Home » Archive Qoraaga

Moqdisho: 52 haween iyo caruur ku dhaawacmay duqayn aan kala sooc lahayn oo aan loo meel dayin ayaa lagu qaabilay isbitaalka Dayniile

Feb 3, 2010
WAR SAXAAFADEEDKA MSF -SOMALIA  Nairobi, 3rd February 2010 -Inta uu soconayay Dagaalka kharaar oo mar kale ka dhacayay casimada Somaaliya ee Muqdisho,Ururka samafalka caafimaad ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda Laheyn ee MSF ayaa ku qaabilay isbitaalka ku yaala nawaaxiga Dayniile 89 rux  qabo dhaawacyo ay sababeen duqaymo, intii u dhexaysay 29-kii January iyo 2-dii bishan Febuary. Tiraadaasi oo ay ka... 
Halkudheg:

Islaamka …oo u dhaxeeya khaladaadka dhallintiisa iyo Tashwiishka Cadawgiisa (2)

Feb 3, 2010
Waxaa noo soo socotay Muxaadaraddii Shiikh Umal ee uu ku radinaayey Al-shabaab iyo xulufoonyinka dagaalka wada ee Islaamka khaladka ka faafinaaya ee aan sumcadda Islaamka bininaaya. Wali waxaan ku jirnaa Daliiladdii uu shiikhu ku cadeynaayey sida uu Nabi Maxamed NNKH uu ugu dulqaadan jiray Munaafiqiintii ku dhex nooleyd dhibaatooyinkii ay u geysan jireen. ( F) Wuxuu kaloo Shiikhu soo daliilsaday dhacdadii... 
Halkudheg:

Video: Xasuuqii Boorame ee 1984

Feb 2, 2010
Sanadguuradii 26 aad ee Duqayntii Diyaaradaha Xabashida ee magaalada Borama… Janaayo 30, 1984 weerar diyaaradeed ee ay la beegsatay Boorama waxay ku xasuuqday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin , waxaa kaloo dadka ku nafwaayay weerarkaas kamid ahaa 4 hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka…. Video... 
Halkudheg:

Qoonsiga Kenyaanka iyo qabqabashada Soomaalida | Saciid Anteno

Feb 2, 2010
Waxaa dhawaan dalka Kenya ka dhacdey qabqabasho lagu sameynayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkan, taasi oo ku keentay cabsi weyn dadkii hoyga usoo doontey halkani, kana soo cararey dagaalada ka holcaya dalkeena hooyo ee Soomaaliya.  Taariikhda: 02/02/2010 Goobta: Star FM radio Qoraaaga: Saciid Xasan Anteno Ku saabsan: Faallo ka hadleysa arrimaha Soomaaliyeed   Sababta uggu weyn ee loo aaneynayo... 
Halkudheg:

Ugaas Maxamed Weli oo qabtay shir jaraa’id oo ku wajahan xaaladda dalka Soomaaliya iyo qorshaha dowladda Jabuuti ka damacsan tahay Somalia

Feb 2, 2010
Ugaaska beesha Sade, ahna Afhayeenka beelaha Daarood oo manta Muqdisho ku qabtay shir Jaraa’id ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan xasuuqa iyo baabi’inta shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan ciidamada AMISOM, iyo sidoo kale qorshaha dowladda Jabuuti ay ku doonayso inay ciidamo ku keento dalka Soomaaliya, wuxuu sidoo kale kaga hadlay kooxda Ahlusunna Waljameeca ee qeybta ka... 
Halkudheg:

Ogeysiis Muhiim ah – APTEN Media

Feb 1, 2010
 Bahda shebekedda caanka ah ee Aftahan oo sagaal sano jirtay waxay dadweynaha Soomaalida ah ku wargelinaysaa inay ku soo kordhisay adeeggii hore ee suugaanta, afka iyo qoraallada ahaa– qayb cusub oo wararka ah – Aftahan Press iyo Wargeys la mataanno ah oo UK ka soo baxa – The Enterprise Newspaper. Aftahan Press & The Enterprise Newspaper, (APTEN) waa saxaafad internetka iyo wargeys isugu... 

