Home » Archive Qoraaga
Halka uu kasoo jeedo magaca puntland
DR. QASIM HERSI FARAH
www.qasimhersi.com
Qaybihii hore ee isla Qormadaan lagu baadi goobayo macnaha ay ku kala fadhiyaan magacyada dawlad goboleedyada waaydaan dambe harqiyay siyaasadda dalkeennii awalba la ciirsanaa burburka iyo baaba’a. Haddaba qaybtaan ka mid ah qormooyinkii hore ee xiriirka (muzalzalka) ahaa ayey ka qayb tahay, waxaanan ku soo qaadanaynaa magaca “PUNTLAND”. WAA MAXAY...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 5aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, islamarkaana Umada ku horimari karto….
Suurada 7aad Al-Acraaf:
Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada...
Bilowgii iyo Dhamaadkii Al-Shabaab
Waxaa in mudo ahba jiray aragti kala duwanaansho iyo khilaaf sii xoogaysanayay oo soo kala dhexgalay hogaanka sare ee ururka Al-Shabaab. Khilaafaadkaas qaar waxay salka ku hayeen istaraatiijiyada dagaal ee ururka, gaar ahaan dagaaladii Muqdisho ee Sanadkii ugu danbeeyay. Sidoo kale waxaa jirtay in isbedelka ka dhacay dunida Carabtu uu saamayn weyn ku yeeshay taageeradii Al-Shabaab ay ka heli jirtay...
Reysalwasaaha DFKMG Soomaaliya oo sheegay in Alshabaab laga baacsaday Muqdisho.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay sidan: Ciidanka Dowladda oo kaalmo ka helaya AMISOM ayaa maanta ku guuleystay inay magaalada Muqdisho ka xorreeyaan kooxaha xag jirka ah ee Al-Shabaab oo ku xiran kooxda Al-Qaeda.Al-Shabaab waxey ku qasbanaadeen inay ka cararaan magaalada Muqdisho, tan oo daba joogtay dagaalo usbuucyadii la soo dhaafay ay ciidamada dowladda...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Sheffield UK oo Deeq Lacageed oo ay soo direen loo qaybiyey dad ku jira Xerada Ansalooti ee Muqdisho
Iyadoo welii Magaalada Muqdisho ku soo qulqulayaan dadka ay saameeysey Abaaraha kuwaas oo ay ka muuqato Darxumadii iyo Dhibaatadii Abaarta ayaa Hayada SWACRO Somali Women Children Rescue Organization waxay xerada lagu magacaabo Ansaloot ee Degmada Xamar JabJab ka qaybisey Deeq Lacageed oo ay qaybinteeda u soo Wakiisheen Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Sheffield UK waxaana lagu magacaabaa...
Xarakada Al-Shabaab oo Sheegey in ay Xeelad Dagaal uga Baxeen Goobo ku yaal Muqdisho
Laga soo bilaabo Sanadkiii 2007 waxaa Magaalada Muqdosho iyo qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ka jirey dagaalo aad u qaraaraa waxayna Dagaalada Xoogooda dhaceen Magaalada Muqdisho waxaana Dagaaladaas ay galaafteen Kumanaan Soomaaliyeed waxaana ku dhaawacmey kumaan kale iyadoo sidoo kale ay ku barakaceen dad lagu qiyaasi karo 3 Milyan oo qof kuwaas oo ku dandareysan Daafaha Magaalada Muqdisho Xuduudaha...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 4aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,….
Suurada 5aad Al-Maaidah:
Suuradan waa Suurada 5aad marka loo eego Musxafka Quraanka, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii...
Ka Leexo Siyaasadday ku guuldaraysteen R Wasaareyaashii xilka kaaga horeeyay
Warqad furan oo ku socota Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiweli M. Cali
Ujeedo: Ka Leexo Siyaasadday ku guuldaraysteen R Wasaareyaashii xilka kaaga horeeyay
Mudane Ra’iisal Wasaare, waxaan kugu salaamayaa salaanta islaamka, assalaamu calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatuhu.
Waxay igu dhalatay inaan kuu soo gudbiyo fartiintaan gaaban oo naseexada huwan, markaan maqlay sida shacabka Soomaaliyeed...
