Home » Archive Qoraaga
Banaanbax aad u xoog badan oo ka dhacay Magaalada London – Safaarada Itoobiya horteeda
Abaarihii 11 Duhurnimo ayaa waxa dad kasoo jeeda dhulka Somalida Ogadeniya waxa ay isasoo hor tubeen Safaarada Itoobiya ee ku taala London. dadkan oo kor udhaafaya 500- oo qof ayaa isugu jiray Caruur, haween, dhaliyaro iyo qeybaha kala gadisan ee bulshada sida culumo iyo aqoonyahanka Somalida Ogadeniya. Dadka mudaharadaya ayaa waxa ay kasoo horjeedaan Gumeysiga Ethiopia oo ka geystay dhulka Ogadeniya...
Ciidamada Gumeysiga Kenya oo in ka badan 140 maalmood ku jira Gudaha Soomaaliya
Iyo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ayaguna ku jira Soomaaliya in ka badan 64-maalmood – Ciidamada gumeysiga Kenya waxay ka gudbeen xad beenaadka NFD bishii October 16, 2011, ayagoo intii ka dambeysey deggaanada goboladda Jubooyinka iyo kuwa laolloga ahba ka geystey duqayn isugu jirta madaafiicda noocyadeeda kala duwan iyo duqayn hawada oo ay ku waxyeeleeyeen shacab Soomaaliyeed oo aan waxba...
Zenawi iyo Kibaki oo Shirkii London kaddib Dhagax dhigay Deked laga dhisayo Lamu
Iyo Kenya iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan waddo-tareen oo isku xiraysa Lamu iyo Addis Ababa…
Kulan ay Maarso 1, 2012 magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa waxaa labadaas dal ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan waddo tareen oo isku xiriirineysa magaalada Lamu iyo Addis Ababa.
Heshiiskaas oo ay goobjoog...
Dagaalka ka socda Raaso waxaa hurinaya Gumeysiga iyo adeegayaashiisa
Taliska gumeystaha ee Addis Ababa, suu u sii cimri dheeraysto wuxuu caado ka dhigtay inuu isku diro oo hubka isugu dhiibo shacabka walaalaha ah ee Somalida Ogadenya. Si uu qorshihiisa gumeysi iyo isir sifayntu ugu hirgasho wuxuu si xishood la´aan ah u adeegsadaa tabta lagu yaqaano gumeysiga ee ah qaybi oo xukun. Wuxuu Taliskaas dhiigya cabka ah iyo kuwa dhidid dhawrka ah ee uu ku adeegto ay si kumeel...
Faah Faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa dagaalkii Saaka Muqdisho ka Dhacay
Iyadoo subaxnimadii hore ee saaka dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Xarakada Shabaab uu ka qarxay Degaanada Waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa tafaasiil dheeraad ah waxaa ka soo baxaya dagaalkaas.Madaafiicdii labada dhinac ay is weeydaarsanayeen ayaa sida la sheegey mid ka mid ah wuxuu ku habsaday Guri ku yaala Suuqa Xoolaha halkaasoo ay ku dhinteen illaa Lix...
Fariin muhiim ah oo ku socota Somalida Minnesota
Fadlan kasoo qayb gal Shir lagu casumay madaxda Gobolka Minnesota iyo labada Bangi ee ugu waawayn gobolkan Wells Fargo iyo Usbank, iyo saxaafada Maxaliga ah, Culimmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Waqtigu waa 6:00pm, goobta waa Abubakar As- Saddique Islamic Center.
Warbixin kooban: Sida aan dhamaanteen lawada socono waxaa jirtay in Bangiyada waawayn ee Maraykanka ay diideen inay la shaqeeyaan...
SASA oo ugu baaqday ganacsatadda soomaalida south Africa iney u gar gaaraan dadkii lagu boobay duleedka magaaladda Restanburg ee gobolka north west
Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika ee SASA ayaa manta baaq ku wajahan ganacsatadda soomaalida ah ee dalka koonfur afrika ka soo saartay xafiiskeeda magaaladda Johannesburg.
SASA waxeey wax lagu xumaado ku tilmaamtay dhaca iyo boobka soo lab labanaya ee loo geysanayo ganacsatadda soomaaliyeed ee ku sugan dalka koonfur Afrika .
SASA waxeey farta ku fiiqday boobkii u danbeeyay ee ganacsatadda...
