Home » Archive Maalinta February 24th, 2017
Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay
Xasan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad ee Jaamacadda wuxuu ka qaatay University of Oslo isaga oo ku diyaariyay culuumta Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. 1999kii ayuu Diblooma Sare ka qaatay Edinburg Business School ee dalka Scotland. Isla Edinburg...