Home » Archive Qoraaga
Asked the US leadership as a precondition for stabilizing and rebuilding Somalia | Uluso
One more time, the International Community (IC) led by the United States is confronted with the urgent necessity to develop a “comprehensive strategy” for Somalia after the counter-terrorism-centered strategy, primarily delegated to Ethiopia (IGAD), has utterly failed. This necessity existed when Obama Administration came into office. Indeed, Prof Ken Menkhaus wrote in February 2009, “While...
In ka badan 200-qoys Barakacayaal Soomaaliyeed ah oo loo qeybiyay Bacyaal ay ka galaan Roobabka iyo Qorraxda
In ka badan 200-qoys oo barakacayaal ah kana qaxay magaalada Muqdisho kaddib markii ay u adkeysan waayeen dagaalada joogtada ah ee maalin walba ka soconaya magaalada Muqdisho oo xilligan degaanka Ceel Cirfiid ee gobolka Sh/dhexe ayaa la gaarsiiyay bacyaal ay ka galaan roobka iyo qorraxda.
Gabdhaha Jaaliyadda Somaliyeed ee ku dhaqan Dalka Sweden Gaar ahaana magaalada Gottonbeg ayaa waxay ugu deeqeen...
Xuuraan: Koob Asayle | Saxansoxo
Kaliga Asayle ee Sablaale gobolka Shabeelada Hoose waxaa foorara si saf ah boqolaal rag Soomaaliyeed ah, waxaa dushooda ku dul socda askar Gumeysiga Talyaaniga iyagoo sidii buundo ugu dul talaabaya kaliga.
Arrintani waxay dhacday nus qarni ka hor, waxaana halkaasi ku dhintey rag baddan oo Soomaaliyeed oo biyaha ku haftey, waxaa meeshaasi loogu magac dara Kaligii Asayle, sababtoo ah dumar baddan ayaa...
Qaadka malaga Mamnuucii Doonaa Dalka Ingiriiska?
Boqolkiiba 80% furriinka Soomaalida UK waxa uu la xiriiraa Qaadka….
10,000 tannes oo Daroogada Qaadka ayaa sannad kasta la geeyaa UK… Waxaana lagu baaqay in Qaadka laga mamnuuca UK….
Qaadka iyo Dhibaatada uu ku hayo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingriiska..
Telefeshanka SkyNews ee dalka Ingriiska ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka dhaqan-bulsho ee Qaadku ku hayo Jaaliyadda...
Natiijdii Imtixaanka Simisterka Labaad ee Sannad Dugsiyeedka 2009-2010 ee Jaamacadda Muqdisho oo soo baxday
Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 21/06/2010 si rasmi ah usoo baxday natiijadii imtixaankii ugu danbeeyey ee simisterka labaad ee dhamaan kuliyadaha jaamacadda muqdisho sanad waxbarashadeedka 2009-2010.
Kulan ay soo xaadireen golaha akaadeemiyada jaamacada laguna ansaxinayey natiijada imtixaanaadka simisterka labaad uuna ka sooqeybgalay gudoomiyaha jaamacada muqdisho Dr-cali sheikh axmed...
Maxaa ka jira in uu Wadahadal u socda Xisbu-Islaam iyo Dowladda Feeraalka
Wasaarada Warfaafinta Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dowLadda KMG ay wahadal kula jirto Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam Islamarkaana ay ku hanweyntahay in dowladda ka mid dhigto.
Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Dowladda KMG C/risaaq Max’ed Qeylow oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin warar ku saabsan in Dowladda Soomaaliya...
Baladwayne: HARO oo 100 Qoys gaarsiiyay deeq isugu jirta Raashin iyo Baco…
Xerrada lagu magacaabo Alla Aamin oo ku taala duleedka Xaafadaha Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne waxaa ay ka mid tahay Xeryaha ay ku jiraan Qoysaska ugu badan ee ku barakacay gudaha Goballka Hiiraan kadib markii ay uga soo tageen deegaannada ay ku noolaayeen daruufo dhinaca nolasha ah ee la soo darsay.
Hadaba iyada oo taa lagu duulayo ayaa waxaa markii ugu horeysay Qoysaska ku jirra Xerada Alla...
Tartanka Xiddigaha K/Koleyga oo ka Furmay Muqdisho
Muqdisho : Garoonka Dugsiga sare Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Koleyga ka furay tartantii xiddigaha Wiilasha Kubadd Koleyga oo ay ka qeybqaadanayaan 14- kooxood oo ciyaaryahanada laga soo xulay horyaalkii 25 ee Kubadda Koleyga.
Halkan ka daawo Sawirdo Dheeraad ah
Xafladda furitaanka oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan oo ka socday dhinaca GOS iyo...