Meles Zanawi Maxaa Xiligaan ku soo beegey in uu Eedeyn u jeediyo Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom
Raiisul Wasaaraha Itoobiye Meles Zanawi ayaa mar uu wareysi siinayay Mid kamid ah TelevishinadaDalkaasi ku yaala ayaa ka hadlay arimaha Soomaaliya ,iyo dhaqaalaha ay qaataan Ciidamada Shisheeye ee Muqdisho Zenawi ayaa eedeen kulul usoo jeediyay howlaha Ciidamada Shisheeye ee Caasimadda Soomaaliya jooga ay ka wadaan,waxaana uu sheegay in ciidamadaasi ay ku baxayaan dhaqaalo faro badan,hadana aysan dhaafi...
Dood siyaasada Somalia kusaabsan oo channel ka caalamiga ah E-TV/ africa 360 U Qabtay Jaaliyada Somalida South Africa ( SASA)
Channel-ka Caalamiga ah E “AFRICA 360” ayaa maanta dood ku saabsan shirkii soomaalida ee London loogu qabtay ku qabtay magaaladda Johannesburg.
Waxaa shirkaa kasoo qaybgalay DR. IQBAAL oo ah safiirka Koofur Afrika ee dalka Eretaria iyo madaxa xiriirka guud ee jaaliyadda soomaalida Koonfur Afrika mudane Maxaamed amiin:
Channel –ka caalamiga ah E “Africa 360“ ayaa manta dood ku saabsan shirkii...
Jaaliyadda Sweden oo casho sharaf u sameysey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay.
Casho sharaftan ka dhacday Makhaayadda Jubba ee magaalada Stockholm ayaa waxaa soo abaabulay Ururka Nabadda iyo Horumarka. Xafladan ayaa cashadii ka dib waxaa goobta ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan...
London Conference stripped Somalia of its indivisibility, sovereignty and polity
February 28, 2012
The communiqué of February 23 Conference on Somalia, dominated by the International Contact Group (ICG) and the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia fell far short of all expectations. The promised new approach or step-change by the British leaders to tackle the root causes of insecurity and lack of functional government responsible for the inexorable decline of 20...
Shiikh Shariif :Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Haa Cabdi Qaasim : Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Maya
Iyadoo deegaano ka tirsan Soomaaliya ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa deegaanadaas wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in Ciidamadaas ay halkaa ka wadaan Dhibaatooyin kala duwan oo ay u geysanayaan dadka Rayidka ah ee halkaa ku dhaqan iyadoo weliba ay u sii dheer tahay Duqeymaha aan loo aabo yeelin ee markasta lagu garacayo dadka Rayidka ahj ayaa dhibaatooyinkaan waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Sweden
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden ka dib markii uu soo dhameystiray booqasho uu maalmahan ku joogey Norway.
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt oo ah Ra’iisul Wasaarihii 32aad ee dalka Sweden iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ah Ra’iisul Wasaarihii...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXI-aad
Markii magaalo madax-dii Poland ay ku dhacday gacanta ciidamadii Jarmalka (27/ 9- 1939-kii), isla-maalintaas ayuu Hitler wuxuu jeneraalladiisii faray in ay dejiyaan qorshihii dagaalka la magac-baxay Fall Gelb. Waa dagaal qorshihiisu ahaa in uu ku qabsado dalka Faransa iyo dowladaha dhulka hooseeya ee leysku yiraahdo Low Land. Markaas wuxuu bilaabay, ciidamadii ka jiray jabhadda bari in uu si tar-tiib...
Soomaali Nabad Xaq ma u leedahay?
Qandaraaska nabad u qoonso Soomaalida:
Su’aashu waxeey tahey horta mujtamaca soomaaliyeed xaq ma u leeyihiin ineey nabad ku noolaadaan?
QANDARAAS! QANDARAAS! QANDARAAS! Waa fursadii aad sugeeyseen ee ha moogaan!
Mudanayaal, (Marwooyinka uma furna qandaraaskaan waqti xaadirkaan maadaama aysan diyaar u aheeyn ineey xasuuqaan ubadkooda, waalidkood iyo walaalahood) ha ka qadinina mashruuca laga taajiro...
Dhinacyada Siyaasadda Soomaalida oo Aragtiyo kala duwan ka bixinaya Shirkii London islamarkaan waxaa shirkaas lagu tilmaamey Mid Dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay la soo baxdo Shidaalka Soomaaliya
Wixii ka dambeeyay maalintii la soo gabagabeeyay shirka Magaalada London waxaa soo if baxay oo cirka isku shareeray cadeymaha dhabta ah ee ka tarjumaya danaha dhabta ah ee uu ingiriisku ka leeyahay dalkeena Soomaaliya.Inkastoo qodob kasoo baxay shirka lagu cadeeyay Maxmiyadda dhaqaalaha ayaa haddana wargeysyada dalka Ingiriisku billaabeen in ay si toos ah u faah faahiyaan dowrka gumeysi ee ay dowladdoodu...
Xaflad si Heer loo soo Agaasimay laguna soo Dhaweynayo Xayiraadii laga qaaday Shirkada Barakaat oo ka Dhacday Magaalada London.
Munaasabad si heer sare ah looga soo shaqeeyey ayna soo abaabuleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa ka dhacday Magaalada London taasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Kumeel Gaarka Soomaaliyeed iyo shacbi weyne isaga kala yimid qeybaha kala duwan ee Magaalada London.
Xafladan oo iyadu qado iyo Khudbadaba isugu jirtay tasoo lagu soo dhaweynayey...
War-Saxaafadeed Ra’iisul Wasaare Abdiweli: Xilliga Kala Guurka ah Waa Inuu Dhamaadaa 20ka August 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August 2012 oo aysan jiri doonin muddo kororsi danbe.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “ Shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba waxaa ka go’an in Xilliga KMG ah la soo afjaro August 2012 oo Soomaaliya ay yeelato Dowlad Rasmi ah oo u adeegeysa...
IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY (3) !!!!
Casharkeenii hore waxaa uu noo joogay annagoo ka soo hadalnay sharaxii Aayadihii ay Al-shabaab qaarna isticmaaleyn qaarna ay kubeertada saareen.
Haatanna aan u daadagno Dulucdii Mowduuceyga sideebuu Imaam Shaafici u Aamusiiyey Al-shabaab .
IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY :
Waxaan ognahay in Al-shabaab Daliilsadaan Xadiiska caanka ah ee uu Nabigu yiri NNKH : ( Anigu Nin Gaal ah ma kaalmeysanaayo...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, shirkii London, Roadmap ka iyo sidii loo soo afjari lahaa Xilliga KMG ah.
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya ayaa kulamadii uu mas’uuliyiinta...
Press release of the general conference of Al-E’tisam Bil Kitab Wassunnah
In the name of Allah, the Most Gracious, the Most Merciful
All praise be to Allah, the lord of the world and Allah’s blessing and peace be upon our prophet Mohammad, his family and companions.
Overview
The general conference of the Islamic group “Al-E’tisam Bil Kitab Wassunnah” which was held in Hargaisa, the capital of Somaliland between 3/03 –...
Private firm flouts UN embargo in Somalia
February 26 2012 at 12:34pm
By Ivor Powell | http://www.iol.co.za/
Eight months after SA-linked private military company Saracen International was fingered in a UN Security Council as the “most egregious threat” to peace and security in the failed state of Somalia, Saracen continues to run and train a private army in violation of UN Security Council resolutions.
Saracen, one of a cluster of shadowy...
Maamul Goboleedka PuntLand oo Cambaareeyay Ku Biiritaankii ay Isku Biireen Shabaab iyo Dagaalyahanada Buuraha Galgala.
Af hayeenka Xukuumad Goboleedka PuntLand Axmed Cumar Xirsi oo war baahinta la hadlay ayaa ka waramay isku biiritaankii ay isku Biireen Dhaq Dhaqaaqa Shabaab iyo Mallishiyada Shiikh Atam.Af hayeenka PuntLand ayaa sheegey in isku biiritaankoodaasi haba yaraatee uusan maamulkoodu amnigiisa wax dhibaata ah u gaysanayn isla markaana aysan saameyneyn.
Axmed Cumar Xirsi af hayeenka Punt Land ayaa sheegey...
Jamaacada Al- Ictizaam oo qodobo Muhiim ah kasoo saaray Xaalada wadanka Soomaaliya
Shir uga socday Jamaacada Al-ictizaam shantii bari ee lasoo dhaafay magaalada Hargaysa ayaa maanta soo gabagaboobay. Kulankan ayaa lagu qabtay Hotel-ka Ambassadoor ee caanka ka ah Hargaysa. Bayaanka kasoo baxay shirka ayaa ka kooban 20 qodob oo ka hadlaya arimo kala duwan, waxaa ka mid ah; in ummada Soomaaliyeed illaahay u noqoto, heshiiso, danaheedana garato, in magaca diinta aan ummada lagu dhibaatayn,...




