Home » Archive Qoraaga
Wasiiru Dowlaha Arriamaha Dibadda oo Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyey muwaadiniin laga soo tarxiilay Kenya
Muqdisho, 09,April, 2014… Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo tarxiilay dalka Kenya,
Wasiirka oo war fidiyeenanada kula hadlayey Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan ka gaabin doonin kaalinteeda ku aadan daryeelka shacabkeeda,
“Anigoo...
Mu’asasada Al-Minhaaj oo shaacisay in la qaban doono Tartanka Qur’aanka ee Heer Gobol, ganacsatadana ugu baaqda inay door ka qaataan
Mu’asasada Al-Minjaah ee dacwada iyo horimarinta ayaa galabta uso bandhigtayshacab waynaha reer puntland talaabada ay ugu diyaar garoobayaan tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Heer Gobol,kaasi oo la qabto sanad kasta marka la gaaro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaah Sheekh Maxamed Maxamuud Ciise oo Saxaafada kula hadlay magaalada Bosaso ayaa sheegay in...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Ridwan oo maanta ka qayb galay kulan looga hadlayey tayeeynta Shaqaalaha Dowalada
Muqdisho, . **Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha, kaasi looga hadlay tayeynta iyo dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda, waxaana kulankaasi oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976- 1991) | Q.4aad
Dhaq dhaqaaqa Xoraynta Falastiin (PLO) xafiis uu ku lahaa Adis Ababa ayaa dawladda Soomaaliyeed qoonsatay , xafiiskaas ayaa wuxuu noqday xarun ay dawladda itoobiya ka hesho war bixinada xasaasiga ah ee khuseeya Ammaanka dunida Carabta oo ay Soomaaliya xubin ka tahay , madaxda Soomaaliyeed ee safarada ku tagta dunida Carabta markay kala sheekaystaan wax yaabaha ay Soomaaliya ka maagan tahay Soomaali-Galbeed,...
“Ku biiritaanka Ciidanka Itoobiya ee AMISOM waa arrin khaldan, taariikh ahaan iyo deegaan ahaanba…”
Waraysigii Telefishanka Somali Channel oo Xasan Dhooye…
Televisionka Soomaaliyeed ee Somali Channel ayaa waraysi dheer oo ku saabsan ciidamada Kenya iyo Itoobiya ku biiritaan koodii ay ka mid noqdeen ciidanka AMISOM kala yeeshay Xasan Dhooye oo ku sugan Minneapolis. Ku biiritaankaas oo ah “Arrin khaldan, siyaasad ahaan, taariikh ahaan iyo deegaan ahaan,”…. ka daawo Videoga...
Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Caafimaadka Adduunka 7-da April oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho.
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey oo lagu Xusayey Maalinta Caafimaadka Aduunka ee 7 April waxaana ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro, Masuuliyiin ka socotey Hayadaha Samafalka kuwooda Dibada iyo Gudaha, Ururka Dhaqaatiirta Soomaalyeed,, Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka ee Daryeelka Bulshada, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Fanaaniin.
Ugu...
Ninku waa i dilaye ii qabta!
Salaadda duhur ayaan ku jirnay. Waxaan safafka naga dambeeya ka maqalnay: war ninku waa i dilay, war ninka ii qabta, qabo, ka qaad toorayda iyo bulaan qaybtii dambe ee masjidka qabsaday.
Goortii salaada laga baxay ee dibada loo soo baxay waxaan ugu imid lix war oo ku saabsan wixii dhacay, kana midaysan inuu ninka oo rukuucsan toorray ku dhaabay! laakiin lix sababood oo kala duwan baa la wariyey.
Mobile...
Urugada Islii anagaa eedeeda iska leh! Oo sabab?!! (Qalinkii Maxamed Xaaji)
Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa na haysta dhibaatooyin kumanaan ah oo kulligood ah ASTAAMIHIIM CUDUR aan ka horteggiisa lagu mashquulsanayn.
Haatan waxaa taagan raafka iyo rucubka Soomaalida ku haysata xaafadda Eastleigh oo aan runtii aad uga gubanayo,...
Ciidamo Gaar ah iyo Saraakiil Tababar ku soo Dhameystay Dalka Imaaraatka Carabta oo dib ugu soo laabtay dalka.
Waxaa Dalka dib ugu soo laabtay ciidamo gaar ah iyo Saraakiil lagu soo tababaray dalka Imaaraatka Carabta. Ciidammadaas oo loo soo tababaray ilaalinta Madaxtoyada Soomaaliya iyo goobaha kale ee muhiimka ah ee Caasimmadda.
Tirada ciidankan sida gaarka ah loo soo tababaray ayaa waxay gaareysaa 58 askari oo ay ku jiraan dhowr Saraakiil sar sare ah, waxayna ku soo qaateen dalka Imaaraatka Carabta tababar...
Barlamaanka Soombaaliya oo dalbanaya in lasoo bandhigo Qodobo u badan Heshiisyo iyo Qorshe hawleedka Ciidamada AMISOM
Xildhibaan Cabadiqaadir Cosoble Cali oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaki weyn geliyay Mandate ama waqtiga ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya ay ku joogaan.
Xildhibaanka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay iska joogaan dalka Soomaaliya, laakiin aysan jirin waqtiga rasmiga oo Soomaaliya ay joogaan, taasi oo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya loo gudbiyay.
Cosoble ayaa runta...
Golaha Wasiirada oo ka shiray amniga, howlgalada iyo gargaar la gaarsiinayo gobolada
Warsaxaafadeed
Muqdisho, April 3, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.
Kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, howlgalada ciidamada wadajira ay ka wadaan gobolada dalka,...
Xabsiga la Hjiregliyey Garoowe waa mid aan ku imaan Rabitaanka Ummada Soomaaliyeed , waxaana la doonayaa in Dad gaar ah lagu Ciqaabo.
“Xabsiga Garoowe laga hirgeliyey waa Xabsi u gaar Beel Soomaaliyeed waxaana taas kuu Cadeynaya Furitaankiisa lagala ma tashan, Dowladda Federaalka sidaa darteed waxaan Beesha Caalamka uga digayaa in Xabsigaan aan la geyn Karin dad ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya” ayuu yiri md ka mid ah Ciidamadii Asluubta oo diidey in magaciisa loo adeegsado Saxaafada waxaa uu sheegey in Xabsigaas uusan...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.3aad | Qore: F. Xiirane
… inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater…
Bilowga bishii Diseenbar 1990 kii, waxaan shaqo la iiga dhigay inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater, markaas wax xil ah u haynin dawladda Soomaaliya , gurigiisa sida heerka sare ah loo dhisay waxaa maalin ugu yimid nin kasocday Safaaradda Maraykanka (ma hubo inuu safiirkii xiligaas ahaa...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.2aad | Qore: F. Xiirane
Jaalle Madaxwayne Kacaanku
Siday ballantu ahayd Taliyihii Ciiddanka Nabad sugidda (NSS) waxaan aroortii isugu nimid xafiiska , durba wuxuu ii dhiibay fure gaari iyo tilmaan , waxaan u dhaqaaqay dhankii gaariga siduu amarku ahaana waxaan ku rogay furaha , daqiiqado kadib waxaa dhanka bidix kasoo galay Taliyihii oo caro wajigiisu doorisay , wuxuu yiri inoo dhaqaaji xafiiska sare ee Abaanduulaha...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.1aad | Qore: F. Xiirane
Magac iyo Meeqaam Qalaad
Anigoo wata magac iyo aqoonsi Dal kale , ayaan markii 3 aad gaaray Itoobiya kadib duullimaad 8 saacadood ahaa sanadihii ugu danbeeyay 1970 ka, waxaa aqalkiisa nagu casuumay wasiirkii garsoorka ee Itoobiya xiligaas , dhawr daqiiqo ka dib waxaa soo galay gabar gu’gii 25 aad aan ku qiyaasay oo qori iyo qalab ciidan ku joogta , Intay na salaantay ayay qorigii aabeheed dhabta...
Baarlamaanka Soomaaliya oo is-hor-taagay Heshiiska Dekedda Muqdisho Loogu Wareejiyey Shirkad Turki Ah, ilaa laga…
Qaraar uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay heshiis ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo ku saabsanaa maamulka dekedda Muqdisho ayaa tibaaxay “In xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wareejin karin Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho Shirkad inta Golaah shacabku ka xaqiijinayo waafaqsanaanra heshiiskan …”
Qaraarka oo dhamaystiran...
Dumarka iyo Dalka: Kacdoonka cusub ee mashruuca Haweenka maxaa lagu xaqiijinayaa?
Is-bedelka siyaasada & dowr-ka haweenka
Tan iyo markii ay dhalatay ‘Soomaaliyada cusub’ oo aan uga jeedo isbeddelka siyaasadeed ee Dalka ka dhacay, kaas oo ka billowday doorashada golaha Shacabka Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaamka federaalka bishii Agoosto 2012. Haddaba, golaha wakiillada shacabka soomaaliyeed (Baarlamaanka) sidaan sheegnay waxuu ku dhisanyahay nidaamka federaalka; nidaamkan...