Siminaar looga hadlay Jihaadka oo lagu qabtay Muqdisho

Feb 1, 2010
Siminaar ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda FKMG oo Muqdisho ka furmay   Siminaar ballaaran oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Center For Cummunity Dialogue (CCD), isla markaana ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Dowladda KMG, Xildhibaano, Saraakiil, Culumaa’udiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha Bulshada ayaa maanta lagu... 
Halkudheg:

Fowsiyo Sheekh “Waxaan ku Guuleystey Dhismaha Wasaarada Haweenka iyo Dibu-habeynta Shaqaalaha Wasaarada Haweenka” wareysi

Feb 1, 2010
Marka si qoto dheer loo eego Haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waa kuwa keliya ee ku guuleystey kor u qaadida nolosha caruurtooda, balse sanadihii dambe hawshii ay u hayeen reerkooda waxay noqotey mid la siyaasadeeyo oo ay ku gor gortamaan xilka ay qabanayaan, iyadoo ay ku hoos duugan tahay fasiraadyo kala duwan oo micno badan sameyna, islamarkaana loo adeegsado bur burinta qiyamkii dalka... 
Halkudheg: ,

HOOYOY ISKA CAFI !! | Raxmo Isaaq

Jan 31, 2010
 Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo gaaray shacabka Soomaliyeed waxay ahaayeen kuwo maalinba maalinta ka dambeysa sii kirdhaya, bulshadana ay la jilba murxeen oo weliba ay la xuub-siibteen dagaalladaas oo noqday kuwo aan lahayn kala go’ iyo meel lagaga harsado. Dhibaatooyinka dagaaladu sababeen ayaa ah mid shacabka Soomaaaliyeed ay la il daran yihiin, iyadoo dhibaatooyinka... 
Halkudheg:

Shariif Sheikh Axmed: Sanad kadib ma Madaxwayne mise Maxbuus?!

Jan 31, 2010
 “Cabdulaahi Haduu Ethiobiyaan Keenay, Sheikh Shariif Waxa Uu Bixiyey Dhulkii Somaliyeed” Sheikh, Macalin, Gudoomiye iyo Madaxwayne waa magacyadda Sheikh Shariif Sheikh Ahmed xilliyo kala duwan loogu yeeri jiray balse hadda darajada ama magaca uu Shariif huwanyahay waa Madaxwayne. Sanadkii 2003 ayay aheyd markii uu magaciisa soo ifbaxay kadib markii la afduubtay wiil ka mid ah ardaydii... 
Halkudheg: ,

Prof. Lafoole oo ka warbixiyey Qalinkebintii jaamacada Nugal Laascanood iyo Mustaqbalka dhaw hiigsigooda

Jan 31, 2010
Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaa,  Professor Cabdirizaaq Maxamed Aaden (Lafoole), ayaa ka warbixiyey Jaamacadda iyo ardaydii dhawaan ka qalin jebisay  iyo warbixin guud oo ku saabsan.. Waysiga DHEGEYSO… Waraysiga waxaa soo tebiyay: Suleiman Mohamud Hashi Email: xaashi2008@hotmail.com C/risaaq Lafoole.. DHEGEYSO… ……. Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University.... 
Halkudheg: ,

Eng. Cabdi Jiinow: “Waxaan ku guuleysanay inaan badbaadino Markab dab qabsaday markii uu naga codsaday sida uu qabo sharciga badaha caalamiga ah aan saxiixnay”

Jan 31, 2010
 Maareeyaha Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Markab dab qabsaday oo ka yimid dekedda magaalada Bawaare ee gobolka Sh/hoose, kaddib markii uu halkaasi ka soo qaaday dhuxul u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed isla markaasina ka soo shiraacday, balse intii aanu soo gaarin Dekedda Muqdisho dabku qabsaday, kaasi oo ka dhashay dhuxushii uu markabka siday. Halkan ka daawo sawirada... 
Halkudheg:

Dowlada Jabuuti oo go’aansatey in ay faraha la soo gasho arrimaha Murugsan ee Soomaaliya ka dib markii…

Jan 30, 2010
Dowladda Jabuuti oo ka mid ah Dowladaha deriska la ah somaaliya ayaa daboolka  ka qaadey in soomaaliya u soo direyso Ciidamo nabad Ilaalin ah kuwaas oo hoos tagaya kuwa Amisom waxayna ciidamaadaan diristooda ku soo beegantey Xilli ay weli ka sii socdaan soomaaliya dagaalo lagu hayo ciidamada shisheeye ee ku sugan soomaaliya waxaana maalin kasta la sheegey in ay waxyeelo ka soo gaarto weeraradaas ay... 
Halkudheg: ,

At UN, Norway Brags of Work in Somalia, Whose Minneapolis Rep Mocks AK-47 Teens

Jan 30, 2010
By Matthew Russell Lee UNITED NATIONS, January 28, 2010 — At the UN on Thursday, Europeans bragged what they’re going for Somalia, while a representative from Minneapolis of the Transitional Federal Government, in control of all of ten square blocks in Mogadishu praised Norway for its help. Video here.   Afterwards, off camera, he agreed with Inner City Press’ critique of Norway’s... 
Halkudheg: , ,

Wasiirka Maaliyadda DFKMG Shariif Xasan iyo Danjire Colow Oo Malaysia Kula Kulmay Dr. Mahathir Mohamed.

Jan 29, 2010
Kuala Lumpur : Kulamadii Safiirka Soomaliya ee Jakarta Danjire Colow uu la yeeshay qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Malaysia ka dib ayaa waxaa booqasho gaaban ku yimid dalka Malaysia Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyada Md. Shariif Xasan Sheekh Aden, wuxuuna 26-kii bishan kula kulmay Ra’isul Wasarihii 4-aad ee dalka Malaysia, ahna siyaasi iyo hogaamiye islaami loogana yaqaan... 
Halkudheg: , ,

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Madoobe Nuunow “Dowlad Ahaan iyo Wafdi Ahaanba Qiimo Weyn Ayey Inoogu Fadhidaa…”

Jan 28, 2010
Wasiirka Arrimha Diinta iyo Aw-qaafta Dr. Xaamud Cabdi Suldaan “ Dhibta Taagan ee Soomaalida Waxaad Moodaa in ay Wadaan Dadd Dhibta Soomaalida Mash-ruuc Ka Dhigtey…” Wasiirada Dastuurka, Haweenka, Horumarinta Shaqaalaha, Dibu-heshiisiinta, Lacagta, Hantida iyo qalabeynta iyo Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DKMG ayaa Siminaar lagu baranayo habka maamul wanaaga iyo xalinta khilaafaadka... 
Halkudheg: ,

Maanso: Ma saasaa nala gudboon?

Jan 28, 2010
Maansada curinteeda waxaa igu dhaliyey kadib markaan arkay xaalada soomaali ku jirto iyo sida foosha xun ee ay u dhaqmayso, kala dambayn la’aanta iyo maamul xumada ka jirta, iyo xurmo darada shacabku ku nool yahay. Masalada aduunyadu waa mareeg Marbay murugtaa maroortaa Misana mudataa midii roon Martida aad maqashee taqaan Af iyo carab baa is xiga Misana muran baa dhexmara Makiinadahay isu listaan Is... 
Halkudheg:

Dhowr iyo Afartan Xildhibaan oo Magangelyo weydiistey qaar ka mid ah wadamada Yurub

Jan 27, 2010
Xildhgibaanno Fara badan oo ku sugan dalka Dibadiisa ayaa ka dhaga fureystey Baaqii ka soo yeerey Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shiikh Aadan Maxamad Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ka dib markii laba todobaad u qabtey Xildhibaanada Baarlamaanka in ay ku soo gaaraan Magaalada Muqdishu si ay uga qaybgalaan Kulamada baarlamaanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku andacoonaya in aysan weli helin Gunooyinkii... 
Halkudheg: ,

Xaflad isugu jirey soo dhaweyn iyo Dardaaran oo loo sameeyey Xulka Qaranka Soomaaliyeed

Jan 26, 2010
Munaasand si heer sare ah loo soo agaasimey laguna soo dhaweynayey Xulka Qaranka soomaaliya oo dhawaan Guul ka soo hooyey kulankii ay la yeesheen Xulka Jabuuti ayaa lagu qabtey Hotelka Naasa Hablood Two waxaana ugu horeyn halkaa warbixin ka soo jeediyey Abuukar Islow oo ka mid kaaliyayaasha Xoghaya xiriirka soomaaliyeed Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe... 
Halkudheg:

Beesha Caalamka Ciidan Nabad ilaalin ma uweyday Soomaaliya | Najax

Jan 26, 2010
W:D:- Najah Mohamed Ali. Laga soo bilaabo 1990 markii ay burburtay Xukumadii hose ee Somalia waxaa meesha ka baxay awoodi ciidan ee uu lahaa wadanka Somaliya, waxaana gacanta u galay dadkii shacabka ahaa Saanadii Ciidan ee uu lahaa wadanka Soomaaliya ayadoo shacabka qaarkoodna ay si xun u isticmaaleen hubkii gacantooda galay kuwaaso u adegsaday Burburinta Dalkooda iyo Baabi’inta Dadkooda. Xaalada... 
Halkudheg: ,

Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University.

Jan 26, 2010
Waxaan u Hambalyeynayaa Ardayda Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada, Laascaanood, Sanadka 2010. Waxaan Ardayda Qalin-Jabisay Ilaahay uga baryayaa inuu ka dhigo Waxbarashadood mid Anfacda Aakhiro iyo Aduunba Waxaan dareensanahay Halganka dheer ee ay u soo mareen inay Qaataan Shahaadadoodi Jaamacadeed ee heerka koowaad. Waxaan leeyahay Guuleysta, hana ka daalin inaad sii wadataan... 
Halkudheg:

Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Jabuuti Xuseen Cumar “Dasstuurku waa wax dadka kala wada…”

Jan 26, 2010
Sidoo kale Prof  Dhalxa  waxa uu yiri “Walaallaheena Carbeedoow, Maanta Waxaa Muuqata in Afrikadiiba Aad ka Dambeyso oo Dhiiga Hureysa…” ———– Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka  Jabuuti Md, Xuseen Cumar “Dasstuurku waa wax dadka kala wada…” iyo Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Prof Maxamed Cumar Dhalxa “Walaallaheena Carbeedoow, Maanta Waxaa Muuqata in Afrikadiiba... 
Halkudheg:

Shariif, Mar Kasta Ma Qob Moosaa Laguu Dhigayaa!! | Amiin Yuusuf

Jan 25, 2010
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa 30%”, waxaaan weydiiyey waxa uu sidaas u leeyahay, waxa uuna yiri... 
Halkudheg:

Dallada SOYDEN oo tababar ku saabsan ka hortaga Cudurka AIDS-ka u furtey dhalinyaro Soomaaliyeed.

Jan 25, 2010
 Sannadkii  2008 tirada Soomaalida qabta AIDS-ka waxaa lag qiyaasay 24,000 qof, waxaana xilligaas cudurkaas u dhintay 1,600 qof, waxaana ku agoomoobay 8,800 carruur ah… Cudurka dilaaga ah ee AIDS waxaa qaba 22.4 million oo qof oo ku nool dalalka Afrika ee Saharaha ka hooseeya. Sannadkii 2008 waxaa lagu qiyaasay in 1.4 million oo ku nool dalalka Saxaraha ka hooseeya, waxaana xilligaas cudurkaas... 
Halkudheg:

Things a Responsible Somali Government Would Do | Dool

Jan 25, 2010
There is a dire need to take care of the Somali nation and its myriad issues, crises and interests. The Transitional Government can still do the job it has been established for and even accomplish for the nation. To do so, it will need to regain the initiative. The solution lies in how we utilize our human capital. The question is: What should a responsible Somali Government do? It would:  Establish... 
Halkudheg: