynnu uga baydhno waddadii ay qaadeen Fircoon iyo raggii la midka ahaa, isla markaana aynnu u marno dariiqa toosan ee ay ambiyadii innoo jeexeen. Qarni kasta... 
Halkudheg:

Admiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”

Sep 24, 2011
Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed  ayaa si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u gudbiyey…. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Shareecada Xukuumad Ku Sheega: Bad Iyo Bariba Waa Beec

Sep 24, 2011
WQ: Cali-Daahir X Muxammad mohiyadin@hotmail.com بسم الله الرّحمن الرّحيم الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ والصّلاة والسّلام علي نبيّنا محمّد وآله أجمعين ٍلكُلِّ غَاْدِرٍ لِوَآءً يَوْمَ الْقِيَاْمَةِ يُرْفَعُ َلهُ بِقَدْرِ غَدْرَتِهِ ألا... 

OGEYSIIS ku socda jaaliyada soomaaliyeed ee degan Denmark

Sep 22, 2011
Kulankan ayaa lagula kulmayaa hadii Allaha awoodalii ogolaado ruug cadaa soomaaliyeed oo qayb libaax kasoo qaatay gurmadkii  abaarihii soomaaliya  soomaaliya ku dhuftay.    Read More →
Halkudheg:

Eastleigh (Islii) Dhalaal iyo Dhooqo (2) !!!

Sep 22, 2011
Horudhac : Waxay aheyd juun, 2004 markii ugu horeysay ee aan imaado magaallada Nairobi, kiinya. Waxaana markii aan ku degay xaafadda Caanka ah ee Eastleigh oo Soomaalidu ku garan ogtahay Islii.Waxaa i soo jiitay Gabdho Soomaaliyeed oo wada Xijaaban oo wada dhalaalaaya oo aanan arkin muddo Sanooyin ah ilaa markii aan wadanka Soomaaliya ka soo tagay sanadkii 1989, oo waagaas uu xijaaku u koobnaa oo... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii |Casharkii XI-aad

Sep 21, 2011
Talyaanigii ciidamo badan ayuu ku soo dejiyay degmooyinkii uu u arkayay in ay ahmiyad istraateejiyadeed u leeyihiin weerarada uu ku doonayay in uu ku gumeeyo degaanka iyo dadkiisa. Degmooyinka uu markaas ciidamadiisa fariisiyey waxaa kamid ahaa Boosaaso iyo Xaafuun. Sheekooyinka odey ka-sheekeega ah ee ka waramaya dagaallada xilligaas dhacay waxaa kamid ah fal ka dhacay degmada Boosaaso. Koox dagaalyahanno... 
Halkudheg:

Mudaharaad Email Ku Jawaabid ah Looga soo Horjeedo Boobka Badda Soomaaliyeed

Sep 19, 2011
in Madaxda DFKMG la xusuusiyo xeerkii badda Soomaaliyeed  ee LAW NO. 37) oo dhigaya in xuduudda badda Soomaaliya tahay 200 maly badeed oo u dhiganta 370 kiiloomitir, SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Maanso- Deelleey-Difaaca Badda Soomaaliya

Sep 18, 2011
Jiiftadan oo ah Deelleey,  kuna saabsan diffaaca Difaaca Badda Soomaaliyeed waxaa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalle oo ku magac dheer Maxamuud Shiine. Abwaanku waxa uu jiiftada ka tiriyey damaca la soo cusboonaysiiyey ee lagu doonayo in lagula wareego qayb kamid ah badda Soomaaliyeed. Waxana uu abwaanada iyo gabayaaga kale ku boorinayaa in ay jiiftadan ka qayb qaataan. “Damacaa Badda Gaarey Yaa... 
Halkudheg:

Maarso Ka Hadleysa Marxaladda Dalka Soomaaliya oo Cinwaankeedu Yahay Ambaqaad

Sep 18, 2011
Ambaqaad Maansadan ambaqaad waxaan curiyay 17.09.2011 waxaana igu dhaliyay dedaalka iyo ifafaalaha ka soo muuqda wadankeena inuu u baahan yahay dhiirigelin dhinac walba leh, dhawaaq dheer oo umada la gaadhsiiyo lana rajo geliyo iyo in laga maarmo waxyaabaha ay dadka qaar aaminsan yihiin in aduunku dhib nagu hayo ama dheef noohayo, waxaa nagu dhacay waa waxaan inagu samaynay, waxaana kaga gudbi karnaa... 
Halkudheg:

Qarammada Midoobey: “Waa in la sameeyo cabirka xuduudda badda Soomaaliya ee EEZ si Dawladda looga saaro Kumeel-Gaarka”

Sep 17, 2011
iyo Wasiiru-Dawlahii hore ee Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka oo Sheegay in Shirkii Muqdisho ahaa mid lagu baabi’inayo sharciga Badda Somalia SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Website-ka SomaaliTalk Difaacaha Badda Soomaaliyeed !!!!