Press Release: ITALY DELIVERS A SIGNIFICANT AID PACKAGE TO SOMALIA
Mogadishu, 2nd April 2014
Today a significant aid package of Italy, consisting of 28 vehicles to be donated to the Somali police as well as in uniforms and equipment for the Somali Federal Forces arrived with a Hercules C130. The donation was delivered in Mogadishu during an official ceremony. The event took place in Mogadishu in the presence of the Prime Minister of the Federal Government of Somalia,...
Siyaasiyiin iyo Ganacsato Caan ah oo Maalintii Saddexaad ku jira Xabsi ku yaal Magaalada Muqdisho.
Odoyaal Dhaqameed ay isku Hayb yihiin Siyaasiin iyo Ganacsto Dhawaan Dowladda Federaalka ay Xabsiga u taxaabtey oo Warbaahinta la soo xiriirey ayaa waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka Codsadeen in la sii daayo Siyaasiinta iyo Ganacsatada oo ay sheegeen in si gardaro ah loo xirey iyagoo aan wax dambi ah gelin, islamarkaana ka qayb galayey waxay ku tilmaameen Kalfadhigii Labaad ee Maamulka Banaadir...
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida
Warsaxaafadeed
Muqdisho, April 2, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxuuna ku tilmaamay ifafaalaha dib u soo laabashada xiriirkii soo jireenka ahaa ee ka dhaxeeyey dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Ra’iisul Wasaaraha oo...
Qurbojoogta: Maxaa Ka Jira Dhaqan Xumada Lagu Sheego?
Marka hore iga gadooma afeeftaan: waxaan aaminsahaya in ALLAH uu na siiyey diin macaan, oo ay ku cadahay wixi xun iyo wixi fiican. Sidoo kalena, aan leenahay dhaqan ku saleesan diinteena, soo jireen ah, dhaqan la mida ahna uusan jirin.
Hadii aan u soo noqdo warka muhimadiisa, sida ay aniga ila tahay, dhaqan gadoonka Soomaalida Qurbaha ku dhacay waxaa u sabab ah, qaxii ka dhashay dagaalkii sokeeye ee...
Dowladda Itoobiya oo Dooneyso in ay Dhexdhexaadiso Labada Maamul ee isku Haya Baydhabo, Marka uu …
“Tashan Waydaye waa laguu Talin”….
Dowladda Itoobiya laga soo bilaabo markii ay dhacdey Dowladi Miltariga ahayd waxay Galaagal ku lahayd arrimaha Siyaasada Soomaaliya, waxayna Milatatri ahaan Soomaaliya Ciidamadeedii Xoog u soo gelisey Sannadki 2006 , Xiligaas oo ay taageereysey Dowladii Cabdulaahi Yuusuf oo Dagaal ku soo qaadey Ciidamadii Maxaakiimta Islaamka , haatan waxay Ciidamadeeda...
MINNESOTA: Bannaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada ay Kenya ku hayso Qaxootiga Soomaalida
Soomaalida deggan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maalinta Jimcada April 11, 2014 dhigaya bannaanbax ay kaga soo horjeedaan tacadiyada ay Kenya u geysanayso qaxootiga Soomaaliyeed….
PETITION:
CLICK HERE
Read More →
XAGGEE MARAYAA DAYACTIRKA ISBITAALKA MAGAALADA GARBAHAAREY?
YAASE GACAN WEYN KA GEYSTEY?
Isbitaalka weyn ee magaalada Garbahaarey ayaa waxaa haatan ku socda dayactir aad u ballaaran, kaasoo bilowdey bishii Febraayo ee ina dhaaftey, waxaanna Isbitaalku uu ku fadhiyaa dhul aad u weyn oo ka kooban 35 qol iyo Saddex hool oo aad u weyn iyo 8 musqulood iyo waliba deyr ku wareegsan.
Isbitaalkaan ayaa waxaa horey u aasaasey dawladdii dhexe ee kacaanka ahayd, kal...
DARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!
GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka Soomaaliyeed intooda badani aaneey la noqon ilmahooda saaxiibo dhow oo waxkasta eey ka wada sheekeeysankaraan, wixii noloshooda kusoo kordhana eey kala hadli karaan. Wiilasha iyo gabdhaha wada dhasheyna waxyaalaha...