Soomaaliya waa iib (Q.6aad)
Deeq Bixiyeyaal Mise Qaameeye yaal:
Qormadaan waxaan ooga hadlayaa waxa loo yaqaan deeq bixiyaasha Soomaaliya, waxaan ka jawaabi doonaa su’aalaha ah, yaa lagu magacaabaa deeq-bixiyeyaal?, yaa lasoo mariyahaa deeqdaa?, hay’adaha ka shaqeeya Soomaaliya waa meeqa?, siiba kuwa hoos yimaada UN-ka, Walad Cabdalla malagu tilmaami karaa Paul Bremer kii Soomaaliya? Miisaaniyadda UN-ku u dalbatay...
Arday ka qalin-Jabisay Jaamacadda Badweynta Hindiya
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lag u qabtay xarunta Jaamacadda Badweynta Hindiyaha (Indian Ocean University), waxayna xafladdaasi ku saabsaneyd qalinjabinta 69 arday oo ka qalilnjabisay qaybaha kala duwan ee waxbarashada ee Jaamacaddaasi, waxaana ka soo qaybgalay xafladaasi mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jaamacadda, Waalidiin, Arday iyo madax ka socota Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka...
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qeybtii: 2-aad)
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey, aan horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan...
Dufcadii 36 arday ka qalin jabisay dugsiga barashada cilmiga cumputerka ee socomin
Xaflada balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana shaaadooyin lagu gudoonsiinayey Dufcadii 36aad ee arday ka qalin jabisay tan iyo 1997dii Dugsiga barashada Cumputerka ee Socomin oo ka dhacaday gudaha Magaalada Muqdisho .
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xaflada qalain jabinta dufcadii 3aad ee Somali Computer instate ee socomin 2010-2011 waqti koba wax ku baro ka dibna shaqo...
“Ciidamada soo buuxiyey Xeebaha Soomaaliya waa qorshe 50 sano oo lagula wareegayo Xeebaha Soomaaliya”
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Putland Muuse Geelle Yuusuf (Muuse Faroole) “Tobankii Sano oo Maamulka Puntland Jirey Baan Ku Dhex Jirey Siyaasi Ahaan Cid Iiga Xogg-roon Ma Jirto…” Wareysi xiiso badan
“Ciidamada iyo dawladaha soo buuxiyey badaheena ujeedadoodu waa ka weyn tahay burcad badeed. Ujeedadoodu waa in badaheena la soo buuxuyo, in kalluunka la gurto, in...
MADAXWEYNE SH.SHARIIF WAA IN UU ISCASILAA!!!!!
YUSUF SHABAC II
Ka dib markii aan indho-indeeyey xaalada ay ku sugun tahay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliyeed. Ka dib markii aan ogaadey sida ay u kala daadsan tahay maamulka Federaalka ee ku meel gaarka ah. Ka dib markii aan taxliil siyaasi ah aan ku samayney Madaxweyaha soomaaliyeed shakhsi ahaan waxaa inoo muuqatay in uu Madaxweynuhu uu iscasilo si loo bad-baadiyo Ummada...
Warar goos goos ah Cayaaraha Aduunka 2010
London 19/06/2010: Cayaaraha aduunka 2010 ayaa si habsima ah uga socda dalka Koonfur Afrika, waxaana la marayaa ciyaaraha wareegoodii koowaad, iyadoo ay fooda is wada dareen dalalka 32 ah ee ka qayb galaya World Cup sanadkaan.
Ilaa hada kooxaha wada dheelay awoodo badan oo is dheer yihiin kama muuqan, marka laga reebo xulka dalalka Germany iyo Argentina oo soo bandhigey ciyaar wanaag iyo firfircooni...
Heerka nafaqo-darrida oo si aad ah u kordhay gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya
Tirada carruurta nafaqo-darridu hayso ee lagu dawaynayo Cusbitaalka Mareerrey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa si aad ah u soo kordhayey toddobaadyadii la soo dhaafey, ayaa uu yiri ururka caafimaadka ee Medecins Sans Frontieres (MSF).
“MSF hadda waxay ku daawaynaysaa rugteeda nafaqynta carruur bukaan-jiif iyo bukaan-socod isugu jirta oo tiradoodu gaarayso 750 ” ayuu yiri Kaaliyaha Isuduwaha Caafimaadka...
Deegaanka Gidheys oo Dugsi Hoose Dhexe laga hirgeliyay
Xafalad xariga looga jarayey dugsiga Hoose Dhexe ee deegaanka Gidheys ayaa, lagu qabtay isla magaalada gidheys.
Xafladdaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiinta maamulka Ximan iyo Xeeb oo uu horkacayo Madaxweynaha maamulka mudane Maxamed C/llaahi Aadan “Tiiceey”, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo ururada Bulshada.
Madaxweyne Tiicey ayaa xariga ka jaray dugsigaa oo ay hirgelisay hay’adda SSWC,...
Maalinta Carruurta Afrika 16ka Juun
Nolosha Carruurta Soomaaliyeed waa Dowlad la’aan iyo Waalid Danyar ah
Maanta oo kubeegan ama ku asteeysan Maalinta Carruurta Afrika waa maalin taariiq ah balse Dadkii lahaa aysan Awoodi karin ineey Xuquuqdooda uhadla’ aan ama udoodaan maxaa yeelay Carruurta Afrika kunool in tooda badan waxeey kunool yihiin Silac, iyo dhibaato joogta ah .
Carruurta Afrika oo Soomaaliya Crruurta...
Wasiirka Lacagta oo ku baaqay in carruurta Soomaaliyeed daryeel loo helo
Eng. Yarisow oo sheegay in Deeq-bixiyeyaasha caalamka looga baahanyahay inay taageeraan Dowladda iyo UNICEF si carruurta Soomaaliyeed ay u helaan daryeel.
Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo ah Wasiirka Lacagta, ahna sii hayaha Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Maalinta Carruurta Africa oo ku beegan 16ka Juun 2010 deeq bixiyeyaasha caalamka looga baahanyahay inay gar-gaar deg-deg ah la soo gaaraan...
Silaca Qurbaha iyo Saxariirta Dalka | Qore: Amiin Yuusuf
Qof kasta oo Soomaali ah waxa uu ku haminayaa sidii uu mar ku tagi lahaa dalalka Dibadda dariiq kasta ha u mareen, qaarkood naftooda ayay haligeen markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan Saxaro iyo Badweyn, waxaana maalin walba dhegaha dadka ku soo dhacaya dad Soomaali ah oo ay la qalibantay Doomo iyagoo doonaya in ay gaaraan meel ay kaga nabadgalaan dhibaatooyinka ka taagan wadankooda oo haatan labaatan...
DOORKA HAWEENKA SOOMAALIYEED
Somaliya goormey nabad noqaneysaa ? waa yaabe cunugii dhashay 20 sano ee ugu danbeysay, tarbiya malaha,lamana tarbiyay karo! waayo waligiis ma arkin nidaam, kala danbeyn, nabad la aan darted ka jirta Soomaaliya.
waxay ila tahay dadka bananka jira oo kaliya ayaa og ama dareemi kara baahida uu wadanku leeyahay, hadana waxaad moodaa iney nabadu ku jirto gacanta inta ku nool gudaha wadanka...
Norwegian wolves or their Somali-“counterpart” Warabe appearing in the skin of an Ido and pretending to be a friend.
What many people seem to not understand (or for specific reasons refuse to understand) is:
More than half of the Somali dominion is based on the Somali seas and thus vital to the survival of the Somali people.
Somalia has since 1972 as Territorial Waters (TW) and – overlaying the same area – since1989 as Exclusive Economic Zone (EEZ) an area of 825,052 square km of Somali Waters...
Taageero maaliyadeed oo caalami ah oo muddada fog ah ayaa waajib ah si adeegyada aasaasiga ah loo gaarsiiyo carruurta Soomaaliyeed, ayaa ay tiri UNICEF
Nayroobi, Kenya, 16 June 2010 – Carruurta Soomaaliyeed waxa ay u baahan yihiin taageero caalami ah oo maaliyadeed iyo mid agab si loo hubiyo in ay ku noolaadaan nolol wanaagsan, Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Rozanne Chorlton, ayaa sidaa tiri maanta iyada oo ka hadleysa munaasabadda Maalinta Carruurta Afrika ee haldhigga dabaal-deggeedu yahay: u qorsheynta iyo maaliyada u sameynta carruurta – Waa...
Lo’da Soomaaliya iyo Qaad/Jaad cunidda
Arrin la yaab leh oo ka dhacday Muqdisho kadib markii Sac uu liqay Mobile
Waa wax la fili karo in aad aragto waxaad la yaabo inta aad adduunyada joogto, todobaadkii la soo dhaafay ayaa degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay arrin dad badan ka yaabisay kadib markii uu Sac uu lahaa nin deegaanka ka tirsan uu liqay Mobile uu lahaa nin kale.
Lo’da Muqdisho oo lagu yaqaan in ay wax walba...
Somali president’s driver buried in Luwero, Uganda
Sunday, 13th June, 2010
ONE of the two UPDF peacekeepers killed recently in Somalia was buried over the weekend at his ancestral home in Kibula, Luwero district. Private Eriya Kabuye, 33, was killed by militants in the Mogadishu capital on June 3.
He had been attached to the Somali State House as one of the official presidential drivers.
Kabuye, who left a wife and three children, joined the army in...