Sep 16, 2011
Webside-ka Soomalitalk oo 10 Jirsaday sannadkii hore 2009 ayaa Waxuuna soo Bandhigaa wararka, Maqaallada, Cilmi Baarista, Suugaanta iyo ka faalooshahaa Arrimaha Diinta, Bulshada, Waxbarashada IWM. Waxaa kaloo lagu gaareyn ama aan iraahdo waa webside-ka kaliya ee Boqolaalka Somaali-Websides ee u guntaday Difaaca Badda Soomaaliyeed. Akhristoow laga soo bilaabo April-2009 wuxuu Somaalitalk u tafa xeytay... 
Halkudheg: ,

Doorka warbaahintu ku leedahay isbedelka mujtamaca

Sep 16, 2011
  qore Abdulkadir Mohamoud Walayo Saxafi Soomaaliyeed   Intaan mowducan uu guda gelin, waxaan jecelahay inaan aan marka hore nalka ku daaro oo aan idiin iftiimiyo inta nooc oo warbaahin ee maanta caalamka lagaga shaqeeyo waxaana ka mid kuwa xagga hoose ku qoran: 1.       Nooca shuuciga 2.       Nooca keli talisnimada 3.       Nooca xorta ah 4.       Nooca bulshada... 
Halkudheg:

Xukuumadda FKMG oo 19-ka December 2011 ka Tanaasuli doonta Xeerkii Badda Soomaaliya ee soo jirey 40-sano

Sep 12, 2011
DFKMG oo soo saareysa Sharci Lagu Tirtiraayo xeerkii Badda Soomaaliyeed ee Law no. 37 ee 1972 — Go’aamadii ka soo baxay shirkii “wada tashiga” ee ay soo qabanqaabisay Qarammada Midoobey, laguna qabtay magaalada Muqdisho (August 4 – 6, 2011) ayaa waxaa kamid ah in 19-ka December 2011 lagu dhawaaqi doono xuduud badeedka Soomaaliya ee loo yaqaan  “EEZ” (Exculisive Economic Zone) ama... 
Halkudheg:

Dhacadooyinkii la Yaabka lahaa ee Shirka Wada Tashiga Soomaaliyeed

Sep 12, 2011
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shir  Saddex Maalmood ah shirkaasoo loogu Magacdarey Shirka Wada tashiga Soomaaliyeed markaad Fiirisid Magaca uu Huwan yahay shirka ee ah Shirka Wadatashiga Soomaaliyeed marka la fiiriyo Magaca uu Huwan yahay  ee ah la tashi waxaa loo baahnaa  in Shirkaan ka qayb galaan Cid kasta oo Soomaaliyeed ee lagala tashan karo Masiirka Ummadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii |Casharkii X-aad

Sep 11, 2011
Waxaa bilowdey fara isa-saarkii u dhexeeyay Soomaalidii ku dhaqneyd Majeertiinya iyo xoogaggii is-dhadnaa ee Talyaaniga uu ka soo dejiyay xeebihii gobolka. Colaaddaasi waxay si buuxda u amba-qaaday dabayaaqadii bishii oktoober 1925-kii. Talyaanigu wuxuu markaas itaalkiisii isugu geeyey weeraradii hore oo uu ku duqeynayay degmooyinka xeebaha ku yaal. Waxaa markaas bilowdey dagaalka ay Soomaalida u yaqaaniin... 
Halkudheg:

Ogeysiis: Barnaamijka Falanqaynta SomaliChannelTv – Talaado Oct 11, 2011

Sep 10, 2011
Ogaysiiskaan ku Saabsan Barnaamijka Falanqaynta oo taladaada ku saabsan Goaankii baarlamaanka iyo xadaynta Badda, Qodobada uu ka koobnaan doono ayaa waxaa kamid ah. 1- Go’aankii Baarlamaanka malaga yaabaa in sida uu yahay loogu Hogaansamo. 2- Dawladaha u hanqaltaagaya Badda Soomaaliya iyo Xubnaha Dawlada ee hawlahaan wada maxaa laga yeelayaa. 3- Malaga yaabaa in ROADMAP-ka laga saaro qodobka... 
Halkudheg:

Cabasho ku saabsan Sharciyada Xaqdarada ah ee lagu Fulinaayo Xuduudaha dhulka iyo Badda Soomaaliya

Sep 6, 2011
Haddii aan nahay Shacabka Soomaaliyeed waxaan Caalamka u caddaynaynaa in Xuduudaha dhulka iyo badda Soomaaliya uu yahay lama taabtaan, oo ayna tahay hanti ay Soomaali oo dhan ay wada leedahay, Go’aankeedana waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed. Waana ka soo horjeednaa in Cabbir iyo xeerar sharci darro ah lagu fuliyo Soomaaliya oo keliya:  Bashir Shekh Moxamed SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Shareecadda iyo Al-shabaab (3)

Sep 5, 2011
Wallaalayaal waxaa wali noo socda Hadalladii Dr.C/siis Abu fadal ee ku saabsanaa ka hadalkiisii xarakada AL-Qaacidda oo uu u ahaan jiray aragtidheerihii Jihaadiyiinta, waxaa noo soo socda qoddobkii (2). (2) Shuruudaha iyo Mawaanicda Jihaadka: Shiikhu wuxuu yiri Jihaadku wuxuu leeyahay Shuruudo ay lagama maarmaan tahay in uu la yimaado Jihaadku, Sidoo kale wuxuu leeyahay waxyaabo in uu ka dhartirmo... 
Halkudheg: