Home » Archive Qoraaga

Dowladda Federaalka oo ka biyo diidsan in la qabto Shirweyne dib u heshiisiin

Jan 14, 2010
Markii beesha Caalamku ay ka gaabisay in ay siiso dhaqaale Dowladda Federaalka ah isla markaana aan la fulin ballanqaadyo hore ayaa waxay sababtay in uu isqabqabsi dhex maro Dowladda Federaalka gaar ahaan xubnaha Baarlamaanka oo qaarkood horey u sheegay in xiligii uu ka dhacay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) halka kuwo kalana ay sheegeen in ay wada dhacayaan... 

Guluf dhalanteed ah ayaa dilaya aayaha Soomaliya | Dr. Maxamud M Culusow

Jan 14, 2010
Maalmaha soo socda, Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay (QM) wuxuu falanqeyn doona xogwarranka Xoghayaha Guud taarikhdiisu tahay 8da Jennaayo 2010 kuna saabsan xaaladda Somaliya 4tii bilood ee ugu dambeysay 2009. Soomaliya waa dal u dabran (seized) Golaha Ammaanka. Afar bilood kasta Xoghayaha Guud wuxuu u gudbiya Golaha Ammaanka xogwarran dhinac kasta taabanaya. Qodobbada xusidda mudan ee xogwarranka... 
Halkudheg:

Qoraalka Webebka Soomalida iyo adeegsiga Hadalka. | Maxmuud Xuseyn

Jan 14, 2010
Marka laga hadlayo Faqri ama baahi waxaa qalbiga iyo fikirkaba ku soo degdegaya in hanta la’aani jirto ama aan faraha waxba lagu hayn, hadaan si kale udhigo Faqrigu maaha inaan guunyo iyo gasiintoona la haysan , Aradkuna waa sidaas oo kale oo ma muujinayo Hu ama mariin keliya in loo dhib qabo, Markaanu qofku kabo gashanayn waxaa haleela cagaag oo talaabo ma riixi karo, waxayna calaamad u tahay... 

Shaqo banaan (New Vacancies)

Jan 13, 2010
 Noor al bayan tahfiid quran kareem wuxuu doonayaa macalimiin rag iyo dumar isugu jira oo dhigi kara quraanka kareemka ah subax iyo galab labadaba. Waxaan doonaynaa macalimiin khibrad fiican u leh dhigista iyo barida quraanka kareemka laguna aamini karo quraanka kareemka ah. Maadooyinka in ay dhigaan la rabo waa sida tan:- Quran / Tajwiid Corista iyo akhriska luuqada Carabiga Ardeyda wax ka dhignaysa... 
Halkudheg:

Labo wiil oo lagu soo oogey dacwad dilkii saddexdii marxuum ee Jan 6 logu diley Minneapolis

Jan 13, 2010
Mahdi Hassan Ali, oo 17-jir ah iyo Ahmed Shire Ali, oo 17-jir ah, oo labaduba ah reer Minneapolis, ayaa lagu soo oogey dacwad ku saabsan dilkii saddexdii marxuum ee Janaayo 6, 2010 lagu diley dukaan ku yaal magaalada Minneapolis. Warka oo faahfaahsan ka akhri WCCO Ahmed Shire Ali (bidix) iyo Mahdi Hassan Ali (midig) oo lagu soo oogey dacwad ku saabsan dilkii saddexdii marxuum ee kalal ahaa: Mohamed... 
Halkudheg:

Warbixin Xaaladda Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Jan 13, 2010
Dhanka magaalada Muqdisho saaka xaaladeedu aad ayey u dagan tahay mana jiraan qaraxyo iyo baxado la maqlayo ka dib duqeyno socday ila xalay saqdii dhexe kuwaas oo aan la ogeyn qasaaraha dhabta ay ee ay geyseen cida ridaysay iyo cida lagu ridayey…. Xaalada Magaalada B/weyne ayaa ah mid weli kacsan waxaana dhacaya xabado goos goos ah oo ay isku rudiayaan labada dhinac waxaana barbar soconaya barakac... 
Halkudheg: ,

Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta | C/risaaq

Jan 13, 2010
Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta Hordhac Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta. Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan. Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, macalimiinta... 

Kenya fishermen see upside to pirates: more fish

Jan 12, 2010
 MALINDI, Kenya (AP) — People here have one thing to thank Somali pirates for: Better fishing. In past years, illegal commercial trawlers parked off Somalia’s coast and scooped up the ocean’s contents. Now, fishermen on the northern coast of neighboring Kenya say, the trawlers are not coming because of pirates. “There is a lot of fish now, there is plenty of fish. There is... 
Halkudheg:

Website-yada Qaar Nooc Isbaaro Cusub | Amiin Yuusuf

Jan 12, 2010
Warbaahinta waxaa Aasaas u ah saddex tiir oo kala aha Jaraa’id oo ah akhris iyo Idaacad oo ah dhageysi iyo Tv oo ah Daawasho, mid walibana si gaar ah ayuu u taagan yahay hase yeeshee markii soo ifbaxeen Technologiyadda Casriga ah ayaa saddexaad waxaa isku darsaday Web-Site oo yeeshay qaybihii Akhriska, Dhageysiyga iyo Daawashada.        Website-yada Soomaaliya oo marba marka ka dambeysa sii... 
Halkudheg:

Muqdisho: Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Norway oo gacan ka geysanaysa Wax u qabashada Dugsiyada Qur’aan

Jan 12, 2010
Muqdisho:-Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Norwey ayaa bilowday qorshe lagu tabarucaayo dhaqaale lagu kabayo Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Muqdisho ayaa waxaa qaarkood lagu bilaabay dib u dhis iyo taageerida Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Dugsi Qur’aan ay dhistay Jaaliyada... 
Halkudheg:

Booqashada Dacwo ee Sh. Maxamed Idiris iyo Koonfur Afrika

Jan 12, 2010
Waxaa Ilaaheey Mahaddii ah in uu Sh. Maxamed Idiris uu ku yimid Safar Dacwadeed wadanka Koonfur Afrika, Sheekhu wuxuu wadanka soo gaaray 5/1/2010, isagoo ka yimid wadanka Zambia, intiinii la socotay warbixinadii hore ee aanu ka soo gudbinay, maqaalkan gaaban waxaanu ku eegi doonaa nashaadaadka ilaa iyo hadda uu fuliyay sheekhu. Halkan ka akhri qoraalka oo sawiro wada Ma aha booqashadani tii ugu horeysay... 
Halkudheg:

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3)

Jan 12, 2010
Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3) Ummad Hal Nin Badbaadshay ??? Ustaad Caasim Al-xuseyni wuxuu ku yiri kitaabkiisa ( Qeybo ka mid ah noloshii Badiicu Zamaan Saciid AL-nuurasi)waxa ka dhacay Turkiya waxyaabo aad u waaweyn, Runtii wuxuu ahaa wixii ugu khatarsanaa ee ka dhaca Caalamka Islaamka markii ka Riday Khilaafaddii Cusmaaniyiinta 1923. Arrinkaas weyn ee dhacayna wuxuu ahaa in Shacabka... 
Halkudheg:

Gabdhaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Yatakoori oo Gurmad u sameeyey Wiil soomaaliyeed oo u baahnaa Qaliin

Jan 11, 2010
Zakeriye Cali Cismaan waa wiil 11 jir ah oo Saddex sanno ka hor ku dhaawacmey dagaaladii Muqdisho waxaa uu ka dhaawacmey Bowda waxaa la dhigey Isbitaalka hase yeeshee reerkooda aan wax haysan baa iska bixin waayey kharashkii Isbitaala waxaana,dhacdey In Sakeriye la iska hilmaamo lugtii dhaawaca ahayd waxay noqotey in laftii banaanka u baxdo sidaa ayuu muddadaa ku jirey wuxuu ku dhutin jirey Birro... 
Halkudheg:

Al-Shiikh Maxamed Saalax Al-Cuthaymiin (1) | Saahid

Jan 11, 2010
DHALASHADIISII: Abuu C/llaahi mohamed ibnu saalix alcuthaymiin AL-tamiimi Al-najdi wuxuu ku dhashay magaalada Cunayza, Gobolka Qasiim 27 Ramadan1347 H oo ku aadaneyd 1926 M, wuxuuna ka dhashay qoys caan ku ah Diinta Islaamka (1). WAXBARASHADIISII: Waxbarashadiisii ugu horeysay wuxuu Quraanka xifdiyey asagoo yar, kadibna wuxuu arday u noqday oo wax ka bartay Caalimkii weynaa ee reer Najdi , Shiikh C/raxmaan... 
Halkudheg:

Maxay tahay sababta ka dabaysa joojiyo gargarka koofurta Soomaliya iyo duruufaha ku xeeran ?

Jan 10, 2010
Laga soo bilaabo horaantii sanadka 2009 qabsashadii Al-Shabaab ee Magaalada Baydhabo oo ahayd magaalada kaliya ee ay dowlada KMG ah xilgaa gacanta uga haystay gobolada koofurta ka xiga caasimada Muqdisho waxaa soo ifbaxayey walaaca iyo cabsi ay hay’adaha gargaarku siiba kukwa Qaramada midoobay ka qabaan saameynta ay ku yeelan karto sii balaarashada awooda kooxda ay reer galbeedku la xiriiriyaan argaixisada... 

Sanad guuradii 50aad ee xornimada Soomaaliya (Maandeeq). Oohin mise damaashaad? | Wadheere

Jan 10, 2010
Soomaaliya oo 50 jirsatay????? ——- Nus Qarni????? Sanadguuradii 50aad ee Maandeeq waa soo dhowdahay ee maxaan ka yeelnaa? Sida aan la soconno dawlado badan oo ay ka mid ahaayeen Hindiya iyo Gaana waa la wada arkay sida ay u dabaal degeen 50 guurada xornimadooda iyo waqtiga dheer ee ay u diyaargaroobayeen. Anagana wax hadal haya ma jirto, sababtoo ah dadkeena waxay ku sugan yihiin xaalad... 
Halkudheg:

Xafladda Furitaanka Mac-Hadka Quraanka ee MAS Boston

Jan 10, 2010
  Waxaa xalay oo Sabti aheyd bishu Jan 9, 2010 ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamaca oo loo yaqaan (Islamic Society of Boston Cultural Center) Xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay oo loogu dabaal degayey furitaanka Mac-Had lagu baran doono diinta Islaamka. Xafladan waxaa soo qaban qaabiyey Bulshadda Soomaaliyeed ee magaaladda Boston. Furitaankii xafladda waxaa furay Maamulaha Mac-Hadka Quraanka Shiikh... 
Halkudheg: ,

Dagaallo ka dhacay Magaalooyinka B/weyne iyo Muqdisho

Jan 10, 2010
Dagaaladan oo si isku mid ah uga kala dhacay magaaloyinka B/weyne iyo Muqdisho waxaa daba socdaan dagaalada maalmihii la soo dhafay ay isaga horimanayeen Ciidamada Dowlada Faradalka KMG somaliya ,AMISOM,Ciidamada Ahlu suna waljameeca ,xarakada Mujaahidiinta Alshaaba,iyo ururka xisbul islaam  kuwaa oo ka dhacay Magaalooyin iyo gobolo kala duwan waxaana dagaalkii saaka ka dhacay Muqdisho uu u badnaa... 
Halkudheg:

Wararkii ugu danbeeyey ee xaalada Magaalada B/weyne ee xarunta u ah gobolka hiiraan .

Jan 10, 2010
Xaalada Magaalada ayaa haatan u muuqa mid ka wanaagsan sidii ay aheyd maalmihiiaan ka soo gudubna oo magaaladu noqotay goob dagaal dad badanine ay ku waxyeeloobeen bale weli ma aha meel nabadgalyada ka jidha la isku haleynkaro . Magaalada ayaa 3 qeyboo u qeybsantay waxaana jiro goobo ay isku horfadhiyaan qeybihii ku dagalamayey gacan ku heynta magaalada B/weyne oo kala ah ciidamada Xsibul islaam iyo... 
Halkudheg: ,

Warbixin: Booqashadii Dacwadeed ee Zambia, Sh. Maxamed Idris

Jan 9, 2010
Waxaan nasiib u yeeshay inaan raaco Sh. Muxammad Idris Axmed safartii dacwada ee Zambia 25/12/2009 ilaa 4/1/2010, anoo sheekha kala lug helay Johannesburg markuu kasoo kici timay Makka, kadibna aanu wada tagnay Lusaka, bisha 5/1/2010 aanu kusoo noqonay magaalada Johannesburg oo sheekhu isla galabtaasba ka bilaabay nashaadkiisi dacwada ah, iyadoo aan idiin kasoo qori doono Inshallaah, safartiisa South... 
Halkudheg: ,

Doorka Dhalinta Somaliyeed Iyo Arimaha Cakiran ee Ka Jira Dalka | Kalafoge

Jan 9, 2010
Sidaan Wada ognahay, Waxa Su’aali Ka tagneyn in Dhalintu tahay ubaxa Dalkasta ee dunidaan aan kunool nahay,Waxase si kale loo dhihi karaa, in dhalintu tahay Mustaqbalka ummad Waliba kufaanto, Qaran Kasta inta uu Ka dhalin Badan yahay ayuu Ka hormar iyo mustaqbal Wanagsan Yahay Kuwa Kale, Inkastoo magaca Dhalinyaro siyaabo kala duwan loo isticmaalo, kuwaasi oo mararka qaar faa’ido weyn iyo hormar... 
Halkudheg: ,

Bosaaso:-Arday ka Qalin Jabisay Jaamacada EAsta Africa iyo Telcom oo Xaflada Sagoontinta ka qayb Qaadatay

Jan 8, 2010
Xaflada oo lagu qabtay xarunta jaamacada ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan maamulka, madaxda shirkada TELCOM, kuwa jaamacada Bariga Afrika, ganacsato iyo arday kala duwan oo ay ku jireen kuwii qalin jebinayey. Waxaa xaflada oo bilaabay abaare 6:30 maqribnimo ee xaley lagu soo bandhigay khudbado kala duwan oo ku saabsan waxbarashada iyo kaalinta jaamacada Bariga Afrika. Gudoomiye... 
Halkudheg:

Garoowe: Ururka Kaalo iyo Haweenka ee Sweden oo deeq gaarsiiyey xarunta dadka Waalwaal

Jan 8, 2010
Waxaa si wadajir ah deeq isugu jirta bustayaal iyo joodariyaal u soo gaarsiiyey Xarunta dadka Waalwaal ay ku jiraan Ururka Wadaniga ah ee Kaalo iyo Ururka Haweenka ee Sweden.   Munaasabadani oo ahayd mid deeq isugu jirta joodariyaal iyo agab faro badan ayaa waxaa ka soo qeygalay madax ka socotay Ururka Wadaniga ah ee Kaalo iyo welia madax iyana ka socotay Jaaliyadda Ururka Haweenka ee Sweden.   Ugu... 
Halkudheg:

Xildhibaan Abdi Abshir oo warbixin siiyey reer Shefield/UK.

Jan 8, 2010
Kullan aad loo soo agaasimay, oo ay soo qabanqaabisay Restore Hope Somali Community kana dhacay maanta bartamaha magaalada Shefield ayaa xildhibaan Abdi Abshir Dhoore oo dhowaan ka yimid dalkii ku siiyey warbixn balaaran dadka degan magaalada, ayadoo halkaas eey ka muuqatay in dadka oo dhami eeysan dowlada taageersaneeyn hadana xildhibaanku wuxuu ka dhaadhiciyey sababha kalifaya ineey dhacaan dhaliilaha... 
Halkudheg:

Somalia and the cost of state failure | Nuradin Dirie

Jan 7, 2010
It is a great pleasure for me to be here today in the University of Copenhagen – the largest learning institution in Denmark. Up until recently, my exclusive knowledge and what I know about Denmark was limited to my former boss, Christian Balslev-Olesen, who is sitting with us here today.  But since then, I have learned quite few things about Denmark.   Speech by Nuradin Dirie at the Centre...