Reysal wasaaraha soomaliya oo maanta booqday xerada Badbaado..
Xerada badbaado oo uu maanta booqday reyasalawasaaraha soomaaliya isagoo halkaa kasheegay dhacdo kadhacday xeradaa oo ku saabsanayd in la boobay raashin la geeyey xeradaa wuxuuna yiri aad baan uga xumahay in laboobo xoolo loo wadey dad masaakiin ah inkastoo ayuuu yiri la,iisheegay in raashinkii qayb lasoo celiyey wuxuuna ku dhawaaqay MR.Cabdiweli in dib u habayn lagu sameeyo shaqaalaha xerada sida...
Ururka Samafalka Markabley oo howl Gargaar Raashin qeybin ah ka bilaabay Deegano ka tirsan Gobolka Gedo
Ururka Samafalka Wadaniga ah Markabley Relief and Development Trust ee fadhigiisu uu yahay Dalka Ingiriiska ayaa Maalmahii ugu dambeeyey waxaa uu howlo gurmad Raashin qeybin ah ay ka wadeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo xilligani ay ka taagan yihiin xaalado Qalafasan oo la xariira Abaaraha iyo dhibaaatooyin nololxumo oo saameysay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobolka.
Gargaarkani...
Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Qatar Charity
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’ada Qatar Charity International oo ah hay’adii ugu horreysay ee caalami ah ee soo gaartay shacabka barakacayaasha ee magaalada Muqdisho. Wafidgan oo ay ka mid ahaayeen Mohamed Ader-deor, Agaasimaha Gurmadka Deg-degga ah, Ali Mubarak Al-Kubaisi ahna Madaxa qeybta xiriirka deeqbixiyeyaasha,...
Ma Fogeysanayo in Muqdisho lagu iibiyo Xoolo Bakhtiyey”Xuseen Fiidow Cali”
Tan iyo markii ay burburtay Dowladdii Soomaaliya 1991 waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay arrimo fara badan oo dadka ku reebey Ma hadho waxayna arrimahaan inta badan dadku ku sababeeyeen dowlad la’aanta jirta, waayo dadka haddii aysan haysan sharci kala haga, waxaa xaqiiqo ah in ay sameynayaan wixii ay doonaan, iyadoo ay taasi jirto ayaan xuuraansi u galay arrimo ka mid ahaa kuwo ugu foosha xun ee...
Shirkii uu horeeyey ee ay golaha wasiiradu yeeshaan oo maanta dhacay
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen barnaamijka xukuumadda, shirka wadatashiga ah ee Soomaalida iyo arrimaha abaaraha baahsan ee dalka ka jira.Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u sheegay golaha cusub ee wasiirada in loo baahanyahay...
Denovo Capital Corp. have entered into a letter of intent for the creation of a new Puntland focused oil exploration company to be named Horn Petroleum Corp
August 2, 2011 Horn Petroleum completed a $40.98 million private placement financing, with assistance from Africa Oil….
Puntland-Somalia
Dharoor and Nugaal Valley Blocks
The Company and Denovo Capital Corp. (“Denovo”) have entered into a letter of intent dated May 11, 2011 for the creation of a new Puntland focused oil exploration company to be named Horn Petroleum Corp. (“Horn...
War Saxafadeed Ku Saabsan Maamulka Azaaniya
Waxan halkan ku caddeyneynaa inaan si adag u diiddannahay muumulka la dhoodhoobay ee la magac baxay Azaaniya. Waxa ay innagula muuqataa in maamulkaasu aannu wadin danaha dadweynaha gobollada uu sheegtay inuu matalo iyo good ahaanba tan umadda Soomaaliyeed oo ka daashay kala qeybin.
Marxaladda dalku marayo maanta marka la eego, ma ahan in la abuuro kooxo cusub ee waa in laga shaqeeyo sidii la isugu...
MADAXWEYNE, HORTA YAA QORSHEEYA SAFARRADAADA?!
Waxa qoray: Nuur Cilmi Xalane
Email: warsan54@gmail.com
Mudane,
Waxan maleynayaa in dadka iyo dalkuba yihiin muhimaddaada kowaad, ma qaranimadiisaa, ma nabadgelyadiisaa, ma dadkiisaa, ma xadadkiisaa, ma, ma —–.
