Home » Archive Qoraaga

Gudoomiyaha Degmada Hodon oo si Geesinimo Leh isu hor istaagey Gaari Amisom oo oo jiirey Wiil Dhalinyaro ah

Aug 12, 2015
Gudoomiyaha Degmada Hodon Mudane Axmed Salaad Ibrahin oo la hadlay Warbaahinta Muqdsiho ayaa faafaahiyey Shil ka dhacay Jidka Warshadaha qaybta Degmadiisa kaas oo ay Ciidamada Amisom saaka waaberigii ku jiireen Wiil Dhalinyaro ah oo watey Mooto kana dhaawacmay mid ka mid ah Lugihiisa. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in markii uu shilkaasi dhacay ay ku soo wargeliyeen dadka deegaanka taasoo sababtay inuu... 

Somalia corruption probe: minister asked Lord Howard for funding

Aug 10, 2015
A Somali minister wrote to Michael Howard last year requesting “financial support” from the UK oil company which is chaired by the former Conservative party leader and whose payments to Somali officials are now at the centre of a fraud squad investigation. The letter, a copy of which has been seen by the Financial Times, raises fresh questions about the British peer’s oversight of Soma Oil &... 

WARQAD FURAN OO KU SAABSAN SHIIDAALKA S00MAALIYA IYO SHIRKADAHA KU TARTAMAYA.

Aug 9, 2015
Dowladda Norway oo daneyneysa Shidaalka Somalia laakiin usoo maraysa waddo khaldan. Bashir Sheikh Moxamed oo daggan dalka Netherlands Isla markaana ahaa Diblomaasi hore ee Soomaaliyeed, ayaa wuxuu talo ahaan u soo jeedinayaa in shidaal baarista Soomaaliya lagu soo dhaweeyo Dowladda Norwey iyo shirkadaheeda Shidaalka, laakiin runta in loo sheego. Soomaaliya birrrigeeda iyo baddeeda waxaa ka buuxa... 

Aargoosiga Amisom iyo Aamusnaanta Madaxweynaha Soomaaliya

Aug 6, 2015
Madaxweyne qofna kaama sugeynin in aad ka aamusi doontid labadii dhacdo ee murugada badnaa ee 20 maalmood gudahood ka dhacay magaalada Marko oo midii ugu dambeysay ay dhacday 4 maalmood ka hor taas oo ay Amisom ku xasuuqday qeyb ka mid ah shacabka aad madaxweynaha u tahay laakiin nasiib daro wey dhacday. Markii aad maqasho sida ay u dhaceen labadii dhacdo ee magaalada Marko ama aad la xiriirto dadka... 

U.N. monitors accuse British oil firm of ‘payoffs’ to Somali officials

Aug 6, 2015
(Reuters) – U.N. sanctions experts have accused British company Soma Oil and Gas of making large payments to Somalia’s oil ministry that created a “serious conflict of interest,” some of which appeared to have been used to pay off senior officials. In a report to a U.N. Security Council committee, the experts said Soma paid nearly $600,000 (£384,940) as part of efforts to protect and expand... 

Dalladda SOSCENSA oo si Kulul u Cambaareysey Xadgudubyada Ciidamada Amisom u geytaan Shacabka Soomaaliyeed

Jul 27, 2015
Dalladda Jilayaasha aan Dowlaiga ahayn ee SOSCENSA ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya war Saxaafadeed ay soo saartey waxay ku Cambaareysey Dhacdooyin is xig xigay ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amisom ku laayee n dad Rayid ah oo aan waxba galabsan Dhacdooyinkaas Murugada leh waxay Taariikhdu markey ahay 21 July 2015 ka kala dhaceen Gobolada Shabeelada hoose , Banaadir iyo Bakool... 

Somalia ma u baahan tahay Obama inuu soo booqdo?

Jul 27, 2015
Waxaa lays weydiinayaa maxay ku dhacday in Madaxweynaha Maraykanka uu yimaado Kenya iyo Ethiopia laakiin uu san soo booqan Airportiga Adan cadde ee Soomaalia. Intaan lays weydiinin Obaama oo ah Madaxweynihii ugu horeeyey ee Madaw ah ee ka taliya USA: Muxuu Obama u qaban karaa Africa, aan isweydiino muxuu u qabtay madawga uu ka dhashay ee ku dhiban USA? Lauren Victoria Burke NNPA Columnist waxay qortay... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Hotel Jazeera.

Jul 26, 2015
Muqdisho, July 26, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso ee galabta lagu qaaday Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay weerarkaasi inuu ahaa mid la rabay in lagu wiiqo horumarka iyo dib usoo kabashada dala iyo dadka Soomaaliyeed, isla markaana ahaa mid ka baxsan dhammaan dhaqanka... 

Dowladda Soomaaliya oo uga tacsiyeysay Dowladda Djibouti geerida Danjire Roble Olhaye.

Jul 26, 2015
Muqdisho, July 26, 2015 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Mudane,Ali Mohamed Ali ,Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan... 

Dugsiga Mucaasir oo lagu qabtey Xaflado isugu jirtey Xiritaanka Sanad Dugsiyeedka 2014 iyo 2015 iyo Qalin Jabinti Dufcadii ugu horeysey ee Dugsiga Sare.

Jul 24, 2015
Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2014 iyo 2015 iyo Qalin jabinta Dafcadii ugu horeysey Dugsiga sare , waxaana Xafladaas ka qayb galey Bahda Waxbarashada, Ururada Bulshada, Ganacsato, Shirkaddaha gaarka loo leeyahay, Macalimiin,Waaladiin, ardeyda Dugsiga iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey Xafladaas. Ugu horeyn waxaa halkaa... 

Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS oo ku saabsan Baardheere

Jul 23, 2015
Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab” Muqdisho, July 23, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda qaar kamid ah gobollada... 

Ra’iisul Wasaare Cumar iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo Dhoweeyey Degmooyinka Burtinle iyo Gaalkacyo.

Jul 20, 2015
Gaalkacyo, July 19, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labadda Gole ee dowladda, la-taliyayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo safar dhanka dhulka ah maanta duhurkii uga soo ambabaxay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa gaaray magaalooyinka Burtinle iyo Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha... 

Al-Rahmah ​Foundation oo Afur kuqeybisay Xamar

Jul 15, 2015
Al-Rahmah Foundation For Education And Development oo 150 qoys ugu qeybisay musaacado afur ahaan magaalada Muqdishu. Dadkaas oo aad utabaalaysan ayaa kasoo qaxay wadanka Yemen oo indhaweedba kudayacnaa daafaha magaalada Xamar. Al-Rahmah ayaa gudoonsiisey qoys weliba 25 kg bur, 25kg bariis, 25kg sonkor, 3 litter saliid, 8kg timir iyo hal qasac oo caano boora ah. Siduu sheegey madaxa Al-Rahmah... 

DFS oo Hague u gudbisay dacwad ka dhan ah Kenya kuna saabsan soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Jul 13, 2015
War Saxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa u qornaa sidan: The Hague, July 13, 2015 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , waxaa ay maanta Maxkamadda Caddaaladda ee fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, u gudbisay dacwad ka dhan ah Jamhuriyadda Kenya kuna saabsan soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Dowladda Soomaaliya waxay Maxkamadda weydiisatay in ay cayinto soohdinta badda ee Soomaaliya... 

Tahriibka oo Weli loo sii Hanqal Taagayo.

Jul 11, 2015
“Waxaan wada hadlaynaa markaad Magaalada ku soo wada haraan adiga iyo Geel jire” “Waxaan la yaabanahay cidda uu Xasan Shiikh Xukumi doono 2016-ka”. Tahriib markaad maqasho waxaa markiiba hortaada imanaya dad dhalinyaro u badan oo Gabdho iyo wiilalba leh oo ay xitaa ku jiran Hooyooyin iyo Caruur oo dhamaantood ku dhibaataysan Saxaraha ama Ninka Magefe la yiraahdo uu haysto oo uu Lacag madax... 

Dowlada Soomaaliya oo Daboolka ka qaadey in 13-ka Bishaan ay Gudbinayaan Dacwadii Badda Soomaaliya iyo Kenya.

Jul 8, 2015
Iyo Laba Qareen oo loo xilsaarey in ay Dacwadaas geeyaan Maxkamada Aduunka Hague ……. Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo Warfidiyeenka kula hadlayey Xafiiskiisa ayaa sheegay in Kulankii Golaha Wasiiradda ay ku yeessheen Muqdisho oo uu shir Guddoominayay Raisul ’wasaare Cumar Cabdirashiid warbixinno looga dhageystay... 

Hay’ada HARO oo Muqdisho ka wada Barnaamjika Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee Sooman.

Jul 6, 2015
Iyadoo Hay’adda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (HARO) looga bartey in ay marka la gaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka bilowdo Gobolka Banaadir iyo Gobolada kale ee Dalka Barnaamj ay gacan ku siineyso dadka Masaakiinta ah ee Sooman kuwaa oo aan awoodin in ay heleen Cunto ay ku Afuraan, ayaa markii uu Dhalatey Bisha Barakeysan ee aan ku jiro waxay... 

Maxamed Saciid Shire Shaqsi la nool Xanuunka HIV/AIDS

Jul 3, 2015
Diyaar u ah in uu Talo siiyo qof kasta lagu sheego Xanuunkaas. …… Is ma oroneysid waxaa uu la nool yahay Xanuunka HIV/AIDS, markaad aragtid waa faraxsan yahay, waxaa ka muuqata firfircooni iyo Kalsooni badan, waxaa uu leeyahay Muuqaal Wanaagsan, waxaa uu ka hadlaa Fagaarayaasha, markaad ku soo hadal qaado Xanuunkaa HIV si fudud ayuu kuu leeyahay “Ilaah Cudur uu keeney miyaa la diidi... 

Kenya oo Sheegtay in Soomaaliya ay ka laabanayso Dacwaddii Xuduudda Badda

Jul 2, 2015
Kenya ayaa sheegtay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay ogolaatay, diyaarna u tahay, in ay ka laabato dacwaddii ku saabsanayd xuduud badeedka, islamarkaasna arrintaas lagu xalliyo dhexdhexaadin aan maxkamadda ahayn. Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Kenya Aamina Maxamed ayaa Baarlamaanka Kenya u sheegtay in Soomaaliya ay ogolaatay dhexdhexaadin aan ahayn Maxkamadda Adduunka, maxkamaddaas oo diyaarinaysey... 

Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS oo ku saabsan arrinta badda Soomaaliya

Jul 2, 2015
Taariikh : July 01, 2015 Muqdisho – Soomaaliya War saxaafadeed (Nuqul Af-Soomaali) – Faafin Degdeg ah Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala gar-qaataan ,iyadoo aan la marin Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey ,taasi oo macnaheedu yahay in labada dal ay ku kala baxaan Maxkamad la’aan. Soomaaliya waxa ay... 

Dr Gary miller: Saynisyahankii islaamka qaatay

Jun 29, 2015
Dr Gary Miller waxaa uu aad iyo aad u xiiseeyaa cilmiga sayniska iyo weliba xisaabaadka. Waa xisaabyahan aad u baara oo u dabagala wax walba oo caqliga geli kara ( logics). Dhalashadiisu waa reer Kanada, waxaana uu wakhti dheer ka mid ahaa wadaadada fidiya diinta masiixiga. Waxaa uu ahaa nin aad ugu xiran kaniisadaha. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Dr Gary Miller waxaa uu go,aansasay inuu baaritaan... 

Urur weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo War-Saxaafadeed ka soo saarey Xarigga Cabduqaadir Xasan Nuur.

Jun 27, 2015
Isu Tagga Urur weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamayaa xarriga loo geysay Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed Cabdiqaadir Xasan Nuur oo ka mid ah Madaxda ururada hoos yimaada Isu Tagga Urur weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo mudo ka badan Bil ku xiran Xabsiga godka Jilacow wuxuuna Isu Tagga Urur weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ku baaqayaa in xorriyadiisa... 

Alshabaab oo Dersin Ciidamada AMISOM ah ku diley tuulada Leego

Jun 26, 2015
Hoos ka akhri warsaxaafadeedkii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya kasoo saartay weerarka Leego… Date : June 26,2015 Mogadishu- Somalia War- saxaafadeed Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka xilliga aroornimo ay ku qaaday kooxda argagaxisada Al shabaab saldhig ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha... 

C/qaadir Xaaji “Masalle” oo ku geeriyooday magaalada London

Jun 26, 2015
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidamadda X.D.S oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum C/qaadir Xaaji Maxamed “Masalle” Muqdisho, June 26, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliska Ciidamadda X.D.S, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum... 

CIIDANKA AMISOM OO GAWAARI AY DAD SHACAB LEEYIHIIN KU GUBAY BUUR-HAKABA

Jun 25, 2015
Ciidanka Amisom oo marayey Buurhakaba ee Gobalka Bay oo gawaari ay leeyihiin dad shacbi ah ku gubay Degmada Buurhakaba, Baabuurta lagu gubay ayaa waxay ahaayeen laba baabuur oo ah kuwa xamuulka iyo isjiidyadooda oo waday hantI gaareysa 1559 badeeco oo isugu jiray Bur,Sokor, Saliid,Baasto,Bagaash noocyadiisa kala duwan iyo qalabka dhismaha iyagoona dil barer ah u geystay kaaliyii darawalka ama kirishbooyga. Dhacdadan...