Laba sano ka hor, markii xilka laguu dhaariyey, dad badan oo aan ka mid ahay, ayaa qabay inaad xalka bilow fiican u noqon doonto, hoggaamin fiicanna horseed ka noqon doonto.
Waxan...
Haweeney ay si Naxariis daro ah u Gubeen Ciidamo ka Tirsan Dowladda Federaalka
Tan iyi markii ay dhaceen dagaalada Sokeeeye ee Soomaaliya waxaa dalka ka dhacay Xadgudubyo Fara badan oo ka baxsan dhinaca Islaanimada iyo Baniaadanimada taasoo ay si aad ah ula yaabeen dadka soomaaliyeed hadaba Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa Xarunta CID waxay ku soo bandhigeen haweeney si Naxaarisdarro ah loo Cadaabey ka dib markii ay sidaa ku sameeyeen Askar ka tirsan Ciidamada...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:3aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto….
Suurada 3aad Aala Cimraan:
Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad marka loo eego Musxafka, Sababta loogu...
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Meless Zanawi ka codsadey inuu kaalmeeyo shacabka abaaraha.
Waxaa Magaalada Adib Ababa ee Dalka itoobiya dhawaan gaarey Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh waxaana halkaa kulan uu kula yeeshe Raiisul Wasaaraha Itoobiya Meless Zanawi waxaana kulankaas la iskula soo qaadey Abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo la dagaalanka Xarakadda Al-Shabaab iyadoo Shhikh Shariif ka codsadey Meles Zanawi in ay kaalmeyso Shacabka ka soo cararey Abaaraha...
doorashada gudomiyaha ardayda bangladhesh
Xaflad aad u balaaran oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda wadanka Bangladesh ee Dhaka, Xafladaas oo ay soo agaasimeen ururka ardayda soomaaliyeed ee Bangladesh taas oo loogu tala galay in lagu doorto guddoomiyaha sanadka 2011-2012 hogaamin doono ururka ardayda soomaaliyeed ee dalkaas Bangladesh, Waxaa Doorashadan sida caadada ahba la qabtaa sanadkiiba mar kaas oo...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 2aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto….
Qur’aanka Kariimka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz, ayadoo Juz kastana uu ka kooban yahay laba Xizib,...
Dugsiga Iimaam Axmed Bin-Hambal oo ay ka Qalinjabiyeen 170 Arday magaalada Minnesota
Xaflad weyn oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis, ee Minnesota caawa oo ay bisha ramadaan below tahay, berina laga soomayo Minnesota. Xafladan oo lagu beegey hordhaca Ramadaanka ayaa ku saabsanayd qalinjabin arday, ka qalin jabisey dugisga Iimaam Axmed Bin-Hambal ee ku yaala koonfurta magaalada Minneapolis.
Dugsan ayaa waxa caawa soo bandhigay arday...
Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 13 aad ee Maamulka Pundland oo ka dhacdey Garoowe
Waxaa Magaalada Garoowe ee Maamumul;ka Pundland ka dhacay Fantasyo iyo Dabaaldegyo loo sameyanayey Sannadguuradii 13 aad ee maaamulka Pundland waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin uu horkacayey Madaxeynaha Maamulka Pundland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole iyo marti sharaf kale waxaana garoonka Mire Awaare lagu soo bandhigey dabaadegyo ay sameeynayeen Ciidamada Qalabka Sida ,Ururada...
Jaaliyadda Reer Qatar oo ku Dhaqaaqey Talaabo Taariikh ah ka dib markii ay iska Ururiyeen Deeq balaaran
Jaaliyadda reer Qatar oo khilaafaadkooda meel iska dhigey oo isku raacay inaay garab istaagaan walaalahooda Soomaaliyeed ayaa Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey, ayaa dhawaan ka dhacadey Dalka Qadar waxaa ka soo qeyb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda oo ay horkacayaan safaarada,hogaanka jaaliyadda, culimada, ururka ardayda,ururka Dhalinyarada iyo ururka Haweenka.
Waxaa...




